WARAR
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Caaqil Cabdiraxmaan Muxumed Ileeye Oo Ku Geeriyooday Hargaysa.
TACSI GUDDOOMIYE;
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan isaga oo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka, fulinta, garabbada dhallinyarada iyo haweenka ee Xisbiga WADDANI waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa q...
Friday, November 25, 2022
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Eedaysane Habeenkii Xalay Magaalada Hargaysa ku Dilay Marxuum Baashe Faarax.
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanka kusoo dhigay nin habeenkii xalay magaalada hargaysa ku diley Marxuum laga magacaabi Jiray baashe Faarax Nuur sida ay ku sheegeen qoraal ay ku baahiyeen boga ciidanka boolis...
Friday, November 25, 2022
-
“Khilaafka Doorashooyinku Wuu Ka Gudbi Doonaa, Heerka Uu Hadda Joogo, Muusana Waxa ka Go’an, In Tiisa Uu Qasab Ku Meelmarsado”Siyaasi Cali Guray.
“2023: SOMALIYA IYO SOMALILAND”SIYAASI CALI GURAY
Sida laga soo xigtay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay miisaaniyad sanadeedka Dawladda Federaalka Somalia 2023 ayaa lagu qiyaasay in ay noqon doonto ku dhawaad hal bilyan oo...
Friday, November 25, 2022
-
Milicsiga; Marxaladihii Ay Soo Martay Somaliland Iyo Maxamed Ismaaciil Bulaale Oo ka Hadlay Xaalada Wakhtigaasi!
HARGAYSA(W,N)-Somaliland ayaa mudadii ay jirtay marxalado kala duwan kuwaasi oo maalinba meel taagaan hadaba xubno badan oo hada badi geeriyooday oo xilal kazoo qabtay Somaliland ayaa maalinta ka hadlay waxa taagan maxamed ismaaci...
Friday, November 25, 2022
-
Muwaadin Cabasho Ka Muujiyay Dhul Uu Leeyahay Oo Wado Lagu Soo Duway Iyo Fariinta Uu Udiray Maayarka Caasimada!
HARGAYSA(W,N)-Muwaadin ku nool magaalada hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay dhul uu leeyahay oo lagu soo duway wado isagoo fariin cabasho ah udiray maayarka caasimada hargaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https...
Friday, November 25, 2022
-
Sheekh Almis Yaxye Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Salaada Jimcaha kaga Hadlay!
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Yaxye Xaaji ibraahim oo kamid ah culimada Somaliland ayaa salaadii jimce Ku sharaxay aayadaha quraanka kariim ah iyo qisadii suuratul kaaf
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/YV772Qw...
Friday, November 25, 2022
-
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Xili Saq Dhexe Ah Booqday Caruurta Darbi Jiifka Ah Ee Ku Nool Magaalada Hargaysa Iyo Xaalada Uu Kusoo Arkay!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad jaamac batuun oo katirsan golaha wakiilada ayaa habeenkii xalay xili seqdhexe ah booqday caruurta darbi jiifka ah eeku nool dooxa hargaysa kuwaasi oo ku sugan duruuf adag iyadoo ah xili qabooba ah....
Friday, November 25, 2022
-
Somaliland Oo Lga Helay Geedka Laga Sameeyo Looxa Qori Caska Ah
GABILEY(W,N)-Gudaha Somaliland ayaa markii uhoraysay la shaaciyay in laga helay geedka laga sameeyo Looxa Qori Caska ah.
Muwaadin ismaacil oo ah muwaadin ku nool gobolka gabiley ayaa deegaanka ceel bardaale ee gobolka gabi...
Friday, November 25, 2022
-
DAAWO;-Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Waraysi Xasaasiya Lalayeeshay Iyo Arimaha Wax Laga Waydiiyay!
LONDON(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan golaha wakiilada Somaliland oo safar ku jooga cariga ingiriiska ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo wax lagaga waydiiyay mawqifkiisii hore ee uu ku taageeray madax...
Thursday, November 24, 2022
-
𝐃𝐎𝐎𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍𝐊𝐈𝐈 𝐃𝐀𝐋𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐆𝐄𝐄𝐒𝐊𝐀 𝐀𝐅𝐑𝐈𝐂𝐀 𝟐𝟎𝟐𝟎 𝐈𝐋𝐀𝐀 𝟐𝟎𝟐𝟑 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐀 𝐊𝐀 𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐀𝐗𝐀𝐘?
Sanado Aduunka iyo dadka ku nool gobolka Geeska Africa Rajeynayeen isbadelo dimuqaraadiyadeed iyo horumar siyaasadeed oo dawladaha gobolku ku talaabsadaan ayaa lagu jiraa dabayaaqadiisii.
09- April-2021 waxaa dib loo doorta...
Thursday, November 24, 2022
-
Ergayga Geeska Africa Uqaabilsan Nabadaynta Itoobiya Oo Gaadhay Magaalada Maqale.
MAQALE(W,N)-Ergayga gaarka ah ee Midawga Afrika u qaabilsan Geeska Afrika Iyo Nabadaynta Itoobiya Madaxwaynihii Hore ee Dalka Nayjeeriya Olusegun Obasanjo Ayaa gaadhay Maqale ee gobolka Tigrey waxaana Halkaasi Uu ku soo dhaweeyay ...
Thursday, November 24, 2022
-
Chief Caaqil Shucayb Maxamed Maxamuud Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Goray Ee Gobolka Gabiley.
GABILEY(W,N)- Chiefka guud ee beesha Baho Cali Shucayb Maxamed Maxamuud oo kamid ah beelaha dega gobolka Gabiley ayaa maanta lagu caleemo saaray deegaanka goray ee gobolka gabiley.
Munaasibada caleemo saarka ayaa waxaa ka...
Thursday, November 24, 2022
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Dalka Jabuuti.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof axmed ismaaciil samater ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa kadib markii uu kazoo laabtay safar uu ku tagay dalka jabuuti
Gudoomiyaha Urur siyaasad...
Thursday, November 24, 2022
-
Shirkada Telesom Oo Shir Caalamiya Kaga Qaybgashay Dalka Taiwan.
TAIWAN(W,N)-Shirkada isgaadhsiinta casriga ee telesom ayaa qaaday talaabo muhiim u ah Somaliland taasi oo shir caalamiya kaga qaybgashay dalka Taiwan kaasi oo lagaga hadlayay arimaha ganacsiga Africa.
Shirkan oo lagaga had...
Thursday, November 24, 2022
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Jeelka Madheera Ku Booqday 62 Dhalinyaro Ah Oo Xukuumada Kasoo Xidh Xidhay Magaalada Burco.
MADHEERA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani ,musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo masuuliyiin kale ayaa maanta xabsiga madheera ku soo Booqday 62Dhalinyaro ah oo xukuumadu dhawaan kazoo xidh xidhay magaalada burco kuwasi oo looso dha...
Thursday, November 24, 2022
-
“Shacabka Reer Wajaale Waxaan Ugu Baaqay, Waar Wixii Khalad Ah Ee La Samaynayo Sida Taa Imika Oo Kale Ka Hortaga”Ex Gudoomiye Xaashi.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyihii hore ee degmada Tog Wajaale xaashi Maxamuud cabdi ayaa wasiirka hawlaha guud cabdiaahi abokor ku eedeeyay in uu faro galin ku hayo dhul wadada halbowlaha ee magaalada wajaale la doonayo in laga jaro isag...
Wednesday, November 23, 2022
-
Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka Oo Wax Lala Fajaco Ku Tilmaamay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirka Waxbarashada, Sheegayna In Aanay Jirin Waraaq Kasoo Baxday Xafiiskiisa.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka daa,uud axmed faarax ayaa wax lalo fajaco ku tilmaamay hadal maanta uu shaaciyay wasiirka waxbarashada Somaliland toorno oo sheegay in ay soo bandhigayaa liiska xlidhibaano ...
Wednesday, November 23, 2022
-
Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Sheegay In Ay Soo Bandhigi Doonaan Xubno Golayaasha Ku Fadhiya Shahaadooyin Been Abuur Ah.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa sheegay in ay jiraan xubno tartankii golayaasha deegaanka iyo wakiilada kusoo galay shahaadooyinka been abuur oo ay soo samaysteen islamarkaana ay yihiin kuwa ugu qayla...
Wednesday, November 23, 2022
-
Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Xili Uu Dhaliilayay Xisbiga Waddani, Su,aal laga Wadiiyay Lacagta Covid19 Ee Wasaaradu Ka Qaado Dadka Dhoofaya Ku Haftay!
HARGAYSA(W.N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka somaliland xasan gaafadhi ayaa eedo culus ujeediyay madaxda xisbiga waddani oo maalintii shalay booqday dadka xanuunka xumada ujiifa dhakhtarka hargaysa oo ay ka dayriyeen xaalada darye...
Wednesday, November 23, 2022
-
Madaxwayne Biixi Oo Xilkii Ka Qaaday Laba Masuul Oo Xukuumadiisa Katirsan Iyo Magacyada Xubnaha Cusub Ee Uu Umagacaabay!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa maanta xilkii ka qaaday wasiirkii maalgashiga Cabdilaahi iyo xeer ilaaliyihii guud ee qaranka xasan isagoo magacaabay laba masuul oo kale
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 23 ...
Wednesday, November 23, 2022
-
Maxay Ka Wadahadleen Abiy Ahmed Iyo Xoghayaha Arrimaha Dibedda Ee Dalka Maraykanku?
Adis Ababa(W,N)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony J. Blinken Ayaa shalay kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed dadaallada loogu jiro sidii nabad waarta loogu soo dabbaali lahaa Waqooyiga Itoobiya, sida la...
Wednesday, November 23, 2022
-
Maayarkii Hore Ee Degmada Wajaale Oo Ka Digay Qorshe Lagu Musuq Maasuqayo Wado Halbowle U Ah Magaalada.
HARGAYSA(W,N)-Maayarkii hore ee degmada tog wajaale xaashi ayaa ka hadlay wado halbowle u ah magaalada wajaale oo maamulka hada jooga iyo wasaarada hawlaha guud qorshaynayaa in laga yareeyo cabirkeedii hore taasi oo ay ku lamaan t...
Tuesday, November 22, 2022
-
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Qaybgalay Shaacinta Caleemo Saarka Garaad Cabdilaahi Garaad Saleebaan Oo Ka Dhacday Degaanka Sarmaayo.
SOOL(W,N)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka qaybgalay munaasibada shaacinta caleemo saarka garaad cabdilaahi garaad saleebaan garaad maxamuud oo maalintii shalay aabihii lagu aasay deegaanka hada lagu ca...
Tuesday, November 22, 2022
-
Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Sheegay In Aanay Xukuumadu Wax Wadahadal Ah La Furay Xisbiyada Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Isgaadhsiintaiyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo go,aankii xisbiyada mucaaridka ka qaateen xukuumada
Sido...
Tuesday, November 22, 2022
-
Jabhada Tplf Oo Shuruud Cusub Ku Xidhay Inay Hubka Dhigaan
MAQALE(W,N)-Madaxda TPLF ayaa mar kale ka dhawaajiyay in ayna Ciidamadoodu hubka dhigayn illaa dammaanad buuxda oo dhinaca ammaankooda ay ka helayaan shacabka gobolka Tigray ee ay iyagu maamulaan.
Afhayeenka TPLF Getachow R...
Tuesday, November 22, 2022
-
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deegaanka Ceel Xadi Ka Dhagax Dhigay Ceel Biyood.
GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka iyo madaxda haayada Direct Aid ayaa deegaanka ceel xadi ee gobolka gabiley ka dhagax dhigay ceel biyood kaasi oo ay hirgalinayso haayad...
Tuesday, November 22, 2022
-
Shirka Wadatashiga Xukuumada Iyo Haayadaha Caalamiga Ah Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Lagaga Hadlay!
HARGAYSA(W,N)-Shirka Wadatashiga xukuumada Somaliland iyo haayadaha caalamiga ah ee wada shaqayntu ka dhaxayso ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada qorshaynta Somaliland waxaana kazoo q...
Tuesday, November 22, 2022
-
Muwaadin Udhashay Dalka Jabuuti Oo Mudo 51 Cisho Ah Sifo Sharci Daro Ugu Xidhan Magaalada Hargaysa Iyo Xogta Xadhigiisa!
HARGAYSA(W,N)-Muwaadin Udhashay Dalka jabuuti oo lagu magacaabo Cumar Maxamed Nuur (Omer Zohra) ayaa mudo ka badan 29 cisho ah ku xidhnaa xarunta danbi baadhista C.I.D Ee magaalada hargaysa isaga oo aan wax eeda loo sheegin, k...
Monday, November 21, 2022
-
“Waxaa Layaab Leh Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Gobolka Ugu Magacaaban Wasiirka Gobolka Ama Qaranka, Inuu Maanta Noqday Wasiir Reer”Maayar kuxigeenka Gabiley.
Maayar kuxigeenka Gabiley Dr Cabdilaahi Ismaaciil Cabdi ayaa Eedo Culus ujeediyay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali Sheekh cabdilaahi suufi oo uu ku eedeeyay in aanu ahayn masuul gobolka g...
Monday, November 21, 2022
-
“Ninkii Muuse Layaabanaa, Maanta Wuxu Arkayaa Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oon Waxba Dhaamin” Mustafe Sayid.
“Bulshada Waxaan Leeyahay Xisbiga Kulmiye Ee Aad Wax Ka Sugtaan, Waa Kuwaa Intay Galihiisii Fulintu Fadhiisteen, ay soo Saareen Go,aamo Sida Kuwii Maxkamada Ah”Ex Xildhibaan Mustafe Sayid.
GABILEY(W,N)-Siyaasi Mustafe Say...
Monday, November 21, 2022
-
DAAWO;-Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Degmada Axmed Dhagax Ka Daahfuray Biyo Balaadhinta Caasimada!
HARGAYSA(W,N)-Maareeyaha wakaalada biyaha Hargaysa Maxamed cali daarood ayaa degmada axmed dhagax ee caasimada hargaysa ka daahfuray mashruuca biyo balaadhan caasimada ee ay wakaalada biyuhu wado.
Sidoo kale dadwynaha ku d...
Monday, November 21, 2022
-
Wasiiro Xukuumada Jsl Katirsan Oo Dhagax Dhigtay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Ijaara Ee Gobolka Gabiley.
GABILEY(W,N)-Wasiirada wasaarada biyaha, isgaadhiinta Iyo Technolajiyada ,maamulka gobolka gabiley Iyo Ka Degmada gabiley, xildhibaano katirsan deegaanka gabiley iyo Golaha wakiilada, madaxdhaqameed iyo xubno kale oo siyaasiyiin A...
Monday, November 21, 2022
-
Gudida Diwaangalinta Ururada Oo Komishanka Doorashooyinka Ugudbiyay Liiska Ururadii Soo Baxay!
HARGAYSA(W,N)-Gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo asxaabta ayaa maanta komishanka doorashooyinka qaranka ugudbiyay liiska 10 urur siyaasadeed ee kusoo baxay tartankii gudidu uqabatay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
...
Monday, November 21, 2022
-
Wasiirka Beeraha Jsl Oo Ka Waramay Waxyaabo Dhexmaray Xisbiyada Mucaaridka Wakhtigii Uu Ahaa Gudomiyaha Komishanka!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka isagoo sheegay in madaxwaynuhu diyaar uyahay wada hadal dhexmara xisbiyada mucaaridka
Sidoo kale wasiirka beerah...
Monday, November 21, 2022
-
Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Qaraar Kazoo Saartay Dacwad Uu Ugudbiyay Urur Dhacay, Sheegtayna In Uu Soo Baxay.
HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dhagaysatay Dacwad Idaari ah oo u dhaxaysay Urur-siyaasadeedka Talo-wadaag iyo Guddida Diwaangalinta Ururada iyo Ansxinta Axsaabta Qaranka, taasi oo ku qotontay Racfaa...
Monday, November 21, 2022
-
Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Hadlay Arxandarada Dhakhaatiirta Somaliland Oo Sobobtay Aabihii In Uu Ku Curyaamo!
HARGAYSA(W,N)-Muniir Axmed Cigaal lataliyaha dhinaca warbaahinta ee musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay arxandarada dhakhaatiirta Somaliland oo sobobtay in aabihii labada lugood la gooyo kadib markii ay mudo kolb...
Monday, November 21, 2022
-
TPLF Oo Dowladda Eritariya Ku Eedaysay Inay Abaabul Ciidan Ka Wado Gudaha Gobolka Tigray!
MAQALE(W,N)-Jabhada TPLF ayaa dowladda Eritariya waxa ay ku eedaysay inay wado abaabul ciidan oo ka dhan ah heshiiska ay dhawaan ku gaadheen dalka Koonfur Afrika dowladda Itoobiya iyo TPLF.
Warkan oo ay tabiyeen Warbaahinta...
Sunday, November 20, 2022
-
Koobka Aduunka Oo Caawa Ka Furmay Dalka Qatar Iyo Aayadaha Quraanka Kariimka Oo Lagu Furay!
DOHA(W,N)-Dalka Qatar oo kamid ah dalalka carabta ayaa caawa waxaa ka furmay ciyaaraha kubada cagta ee koobka aduunka oo ay sanadkan martigalisay Qatar.
Furitaankii Koobka Aduunka ee dalka Qatar ayaa lagu furay Aayadaha Qar...
Sunday, November 20, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Saamaynta Ay Dalka Ku Yeesheen Khilaafka Siyaasadeed Iyo Qoraalo Loo Diray Haayadaha Caalamiga Ah.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka Somaliland Dr Buuxane ayaa walaac ka muujiyay saamaynta ay Somaliland ku yeesheen khilaafka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada oo keenay qoraalo ay mucaaridku udireen haayadaha c...
Sunday, November 20, 2022
-
DAAWO;-Masuuliyiinta Urur Siyaasadeedkii Miisaan Oo Ka Hadlay Sobobta Ay Uhadheen!
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta sare ee urur siyaasadeedka miisaan oo ku hadhay tartankii madaxtaabashada ee ururada ayaa markii uhoraysay ka hadlay sobobta ay uhadheen
Sidoo kale masuuliyiinta urur siyaasadeedka miisaan ayaa farii...
Sunday, November 20, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|