WARAR
-
DAAWO;-Isku soo Baxyo Caawa Ka Dhacay Magaalada Burco, Go,aankii Mucaaridka Kadib.
BURCO(W,N)-Dadwayne taageersan xisbiyada mucaaridka ayaa caawa iskugu soo baxay magaalada burco go,aankii xisbiyada mucaaridku shaaciyeen kadib kuwaasi oo ciidamada amaanka ku kala dareeriyeen rasaas.
Sidoo kale wararka lag...
Sunday, November 13, 2022
-
Xukuumada Jsl Oo Jawaab Ka Bixisay Go,aankii Xisbiyada Mucaaridka, Fariina Udiray Shacabka Iyo Ciidamada!
Xukuumada Jsl Oo Jawaab Ka Bixisay Go,aankii Xisbiyada Mucaaridka, Fariina Udiray Shacabka Iyo Ciidamada!
https://youtu.be/Fx48amKHxLs...
Sunday, November 13, 2022
-
DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Soo Saaray Go,aamo Xasaasiya, Cadeeyayna In Aanay Aqoonsanayn Xukuumada Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiyada mucaaridka somaliland ayaa shaaciyay go,aamo xasaasiya oo la xidhiidha khilaafka siyaasadeed ee dalka cadeeyayna mawqifka ay ka qaateen xukuumada madaxwayne biixi in aanay aqoonsanayn wixii maanta ...
Sunday, November 13, 2022
-
DAAWO;-Aragtida Shacabka Reer Hargaysa Oo Udhegtaagaya Go,aanka Xisbiyada Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Shacabka kudhaqan caasimada hargaysa iyo guud ahaan Somaliland ayaa ilaa xalay udhegtaagaya go,aanka laga filan karo xisbiyada mucaaridka iyo in mar uun xal laga gaadho khilaafka cakiran ee dalka ka taagan.
https:...
Sunday, November 13, 2022
-
Wasiir kuxigeenka Cadaalada Oo Sheegay In Aanay Suurto gal Ahayn In Xisbiyada Mucaaridku Yidhaahdaan Madaxwaynaha Ma Aqoonsanin.
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada cadaalada somaliland mahdi cismaan buuri ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed dalka iyo khilaafka cakiran ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka isagoo sheegay in aanu madaxwaynuhu ...
Sunday, November 13, 2022
-
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Waxyaabihii Somaliland Kusoo Caano Maashay, Xili Khilaaf Siyaasadeed Taagan Yahay.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo waxyaabihii Somaliland kusoo caano maashay ee ay kaga soo gudubtay marxalado adag.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WAR...
Sunday, November 13, 2022
-
Fanaan Nuur Daalacay Oo Fariin Dardaaran Xambaarsan Udiray Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Jsl
HARGAYSA(W,N)-Fanaanka caanka ah ee reer Somaliland nuur daalacay ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka cakiran ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka
Sidoo kale fanaan nuur daalacay ayaa dhinacyada...
Sunday, November 13, 2022
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Khilaafka Siyaasadeed Ee Somaliland Iyo Dhex Dhexaadin Laga Dhex Waday Madaxwayne Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Fashilmay!
Xisbiyada Mucaaridka Oo Maalinta Bari Ah Lafilayo In Ay Warbaahinta La Hadlaan Iyo Qodobada Lagu Wado In Ay Ku Dhawaaqaan.!
HARGAYSA(W,N)-Khilaafka siyaasadeed ee ka tagaan arimaha Doorashooyinka Somaliland ayaa cir isku sii s...
Saturday, November 12, 2022
-
DAAWO;-Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Iskumid Ah Oo Ay Usoo Jeediyeen Xasan Shahar Iyo Buuni.
“Aniga Nimankaa Xasan Shahar Iyo Buuni Hadal Iga Gaadhi Maayo Una Jawaabi Maayo”Xil. Siciid Sokeeye.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid sokeeye oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa wax laga waydiiyay eed...
Saturday, November 12, 2022
-
“Mustafe Jig Jiga Iyo Deegaanka Somalida Waxa Uu Ka Qabtay, Taariikhda Ayaa Qori Doonta”Prof Axmed I. Samater.
JIG JIGA(W,N)-Prof Amed Ismaaciil Samater Gudoomiyha Urur Siyaasadeedka Hilaac ayaa magaalada jig jiga ee dawlad deeganka somalida kaga qaybgalay bandhiga caalamiga ee buugaagta ayaa madaxwaynaha dawlad deegaanka uga mahad celiyay...
Saturday, November 12, 2022
-
Caasimada DDS Ee Jig Jiga Oo Markii Uhoraysay Lagu Qabtay Bandhiga Caalamiga Ah Ee Buugaagta!
JIG JIGA(W,N)-Caasimada dawlad deegaanka somalida ee jig jiga ayaa markii ohoraysa lagu qabtay bandhiga caalamiga ah ee buugaagta
Waxaana furintaanka munaasibada bandhiga buugaagta ka qaybgalay madaxwaynaha dawlad deegaanka som...
Saturday, November 12, 2022
-
Siyaasi Xasan Shahar Oo Argagixiso Ku Eedeeyay Xil Siciid Sokeeye, Laamaha Amaanka Ka Dalbaday In Ay Talaabo Ka Qaadaan.
HARGAYSA(W,N)-Ex xildhibaan Xasan cabdi cali (xasan shahar) oo katirsan xisbiga xaakimka kulmiye ayaa eedo culus ujeediyay xildhibaan siciid sokeeye oo katirsan golaha wakiilada somaliland
Sidoo kale xasan shahar ayaa laamana a...
Saturday, November 12, 2022
-
Waxgaradka Iyo Dhalinayarada Gobolka Awdal Oo Soo Saaray War Murtiyeed Ay Kaga Hadlayaan Xaalada Dalka!
BOORAMA(W,N)-Qaarkamid ah waxgaradka ,aqoonyahanka iyo dhalinyarada gobolka Awdal ayaa soo saray bayaan ay kaga hadlayaa xaalada dalka iyo khilaafka siyaasadeed ee ka taagan
Sidoo kale waxgaradka iyo dhalinyarada ayaa sheegay i...
Friday, November 11, 2022
-
Wareegii Udanbeeyay Ee Wada Hadalada Tplf Iyo Itoobiya Oo Wakhti Dheeraada Lagu Daray!
NAIROBI(W,N)-Wajigii labaad ee wada hadalada udhexeeyay jabhada tplf iyo xukuumada itoobiya ayaa ka socda dalka kenya kaasi oo wakhtigii loogu talo galay in ay kusoo dhamaadaan lagu daray wakhti dheeraada kadib markii ay adkaadeen...
Friday, November 11, 2022
-
Warbixin: 5-bilood ka Hor Dhibaatadii Ka Dhacday Somaliland Malaga Baaqsan Karaa In ay Dib Udhacdo?
Warbixin: 5-bilood ka Hor Dhibaatadii Ka Dhacday Somaliland Malaga Baaqsan Karaa In ay Dib Udhacdo?
https://youtu.be/QDyzIA5R-pA...
Friday, November 11, 2022
-
Sh, Almis Oo Ka Hadlay Kalmada Allah Ugu Jecel Yahay In Uu Ka Maqlo Adoon Kiisa!
Sheikh Almis Imam Yaxye Xaaji ibraahim ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay sida ay dadka islaamka ah muhiimka ugu tahay shukri naqu iy baryada alle.
https://youtu.be/W-G_lQxrsMU
...
Friday, November 11, 2022
-
“Xasilooni-Darro Somaliland Ka Dhacdaa Waxay Fursad Siinaysaa Alshabaab” Crisis Group
Khubaro caalami ah oo ka tirsan kooxda falanqaysa xasaradaha Adduunka ee International Crisis Group, fadhigiisuna yahay magaalada Brussels ee dalka Belgium, ayaa todobaadkan daabacay maqaal ay ku falanqaynayaan xaaladda cakiran ee...
Friday, November 11, 2022
-
DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In 13November Wixii Ka Danbeeyay Madaxwaynaha Ay Yihiin Sedex Gudoomiye Oo Siman.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal waraabe ayaa soo dhaweeyay baaqii kazoo baxay beesha caalamka ee mawqifkooga qabsoomida doorashooyinka Somaliland
Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa sheegay in 13novembar wixii ...
Thursday, November 10, 2022
-
Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Madaarada jsl Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Layeesheen Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada!
HARGAYSA(W,N)- Gudida dhaqaalaha ganacsiga iyo Maaliyada ee golaha wakiilada JSL ayaa maanta kulan la yeeshay Mareeyaha Hayadda Duulista & Madaarada JSL, Mudane : Cumar Sayid Cabdilaahi.
Kulankan oo uu gudoominayay gudo...
Thursday, November 10, 2022
-
Fadhigii Golaha Wasiirada Jsl Oo Lagaga Hadlay Qabsoomida Doorashooyinka, Abniga Iyo Arimo Kale.
Fadhigii 102aad Ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagaga Dooday Arrimo Muhiim U Ah Qaranka.
War-saxaafadeed-10-11-2022: Fadhigii maanta oo ahaa kii 102aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-...
Thursday, November 10, 2022
-
Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Shaacisay Tirada Dadka Ugeeriyooday Xanuunka Xumada!
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa ka waramay xanuunka xumada oo shacab badan oo reer somaliland ku dhacday labadii bilood udanbeeyay
Sidoo kale agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa sheegay in ...
Thursday, November 10, 2022
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo waftigii ay hogaaminayeen ee safar ugu maqnaa gobolada bari ee dalka ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay caasimada hargaysa taasi oo kumana...
Thursday, November 10, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Cafis Madaxwayne Ufidiyay 594maxbuus Oo Ku Xidhan Jeelasha Dalka.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-953/112022, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada d...
Thursday, November 10, 2022
-
Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Luuqad Adag Kula Hadashay Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka!
CANADA(W,N)-Fanaanad halgamaa shamis cali faarax (shamis qarda jeex” ayaa culus ujeediyay hogaanka xisbiyada mucaaridka xubno kale oo ay sheegtay in ay buuqa iyo weerarka qabiilaysan ee madaxwaynaha ku hayaan ay tahay mid ka mud...
Wednesday, November 9, 2022
-
Chief Caaqil Shucayb Maxamed Maxamuud Oo La Shaaciyay Wakhtiga La Caleemo Saarayo
GABILEY(W,N)-Beesha baho cali oo kamid ah beekaha dega gobolka gabiley ayaa shaciyay goorta la caleemo saarayo chief caaqilka beeshu dhawaan dooratay ee caaqil shucayb maxamed maxamuud
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Wednesday, November 9, 2022
-
Maayarka Berbera Oo Wax Laga Waydiiyay Hadal Uu Hore Ugu Hanjabay Xildhibaanada G. Wakiilada Iyo Cabashada Dad Danyar Oo Sheegay In Uu Dhul Ka Qaaday.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka magaalada berbera cabdishukuur cidin oo maanta horyimid gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada ayaa warbaahinta wax ka waydiisay hadal uu hore ugu hanjabay xildhibaanada golaha wakiilada oo yidhi dhagax halag...
Wednesday, November 9, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Diiday Jawaab In Uu ka Bixiyo Su,aal Laga Waydiiyay Xadhiga Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Dibada Oo La Taliyena Ka Ahaa Wasaaradiisa!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Maxamed kaahin ayaa diiday in uu ka hadlo xadhiga afhayeenkii waasaarada arimaha dibada axmed yuusuf cilmi (suudi” islamarkaana la taliye ka ahaa wasaarada arimaha gudaha oo xidhan...
Wednesday, November 9, 2022
-
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Saxaafada jsl Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylci ayaa maanta ka qaybgalay xuska maalinta saxaafada Somaliland Iyo Abaalmarinta Cawke Aword, oo lagu qabtay magaalada hargaysa kaasi oo ay soo qaban qaabisay ururk...
Wednesday, November 9, 2022
-
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Xadhiga Xukuumadu Kula Kacdo Suxufiyiinta.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka warfaafinta jsl saleebaan cali koore oo maanta ka qaybgalay xuska maalinta saxaafada Somaliland kaasi oo ay ururka solja kusoo bandhigeen tirade suxufiyiintii xukuumadu xidhay iyo tacadiyada kale ee ay kula ...
Wednesday, November 9, 2022
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Oodwayne.
OODWAYNE(W,N)-Wafti Ay Hogaaminayaan Gudoomiyaha xisbiga waddani ,musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani ayaa sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay magaalada Oodwayne ee Gobolka Daad Madheedh.
https://youtu.be/LlejwiYV3-0...
Wednesday, November 9, 2022
-
Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saaray Kulan Ay Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Kula Yeesheen Madaxwayne Biixi Iyo Walaaca Ay Ka Qabaan Khilaafka Siyaasadeed Dalka
Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saaray Kulan Ay Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Kula Yeesheen Madaxwayne Biixi Iyo Walaaca Ay Ka Qabaan Khilaafka Siyaasadeed Dalka Ee La Xidhiidha Qabsoomida Doorashada .
Sidoo Kale Wadamada Saxiibad...
Tuesday, November 8, 2022
-
Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sool Oo Ka Xog Waramay Xaalada Dhabta Ah Ee Degmada Boocame.
BOOCAME(W,N)-Isuduwaha wasaarada caafimaadka Somaliland ee gobolka Sool ayaa ka xog waramay xaalada dhabta ah ee degmada boocame taasi oo maalmihii udanbeeyay ay ka taagnayd xaalad siyaasadeed kadib markiii dhawaan ciidamada qaran...
Tuesday, November 8, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Qoyska Iyo Qaraabada Uu Ka Baxay Marxuum Xasan Maxamuud Caydiid Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
TACSI MADAXWEYNE: 08/11/2022.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...
Tuesday, November 8, 2022
-
DAAWO;-Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arimaha Dastuurka Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Sweden.
SWEDEN(W,N)-Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha iyo arimaha dastuurka Somaliland maxamed xaaji aadan ayaa lagu soo dhaweeyay caasimada dalka Sweden oo safar shaqo ku tagay.
Waxaana soo dhaweeyay wasiirka safiirka soma...
Tuesday, November 8, 2022
-
Gudida Taakulaynta Dib Udhiska Suuqa Waaheen Oo Wareejiyay Kharashka Dhismaha Qaybo Kamid Ah Suuqa.
HARGAYSA(W,N)-Gudida taakulaynta dib udhiska suuqa waaheen ayaa maanta wareejiyay kharashka dhismaha sedex sekadood.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/-YXUuNC85No...
Tuesday, November 8, 2022
-
Xildhibaan Timo Jilic Oo Ka Waramay Qaabkii Xisbiga Kulmiye Loogu Cunsuradeeday Iyo Doorkii Ku Lahaa Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed timo jilic oo katirsan golaha wakiilada Somaliland kana soo baxay xisbiga mucaaridka ee waddani ayaa ka waramay cunsuriyad iyo qabyaalad lagaga saaray wakhtigii uu isa sharaxay xisbiga kulmiye oo uu ...
Tuesday, November 8, 2022
-
Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo ka Warbixiyay Shir Uu Dalka Jabuuti Kaga Qaybgalay Iyo Arimaha Lagaga Hadlayay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada qorshaynta iyo wafti uu hogaamnayay oo dalka jabuuti kaga qaybgalay shir lagaga wada hadlayay dhismaha wadada lowyo cado iyo boorama ayaa dalka dib ugu soo noqday isagoo ka warbixiyay arimaha ay da...
Tuesday, November 8, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Ah Kulan kula Qaatay Afar Iyo Toban Safiiro Iyo Ku Xigeeno Isugu Jira.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Salaasa ah, taariikhduna tahay 08/11/2022 waxa uu habka maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) kulan kulayeeshay Safiiro iyo ku xig...
Tuesday, November 8, 2022
-
“Hadii Daad Socda Kusoo Galo Hamoodin In Uu Roob Da,ay Ee Waa Biyo Balaadhintii Hargaysa”Sh. Jaabir
HARGAYSA(W,N)-Sheikh Cabdiqaadir Carab Warsame (Jaabir) Oo kamid ah culimada reer Somaliland oo dhalinyarada la dardaarmayay ayaa Tusaale usoo Qaatay Dhalinyarta Waxqabadka Leh Mareeyaha Wakaalada Biyaha & Maayirka Caasimada...
Monday, November 7, 2022
-
DAAWO;-Munaasibada Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jaylaani Oo Lagu Qabtay Magalaada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay siyaarada caalimkii waynaa ee Sheekh Cabdiqaadir Jaylaani ayaa Lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen madaxdhaqameed, culimo awdiin, Ardayda diinta barata ee ...
Monday, November 7, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|