WARAR
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Mawqifka Xisbiyada Mucaaridka Ka Qaateen Xukuumadooda Iyo Arimo Kale.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Somaliland maxamed kaahin oo ka qaybgalay xusnka maalinta xuquuqal iisaanka oo lagu qabtay hargaysa ayaa sheegay in ka masuuliyiin ahaan ubaahan cid ay uga dacwoodaan dhawaaqyada k...
Saturday, December 10, 2022
-
Sheekh Berbaraawi Oo Sheegay In Laga Been Abuuray
HARGAYSA(W,N)-Sheikh barbaraawi oo kamid ah culimada hargaysa ayaa sheegay in warbaahintu ka been abuureen hadal uu yidhi oo ay si kale udhigeen
Sidoo kale sheikh barbaraawi ayaa sheegay in aanu ka hadal arinta meherka inanta m...
Friday, December 9, 2022
-
Shacabka Gobolka Awdal Oo Kulan La Qaatay Xildhibaanada Ku Matala Golaha Wakiilada Jsl Iyo Su,aalaha La Waydiiyay!
BOORAMA(W,N)-Shacabka gobolka awdal ayaa kulan isla xisaabtan la qaatay xildhibaanada ku matala golaha wakiilada somaliland ee gobolka laga soo doortay
Dadwaynaha ayaa su,aalo waydiiyay xildhibaanada
Dhanka kale xidhibaanada...
Friday, December 9, 2022
-
Milicsiga;-Madaxwayne Cigaal Oo Sheegay In Jabuuti Bilowday In Aanay Suurto Galaynin Midnimadii Shanta Somaliyeed.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland alle ha,unaxariistee maxamed xaaji ibraahim cigaal ayaa mar uu ka hadlay 1996 xarunta golaha wakiilada somaliland ayaa wuxuu ka waramay in dalka jabuuti ahaa dalkii diiday midnimadii ...
Friday, December 9, 2022
-
Magaalada Gabiley Oo Lagu Qabtay Tartanka Orodka Fudud Ee 5km Ilaa 3km!
GABILEY(W,N)-Magaalada gabiley ayaa maanta lagu qabtay tartanka orodada fududeed ee 5km ilaa 3km.
Tartanka orodada fudud ayaa waxaa ku tartamayay degmooyinka iyo dugsiyada sare ee gobolka,kaasi oo ay kasoo qaybgaleen maamulka d...
Friday, December 9, 2022
-
“Haddii Uu Muuse Biixi Inan Arooskeed Utagay Jabuuti, Waa In Maamuus Ka Xayuubin Lagu Soo Ogaa”Siyaasi Cali Qoryoolay.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Dool Axmed “Cali Qoryoolay” ayaa ka hadlay safarka madaxwaynaha Somaliland ku jooga dalka jabuuti ee ka qaybgalka xaflada meherka inan uu dhalay madaxwayne ismaaciil cumar Geele.
Sidoo kale Siyaas...
Friday, December 9, 2022
-
Dadwaynaha Caasimada Hargaysa ka Aragtidooda ka Dhiibtay Wada Hadalada Somaliland iyo Somaliya.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadwaynaha caasimada hargaysa ayaa aragtidooda ka dhiibtay wado hadalo markale lafilayo in ay dhexmaraan Somaliland iyo somaliya
HALKAN KAGA BOGOWARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/Aqlrobghei0...
Friday, December 9, 2022
-
“Inan Aan Dhalay Oo Wasaarada Ka Shaqeeya Lama Soo Heliyo, Arintaasina…” Agaasimaha W. Ciyaaraha.
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wsaarada Ciyaaraha Somaliland cabdirashiid ayaa wax laga waydiiyay in uu dhalay oo la sheegay in uu ka shaqaalaysiiyay wasaarada isagoo beeniyay in ay jirto islamarkaana sheegay hadii ay cadaato in...
Friday, December 9, 2022
-
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Shaqaale Tiro Badan Oo Laga Eryay Wasaarada Cadaalada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga waddani maxamed siciid dhame ayaa ka hadlay shaqaale tiro badan oo wasaarada cadaalada somailand looga sifo sharciga baalmarsan.
https://youtu.be/h0Z2p3NaTbw...
Thursday, December 8, 2022
-
Meherkii Inan Uu Dhalay Madaxwaynaha Jabuuti Oo Kulmiyay Madaxda Somaliland Iyo Somaliya + Bixintii Inanta Ee Madaxwayne Biixi.
JABUUTI(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maalintii labaad ku sugan dalka Jabbuuti, ayaa ka qaybgalay Munaasibad dhaqan, waxaana dhaqanka Soomaalida ka mid ah in innanta ay bixiyaan Abtiyaashe...
Thursday, December 8, 2022
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Cali Aw Aadan Meecaad.
GABILEY(W,N)-Waxaa maanta magaalada gabiley aas qaran loogu sameeyay alle ha,unaxariistee badhasaabkii hore ee gobolka gabiley marxuum cali aw aadan meecaad oo maydkiisa laga keenay dalka ingiriiska oo uu ku geeriyooday’
Aask...
Thursday, December 8, 2022
-
Wasiirka Gaadiidka Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Isa Saarka Gaadiidka Waawayn Ee Ukala Gooshaya Somaliland Iyo Itoobiya.
WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka somaliland iyo maamulka gobolka gabiley ayaa xadhiga ka jaray xarunta isa saarka gaadiidka waawayn ee u kala gooshaya somaliland iyo itoobiya oo laga hirgaliyay duleedka magaal...
Wednesday, December 7, 2022
-
Guddiyada Labada Aqalka Ee Congress-ka Maraykanka Oo Soo Saaray Go,aan Muhiim U Ah Iskaashiga Somaliland Iyo USA.
Washington DC-(W,N)-Maanta waxay Guddiyada labada Aqalka Ee Congress-ka Maraykanka u qaabilsan Adeegga Ciidamadu ay Baahiyeen qoraalkii ugu dambaeeyey ee Oggolaanshaha Difaaca Qaranka (NDAA) ee misaaniyad sannadeedka 2023.
...
Wednesday, December 7, 2022
-
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Gaadhi Ambulance Ah Ku Wareejiyay Dadwaynaha Xaafada Daami.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun ayaa gaadhi nooga gurmadka deg dega ah ee Ambulance ku wareejiyay xaafada daami ee caasimada hargaysa kaasi oo ka hawlgali doona xanaanada xaafadaasi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA...
Wednesday, December 7, 2022
-
Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Turkiga Iyo Norway+ Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka sare ee xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee UCID Iyo WADDANI, ayaa maanta magaalada Hargaysa kulan kula qaatay Ergo ka socota Dalka Norway oo kala ah, Heidi Johansen iyo Aykut Kumbaroglu.
Ugu horrayn,...
Wednesday, December 7, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti!
Jabuuti-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo saaka safar shaqo kaga ambo baxay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa gaadhay dalka Jamhuuriyadda Ja...
Wednesday, December 7, 2022
-
Dadwaynaha Xaafada Jig Jiga Yar Oo Ka Dareen Celiyay Wado Cusub Oo Dawlada Hoose Hirgalisay.
HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha xaafada jig jiga yar gaar ahaan sariimada jig jiga yar agagaarkooga ayaa dawlada hoose ku bogaadiyay dhismaha wadada isku xidhayna ina bakeeri iyo warshada masaabiirta agteeda oo dawlada hoose ee caasimada...
Wednesday, December 7, 2022
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Wada Hadalada Somaliland.
MUQDISHO(W,N)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay wakiillo ka kala socda dalalka Turkiga iyo Norway ayaa u sheegay in dawladdiisu ay diyaar u tahay inay dib u soo celiso wadahadaladii u dhexeeyey dawla...
Tuesday, December 6, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan la Qaatay Wafti ka Socda Dalalka Turkiga Iyo Norway, Hordhigayna Mawqifka Somaliland Ee Wada Hadalo Dhexmara Somaliya!
Madaxweynaha Jsl Oo Qaabiley Ergo ka Socotay Dalalka Norway Iyo Turkiga + Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen!!
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu caawa Qasriga Madaxtooyada k...
Tuesday, December 6, 2022
-
Wasiirka Caafimaadka Oo Sharaxay Sobobta Loo Dhaliilo Adeegyada Caafimaad Ee Dawlada!
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka jsl Xasan Gaafaadhi oo Sharaxay Sobobta Loo Dhaliilo Adeegyada Caafimaad Ee Dawlada oo marwalba lagu tilmaamo in ay yihiin kuwo ugu liita.
https://youtu.be/pSZryogA9hQ...
Tuesday, December 6, 2022
-
Ciidamada Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay Inay Xasuuqeen Maxaabiis Tiro Badan Oo Tigrey Ah.
Warbixin uu daabacay wargeyska caaanka ah ee Washington Post ayaa muujinaysa in ciidamo Itoobiya ah oo ilaalinayey maxaabiis iyo dadka shicib ah oo ku sugan qaar ka mida magaalooyinka yaryar ee Itoobiya inay bishii November ee san...
Tuesday, December 6, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Dhagax Dhigtay Wado Isku Xidhaysa Boorama Iyo Baki.
BAKI(W,N)-Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland iyo maamulka gobolka awdal oo ay weheliyaan haayada save the children ayaa dhagax dhigay wado isku xidhaysa magaalada boorama iyo degmada baki ee gobolka awdal.
https://youtu.be/x...
Tuesday, December 6, 2022
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Mashruuca Horumarinta Korontada Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta xadhiga ka jaray mashruuca soo kabashada iyo horumarinta Aagga Tamarta korontada Jamhuuriyadda somalilan...
Monday, December 5, 2022
-
Xarunta Xuquuqal Iinsaanta Oo Canbaaraysay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Axmed Maxamed Cabdi.
HARGAYSA(W,N)-Xarunta xuquuqal iinsaanka madax banaan ee somaliland ayaa canbaaraysay xadhiga xukuumadu kula kacday muwaadin axmed maxamed cabdi daa,uud oo maalmihii unabeeyay ku xidhan xarunta danbi baadhista Ee C.I.D
Halk...
Monday, December 5, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Dhagax Dhigtay Dhismaha Wado Isku Xidhaysa Gabiley Iyo Deegaanka Caada.
GABILEY(W,N)-Xubno kamid ah golaha wasiirada Somaliland iyo maamulka gobolka gabiley ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wado isku xidhaysa magaalada Gabiley iyo deegaanada waqooyiga ee gobolka gabiley.
Dhismaha wadada ayaa...
Monday, December 5, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti.
JABUUTI(W,N)-Taliyaha ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa safar shaqo ku jooga dalka jabuuti halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen madax katirsan dawlada jabuuti.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/vCpcIQUp1n...
Monday, December 5, 2022
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Dhaam Biyood La Dhagax Dhigay, Sheegayna In Aanu Noqon Kii Xumbo Wayne Kale.
Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axme mooge oo ka hadlay dhagax dhiga dhaam biyood laga hirgalinayo deegaanka geed deeble ayaa alle ka baryay in aanu noqon dhaam biyoodkii xumbo wayne ee fashilmay oo kale .
https://you...
Sunday, December 4, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Shirkada Facebookga Internet Keentay Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland oo maanta hortagay gudida joogtada ah ee golaha guurtida ayaa shaaca ka qaaday in Somaliland ay internet keennayso shirkada facebookg si bulshada reer So...
Sunday, December 4, 2022
-
Gudida Joogtada Ee Golaha Guurtida Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Arimaha Ay waxka Waydiiyeen
HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa uyeedhay wasiirka arimaha gudaha kaasi oo ay kulan la qaateen.
Ujeedada kulankan ayaa ahaa sidii wasiirka wax looga waydiin lahaa abniga guud ee dalka .
HAL...
Sunday, December 4, 2022
-
Shirkadda Maamusha Dekeda Berbera Ee DP World Iyo Jaamacadda Sheikh Oo Heshiis Kala Saxeexday.
Shirkadda Maamusha Dekeda Berbera Ee DP World Iyo Jaamacadda Sheikh Oo Heshiis Kala Saxeexday.
https://youtu.be/xCgDPp2Y9G4...
Sunday, December 4, 2022
-
Wasiirka Gaadiidka Jsl Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Dawlad Deegaanka Itoobiya!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Gaadiidka iyo horumarita jidadka iyo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa qaabilay wafti ka soconaya dawlad deegaanka somalida itobiya,
Waftigaasi oo uu Hogaaminayay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka...
Saturday, December 3, 2022
-
“Gaboose Waa Qof Aan Waxba Lala Yeelan Karin Oo Kaligii Taliye Ah” Siyaasi Axmed Nasiye.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Nasiye) Oo Kamid Aha Aasasayaashii Urur Siyaasadeedka Barwaaqo, Dhawaana ay ka Wada Baxeen Ururkaasi Isaga Iyo 12-Siyaasi Oo Kale, Ayaa Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Hogaamiyaha Ururka...
Saturday, December 3, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Raashin Ay Gaadhsiinayso Gobolada Bari.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka Somaliland faysal cali sheikh ayaa sheegay in ay dhawaan dadka ku dhaqan gobolada bari ee Somaliland ay gaadhsiin doonaan raashin mucaawino ah.
https://youtu.be/KzAb_Y5N5H...
Saturday, December 3, 2022
-
Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Ururadii Soo Baxay Gudoonsiiyay Shahaadada Ururnimo!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo Ansixinta Asxaabta ayaa maanta shahaadadii Ururnimo gudoonsiiyay 10kii urur siyaasadeed ee dhawaan kusoo baxay tartankii ururada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WAR...
Saturday, December 3, 2022
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ka Socday Shirkadda DP World.
Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo Maareeye-ku-xigeenka ahna Agaasimaha Maamulka iyo Madaxa Fulinta Bariga Dhexe iyo ...
Saturday, December 3, 2022
-
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatay Komishanka Doorashooyinka Iyo Arimaha Ay Kawada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ee golaha wakiilada ayaa uyeedhay xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka kuwaasi oo ay maanta kulan kuwada qaateen xarunta golaha wakiilada
Gudooomiyaha gudida joogtada ee golaha wakiilada Xildh...
Saturday, December 3, 2022
-
Garyaqaan Mubaarik Aar Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan, Fariina Udiray Xisbiyada Mucaaridka,
HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan mubaarik Aar oo kamid ah aqoonyahanka somaliland ee badi ka hadlay arimaha dhinaca sharci ayaa farta ku fiiqay halka uu salka ku hayo khilaafka cakirn ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka
Sido...
Saturday, December 3, 2022
-
Madaxwaynaha DDS Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Iyo Arimaha Uu kaga Hadlay!
JIG JIGA(W,N)-Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo si waafi ah uga hadlay tacaddiyadii hadda ka hor ka dhacay degaanka Soomaalida ayaa sheegay in guud ahaan tacaddiyo kala duwan ay ka dhaceen degaanka gaar aha...
Friday, December 2, 2022
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Oo Galabta Gaadhay Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo xubno ururkiisa ka tirsan ayaa galabta gaadhay magaalo madaxda gobolka gabiley ee Gabiley.
Sidoo kale gudoomiyaha urur siyaasadeedka barwaaqo aya...
Friday, December 2, 2022
-
“Luuqadeena Somaliga Ah, Iyadoo Qoraalkeeguba Iska Yar Yahay, Inta Yaree Ku Qoranina, Dhanka Samaha Uma Socdaan”sh. Mustafe.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh mustafe xaaji Ismaaciil Haaruun ayaa ka hadlay buugaagta ku qoran afsoomaliga oo uu sheegay in aanay badnayd islamarkaana aanay usocon xaga wanaagsan.
https://youtu.be/c0_QQHGSlUc
...
Friday, December 2, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|