WARAR
-
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Khilaafka Doorashooyinka Iyo Dhex Dhexaadinta Beesha Caalamka.
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Khilaafka Doorashooyinka Iyo Dhex Dhexaadinta Beesha Caalamka.
https://youtu.be/gkUO4D2bTzI...
Friday, December 2, 2022
-
“Waxaan Kala Garan Waayey In Madaxweyanaha Ay Xusuustiisa Wax Ka Maqan Yihiin Iyo ..” Xil Maxamed Kood Buur
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed koodbuur oo katirsan golaha wakiilada ayaa sheegay in uu kala waran waayay in madaxwayne biixi ay ka luntay xusuustii iyo inkuwa la taliyaa ay khaldaan.
https://youtu.be/TJJN2Sg2xk0...
Friday, December 2, 2022
-
Mid kamid ah Beelaha Dega Gobolka Togdheer Oo Shaaciyay Shirwayne Ay Qabsanayaan.
BURCO(W,N)-Madaxdhaqamedka iyo waxgaradka Beesha maxamed sheikh isaxaaq (Cimraan)oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay shirwayne beeshu qabsan doonto, halka lagu qaban doono iyo wakhtiga uu qabsoomayo.
HALKAN KA DAAWO ...
Friday, December 2, 2022
-
Ma Laga Yaabaa In Hadda Sida Ay Wax Noqdeen Uu Muuse Yidhaa!!
Ma Laga Yaabaa In Hadda Sida Ay Wax Noqdeen Uu Muuse Yidhaa "الرحوع الي الحق فضيله"
Mawqifka ugu saxsan doorashada ururada/xisbiyada waa ka Gudoomiyaha UCID, Faysal Cali Waraabe waana in loo noqdo Xeer Lam. 14...
Thursday, December 1, 2022
-
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Maalgashiga Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama.
BOORAMA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada maalgashiga somalilland marwo Aamina Cilmi Fariid ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/...
Thursday, December 1, 2022
-
Shirkda Telesom Oo Ka Hadashay Cabashada Dad Ku Eedeeyay In Ay Dhul Ka Qaaday, Sheegtayna In Aanay Waxba Ka Jirin.
HARGAYSA(W,N)-Shirkada Telesom qaybteeda dhismaha guryaha ee Kaabsan Real State ayaa iska difaacay eedo dhawaan ay usoo jeediyeen dad sheegay in ay xoog kaga qaadayso dhul ay leeyihiin
Gudoomiye kuxigeenka Kaabsan Real State ee...
Thursday, December 1, 2022
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dekeda Berbera.
BERBERA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici iyo wafti uu hogaaminayay oo safar ku jooga magaalada berbera ayaa kormeer kusoo maray dekeda berbera iyo qaybaha cusub ee lagu soo kordhiyay.
Waxaana maadwxayn...
Thursday, December 1, 2022
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Beesha Caalamku Laba Qodob Kala Dooran Siisay Madaxwayne Biixi
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa sheegay in beesha caalamku madaxwayne biixi hordhigtay laba qodob oo la xidhiidha qabsoomida doorashooyinka
https://youtu.be/zcFDQC7205E...
Thursday, December 1, 2022
-
Caasimada Dawlad Deegaanka Ee Jig Jiga Oo Marti Galinaysa Xuska 17Aad Ee Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya.
JIG JIGA(W,N)-Caasimada dawlad deegaanka somalida ee jig jiga ayaa sanadkan marti galinaysa xuska maalinta qoomiyadaha itoobiya
Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar oo golaha la hadlayay ayaa faah faahin...
Thursday, December 1, 2022
-
DAAWO;-Qaarkamid Ah Beeralayda Gobolka Gabiley Oo Loo Qaybiyay Qalab Ufudaynaya Qodashada Beeraha!
GABILEY(W,N)-Haayada wadaniga ah ee Soha ayaa agabka beeraha uqaybisay beeralayda deegaano katirsan gobolka gabiley kuwaasi oo bulshadan ufudaynaya qodoshada beeraha.
Waxaana qaybinta qalabka iyo faa,iidada uu beeralayda uleeya...
Wednesday, November 30, 2022
-
Maxkamad Ku Taalla Dalka Maraykanka Oo Xabsi 26 Sanno Ah Ku Xukuntay Nin Soomaali Ah Oo Xaaskiisii Dilay!
WASHINGTON(W,N)-Nin Soomaali Ah Oo Lagu Helay Inuu Xaaskiisa Ku Dilay Magaalada Cleveland Heights Ee Gobolka California Ayaa Lagu Xukumay 26 Sano Oo Xabsi Ah.
Maxamed Abidaaziz Keerow Oo 48 Jir Ah Ayay Xeer Beegtida San Die...
Wednesday, November 30, 2022
-
Somaliland Oo Urur Caalamiya Xubin Ka Noqotay!
Jamhuuriyada Somaliland ayaa Urur Caalamiya Xubin Ka Noqotay!
https://youtu.be/UpX5yCVZk8s...
Wednesday, November 30, 2022
-
DAAWO; Qaarkamid Ah Dadka Maqalka Naafada Ka Ah Oo Cabasho La Hortagay Xarunta Golaha Wakiilada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadka maqalka naafada ka ah ayaa saaka cabasho la hortagay xarunta golaha akiilada Somaliland iyagoo ka cabanayay in xildhibaanada golaha wakiiladu ka reebeen qoondadii miisaaniyada
Sidoo kale qaarkam...
Wednesday, November 30, 2022
-
Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Kulan La Qaatay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Iyo Arimaha Ay Waxka Waydiiyeen!
HARGAYSA(W,N)-Maareeyaha wakaalada Biyaha Hargaysa Maxamed cali daarood ayaa maanta kulan la qaatay gudida joogtada ee golaha Guurtida kuwaasi oo waxka waydiiyay arimaha biyo balaadhinta caasimada.
Sidoo kale maareeye daarood a...
Wednesday, November 30, 2022
-
“Yaa Xaq Kuu Siiyay In Aad 10sano, Naga Haysato Cashuurta, Oo Aad Tidhaahdo Dhulka Anigaa Lahaa”Maayar Mooge.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ka hadlay wado ay dadka ku dhisanayaan ayaa hanjabaad culus udiray dadka aan bixin qaadhaankii laga doonayay islamarkaana cashuurta dawlada haystay mudo ka badan 10sano isagoo sheegay i...
Tuesday, November 29, 2022
-
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Ka Hadlay Qaabkii Goluhu U Ansixiyeen Miisaaniyada Iyo Meelaha Kharashka Badani Ugu Jiro Ee Aan Bulshada Waxba Uqaban.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ka hadlay qaabka ay golaha wakiiladu u ansixiyeen miisaaniyada 2023 oo uu sheegay in uu kasoo horjeeday in deg deg loo ansixiyo balse ...
Tuesday, November 29, 2022
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Beesha Caalamka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga ayaa kulan la qaatay wafti ka socday beesha caalamka kaasi oo ay ka wada hadleen khilaaka ka taagan arimaha doorashooyinka Somaliland
Sidoo kale gudo...
Tuesday, November 29, 2022
-
“Waxaan Ahay Gabadhii Uhoraysay Ee Reer Awdal Ee Wasiir Loo Magacaabo”Wasiirka Maalgashiga jsl
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada maalgashiga somaliland marwo aamina cilmi fariid oo maanta xilkii la wareegtay ayaa sheegtay in ay tahay gabadhii uhoraysay ee reer awdal ee noqota wasiir buux.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALK...
Tuesday, November 29, 2022
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Odoraska Miisaaniyada 2023!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii golaha ee maanta ku ansixiyay miisaaniyada 2023 oo mudooyinkii udanbeeyay ay gacanta ku haysay gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada.
https://youtu.be/hzndGq...
Tuesday, November 29, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Dalka Denmark Oo Safarkiisii U Horreeyey Ku Yimid Somaliland.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Cusub ee Dalka Denmark Ambassador, Mr. Steen Sonne Andersen.
Ugu Horrayn, waxa uu madaxweynu...
Tuesday, November 29, 2022
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Jsl Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Xeer-ilaaliyihii Guud Ee Hore Iyo Xeer-ilaaliyaha Cusub Ee Qaranka.
HARGAYSA(W,N)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa Isniinta maanta xilkii u kala wareejiyay Xeer-ilaaliyihii Guud ee hore Xasan Axmed Aadan...
Monday, November 28, 2022
-
Ciidanka Booliska Somaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dhashay Weerarkii Alshabaab Ku Qaaday Huteelka Villa Rays Ee Magaalada Muqdisho.
MUQDISHO(W,N)-Ugu yaraan siddeed qof oo mid kamid ah uu yahay askari ka tirsan ciidanka dowladda, Somaliya ayaa ku dhintay qarax iyo weerar kooxda al Shabaab ay ku qaadeen hotel Villa Rays oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya.
...
Monday, November 28, 2022
-
Wasiirka Qorshaynta Jsl Oo Ka Hadlay Muhiimada Uu Leeyahay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Geed Deeble.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka ayaa ka hadlay muhiimada uu leeyahay dhaam biyood hoose oo laga hirgalinayo deegaanka geed deeble oo duleedka hargaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/4...
Monday, November 28, 2022
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Berbera Ku Qaabiley Qaxoonti kasoo Cararay Dagaalada ka Socda Dalka Yemen.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka jsl iyo masuuliyiin kale ayaa magaalada berbera ku qaabiley 189 oo Somali ah oo kazoo cararay dagaalada wali ka socda dalka yemen.
Dadka qaxoontiga ah ayaa...
Monday, November 28, 2022
-
Ciidanka Laanta Socdaalka Jsl Oo Ka Hadlay Dad Ajaanib Ah Oo Ay Usoo Xidheen Waraaqo Been Abuur Ah Oo Ay Samaysteen.
HARGAYSA(W,N-Afhayeenka ciidamada laanta socdaalka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay dad ajaanib ah oo ay soo xidh xidheen kuwaasi oo samaystay waraaqo been abuur ah oo ay dalka ku joogayeen.
Sidoo kale Afhayeenka ciidanka...
Monday, November 28, 2022
-
Sheekh Axmed Iid Oo Dawlada Ugu Baaqay In Xukunka Shareecada Islaamka Lagu Fuliyo Dadka Qawmu luudka ah
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Axmed iid oo kamid ah culimada awdiinta Somaliland ayaa xukuumada ugu baaqay in dadka qoomuuluudka ah lagu fuliyo xukunka islaamka.
https://youtu.be/cIb644yGSfo
...
Monday, November 28, 2022
-
DAAWO;-Aqoonyahan Fashiliyay Gefaf Taariikheed Oo Ay Ku Kacday Madaxtooyada Jsl Iyo Fadeexadaha Dul Hoganaya!
Aqoonyahan Fashiliyay Gefaf Taariikheed Oo Ay Ku Kacday Madaxtooyada Jsl Iyo Fadeexadaha Dul Hoganaya!
Sidoo kale siyaasiyinta iyo aqoonyahankan ayaa farta ku fiiqay sida ay madaxtooyada somaliland ubaabiisay taariikhdii ay ka ...
Sunday, November 27, 2022
-
Wafti Ka Socda Haayada Unicef Oo Kulan La Qaatay Maayarka Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Maanta Oo Ay Taariikhdu tahay 27/11/2022. Waxaa Safar shaqo ku yimid Degmada Gabiley Madaxa sare ee UNICEF Ee Somaliland Iyo Somalia Mrs Wafaa, ujeedada Safarkaas oo ahayd In kormeer lagu sameeyo dadaalada Horumarinee...
Sunday, November 27, 2022
-
Wasiir Xukuumada Katirsan Oo Wacad Ku Maray In Ay Talaabo Ka Qaadi Doonaan Dadka Dayaca Caruurtooda!
HARGAYSA(W,N)-WASIIRKA WASAARADA SHAQADA IYO ARIMAHA BULSHADA SOMALILAND AYAA DHAAR KU MARAY IN AY TALAABO KA QAADI DOONAAN AABAYAASHA CARUURTOODA DAYACA EE SUUQYADA KU QAYILA.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu...
Sunday, November 27, 2022
-
Golaha Wakiilada Oo Soo Bandhigay Liiska Wasaaradaha Iyo Haayadaha Dawlada Ee Lacagaha Sharci Darada Ah Shacabka Ka Qaada!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan timo jilic oo katirsan Gudi Hoosaadka dabagalka ee goaha wakiilada ayaa soo bandhigay liiska wasaarada iyo haayadaha dawlada ee shacabka ka qaada lacagaha sharci darada kuwaasi oo uu sheegay in aan dib l...
Sunday, November 27, 2022
-
“Waxaad Arkayseen Maalmahan Wasiiro Lasoo Kalifay Oo Midba Maalin Ujawaab La yidhi Mucaaridka Oo Iyagii Isku Jawaabaya”Xisbiga Waddani.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Arimaha Gudaha ee xisbiga Wadani maxamed faarax ayaa jawaab ka bixiyay hadalo isdaba joog ah oo maalmihii udanbeeyay kazoo yeedhay wasiiro xukuumada katirsan oo ujawaabayay xisbiyada mucaaridka
Sidoo kal...
Sunday, November 27, 2022
-
Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Somaliya.
Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka SomaliyaIyo waxa uu daarnaa hadal ay tidhi haweedaynu.
https://youtu.be/pSZecFJNNj0
...
Sunday, November 27, 2022
-
Wasaarada Ciyaaraha Jsl Oo Ka Hadashay Garsoore Galabta Lagu Diley Garoonka Hargaysa Studium.
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada ciyaaraha ayaa ka hadlay garsoore galabta ciyaartoyga degmada macalin haaruun ku dhex dhileen garoonka hargaysa studium kaasi oo labaahiyay iyagoo garaacaya garoonka dhexdiisa.
HALKAN ...
Saturday, November 26, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Mursal Maxamed Odowaa Oo Katirsan Xisbiga Waddani! Iyo Xogaha laga helayo xadhigiisa!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Mursal Maxamed Odowaa Oo Katirsan xisbiga waddani Ayaa caawa fiidkii lagu xidhay magaalada hargaysa gaar xarunta Danbi baadhista ee C.I.D
Xadhiga masuulkan ayaanay ka hadal sobobta keentay ciidamada amaa...
Saturday, November 26, 2022
-
“Sistooy Hadaad Been Sheegaysid, Mid Run U Eeg Sheeg, Warqada Aad Soo Goosatay kuuguma Qorna Afar Diyaaradood Ayuu Leeyahay, Ee Waxaa Kuugu Qoran Isaguubaan Qaadka Keeni Kara”Ganacsade Ina Jabuutaawi.
LAASCANOOD(W,N)-Ganacsade maxamed jabuutaawi ayaa markale ka hadlay arinta qaadka miirooga laascanood iyo muranka ka tagan isagoo ka jawaabay hadalkii kazoo yeedhay cabdicasiis sisto oo ah qoladii uu ganacsaduhu ku eedeeyay in ay ...
Saturday, November 26, 2022
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Cabdiraxmaan Muxumed Ileeye.
HARGAYSA(W,N)-Waxaa maanta xabaalaha magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay alle ha,unxariistee caaqil cabdiraxman muxumed ileeye oo habeenkii xalay ku geeriyooday hargaysa
Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qaybagalay xildh...
Saturday, November 26, 2022
-
Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Dhagax-dhigay Dhisme Ay Yeelanayso Maxkamadda Degmada Dila.
DILA(W,N)--Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Sare Maxamed Cumar Geele, oo ay wehelinayeen la taliyaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dayib Muxumed Nuur, Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Awdal, Sh. Idiris Axmed Muuse Xoghaya...
Saturday, November 26, 2022
-
Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Dilal Mudooyinkii Udanbeeyay Ka Dhacay Gobolka!
CEERIGAABO(W,N)-Badhasaabka Gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee gobolka iyo dilal mudooyinkii udanbeeyay ka dhacay gobolka isagoo maalmahan ku sugnaa magaalada ceel afwayn.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
htt...
Saturday, November 26, 2022
-
MILICSIGA; “Hadii Aynu Taariikhda Garan Wayno Ilaahay Wuu Ina Rogi Doonaa”Cawl Cilmi Cabdale.
HARGAYSA(W,N)-Maayarkii hore ee caasimad hargaysa Alle ha,unaxariistee cawil cilmi cabdale oo ka waramay muhiimada shacabka Somaliland uleedahay in la ixtiraamo taariikha xili uu ka hadlay qiimaha ay Somaliland ku fadhido taalad...
Saturday, November 26, 2022
-
Cabdicasiis Sisto Oo Iska Fogeeyay Eedo Uu Ujeediyay Ganacsade Ina Jabuutaawi, Sheegayna In Aanu Waligii Qaad Ka Ganacsan.
HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Cabdicasiis Aadan Habane oo loo Garan Ogyahay “SISTO” Ayaa gabi ahaanba iska fogeeyay eedo culus oo uu ujeediyay ganacsade Ina Jabuutaawi isagoo sheegay in aanay waxba ka jirin eedaha uu ujeediyay islam...
Friday, November 25, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|