WARAR
-
Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Xukuumada Loogu Yeeshay 45milyan Oo Dayn Ah?
HARGAYSA9W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada somalialdn sacad cali shire oo markale hortagay golaha wakiilada ayaa wax laga waydiiyay sobobta keentay in xukuumada lagu yeesheen 45milyan oo daynta
Wasiir sacad ayaa faah faahin ka ...
Sunday, November 20, 2022
-
Dr Gaboose Oo Ka Hadlay Sobobta Uu Dib Ugu Bilaabay Shaqadiisii Dhakhtarnimo.
Dr maxamed cabdi Gaboose gudoomiyaha urur siyaasadeedka barwaaqo ayaa ka hadlay sobobta uu dib ugu bilaabay shaqadiisii dhakhtarnimo oo uu mudo kaga mashquulay tartanka ururada siyaasada.
https://youtu.be/IdC8FtRFFnE
...
Sunday, November 20, 2022
-
“Somaliland Haday Beri Qaali Ahayd, Halka Ay Ku Socoto, Waxaan Ka Baqayaa Hadii Aan Sidan Wax Laga Bedelin, In Iyadoo Heerin…”Siyaasi Cali Guray.
Hablihii hore qaar ayaa 100 halaad iyo faras iyo bundiqii yarad looga bixin jiray. Heerka ugu sareeya kuwaas ayaa ahaan jiray. Heerka ugu hooseeya waxa la odhan jiray heerin oo yaradba lagama bixin jirin. Heerkaa haday ka degto wa...
Saturday, November 19, 2022
-
“Xisbiyada Mucaaridku Waa Odayaal Muxtarima, Oo Dalka In Badan Usoo Shaqeeyay, Waxaan Leeyahay Ka Laabta…”Siyaasi Shucayb .
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasaarada warshadaha Xukuumadii Axmed Siilaanyo siyaasi shucayb maxamed muuse ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo go,aanka xisbiyada mucaaridku qaateen
Sidoo kae siyaasi shu...
Saturday, November 19, 2022
-
Siyaasi Axmed Sandoon Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka, Fariin Toosana Udiray Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasiya Axmed Sandoon oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee Somaliland ka taagan iyo muranka arimaha doorashada ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka.
Sidoo kale...
Saturday, November 19, 2022
-
Waxgaradka Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Taageero Umuujiyay Xukuumada Madaxwayne Biixi, Fariina Udiray Mucaaridka!
GABILEY(W,N)-Waxgaradka,odoyaasha Iyo haweenka gobolka gabiley ayaa geero umuujiyay xukuumada madaxwayne biixi iyagoo fariin udiray xisbiyada mucaaridka oo iyagu kazoo horjeestay mudo kordhinta loo sameeyay.
https://youtu.be/Iu...
Saturday, November 19, 2022
-
Dawlada Maraykanka Oo Xabsiga Utaxaabtay Col Tuke Oo kamid Ahaa Saraakiishii Somaliya Ee Xasuuqa Ka Gaystay Somaliland.
USA(W,N)-Ciidamada Amaanka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay Colonel Yuusuf Cabdi Cali ( Tuke) oo ah sarkaal ka tirsanaa ciidamadii milatariga Soomaaliya ee dawladdii kacaanka .
Tuke oo lagu xidhay magaalada Springfield oo ka ...
Saturday, November 19, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Shir-guddoomiyey Shirka Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir-guddoomiyey shir ay maanta yeesheen guddida fulinta ee xisbiga KULMIYE oo ka qabsoomay xarunta dhexe ee x...
Saturday, November 19, 2022
-
Waa Kuma Sheekhii Muslimka Ahaa Ee Laga Siyaarto, Dalalka Somaliland, Itoobiya Iyo Sri Lanka?
HARGAYSA(W,N)-Sheikh Yuusuf Alkawniin waa sheikh caanka ah dhulka somalida kaasi oo lagu siyaarto dhulka kamid ah Somaliland itoobiya iyo dalka Sri lanka iyadoo dadka somalidu ahi ay ka waramaaan sidii uu diinta islaamka usoo gaad...
Friday, November 18, 2022
-
DAAWO;-Gabadh Uu Dhalay Halgamaa Maxamed Mooge Oo Lagu Soo Dhaweeyay Hargaysa.
GABADH UU DHALAY ALLE HA,UNAXARIISTEE FANAAN,MUJ MAXAMED MOOGE LIIBAAN AYAA LAGU SOO DHAWEEYAY MAGAALADA HARGAYSA IYO IYADA IYO QOYSKEEDA!
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/fjVF9kTvl1s
...
Friday, November 18, 2022
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Tacsi Udiray Garaad Maxamed Garaad Saleebaan Oo Ku Geeriyooday Magaalada Garoowe.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa tacsi udiray marxuum garaad maxamed garaad saleebaan oo maanta ku geeriyooday magaalada garoowe ee maamul goboleedka Punthland.
Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif ayaa g...
Friday, November 18, 2022
-
Sheekh Xasan Cali Warsame Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan!
BURCO(W,N)-Dr sheikh xasan Cali Warsame oo kamid ah culimada magaalada burco ayaa khudbadii salaada jimce ee maanta kaga hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan xili bulshadu ku sugan tahay duruufo nololeed ee adag
Shee...
Friday, November 18, 2022
-
DAAWO;-Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Xisbiga Waddani.
GABILEY(W,N)-Cuqaasha iyo waxgaradka gobolka gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay xoghayaha guud ee xisbiga waddani oo xili uu madaxwayne biixi la hadlay gabiley la masaalay garbahaaraydii Siyaad bare
...
Friday, November 18, 2022
-
Magaalada Hargaysa Oo Kamid Noqotay Lix Magaalo Oo Ku Guulaystay Tartan Lacageed!
HARGAYSA(W,N)-Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa kamid Noqotay lix Magaalo oo ku yaala qaarada Africa oo ku guulaystay tartan lacageed oo lagu horumarinayo kaasi oo lagu qabtay dalka masar.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FA...
Thursday, November 17, 2022
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkiisa!
JABUUTI(W,N)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Hilaac Prof Ahmed Ismaaciil Samater ayaa shalay galinkii danbe safar ugu Kicitimay dalka jabuuti halkaasi oo lagu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha magaalada Jabuuti.
Waxaana gor...
Thursday, November 17, 2022
-
Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Gobolka Maroodi Jeex Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka!
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka iyo waxgaradka goboka maroodi jeex ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Somaliland iyo go,aankii ay soo saareen xisbiyada mucaaridka ee waddani iy Ucid, iyagoo sheegay in ay...
Thursday, November 17, 2022
-
Ganacsatada Xoolaha Dhoofiya Ee Somaliya Oo Sheegay In Wali Alshabaab Ka Qaado Cashuurtii+ Goobaha Lagaga Qaado!
MUQDISHO(W,N)-Ganacsatada Xoolaha Ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay Inay Alshabaab weli ka qaadaan lacago baad ah oo ay ugu Yeedheen sakaawaad iyo cashuur.
Qaar kamid ah ganacsatadan oo la hadlay idaacadda VOA Soomaali, ay...
Thursday, November 17, 2022
-
Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Gaadhi Ambulance Ku Wareejiyay Degmada Geed Balaadhan Ee Gobolka Gabiley
GABILEY(W,N)-Wasaarada caafimaadka somaliland ayaa maanta gaadhi ambulance ah ku wateejisay maamulka gobolka gabiley kaasi oo loogu talo galay degmada geed balaadh.
Munaasibada gaadhi lagu wareejinayay oo lagu qabtay geed b...
Thursday, November 17, 2022
-
Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho Oo Weerar Qaawan Ku Qaaday Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqaadir Indho Indho ayaa si qaawan uweeraray hogaanka xisbiyada mucaaridka Somaliland ee wadani iyo Ucid oo iyagu dhawaan go,aan ka qaatay mudo xileedka xukuumada iyo golaha guurtida.
HALKAN KA DAAW...
Thursday, November 17, 2022
-
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Oo Xukuumada Ka Difaacay Eedo Uga Yimid Xoghayaha Wadani.
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada ganacsiga somaliland ayaa ujawaabay xoghayaha guud ee xisbiga waddani oo maalintii shalay dhaliilo culus ujeediyay maadxwayne biixi iyo xukuumadiisa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
...
Thursday, November 17, 2022
-
Xisbiga Waddani Oo Jawaab Kulul Siiyay Wasiir Siciid Sulub.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha Gudaha ee xisbiga waddani ayaa jawaab kulul siiyay wasiir siciid sulub oo maalintii shalay xisbiyada mucaaridka warbaahinta ka wareeraray
Sidoo kale xoghayaha xisbiga waddani ayaa sheegay in wasi...
Thursday, November 17, 2022
-
“Xoghayaha Waxaan Leeyahay Muuse Biixi Waad Uhiilisay, Ee Kamaad Hiilin, Cabdiraxmaan Iyo Reer Gabileyna Waad Ka Hiilisay” Siyaasi Cali Guray.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka dareen celiyay hadal kazoo yeedhay xoghayaha guud ee xisbiga waddani Khadar xuseen kaasi oo uu gabileyna kula dul dhacay isag...
Wednesday, November 16, 2022
-
Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Xisbigooda!
GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga wadani oo uu weheliyo cabdiqaadir daahir ismaaciil oo maanta shir jaraa,id ku qabtaymagaalada gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeedhay xoghayaha...
Wednesday, November 16, 2022
-
Masuuliyiinta Baanka Dhexe Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudida Dabagalka Hantida Qaran Ee Golaha Wakiilada.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland oo ay weheliyaan agaasimaha baanka iyo xubno kale ayaa kulan la qaatay gudida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha wakiilada somaliland
Kulan ah oo ahaa mid saxa...
Wednesday, November 16, 2022
-
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Arimo Xasaasiya Ka Hadlay .
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay tacadiyada ay xukuumada madaxwayne biixi ku kacay mudadii sharciga ahayd ee ay xilka haysay
Sidoo kale xoghaye khaddar ayaa fashilay qorshe cabdilaahi abokor sheegay...
Wednesday, November 16, 2022
-
Wasiir Siciid Sulub Oo Sheegay In Dadka Uu Kasoo Jeedaa Yihiin Maato Hogaan Xumo Heshay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka xanaanada xoolaha siciid sulub oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in go,aanka xisiyada mucaaridku sharci daro yahay islamarkaana ay ka deg deg degaan dhexdhexaadin iyaga iyo madaxwaynaha laysku soo...
Wednesday, November 16, 2022
-
Maayarka caasimada Hargaysa Oo Furaha Guri Dawlada Hoose Udhistay Ku Wareejiyay Oday 50Sano Ka Shaqaynayay Hagaajinta Wadooninka
Maayarka caasimada Hargaysa Oo Furaha Guri Dawlada Hoose Udhistay Ku Wareejiyay Oday 50Sano Ka Shaqaynayay Hagaajinta Wadooninka
https://youtu.be/AqR-VimhI6k
...
Wednesday, November 16, 2022
-
Ciidanka Booliska Jsl Oo Beeniyay In Wax Qarax Ahi Ka Dhacay Hargaysa, Digniina Udiray Dadka Warar Kaasi Faafiyay.
Taliska Guud Ee Ciidamada Booliska Jamhuuriyada Somaliland Waxa uu cadaynayaa inaanay Jirin Wax Qarax ah oo ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargeisa ee caasimada Somaliland.
Waxaanu Bulshada u Cadaynaynaa in Agagaarka Dahabshiil...
Tuesday, November 15, 2022
-
Kulan Baroor Diiq Ah Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Oo Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska.
HARGAYSA(W,N)-Kulan tacsi iyo baroor diiq ah ayaa magaalada hargaysa loogu sameeyay alle ha,unaxariistee Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo habeenkii xalay ku geeriyooday
Kulankan ayaa waxaa kazoo qaybgalay madaxdhaq...
Tuesday, November 15, 2022
-
Warbaahinta Dunida Oo Siwayn Wax Uga Qortay Khilaafka Siyaasadeed Ee Somaliland Ka Taagan!
HARGAYSA(W,N)-Warbaahinta caalamka kuwo ugu waawayn ayaa siwayn wax uga qoray xaalada siyaasadeed ee ay Somaliland gashay muranka doorashooyinka ,mawqifka xisbiyada mucaaridka iyo dhamaadka mudo xileedka xukuumada madaxwayne biixi...
Tuesday, November 15, 2022
-
Siyaasi Cabdale Sandheere Oo Soo Bandhigay Shakhsiyada Wasiir Cabdilaahi Abokor, Sheegayna In Uu Siyaasada Ufahmay Kala Fogaynta Bulshada.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdale sandheere oo kamid ah saraakiisha sare ee xisbiga waddani ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo naxli iyo kala qayb xanbaarsan oo kazoo yeedhay wasiir cabdilaahi abokor isagoo sheegay inuu yahay masuulk...
Tuesday, November 15, 2022
-
“Laga Bilaabo 13kii November Waa Muuse Biixi Uun”Gudoomiye Axmed Kayse.
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga waddani ee Gobolka Gabiley garyaqaan Axmed kayse ayaa ka hadlay mawqifkii xisbiyada mucaaridku ka qaateen xukumad mudo xileedkeedii dhamaaday ee madaxwayne biixi hogaamiyo
Sidoo kale Gudoomiye G...
Tuesday, November 15, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Fariin Udirtay Beesha Caalamka Iyo Nuxurka Ay Xanbaarsan Tahay!
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa lagu sheegay in Somaliland beesha caalamka u xaqiijinayso in Somaliland tahay nabad iyo waddan xasilloon, oo aanay wax shaqaaqo ahi ka taagnayn waqti xaadir...
Tuesday, November 15, 2022
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dahab Iyo Agab Kale Oo Laga Xaday Gabadh!
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka booliska ee saldhiga ibraahim koodbuur ee magaalada hargaysa ayaa gacanta kusoo dhigay dahab tiro badan iyo agab kale oo laga xaday gabadh muwaadinad ah taasi oo ciidamada kusoo wargalisay dhaca loo gaystay....
Tuesday, November 15, 2022
-
Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Soo Bandhigay Dayn Xad Dhaaf Ah Oo Lagu Leeyahay Xukuumada Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland sacad cali shire oo maanta hortagay golaha wakiilada ayaa sooo bandhigay dayn xad dhaaf ah oo lagu leeyahay xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne biixi
Sidoo kale wa...
Monday, November 14, 2022
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Tacsi Udiray Marxuum Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye Oo Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska.
Alle Ha,unaxariistee Caawa Dalka Ingiriiska Ku Geeriyooday Marxuum Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye.
Musharaxa madaxwayne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa dhambaal tacsi ah udirayqoy...
Monday, November 14, 2022
-
Mudo Kordhinta Madaxweynaha Loo Sameeyay Kuma Fadhido Jidwalkii Doorashada Ee Komishanku Soo Saareen!
Golaha Guurtidu Dalka Miyey Qasayeen Mise Xal Iyo Wanaag Bay Ka Shaqeynayeen?
10 April 2008 ayaa golaha guurtida jamhuuriyada Somaliland u sameeyeen mudo kordhin sanad ah ( 1 sano ) madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin iyo xukuuma...
Monday, November 14, 2022
-
Calanka Somaliland Oo Laga Taagay Dalka UK Iyo Sababta!
LONDON(W,N)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland ayaa qayb-galay munaasibad Balaadhan oo lagu xusaayey maalintii uu dhamaaday dagaalkii labaad ee adduunku ( Poppy flo...
Monday, November 14, 2022
-
Masuul Katirsan Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Go,aamada Xisbigoodu Qaatay Aanay Cidina Ka Wada Tashan.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid Jaamac Yuusuf (sheekhul axmar) oo kamid ah golaha fulinta ee xisbiga waddani ayaa sheegay in mawqifka xisbigoogu ka qaatay xukuumada aan laga wada tashan islamarkaana cid gaar ahi ay gaadhay kuwaasi...
Monday, November 14, 2022
-
Maamulka Gobolka Togdheer Oo ka Hadlay Banaan Baxyo Habeenkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Burco iyo Khasaaraha ka Dhashay
BURCO(W,N)-Maamulka gobolka togdheer ayaa ka hadlay banana bax rabshado wata oo habeenkii xalay ka dhacay magaalada burco kaasi oo ay ku dhaawacmeen dad shacab ah iyo askar
Sidoo kale maamulka gobolka ayaa hanjabaad culus udira...
Monday, November 14, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|