WARAR
-
DAAWO;-Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka!
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka!
https://youtu.be/9gDnVFvso30...
Friday, December 30, 2022
-
Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Fuliyay Olole Lagu Nadiiifinayo Xabaalaha Magaalada.
HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa yaa maanta olole nadaafadeed ka fulisay xabaalaha magaalada hargaysa kaasi oo lagu nadiifiyay gaar ahaan xabaalaha baqiic iyo naaso hablood
Sidoo kale maamulka degmada ...
Thursday, December 29, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Qoraal Kasoo Baxay Maamulka Somaliya!
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay qoraal kasoo baxay maamulka somaliya oo ay kaga hadleen shidaalka laga qodayo deegaano kamid ah somaliland
Wasaarada macdanta iyo tamarta ayaa...
Thursday, December 29, 2022
-
“Waxaan Leeyahay Xukuumada Uu Madaxwayne Biixi Gadhwadeenka Ka Yahay, Xiisada Iyo Xaalada Ka Taagan Gobolka Sool, Xoog Laguma Xalin Karo” Gudoomiye Maxamuud Xaashi
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah oo si adag uga hadlayay dilal kusoo noqnoqaya magaalada laascanood iyo khasaaraha ka dhashay rabshado ay sameeyeen dad ka gadoodsani arimahaasi
Sidoo kale Siyaasi Maxamuud xaash...
Thursday, December 29, 2022
-
Dowladda Sacuudiga Oo Xayiraadii Ka Qaaday Xoolaha Soomaalida
RIYAD(W,N)-Hay’adda Guud ee cuntada iyo daawooyinka ee Sacuudiga ayaa soo saartay Go’aan Farxad leh oo ku saabsan in xayiraadii laga qaaday Hilibka Xoolaha Soomaalida ee loo soo dhoofin jirey Boqortooyadda Sacuudiga.
Wa...
Thursday, December 29, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Soo Kormeeray Qaar kamid ah Degmooyinka Caasimadda Hargeysa Ee Ay Diiwaangelintu Ka Socoto.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku gudo jira kormeer uu ugu kuurgelayo hannaanka ay diiwaangelinta cod-bixiyayaashu uga socoto degmooyinka kala duwan ee Caasimadda Hargeysa, ayaa m...
Thursday, December 29, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Magaalada Laascanood Oo Maalintii Labaad Ay Ka Socdaan Rabshado!
LAASCANOOD(W,N)-Wasiiro xukuumada katirsan iyo maamulka gobolka sool ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo khasraaha ka dhashay banana baxyadii ay shacabku dhigeen
Sidoo kae xukuumada ayaa sheegay in dawladu bixinayso...
Thursday, December 29, 2022
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kormeeray Goobaha Diwaagalintu ka Socoto Ee Magaalada Boorama!
BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani oo ay weheliyaan musharaxa madaxwayne iyo kuxigeenkiisu ayaa kormeer kusoo maray goobaha diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee magaalada boorama kuwaasi oo maalintii labaad galay.
h...
Thursday, December 29, 2022
-
“Booliska Waxaan Waydiinayaa Yaalaynaya Dadka ,Yaa Diley Hadraawi, Waxaan Doonayaa Indhaha Shacabka Somaliland In Aynu Ku Jeedino Laascanood” Xil. Maxamed Abiib.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somailand ayaa si adag uga hadlay dilalka kusoo noq noqday magaalada laascanood iyo rabashadihii ka dhashay dilkii marxuum cabditafaax cabdila...
Wednesday, December 28, 2022
-
Qaabkii Ay Diwaangalintu Uga Bilaabantay Gobolka Gabiley Iyo Kormeerkii Masuuliyiintu Kusoo Mareen Goobaha Ay Ka Socoto!
GABILEY(W,N)-Guud ahaan gobolka gabiley ayay maanta diwaangalinta codbixiyayaasha sirasmi ah uga bilaabantay 8goobood oo laagu talo galay in la dhigo sanaaduuqda diwaangalinta codbixiyayaasha
Masuuliyiin xukuumada ka socda,maam...
Wednesday, December 28, 2022
-
Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Waddani Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Gobolka Gabiley
GABILEY(W,N)-Hogaanka xisbiga mucaaridka ee Waddani oo ay horkacayaan Gudoomiyaha xisbiga musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo masuuliyiin kale ayaa maanta galinkii danbe kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaas...
Wednesday, December 28, 2022
-
Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Shacabka Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Diwaangalinta Ee Gobolka Gabiley Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada!
GABILEY(W,N)-Gudoomiye Kuxigeenka Ururka shacabka Somaliland ee SPP Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi “Timo” ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo sida ay usocoto diwaangalinta codbixiyayaasha kusoo maray goobaha diwaangalinta ee gob...
Wednesday, December 28, 2022
-
“Waxaan Aad Uga Xumahay Oo Aan Halkan ka Tacsiyeynayaa, Dhibaatadii Ka Dhacday Magaalada Laascaanood Shalay Iyo Habeen Hore”Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi si adag uga hadlay dilalka soo noqnoqday ee ka dhaca magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, isaga oo tacsiyeeyey geerida ku timi marxuum Cabdifataax Cabdilaahi Cabdi (Hadraawi) ...
Wednesday, December 28, 2022
-
Gudoomiye Kuxigeenkii Gobolka Sool Oo Iska Casilay Xilkii Iyo Sobobta!
LAASCANOOD(W,N)-Gudoomiye ku xigeenka gobolka Sool Garyaqaan Maxamed Aadan ayaa iska casiley xilkii uu ka hayey gobolka Sool .
Waxaa uu sheegay in ay ku fashilmeen wax ka qabashada dilalka kusoo badanaaya Laascaanood.
Shacab...
Wednesday, December 28, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Waxka Qabasho La,aanta Dilalka Magaalada laascanood iyo Qaabkii Ayula Dhaqmeen Dadkii Mudo Haraadayay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani xirsi xaaji xasan ayaa si kulul ucanbaareeyay xukuumada oo ciidamo iyo rasaas u adeegsatay dad ka banana baxayay dilkii magaalada laascanood loogu gaystay marxuum cabdifataax cabdilaahi ku...
Wednesday, December 28, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray Goobaha Degmooyinka Caasimadda Ee ay ka Socoto Diiwaangelintu,
Hargeysa:(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka soo kormeeray goobaha ay ka socoto diiwaangelinta cod-bixiyayaasha ee degmooyinka caasimadda Hargeysa, taas oo si rasmi ah uga bilaabantay ...
Wednesday, December 28, 2022
-
“Kulmiyoow Kastamkii Kalabaydh Ayaad Xidheen, Oo Dakhligii Gobolka Oo Dhan Ayaa Xidhan”Chief Caaqil Dayib Cabdi Ciidle
GABILEY(W,N)-Chief caaqilka guud ee gobolka gabiley dayib cabdi ciidle ayaa madal ay ku sugnaayeen wasiiro katirsan xukuumada kulmiye maanta gabiley runta usheegay
Sidoo kale chief dayib ayaa xukuumada xisbiga kulmiye ku eedeey...
Tuesday, December 27, 2022
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Farxiyay Marwo Adna Aadan Iyo Arinta Uu Kala Wareegay
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa ka farxiyay marwo adan aadan ismaaciil kadib markii uu kala wareegay goob caafimaad oo ay mudo ku hawlanayd dhamaystirkeeda.
https://youtu.be/Gjx63x4VImU...
Tuesday, December 27, 2022
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Maxruum Oday Maxamuud Aadan Dhari Oo Kamid Ahaa Odoyaasha Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa xabaalaha bari ee Magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay marxuum Maxamuud Aadan dhari oo kamid ahaa odoyaasha haldoorka ah ee reer somaliland kaasi oo xilal kala duwan kasoo qabtay som...
Tuesday, December 27, 2022
-
“Waxaynu Isku Haynaa, Waa Kuraasta Aynu Kala Riixano, Ee Iskuma Hayno Jiritaanka Somaliland”Gudoomiye Xirsi.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa ka hadlay qoraal kasoo baxay gudida diwaangalinta ururada siyaasada oo sheegay in sedexda xisbi qaran ay ka dhamaatay mudadii ay haysteen liisanka xisbinimo ee 10sano isagoo ku tilmaam...
Tuesday, December 27, 2022
-
Taariikh Nololeedkii Alle Ha,Unaxariistee Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo Ku Geeriyooday Dalka Itoobiya
ADIS ABABA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa habeenkii xalay casimada dalka itoobiye ee adis ababa ku geeriyooday marxuum fanaan cabdinaasir macalin caydiid oo xaalada caafimaad loogu qaaday itoobiya
HALKAN KAGA BOGO TAARIIKH NOL...
Tuesday, December 27, 2022
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Agabkii Iyo Shaqaalihii Ka Shaqaynayay Goobaha Diwaangalinta.
HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyn=inka qaranka ayaa maanta kala diray shaqaalihii iyo agabkii goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha oo maalinta bari ah dalka ka bilaabmi doonta
Komishanka ayaa gobol gobol ukala diray agabkii...
Tuesday, December 27, 2022
-
Wasiiro Iyo Maamulka Gobolka Gabiey Oo Xadhiga Ka Jaray Bariijka Shariif Cali Ee Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland, maamulka gobolka gabiley Ka degmada iyo waxgaradka gobolka ayaa maanta xadhiga ka jaray biriijka isku xidhaya gabiley iyo shariif cali oo aad ugu muhiim ah bulshada ku dhaqan m...
Tuesday, December 27, 2022
-
Mudo Haraad Lagaga Soo Horjeedo Marxuum Xalay Lagu Dilay Laascaanood Oo Sobobay Khasaare Iskugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac.
LAASCANOOD(W,N)-Dadwayne ka gadoodsan dil habeenkii xalay magaalada laascanood loogu gaystay Marxuum cabditafaax cabdilaahi (Hadaraawi oo kamid ah haldoorka gobolka ayaa maanta ka dhacay magaalada laascanood
Banana baxan ayaa w...
Tuesday, December 27, 2022
-
“Horta Gudidaasi Meel Ay Kasoo Gasho, Arinta Asxaabta Ma Jirto, Waxaanan U Arkaa Uun Wax Loo Yeedhiyay” Gudoomiye Faysal.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka horyimid hadal kazoo yeedhay gudida diwaangalinta ururada oo maanta warsaxafadeed ay soo saareen ku sheegay in laga bilaabo 26bishan oo dhamaaday mudadii lii...
Monday, December 26, 2022
-
Dablay Hubaysan Oo Caawa Magaalada Laascanood Ku Dilay Marxuum Cabdifataax Cabdilaahi (Hadraawi).
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu ka Baxay Marxuum Cabditafaax Oo Caawa lagu Diley laascanood Xukuumadana ugu baaqay in sharciga La Horkeeno Cidii Fulisay Falkaasi!
Musharaxa madaxwayne ee xisbiga...
Monday, December 26, 2022
-
Wafti Xukuumada Ka Socday Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Soo Kormeeray Mashaariic Laga Hirgaliyay Gabiley, Kuwo Kalena Dhagax Dhigay
GABILEY(W,N)-Wasiiro Xukuumada Katirsan, Maamulka Gobolka Gabiley Iyo ka Degmada Gabiley Ayaa Kormeer ku soo Maray mashaariicda laga Hirgaliyay Magaalada gabiley Ee mashruuca GPLG halka ay Kuwo kalena Dhagax Dhigeen.
Korme...
Monday, December 26, 2022
-
Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Heshiis Waxbarasho la Gashay Jaamacadda Abaarso Tech!
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa Isniinta maanta heshiis waxbarasho ay kala saxeexdeen Guddoomiyaha Jaamacadda Abaarso Tec...
Monday, December 26, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan La Yeeshay Laamaha Abniga Ee Gobolka Togdheer
BURCO(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ayaa maanta kulan la qaatay laamaha abniga ee gobolka togdheer kaasi oo ujeedadiisu tahay sidii loogu diyaar garoobi lahaa diwaangalinta codbixiyayaasha iyo masuuliyada ka saaran laamah...
Monday, December 26, 2022
-
Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo War Kasoo Saaray Mudo Xileedka Sedexda Xisbiga Qaran!
HARGAYSA(W,N)-Gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta ayaa warsaxaafadeed ay maanta soo saareen ku sheegay in mudo xileedkii shahaadada sedexda xsbiga qaran ee Kulmiye, Waddani Iyo Ucid oo maanta ku dhan yaha...
Monday, December 26, 2022
-
“Axmed Waxaa Loo Xidhay Sifo Sharci Daro Ah, Waxaana Loo Haystaa Madaxwaynaha Ayaad Baraha Bulshada Ku Dhaliishay” Garyaqaan Guleed Dafac.
HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Guuleed Dafac oo katirsan xarunta xuquuqal iisaanka madaxa banaan ee somaliland ayaa ka hadlay xadhiga Muwaadin Axmed Maxamed Cabdi Daa,uud oo mudo sifo sharciga baalmarsan ugu xidhan magaalada hargaysa isa...
Sunday, December 25, 2022
-
Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Maxamed Diiriye Daarood.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha Uubaale ee koonfurta Hargeysa Hargeysa loogu sameeyey marxuum Maxamed Diiriye Cige (Daarood) oo kamid ahaa od...
Sunday, December 25, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Burco
BURCO(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco halkaasi oo uu utagaysidii blshada loogu wacyigalin lahaa qaadashada kaadhka codbixin...
Sunday, December 25, 2022
-
“Dawladnimadeenii Waxay Noqotay Jabhadayn Iyo Bahalnimo”Xoghaye Yoonis.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha cadaalada ee xisbia wadani Yoonis Axmed Yoonis ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada kulmiye isagoo sheegay in ay ku fashilmeen balaqaadkii ay shacabka somaliland usameeyeen shan sano ka hor.
HALKAN KAGA B...
Sunday, December 25, 2022
-
Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayre Oo Urur Siyaasadeedyada Cusub Ku Tilmaamay In Ay Lamid Yihiin Macawislayda Somaliya Ka Dagaalanta!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo kamid ah siyaasiyinta reer somaliland ayaa urur siyaasadeedyadacusub ee somaliland ku tilmaamay in ay la mid yihiin uun macawislayda ka dagaalanta koofurta somaliya.
https://youtu...
Saturday, December 24, 2022
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Tababar Ufuray 50Xubnood Oo Ka Kala Socday, Bahda Garsoorka Gobolka Maroodi-jeex!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka mudane Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan, lataliyay...
Saturday, December 24, 2022
-
Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Oo Awaamiir Culus Dul Dhigay Gaadiidka!
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka nabadgalyada wadooyinka ee taraafikada ayaa awaamiir culus dul dhigay gaadiidka ukala gooshaya gobolada dalka iyo gaadiidka la dhigo meelaha aan parkinga ahayn.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
...
Saturday, December 24, 2022
-
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Daahfuray Diwaangalinta Codbixiyayaasha.
HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka qaranka somaliland ayaa maanta sirasmi ah udaahfuray diwaangalinta kaadhka codbixiyayaasha oo qaadashadiisu dalka ka bilaabmayso 28 bishan afar cisho kadib.
Munaasibada daahfurta diw...
Saturday, December 24, 2022
-
Dowladda Itoobiya Iyo TPLF Oo Oggolaaday In Gobolka Tigray Ay Tagaan Kormeereyaal Ka Socda Midowga Afrika
ADIS ABABA(W,N)-Madaxweynihii hore ee Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa u safri doona gobolka Tigray ee Itoobiya si uu u kormeero heshiiskii nabadeed ee bishii hore ay kala saxeexdeen dowladda iyo Itoobiya iyo TPLF.
Mas’uuliyii...
Saturday, December 24, 2022
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Berbera.
BERBERA(W,N)-Musharraxa madaxweyne ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Berbera.
Ujeedada Weftiga ayaa ah wacyigelinta bulshada ee diwaangelinta codbixin...
Saturday, December 24, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|