WARAR
-
Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Oo Sexeexay Xeer Muhiim U Ah Somaliland!
USA(W,N)-Madaxweynaha Dawlada Maraykanka Joe Biden ayaa saxeexay Xeerka ( National Defense Authorization Act ) oo uu qayb ka yahay xeerka ogolaanaya iskaashiga Jamhuuriyada Somaliland iyo Dawlada Maraykanka,
Diblamaasi Sare...
Friday, December 23, 2022
-
Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Hadlay Dhacdadii Ka Dhacay Magaalada Baydhabo.
BAYDHABO(W,N)-Madaxwaynaha maamul goboleedka Koonfur galbeed ee somaliya cabdicasiis lafta gareen ayaa ka hadlay dhacdadii maanta ka dhacday magaalada baybadho isagoo sheegay in ay xun yihiin islamarkaana la baadhi doono wixii kee...
Friday, December 23, 2022
-
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Dalka Ka Jira!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay arimo door ah oo ka jira malcaamadaha lagu barto quraan iyo sida ay uga gaabisay wasaarada waxbarashadu
Sidoo kale Xildhibaan maxamed...
Friday, December 23, 2022
-
“Biriij Iyo Wado Kasta Oo Dhisanta Waxaa Wada Leh Reer Hargaysa, Waana In Qaadhaanka Laga Wado Qayb Qaato”Maayar Mooge.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ka hadlayay munaasibad qaadhaan loogu ururinayay dhismaha biriijka isku xidhaya xaafadaha hargaysa ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay in wax lawada qabsado taasi oo uu sheegay inay ha...
Friday, December 23, 2022
-
Madax dhaqameedka Gobolada Maroodi Jeex, Saaxil Iyo Togdheer Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka Codbixinta
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka gobolada maroodi jeex, saaxil iyo togdheer oo warbaahinta la hadlay ayaa shacabka goboladan degan ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta oo isdiwaan galintiisu dalka ka bilaabmayso ...
Friday, December 23, 2022
-
Waxgaradka Deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Abaabul Ciidan Oo Ay Deegaanka Ka Wado Maamulka Punthland.
BOOCAME(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka deegaanka Boocame ee gobolka sool ayaa ka hadlay saldhig Ciidan oo deegaanka ay ka samaynayso Maamulka Goboleedka Punthland
Sidoo kale waxgaradka ayaa fariin udiray maamulka punthlan...
Friday, December 23, 2022
-
Ardaydii 1960 Ilaa 1970 Ka Baxday Dugsiga Camuud Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Ardaydii dugsiga Camuud ka baxday 1960 ilaa 1970kii ayaa kulan ku yeeshay magaalada hargaysa
Dugsigii camuud ee ay ka baxeen ayaa hada ah jaamacada camuud waxaana madashan goob joog ahaa gudoomiyaha jaamacada camu...
Friday, December 23, 2022
-
“Waxaanu Ka Shaqaynaynaa Umaddiinu Siday Unoolaataa, Ee Kama Fikirayno Siday Ukala Noolaataa” Suldaan Xasan.
“Maanta Ragbaa Yidhi SNM Labaad Ayay Kusoo Samaynayaan Sucuudiga, Xashaa, Anaga Taasi Maaha Shaqadayada”Suldaanka Subeer Awal.
JIDAH(W,N)-Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdir...
Thursday, December 22, 2022
-
Qoysas Danyar Ah Oo Degan Xaafada State Houseka Oo Fariin Culus Udiray Madaxwayne Biixi
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadka danyarta ah ee degan xaafada state houseka ee magaalada hargaysa islamarkaana laga rarayo agagaaarka xabaalaha ku dhow state house ayaa xukuumada ugu baaqay in la dajiyo meel ku noolaadaan hadii ...
Thursday, December 22, 2022
-
Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Khamiislaha Ahaa Ee Golaha Wasiirada Somaliland!
Fadhigii 104aad Ee Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta ka qabsoomay Hoolka Shirarka ee Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda...
Thursday, December 22, 2022
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeeray Mashariicda Laga Hirgaliyay JPLG Ee Magaalada Burco
BURCO(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo wafti uu hogaaminayay ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco.
Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa kormeer kusoo maray mashariicda...
Thursday, December 22, 2022
-
Suxufi Coldoon Oo Maanta Laga Siidaayay Xabsiga Sheegayna In Aanu Ka Aamusay Xaqa!
HARGAYSA(W,N)-Suxufi Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo mudo sanado ah ku xidhnaa Jeelka way nee magaalada Hargaysa ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisii kadib markii u dhamaystay Xukunkii lagu Riday
Sidoo kale coldoon ayaa shee...
Thursday, December 22, 2022
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Magacaabay Gudida Anshaxa Iyo Xalinka Khilaafkaadka Diwaangalinta.
Komishanka Doorashooyinka Oo Magacaabay Gudida Anshaxa Iyo Xalinka Khilaafkaadka Diwaangalinta.
https://youtu.be/HHy9OhabySw...
Wednesday, December 21, 2022
-
Maamulka Gobolka Daad Madheedh Oo Ka Hadlay Dad Ku Sumoobay Deegaano Gobolka Katirsan Iyo Fariinta Ay Bulshada Udireen.
OODWAYNE(W,N)-Badhasaabka gobolka daad madheedh iyo taliska ciidanka ee gobolka ayaa ka hadlay dad ugeeriyooday sun ay ku sumoobeen deegaano gobolka katirsan
Maamulka ayaa sheegay in ay suntan ooh al qof ku geeriyooday ay tah...
Wednesday, December 21, 2022
-
Masuuliyiinta Ururka Miisaan Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Ka Taagan Dalka Iyo Fariinta Ay Direen!
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta urur siyaasadeedka miisaan oo ay gadhwadeen ka yihiin xubno kasoo qayb qaatay dalkii dib uxoraynta somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo sida bulshada usaamaysay qabyaalada, eex iyo...
Wednesday, December 21, 2022
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Kormeer Uu Kusameeyay Mashariicda Dawlada Hoose Hirgalisay!
BERBERA(W,N)-Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa saaka kormeeray Mashaariicda JPLG-ga ee ...
Wednesday, December 21, 2022
-
Qaybo Kamid Ah Ciidamadii Somaliya Ee Eritrea Ku Maqnaa Oo Muqdisho Kasoo Degay!
MUQDISHO(W,N)-Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa shaaciyay inay maanta dalka kusoo laabteen qaar katirsan ciidamada Soomaaliyeed ee tababarka kusoo qaatay dalka Eritrea.
Madaxweyne Xasan Shei...
Wednesday, December 21, 2022
-
“Soddon Sanno Somaliland Ma Ay Yeelan Siyaasad Arrimo Dibadeed, Oo Qoran Oo Meel Loo Raaco Leh”
Abdifatah A. Ileeye, oo ah aqoonyahan iyo Cilmi baadhe, ayaa ka sameeyey daraasad cilmiyeed ka sameeyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda Jamhuuriyadda Somaliland in ay leedahay waxyaabaha sahlaya in ay gaadho hadafka qaranka ee ah Aqoo...
Wednesday, December 21, 2022
-
Komishanka Tamarta Jsl Oo Daahfuray Liisanka Tamarta Iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahay Kuwii Hore!
HARGAYSA(W,N)-Komishanka tamarta somaliland ayaa maanta daahfuray liisanka tamarta kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin xukuumada katirsan, masuuliyiin ka socday shirkadaha laydhka bixiya
Masuuliyiinta komishanka tamarta ay...
Wednesday, December 21, 2022
-
DAAWO;-Barnaamijka Siyaaradii Sheekh Yuusuf Kawniin Ee Deegaanka Aw Barkhadle.
HARGAYSA(W,N)-Siyaarada sheekh yuusuf kawniin sh yuusuf barkhadle ayaa habenkii jimcihii hore lagu qabtay deegaanka aw barkhadle ee duleedka caasimada hargaysa
Munaasibada siyaarada sh, yuusuf al kawniin ayaa laga soo jeediya...
Tuesday, December 20, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Udiyaargarowga Diwaangalinta Iyo Waajibka Ka Saaran Xukuumada!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay qaabka loogu diyaar garoobayo diwaangalinta codbixiyayaasha oo dhawaan ka bilaabmaysa guud ahaan dalka.
Sidoo kale wasiirka arimaha ...
Tuesday, December 20, 2022
-
TPLF Oo Markale Shaki Galisay Heshiishkii Nabadeed Ee Ay la Gashay Dawlada Itoobiya Iyo Sobobta!
MAQALE(W,N)-Kooxda Tplf ee gobolka Tigrey ayaa markale shaki ka muujisay heshiishkii ay dhawaan wada gaadheen dawlada itoobiya mudo dagaalo udhexeeyaa ka socdeen gobolka tigrey iyo gobolo kale oo ka mid ah itoobiya
HALKAN KAGA ...
Tuesday, December 20, 2022
-
Gudida Ansixinta Gobolka Gabiley Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka Codbixinta, Fariina Udiray Komishanka!
GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah Gudida isku xil qaantay dabagalka Ansixinta Gobolka gabiley oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa shacabka gobolka gabiley ugu baaqay in ay udiyaar garoobaan qaadasha kaadhka Codbixinta oo dhawaan diwaanga...
Tuesday, December 20, 2022
-
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Booqasho Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Xubno katirsan gudida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland oo Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Gudidaasi oo socdaal ku marayay gobolka gabiley ayaa maanta gaadhay magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale iyagoo kulamo la ...
Monday, December 19, 2022
-
Xukuumada DDS Oo Sheegay In Aanay Marnaba Raalin Ka Ahayn In Magaalada Jig Jiga Lagu Qabto Shirar lidka Ku Ah Somaliland!
JIG JIGA(W,N)-Wasiirka warfaafinta DDS Ayaa ka hadlay shir dhawaan lagu qabtay magaalada jig jiga kaasi oo duulaan ku ahaa qarannimada Somaliland isagoo sheegay ka dawlad ahaan in aanay marnaba ogolaalayn in dalkeeda lagu qabto ...
Monday, December 19, 2022
-
Ceelkii Uhoreeyay Ee Shidaal Ah Oo Laga Qodayo Somaliland Iyo Gobolka Uu Ku Yaalo!
HARGAYSA(W,N)-Somaliland ayaa faliyaa dhawaan in laga qodo Ceelkii Uhoreeyay ee shidaal iyadoo mudo shirkado caalami ahi ku mashquul sanaayeen sahaminta shidaal oo laga sameeyay deegaano kala duwan oo ku yaala Somaliland.
Ceelk...
Monday, December 19, 2022
-
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Gaadhay Gobolka Gabiley Iyo Meelaha Ay Kormeerka kusoo Mareen.
GABILEY(W,N)-Gudida joogtada ee golaha Guurtida Somaliland ayaa gaadhay gobolka gabiley iyagoo Kulan la qaatay masuuliyiinta dawlada hoose iyo badhasaabka gobolka gabiley.
Sidoo kale xubnaha Gudida joogtada ah ee Golaha guu...
Monday, December 19, 2022
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Gobolada Dalka Ukala Diray Agabkii Iyo Hawlwadeenada Diwaangalinta.
HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka somaliland ayaa maanta gobolada dalka ukala diray agabkii iyo hawlwadeenada ka hawlgali doona diwaangalinta codbixiyayaasha oo 28bishan ka bilaabmaysa somaliland.
https://youtu.be/YJF8ZnI...
Monday, December 19, 2022
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Digrayto Ku Dhaqan Galiyay Miisaaniyada 2023.
”WAREEGTO MADAXWEYNE
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-966/122022, ku dhaqan-geliyey maanta oo ay taariikhdu tahay 19/12/2022, Miisaa...
Monday, December 19, 2022
-
Ciidanka Booliska Degmada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Hargaysa Lacag Iyo Agab kale Kasoo Dhacay.
TOG WAJAALE(W,N)-Ciidanka magaalo Guduudeedka magaalada wajaale ayaa gacanta ku dhigay nin lacag iyo faylal guri kazoo dhacay magaalada hargaysa kaasi oo doonayay in uu dalka ka baxo.
Taliyaha saldhiga wajaale iyo taliyaha...
Monday, December 19, 2022
-
Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Shir lid Ku Ah Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Jig Jiga Iyo Digniinta Uu Udiray.
JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka Somalida mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay shirar ku lid ah Somaliland iyo guud ahaan geeska oo lagu qabtay magaalada jig jiga dhawaan kaasi oo lagu sheegay in Ururka Khaatumo bilaa...
Sunday, December 18, 2022
-
Xulka Dalka Argentina Oo Ku Guulaystay Koobkii Aduunka Kadib Markii Ay Gool Ku laag Kaga Badiyeen Faransiiska.
HARGAYSA(W,N)-Xulka dalka Argentina ayaa ciyaar adag oo dhexmartay Xulka dalka faransiiska ee finalka koobka aduunka ee ka socday dalka Qatar ayaa ku guulaystay koobkii kadib markii ay rikoodhayaal kaga badisay xuka faransiisk...
Sunday, December 18, 2022
-
DAAWO;-Hargaysa Iyo Sidii Caawa Looga Daawanayay Ciyaarta finalka Koobka Aduunka Ee Xulalka Faransiiska & Argentina.
DAAWO;-Hargaysa Iyo Sidii Caawa Looga Daawanayay Ciyaarta finalka Koobka Aduunka Ee Xulalka Faransiiska & Argentina.
https://youtu.be/flGa7kj5yhw...
Sunday, December 18, 2022
-
Xisbiga Waddani Oo Dhaliilay Safarka Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ku Joogo Gobolka Awdal.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha Gudaha ee xisbiga waddani ayaa dhaliilo xoogan ujeediyay wafti uu madaxwayne kuxigeenka Somaliland hogaaminayo oo safar ku jooga gobolka awda,
https://youtu.be/__preFYkEMM
...
Sunday, December 18, 2022
-
Midkamid Ah Maraakiibta Ugu Waawayn Dunida Oo Kusoo Xidhay Dekeda Berbera
BERBERA(W,N)-Midkamid ah maraakiibta waawayn ee ukala goosha dunida ayaa soo gaadhay dekeda berbera taasi oo noqonaysa markabkii ugu horeeyey ee intan lee gee kusoo xidha dekeda berbera.
Markabkan ayaa alaabooyin usida gana...
Sunday, December 18, 2022
-
Twitter-ka Oo Cambaareeyey Fal Celin Kaga Timid Qaramada Midoobay Iyo Midowga Yurub
NEW YORK(W,N)-Qaramada Midoobay, ayaa ku biirtay ururka Midowga Yurub cambaareynta loo jeedinayo go’aanka Twitter-ka, ee uu ku xidhay qaar kamid ah akoonada saxafiyiinta wax ka tabiya baraha bulshada.
Weriyeyaasha New Yor...
Sunday, December 18, 2022
-
“Markii Talo Meel La Dhigo, Muxuu Umarooriyaa, Meel Daran Uu Uga Shaxaa”Siyaasi Cali Guray.
Komishanka Doorashadu amarka Muuse Biixi ama Madaxwayne ay ku shaqeeyaan way qabaan amarkii oo maalintii sadexdii xubnood ee dambe la dhaarinayay amar cad buu siiyay. Wuxu faray in doorashada ururda ay marka hore qabtaan. Ka dibna...
Saturday, December 17, 2022
-
DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka Codbixinta!
TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka Degmada wajaale ee gobolka Gabiley ayaa shacabka degmada ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta oo dhawaan deegaanada ka bilaabmayaan diwaangalinteedu
Gudoomiyaha degmada ayaa dadwaynaha aan hore ...
Saturday, December 17, 2022
-
DAAWO;-Siyaarada Sheekh Yuusuf Al kawniin Oo Lagu Qabtay Deegaanka Aw Barkhadle.
HARGAYSA(W,N)-Siyaarada sheikh Yuusuf Alkawniin “sheikh Yuusuf Barkhadle” ayaa lagu qabtay deeganka awbarkhadle ee duleedka magaalada hargaysa.
Munaasibada siyaarada sheikh yuusuf barkhadle ayaa waxaa soo qaban qaabisa...
Saturday, December 17, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Beenisay In Ay Dalka Soo Galeen Dawooyin Dhacay
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka haayada Dhawrista hyada ayaa beeniyay wararka sheegaya in somaliland ay soo galeen dawooyin dhacay.
https://youtu.be/YuHa6qTxbEI...
Saturday, December 17, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|