WARAR
-
“Waxaynu Ubaahan Nahay In Ay Qabsano Shirwayne Qaran, Oo Aynu Kaga Tashano Wixii Inga Xumaaday”Gudoomiye Faysal.
BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa qotodheer uga hadlay xaalada dalka Somaliland iyo dhibta ka taagan magaalada laascanood
Sidoo kale udoomiye Faysal ayaa ku baaqay in Somaliland ubaahan tahay in l...
Wednesday, January 4, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Qaarkamid ah Golihiisa Wasiirada!
WAREEGTO MADAXWEYNE: 04 /01/2023.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-973/042023, JSL/XM/WM/222-975/042023 iyo JSL/XM/WM/222-...
Wednesday, January 4, 2023
-
DAAWO;-Madaxdhaqameedka Midkamid Ah Beelaha Dega Gobolka Sool Oo War Kasoo Saaray Xaalada Magaalada Laascanood
LAASCANOOD(W,N)-Midkamid ah beelaha dhulbahante ee u dhaqan gobolka sool oo caawa magaalada laascanood ku qabtay shir jaraa,id ayaa ka hadlay xaaladihii maalmihii udanbeeyay ka taagnaa magaalada laascanood iyagoo ku baaqay inay bu...
Tuesday, January 3, 2023
-
Qaarkamid Ah Culimada Somaliland Oo Ka Hadlay Arinta Laascanood Iyo Baaq Ay Udireen Xukuumada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah culimo awdiinta Somaliland eek u dhaqan caasimada hargaysa ayaa baaq kazoo saaray xaalada ka taagan magaalada laascanood iyagoo xukuumada ugu baaqay in ay sugto abniga dadka reer sool iyagoo shacabkana u...
Tuesday, January 3, 2023
-
“Madaxda Xukuumada Jsl, Waxaan Leeyahay, Halkaasi Waxa Ka Dhacday Wax Soo Taagnaa Oo Aanu Markhaati Ka Ahayn Oo Dil Ah, Mee Sirdoonkii”Siyaasi Rashiid.
Dhulbahantoow Majeerteen Isma Daaroodsan Karaysaan, Ee Inagaa Isdhalay, Xukuumadana Waxaan..
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jamaac Yuusuf (sheekhul Axmar) oo kamid ah siyaasiyiinta somaliand ee inta badan ka hadla arimaha guud a...
Tuesday, January 3, 2023
-
Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Maamulka Gobolka Salel Oo Ka Warbixiyay Roobab Ka Da,ay Xeebaha Oo Xanibay Isku Socodka!
SAYLAC(W,N)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland iyo maamulka gobolka salel ayaa kormeer ku tagay deegaanka gobolka salel katirsan oo ay ka da,een roobab waawayn oo xanibay isku socodka gaadiidka/
https://youtu.be/h6qr_B...
Tuesday, January 3, 2023
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kormeer ku Maray Goobaha Diwaangalinta Ka Socoto Deegaanada Cadaadley
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani ,musharaxa madaxwayne ee xisbiga ,xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo katirsan xisbiga ayaa kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha ka socoto ee deegaano katirsan gobolka ma...
Tuesday, January 3, 2023
-
“Qofkasta Oo Somaliland Taageersan, Waa Dadka Lagu Laayo Magaalada Laascanood, Maxaa Loogu Layn Waayay Kuwo..”Siyaasi Xuseen Dayr.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Eng Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) Oo xilal kala diwan kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo ayaa ka hadlay xaalada ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood
Sidoo kale siyaasi Xuseen Dayr ay...
Tuesday, January 3, 2023
-
Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo loogu baaqay inay Maalinta Sabtida ah Kasoo Xaadiraan Xarunta Golaha
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa lagu wargaliyay in ay maalinta sabti kazoo xaadiraan xarunta golaha taasi oo uu ka furmi doono kalfadhigii caadi ahaa goluhu/
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Tuesday, January 3, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Iyo Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Arrinta Laascaanood, Digniin Iyo Jawaabana U Diray Maamulka Somaliya!
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalialnd, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shirguddoomiyey shir ballaadhan oo ay maanta qasriga madaxtooyada ku yeesheen madaxda qaranka ugu sarraysa oo ay kamid yihiin guddoomiyaha golaha...
Tuesday, January 3, 2023
-
Marwo Amran Maxamed Ismaaciil Oo Baaq Diwaangalinta Codbixiyayaasha Ah Udiray Bulshada Gobolada Maroodi Jeex Iyo Hawd.
HARGAYSA(W,N)-Marwo amran maxamed ismaaciil oo kamid ah masuuliyiinta xisbi xaakimka kulmiye ayaa bulshada ku dhaqan gobolada maroodi jeex, hawd iyo degmada balay cabane ugu baaqday in ay isdiwaangaliyaan islamarkaana qaataan ...
Monday, January 2, 2023
-
Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Jsl Oo Baaq Culus Udiray Bulshada Reer Laascanood
GABILEY(W,N)-Taliyihii hore ee ciidanka qaranka jsl s/g; maxamed xasan cabdilaahi “jidhif” ayaa baaq culus udiray bulshada ku dhaqan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://...
Monday, January 2, 2023
-
Xubno Katirsan Komishanka Doorashooyinka Iyo xildhibaano Kormeeray Goobaha Diwaangalinta Gobolka Gabiley, Kana Hadlay Caqabado Ka Jiray
WAJAALE(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka gabiley iyo xubin katirsan komishanka doorashooyinka oo kormeer kusoo maray goobaha diwaangalinta ee gobolka gabiley sheegayna in la xaliyay caqa...
Monday, January 2, 2023
-
Mid Kamid Ah Beelaha Dega Gobolada Maroodi Jeex Iyo Hawd Oo Kulan Lagaga Arinsanyo Diwaangalinta Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa!
HARGAYSA(W,N0-kulan ay Iskugu yimaadeen Siyaasiyiinta. Cuqaasha. Haweenka iyo dhalinyaradda Beelwaynta Yaasuf isaaq Ee Dagta Goboladda Maroodi-jeed Hawd iyo Balay-cabane ayaa Xalay kulan ay isugu yimaadeen Hotel Maansoor ee ma...
Monday, January 2, 2023
-
DAAWO;-Dadwaynaha Magaalada Wajaale Oo ka Gadooday Caruur Ku Gubatay Guri Habeenkii Xalay Iyo Gurmad La,aanta Xukuumada
TOG WAJAALE(W,N)-Waxaa habeenkii xalay ku gubtay magaalada wajaale guri jiingad ah kaasi oo uu ku geeriyooday ilmayar halka sedex kalena laga soo badbaadshay
Qaarkamid ah ehelada guriga gubtay iyo bulshada reer wajaale ayaa gad...
Monday, January 2, 2023
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinta Ee Gobolka Gabiley.
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Horseed muj cabdilaahi iimaan dirawal iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada gabiley kuwaasi oo kormeer wacyigalin ah kusoo maray goobaha ay ka socoto isdiwa...
Monday, January 2, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Ku Fashilantay Sugida Abniga Magaalada Laascaanood.
ANKARA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo dhimashada ka dhalatay gadoodka bulshada ku dhaqan
Sidoo kale Gudoomiye cabdirasaaq khaliif ayaa xukuumada ku eedeeyay in ay ku...
Monday, January 2, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa!
CEERIGAABO(W,N)-Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Gen maxamed Aadan Saqadhi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalomadaxda gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;...
Monday, January 2, 2023
-
Prof Ibraahim Meecaad Oo Soo Bandhigay Kooxaha Isku Bahaystay Shirqoolada Ka Socda Laascanood Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka Jsl.
CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland ayaa ka hadlay xaaladaha ka taagan magaalada laascaanood iyo dhawaaqa kazoo yeedhay kooxo isku bahaystay hagar daamaynta midnimada shacabka Somalil...
Monday, January 2, 2023
-
“Waa Munaafaq Qofka Ku Odhanaya, “Somaliland Xaq Bay ULeedahay Inay Aayaheeda Ka Tashato” Ee Aan Odhan Karayn “Dadka Reer Sool Xaq Bay Uleeyihiin..”Abwaan Weedhsame.
HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” oo kamid ah Hal Abuurada dhalinyarada Ah ee ugu caansan Gayiga somaliland iyo ka somalida ayaa qoraal uu bartiisa Facebookga ku baahiyay kaga hadlay qadiyada gobolka ...
Sunday, January 1, 2023
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Iyo Wafti Uu Hogaamiyo Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinta Ee Gobolka Maroodi Jeex!
HARGAYSA(W,N)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Duqa Caasimadda Hargeysa Md. Abdikarim Ahmed Mooge oo ay ku weheliyaan Ku Xigeenka Duqa Caasimadda Hargeysa, Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Hargeysa iyo Siddeed ka mid ah Mudaneyaa...
Sunday, January 1, 2023
-
Gudoomiyaha Ganacsatada Qaadka Oo Sheegay In Ay Dib Udhigeen Mudadii Ay Hore Usheegeen Inay Joojinayaan Jaadka Ay Itoobiya Ka Keenaan.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha ganacsatada qaadka ee Somaliland ee dalka itoobiya ka keena jaadka ayaa sheegay in ay dib udhigeen mudadii ay hore ushaaciyeen in ay joojinayaan qaadka ay ka keenaan dalka itoobiya oo uu sheegay inay keen...
Sunday, January 1, 2023
-
Kumuu Ahaa Aqoonyahankii Reer Hargeysa Ee Aduunyadu Qadarin Jirtay?
HARGAYSA(W,N)-Waxka Ogow taariikhda alle ha,unaxariistee Aqoonyahan Xusen Maxamed Aadan (Xuseen Tanzani) oo ahaa aqoonyahan dunida aad looga tirgalin jiray kaasi oo dhalasho ahaan kazoo jeeday Somaliland gaar ahaan “hargasya”
...
Sunday, January 1, 2023
-
Ururada Siyaasada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xaalada Magaalada Laascanood!
HARGAYSA(W,N)-Isbahaysiga urur siyaasadeedyada somaliland ayaa warsaxafeed ay soo saareen kaga xaalada magaalo madaxda gobolka sool ee laascaanood.
Sidoo kale urur siyaasadeedyada ayaa baaq udiray xukuumada somaliland ,komishan...
Sunday, January 1, 2023
-
Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinte Ee Bariga Gobolka Sanaag.
CEERIGAABO(W,N)-Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer ku tagay deegaano katirsan bariga gobolka sanaag oo ay ka socoto diwaangalinta codbixiyayaasha
Sidoo kale wasiirka...
Sunday, January 1, 2023
-
Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Imtixaan Ka Qaaday Shaqaalihii Ku Meelgaadhka Ahaa Ee Wasaarada Caafimaadka Gobolka Saaxil.
BERBERA(W,N)-Haayada shaqaalaha dawlada ayaa imtixaan ka qaaday qaarkamid ah shaqaalihii ku meelgaadhka ahaa ee wasaarada caafimaadka ee gobolka saaxil
Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada khaalid jaamac qodax ayaa ka hadlay ...
Sunday, January 1, 2023
-
Xildhibaan Katirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Laascanood Iyo Cida Dadka Ku Laysa!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed sheikh cabdiraxmaan oo katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo rabshadaha ka taagan
Sidoo kale xildhibaan ayaa farta ku fiiqay cida dadka ku laysa mag...
Sunday, January 1, 2023
-
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Soo Badbaadiyay Laba Nin Oo Dooni La Tagtay!
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl ayaa soo badbaadiyey labo nin oo kaluumaysto ah kadib markii ay dabalaylaha badu ku kaceen islamarkana ay degdtay doontii kaluumaysiga ay wateen .
Ciidanka ilaalada xeebaha ee ku ...
Sunday, January 1, 2023
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Diwaangalinta Ee Wajaale, Geedbalaadh Iyo Allaybaday!
WAJAALE(W,N)-Wafti uu hogaaminayo musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani oo ay weheliyaan gudoomiyaha xisbiga maamulka gobobolka gabiley ee xisbiga waddani ayaa maanta kormeer kusoo maray goobaha ay diwaangalintu codbixiyayaashu...
Saturday, December 31, 2022
-
Suldaan Mawliid Sabayste Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Buurmadow, Kuna Tilmaamay Waslad Xaaran Ah!
HARGAYSA(W,N)-Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayse” oo ah suldaanka beelaha sacad muuse ayaa luuqadii ugu adkayd ugu jawaabay boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo isagu Somaliland gu baaqay in ay iskaga baxaan gobolka sool
...
Saturday, December 31, 2022
-
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Roobab Dabaylo Wata Oo La Filayo In Ay Ka Da,Aan Xeebaha Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan ayaa ka warbixiyay saadaasha roobab xays ah oo dabaylo wata oo la filayo maalmaha soo socda in ay ka da,aan xeebaha somaliland iyo deegaano kale
Sidoo kale ...
Saturday, December 31, 2022
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Fariin Udiray Cidkasta Oo Dhibaatada Magaalada Laascanood Si Khaldan Uga Hadashay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng faysal cali waraabe ayaa si adag uga hadlay xaalada magaalada laascanood oo maalintii afraad ay ka socdaan banana baxyo ay ku dhinteen dad badan oo shacab ah.
Sidoo kale gudoomiye fays...
Saturday, December 31, 2022
-
Madax-dhaqameedka Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka somaliland gaar ahaan kuwo beelaha isaaq qaarkood oo maanta shirjaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay rabshadaha ka socdo magaalada laascanood oo ay dad badani ku dhiteen iyo hadalada ...
Saturday, December 31, 2022
-
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood, Sheegayna In Ay Jiraan Gacmo Shisheeye.
LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka Wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore oo ku sugan magaalada laascanood ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo rabashadaha ka taagan isagoo shacabka ugu baaqay in ay isdajiyaan.
...
Saturday, December 31, 2022
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee JSL Oo Tababar Usoo Xidhay Xubno ka Tirsan Bahda Garsoorka Iyo Hay’adaha Ay Wada-shaqaynta Leeyihiin.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, oo ay wehelinayeen Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka mudane Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan, Garsoora...
Friday, December 30, 2022
-
Hoggaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Gobolka Awdal!
BOORAMA(W,N)-Musharraxa madaxweynaha Ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Musharraxa madaxweyne Xigeen Mudane Maxamed Cali Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Masuuliyiin kale oo...
Friday, December 30, 2022
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo Bilad Qaran Gudoonsiiyay Madaxwaynaha Jabuuti
MUQDISHO(W,N)-Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay ka hadlay munaasabad Casho sharaf ah oo madaxweynaha dowladda Jabuuti loogu sameeyay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Jabuuti...
Friday, December 30, 2022
-
Tartanka Orodada Horyaalka Horyaalada Somaliland Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Cida Ku Guulaysatay Kaalmaha !
HARGAYSA(W,N)-Tartanka orodada horyaalka horyaalada Somaliland ayaa lasoo gabo gabeeyay kaasi oo ahaa orodka 10km
Gudoomiyaha xidhiidhka fudud ee Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay gabo gabada tartanka horyaalka iyo orodyah...
Friday, December 30, 2022
-
Xaalada Magaalada Laascanood Oo Wali Qasan Iyo Dad kale Oo Maanta Ku Geeriyooday Banaan Baxyadii!
LAASCANOOD(W,N)-Xaalada magaalada laascanood ayaa wali kacsan taasi oo ay ka socdaan banaan baxyo lagaga soo horjeedo dilal magaalada ka dhaca ee soo noq noqday.
Mudo haraadayaasha oo maalintii afraad socda ayaa waxaa ku ...
Friday, December 30, 2022
-
Agaasimaha Cisbitaalka Magaalada laascanood Oo Beeniyay In Ay Diideen Daawaynta Dadkii Ku Dhaawacmay Banaan Baxyada!
Agaasimaha Cisbitaalka Magaalada laascanood Oo Beeniyay In Ay Diideen Daawaynta Dadkii Ku Dhaawacmay Banaan Baxyada, Isagoo sheegay in cisbitaalka ufuran yahay dadka islamarkaana lagu daweeyay cidkasta oo loo keenay.
https://yo...
Friday, December 30, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|