WARAR
-
Xildhibaan Guruuje Oo Hadalkii Madaxwayne Biixi Ee Shalay Ku Tilmaamay In Uu Ahaa Sida Uu Jecel Yahay Isaga Xisbigiisu!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur yuusuf guruuje ayaa jawaab ka bixiyay hadal maalintii shalay kazoo yeedhay madaxwayne biixi
Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa shacabka reer Somaliland ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codb...
Saturday, December 17, 2022
-
“Waxaa Hada Iisoo Baxday, In Aanay Xaafada Daami Ahayn, Daamidii Hore”Gudoomiye Maxamuud Xashi.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Siyaasi Maxamuud Xaashi oo maanta booqday xaafada daami ee magaalada hargaysa ayaa ka waramay waxa uu kusoo arkay xaafadan iyo isbadalka ku yimid
Sidoo kale Siyaasi Maxamuud X...
Friday, December 16, 2022
-
“Hadal Aan Tudhaale Lahayn, Dadka Oo La Colaysiiyo, Xaafad Xaafadna Loo Kala Saaro, Qarannimadu Taas Maaha” Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta farriin la xidhiidha arrimaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta dalka kusoo foolka leh u diray, axsaabta, ururrada siyaasadda iyo shacabka...
Friday, December 16, 2022
-
“Maanta Gaaladii Waxay Doonayaan, In Magaca Saynis Ilaahay Lagaga Gaaloobo”Sh. Almis.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay qorshahayaasha wadamada reer galbeedku dadka muslimka ku gaalaynayaa iyo sida ay udoonayaan in maadada sayniska la doonayo in dhalinyar...
Friday, December 16, 2022
-
Golaha Deegaanka Gabiley Oo Bulshada Gobolka Ugu Baaqay In Ay Isdiwaan Galiyaan!
GABILEY(W,N)-Golaha deegaanka degmada gabiley ayaa fariin udiray shacabka guud ahaan ku dhaqan gobolka gabiley taasi oo la xidhiidh diwaangalinta codbixiyayaasha oo dhawaan dalka ka bilaabmaysa.
https://youtu.be/xJ9fkvWn6wY...
Friday, December 16, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Daahfuray Tartanka Horyaalka Horyaalada Somaliland Oo Galabta Ka Furmay Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl oo ay weheliyaan wasiirka ciyaaraha iyo xubno kale ayaa galabta garoonka hargaysa Stiudum ee caasimada ka daahfuray tartanka horyaalka horyaalada Somaliland o ay ka qaybgalayaan 18kooxood oo ka socda...
Friday, December 16, 2022
-
Waxka Baro Taariikhda Gabadhii Ugu Horreysay Ee Muslim Ah Ee Baratay Samaynta Nukliyeerka Iyo Cidii Dishay?
Waxka baro taariikhda gabadhii uhoraysay ee muslim ah ee baratay samaynta Nukliyeerka iyo cidii shirqoolka ku dishay.
https://youtu.be/issVpz78rgI...
Friday, December 16, 2022
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Gobolka Awdal.
BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland abdiraxmaan saylici oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan xukuumadu ayaa aadhay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.
https://youtu.be/YEPc1-BFkYA...
Friday, December 16, 2022
-
Wasiirka Shaqo-galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Hal Abuurka Dhalinyarada Gabiley!
GABILEY(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska Iyo Maamulka Dowladda Hoose Gabiley ayaa maanta xadhiga ka jaray Xarunta Cusub Ee Youth Innovation Center oo laga hirgaliyay Maktabadda Qaranka Ee Gabiley....
Thursday, December 15, 2022
-
Marxuum Maxamed Abiib Geedi Oo Gacan Ka Xaqdari Ku Dishay Magaalada Hargaysa Iyo Eheladiisa Oo Fariin Udiray Xukuumada!
Marxuum Maxamed Abiib oo maanta Cisbitaalka Hargaysa Ugu Geeriyooday dhaawac loo Gaystay Iyo Eheladiisa oo Fariin Udiray Xukuumada Madaxwayne Biixi.
Alle Ha,Unaxariistee waxaa maanta cisbitaalka magaalada hargaysa Ku Geeriyooda...
Thursday, December 15, 2022
-
Wasiir Siciid Sulub Oo Lagu Eedeeyay In Beeshiisa Kula Dhex Jiro Iska Horkeen Iyo kala Qaybin
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland siciid sulub ayaa lagu eedeeyay in uu beesha uu kazoo jeedo kula dhex jiro kala fogayn iyo kala qaybin iyadoo loogu hanjabay in talaabo laga qaadi doono hadii madaxwayn...
Thursday, December 15, 2022
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Urur Siyaasadeedyada Cusub Iyo Arimaha Ay Kala Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa kulan la qaatay urursiyaasadeedyada cusub oo ka kooban 10 urur markii uu soo dhamaaday kulankan ayaa waxaa warbaahinta uga warbixiyay waxyaabaha ay ka wada hadleen qaarkamid ah ...
Thursday, December 15, 2022
-
Ilmo Yar Oo Waraabe Ku Cunay Magaalada Hargaysa Oo Xaaladeeda Caafimaad Lagula Tacaalayo Cisbitaalka Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Ilma yar oo Habeenkii xalay waraabe ku cunay degmad cali haaruun ee magaalada hargaysa ayaa xaaladeeda caafimaad lagula tacaalayaa cisbitaalka way nee magaalada hargaysa taasi oo uu soo gaadhsiiyay dhaawacyo culus.
...
Thursday, December 15, 2022
-
Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Caasimada Dalka Ireland Ee Dublin
IRELAND(W,N)-Galbeedka Magaalada Dublin ee Caasimada dalka Ireland Ayaa waxaa lagu dilay wiil dhalinyaro ahaa oo lagu magacaabo Maxamed Ilyaas.
Marxuumka oo da’diisu lagu sheegay inay tahay 22 sanno, ayaa asal ahaan ka so...
Thursday, December 15, 2022
-
Xulka Dalka Faransiiska Oo 2;0 Kaga Badiyay Xulka Dalka Marocco!
HARGAYSA(W,N)-Xulka Dalka Faransiiska ayaa 2;0 kaga badiyay xulka Dalka Marocco kuwaasi oo iska xaadiriyay Ciyaarta kama danbaysta ah ee Tartanka Koobka Aduunka’.
Marocco ayaa caawa dadaalo badan oo ay samaysay aan ku guu...
Wednesday, December 14, 2022
-
“Dawlada Hoose Waxaan Farayaa, Qorshahan Sidiisa Ayaynu Ufulinaynaa Meeshii Dumini Kusoo Beegan Tana, Waala Duminayaa”Wasiir Maxamed Kaahin.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin oo ka hadlayay daahfurka qorshe magaaleedka casimada hargaysa oo loo samaynayo Master Plan ayaa dawlada hoose ee hargaysa ku amray in qorshahan sidiisa loo ...
Wednesday, December 14, 2022
-
Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Hawada Oo Kulan La Qaatay Gudida Toogtada ah Ee Golaha Guurtida.
Maareeyaha haayada duulista Iyo Hawada Somaliland cumar Sayid ayaa kulan la qaatay gudida Joogtada ah ee golaha Guurtida jsl isagoo ka warbixiyay ujeedadan kulankan iyo arimaha ay kawada hadleen.
https://youtu.be/Zp_l6H5U49s...
Wednesday, December 14, 2022
-
Madaxwayne kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Qorshaha Cusub Ee Loo Samaynayo Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-12-2022 waxa uu ka qaybgaley, Daahfurka Qorshe Magaaleedka Cusub ee Wasaaradda Ha...
Wednesday, December 14, 2022
-
“Waar Dhaqanka Halkiisii Aynu Ku Celino, Oo Yaynaan Doc Faruurin”Gudoomiye Xirsi
BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani oo ka qaygalay Caleemo saarka caaqil kamid ah beelaha gobolka togdheer ayaa Caaqilka cusub ugu duceeyay in ilaahay ku asturo Xilkaa loo cumaamaday.
Sidoo kale Gudoomiyaha xisbiga waddani x...
Tuesday, December 13, 2022
-
Xulka Dalka Argentina Oo 3;0 Kaga Badiyay Xulka Dalka Croatia, Iskana Xaadiriyay finalka Koobka Aduunka.
Xulka Dalka Argentina ayaa cashar lama ilaawaan ah udhigay Xulka dalka Croatia oo ay kaga badiyeen 3;0 ciyaarta afar dhamaadka Tartanka kubada cagta ee koobka aduunka.
Xulka dalka Argentina ayaa iska xaadiriyay ciyaarta fin...
Tuesday, December 13, 2022
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Markale Sheegay In Aanay Somaliland Ka Dhacay Doorasho Aan Ta Madaxtooyada Ahayn.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo waraysi lala yeeshay ayaa markale cadeeyay mawqifka xisbiyada mucaaridka ee qabsoomida doorashada madaxtooyada
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https:...
Tuesday, December 13, 2022
-
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Sheegay In Ay Joojiyeen Shirkad Abniga Ka Shaqaynaysa Oo Khilaaf Ka Dhalisay Gobolka
BOORAMA(W,N)-Badhasaabka Gobolka Awdal ayaa sheegay in ay joojiyeen shirkad abniga boorama lagu wareejinayay oo bulshadu ka horyimaadeen.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/NVeU9XxFnnk...
Tuesday, December 13, 2022
-
Dawlada Maraykanka Oo Malaayiin Dollar ku Caawinaysa Qaarada Afrika.
USA(W,N)-Maraykanka ayaa sheegay inuu ugu yaboohayo Afrika lacag gaadhaysa illaa $55 bilyan oo dollar, saddexda sanno ee soo socota.
Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa, xilli uu madaxweyne Joe Biden uu isu diyaarinayo shirka Mar...
Tuesday, December 13, 2022
-
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Wax Laga Waydiiyay In Madaxwaynaha Somaliland Jabuuti Kula Kulmay Madaxwaynaha Somaliya Iyo Arimo kale!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland ayaa maalmo kadib ka warbixiyay safarkii madaxwaynaha Somaliland ku tagay dalka jabuuti iyo wararka sheegaya in madaxwaynaha somaliya oo isna jabuuti ku sugnaa kulan dhexmaray
Si...
Tuesday, December 13, 2022
-
“Xadhiga Ahmed Maxamed Daa,uud Waa Barmadow, Oo Ku Taal Xukuumada Talada Haysa, Haday Bilays Yihiin Iyo Qaybaheeda Kaleba”Xil. Maxamed Jaamac.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Jaamac Liibaan Oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa cambaareeyey Xadhiga xukuumadu kula kacday Axmed Maxamed Daa,uud Oo mudo ku xidhan Magaalada Hargeysa.
Waxaanu ...
Monday, December 12, 2022
-
“Hadii Xisbi Urur Noqdo Dameerona, Waylo Way Dhali….”Siyaasi Cali Guray.
Guntaba ha gaadhaan eh tobankan urur siyaasadeed waxba kama dhexeeyaan xisbiyada mucaaridka eh bal madaxwaynihii wax u sheegay ha waydiiyaan sadexdan sua’aalood in jawwab shaafida uu ka siin karo iyo in kale:
1.Doorashada uru...
Monday, December 12, 2022
-
Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani Oo Siyaabo Kale Duwan Uga Hadlay Kulan Layeesheen Komishanka Doorashooyinka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada Somaliland ee kulmiye ,waddani iyo Ucid ayaa maanta kulan la qaatay komishanka doorashooyinka Somaliland kaasi oo lagaga wadda hadlayay sidii loo hirgalin lahaa diwaangalinta codbixiyayaasha taasi oo loo mu...
Monday, December 12, 2022
-
Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ku Gacan Saydhay Shirkad La Sheegay In Lagu Wareejinayo Abniga Magaalada Boorama!
BOORAMA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa ku gacan saydhay shirkad dhinaca abniga ah oo ay xukuumadu ku wareejinayso gacan ku haynta abniga magaalada Boorama,
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
http...
Monday, December 12, 2022
-
DAAWO;-Danyarta Ku Nool Caasimada Hargaysa Oo Ay Saameeyeen Duruufaha Noloshu Oo Fariin Qiiro Leh Udiray Xukuumada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid dadka danyarta ah eek u nool caasimada hargaysa islamarkaana aysaameeyeen qabowga ba,an ee jira iyo duruufaha noloshu ayaa fariin qiiro leh udiray xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne biixi.
HAL...
Monday, December 12, 2022
-
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Sheegay In Qarannimadu Burburayso Hadii La Dhagaysan Waayo Reer Hargaysa,
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid cudhay oo katirsan golaha deegaanka hargaysa ayaa ka hadlay daamur tiro badan oo ay lasoo degtay dawlada hoose ee caasimada hargaysa
Sidoo kale xildhibaan siciid cudhay ayaa sheegay hadii la dhag...
Monday, December 12, 2022
-
Gudoomiye Kuxigeenka Urur Siyaasadeedka SPP Oo Soo Dhaweeyay Wareegtada Madaxwaynaha Jsl Kusoo Saaray Diwaangalinta Codbixiyayaasha!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland ee SPP Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi “Timo” ayaa soo dhaweeyay wareegtaa madaxwaynaha ku dhaqan galiyay in Diwaangalinta Codbixiyayaasha ...
Sunday, December 11, 2022
-
Ciidanka Booliska Gobolka Awdal Oo Gacanta Kusoo Dhigay Shabakad Magafayaal Ah Iyo Dadkii Ay Tahriibinayeen!
BOORAMA(W,N)-Ciidamada booliska gobolka awdal ayaa gacanta kusoo dhigay shabakad magafayaal ah oo meelo gobolka awdal kamid ah ku hayay dad itoobiyaan ah oo ay tahriibinayeen iyo dadkiiba.
Sidoo kale ciidamada booliska aya...
Sunday, December 11, 2022
-
Siyaasi Soo Bandhigay Hagarashada Xukuumada Jsl Ee Gobolka Gabiley Iyo Duruufaha Ay Ku Sugan Yihiin Mujaahidiin Ku Nooli!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolada iy degmooyinka xisbiga mucaaridka ee waddani Maxamuud xasan saleebaan doo boo maalmihii udanbeeyay kormeer indho indhayn ah kusoo maray gobolka gabiley ayaa ka warbixiyay xaqiiqada waxa ...
Sunday, December 11, 2022
-
Xukuumada Oo Hirgalinaysa Wado Isku Xidhaysa Oodwayne Iyo Hargaysa + Masuuliyiin Ka Hadlay.
Masuuliyiin katirsan xukuumada ayaa ka haday muhiimada ay leedahay hirgalinta wado isku xidhaysa Hargaysa,Oodwayne Iyo Burco.
https://youtu.be/mzqDSApzg2Y...
Sunday, December 11, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Digreeto Ku Cayimay Wakhtiga Ay Bilaabayso Diwaangalinta Codbixiyayaashu.
Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland ayaa la bilaabayaa Maalinta Arbacada ee taariikhdu tahay 28/12/2022, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska afhayeenka Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday ee...
Sunday, December 11, 2022
-
Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Agabar Oo Fariimo Isbarkan Udiray Maamulka Iyo Odayaasha Deegaanka.
AGABAR(W,N)-Gudoomiyihii hore ee degmada agabar axmed adeero ayaa ka hadlay muran udhexeeye gudoomiyaha degmada iyo qaarkamid ah odoyaasha deegaanka
Sidoo kale Ex gudoomiye axmed adeero ayaa maamulka degmada iyo odoyaasha deega...
Saturday, December 10, 2022
-
Morocco Oo 1;0 Kaga Badiyay Portugal, Noqotayna Dalkii Uhoreeyay Ee Africaan Ah Ee Iska Xaadiriyay Semi faynal Koobka Aduunka!
HARGAYSA(W,N)-Xulka dalka Marooco ayaa guul ka gaadhay tartanka koobka aduunka kadib markii ay caawa Hal Iyo Eber kaga badisay xulka dalka Portugal, Iyagoo iska xaadiriyay semi faynalka koobka aduunka Afar dhamaadka.
Sidoo kale...
Saturday, December 10, 2022
-
Ex Komishaneer Kaltuun Sh, Xasan Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamtay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirka Waxbarashada
HARGAYSA(W,N)-Kaltuun sheikh xasan oo kamid ahayd komishankii hore ee doorashooyinka Somaliland ee qabtay doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiilada ayaa jawaab ka bixisay hadal dhawaan kazoo yeedhay wasiirka waxbarashada toor...
Saturday, December 10, 2022
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Culimada Dalka Iyo Sobobta!
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Culimada Dalka Iyo Sobobta!
https://youtu.be/XXnLaZKBTn4...
Saturday, December 10, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Safar Uu Ku Tagay Dalka Jabuuti.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa maanta galinkii danbe dalka dib ugu soo noqday safar maalmo uu ugu maqnaa dalka jabuuti kadib
Majirto cid waftiga iyo xukuumada katirsan oo ka hadashay safarka madaxw...
Saturday, December 10, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|