WARAR
-
Culimada Somaliland Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Dhismaha Jaamacada Quraanka Iyo Fariinta Ay Direen!
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah culimo awdiinta somaliland iyo gudida gacanta ku haysa dhismaha jaamacada quraanka ee socda magaalada hargaysa ayaa ka warbixiyay halka ay marayso dhismaha jaamacadu iyagoo fariin udiray shacabka somalil...
Wednesday, January 11, 2023
-
Masuuliyiin Xukuumada Jsl Katirsan Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Magaalada Laascanood
LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha somalilandtaliyayaasha ciidamada iyo maamulka gobolka sool ayaa maanta xarunta gobolka kulan kula qaatay madaxdhaqameedka iyo waxgaradka magaalada laascanood
Kulan ayaa ujeedadiisa ahayd ...
Wednesday, January 11, 2023
-
Ex Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Wax Laga Waydiiyay In Khilaaf Madaxwaynaha Udhexeeyay Sobobay Xilka Qaadistii!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada hawlaha guud iyo guryayta cabdilaahi abokor oo maanta xilkii wareejiyay ayaa wax laga waydiiyay in xilka qaadistii ay sobobtaykhilaaf madaxwaynaha soo kala dhexgalay
Sidoo kale ex wasii...
Wednesday, January 11, 2023
-
“Dadka Aan Waxba Ku Kordhinaynin Xalinta Dhibaatada Iyo Murugada Shacbiga Laascanood, Waxaanu Leenahay Faraha Ka Qaada..”Musharax Cirro
SANAAG(W,N)-Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa markale ka hadlay xaalada magaalada laascanood isagoo bulshada reer sool ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday rabashadihii ka dhacay sheegayna in abniga...
Tuesday, January 10, 2023
-
Madaxwayne Biixi Oo Loogu Baaqay In Uu Gobolka Gabiley Usoo Magacaabo Wasiir Wada Matali Kara!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Hore mahdi Maxamed Xaashi oo katirsanaa golihii deegaanka ee hore ee degmada Gabiley ayaa madaxwaynaha Somaliland muuse biixi ugu baaqay in uu gobolka gabiley usoo magacaabo wasiir wada matali kara bulshad...
Tuesday, January 10, 2023
-
Gudida Beelaha Gobolka Sool Oo War Kasoo Saaray Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Fariinta Ay Bulshada Udireen!
LAASCANOOD(W,N)-Gudida beelaha dhulba hante iyo fiqishini ee dhawan uu arimaha gobolka umagacaabay garaadka jaamac garaad ismaaciil oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada laascanood ayaa ka warbixiyay xaalada magaalada iyo ba...
Tuesday, January 10, 2023
-
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Xilkii La Wareegay.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Eng Cali Xoor Xoor ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada Mustafe Godane oo hadana loo badaley wasaarada hawlha guud iyo guryaynta.
...
Tuesday, January 10, 2023
-
Dawlada Maraykanka Oo Hub Iyo Gadiid Malaayiin Dollar Ah Ku Wareejisay Ciidamada Somaliya!
MUQDISHO(W,N)-Dowladda Mareykanka ayaa saanad ciidan oo isku jirto hub, gaadiid, agab caafimaad iyo agab kale, qeyma ahaan dhan 9 milyan oo dollar ku wareejisay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed (SNA) xaflad Axadii 8-dii Janaayo...
Tuesday, January 10, 2023
-
Hay’adda Pharo Foudation Oo Shahaadooyin Iyo Siidhka Beeraha Gudoonsiiyay 38 kamida Beeralayda Deegaanada Jaleelo Iyo Xunbo wayne.
HARGAYSA(W,N)-Haayada pharo Foudation ayaa munaasibad uqabatay 38kamid ah iskaashatooyinka beeralayda deegaanada jaleelo iyo Xunbo wayne kuwasi oo ay gudoonsiiyay shahaadooyink
Sidoo kale haayadan ayaa beeralaydan deegaanada ka...
Tuesday, January 10, 2023
-
Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalintu Ee Waqooyiga Gobolka Gabiley
GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley ayaa kormeer kusoo maray goobaha diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee waqooyiga magaalada gabiley t...
Monday, January 9, 2023
-
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Sheegay In Xukuumadu Doonayso In Ay Kaambayn ku Gasho Qodista Ceelka Shidaal Ee Deegaanka Baho Dhamal.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid cudhay oo katirsan golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa masuuliyiinta xukuumada ku eedeeyay in ay kaambayn ka dhigteen qodista ceelka shidaal ee dhawan laga helay deegaanka baho dhamal ee degmad...
Monday, January 9, 2023
-
Dadwaynaha Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Madaxda Dhaqanka Beelaha Dhulba Hante.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadwaynaha ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa aragtidooda ka dhiibtay qodobadii ay maalintii shalay soo saareen madaxdhaqameedka beelaha dhulba hante oo ku shiray laascanood
Sidoo kale dadwaynaha caasi...
Monday, January 9, 2023
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo.
CEERIGAABO(W,N)-Wafti ay horkacayaan Gudoomiyaha xisbiga waddani musharaxa madaxwayne iyo masuuliyiin kale oo xisbiga katirsan ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka sanaag,kuwaasi oo maalmihii udanbeeyay kormee...
Monday, January 9, 2023
-
Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Punthland Oo Mar Kale Ka Hadlay Arinta Laascanood, Cabashona Ugubiyay Beesha Caalamka
GAROOWE(W,N)-Madaxwaynaha maamulka goboleedka somaliya ee Punthand siciid cabdilaahi Deni ayaa markale ka hadlay arinta ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood isagoo Somaliland ku eedeeyay in ay arimo ula kac ah ka w...
Sunday, January 8, 2023
-
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ku Eedeeyay In Uu Awood Sheegasho Iyo Qabyaalad Kula Kacay Qoys Agoon Ah Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
“Waxaanu Umadda Somaliland Usheegaynaa In Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Ee Cadaalada Iyo Dastuurka Laga Sugayaa In Uu Marayo, Heer Reer Wacays Ah”Waxgaradka Gobolka Gabiley. Oo Sita Fiinta Uga Qayliyay Cadaalada Darada Aadan Xaa...
Sunday, January 8, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Shidaal Laga Helay Ceelkii Deegaanka Baho dhamal ee degmada Sallaxley.
SALLAXLEY(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa sirasmi ah ushaacisay in ceel dhawaan laga helay deegaanka baho dhamal ee degmada sallaxley uu baadhitaan kadib la ogaaday in uu shidaal yahay.
Wasiirka wasaarada tamartaiyo macdanta,wax...
Sunday, January 8, 2023
-
“Madaxwayne Waxaad Moodaa Arimihii In Aad Kusoo Koobtay, Amar Iyo Adayg”Xildhibaan Guruuje.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf guruuje oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo rabshadihii ka dhacay
Sidoo kale xildhibaan Guruuje ayaa madaxwaynaha Somal...
Sunday, January 8, 2023
-
Qodobada Kasoo Baxay Shir Ay Magaalada Laascanood Ku Yeesheen Beelaha Dhulbahante Iyo Fiqishini.
LAASCANOOD(W,N)-Beelaha dega gobolka sool ee fiqi shini iyo dhulba hante oo maanta hir ku yeeshay magaalada laascanood kaasi oo ay kaga arinsanayeen xaalada gobolka ka taagan iyo masayrkooga islamarkaana uu gudoominayay garaad jaa...
Sunday, January 8, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Sidii Wax Looga Qaban Lahaa!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha guurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan oo maanta guray kalfadhigii golaha ayaa ka hadlay xaalada ka tagaan gobolka sool iyo arinta looga baahan yahay Somaliland sidii wax looga qaban lahaa.
...
Sunday, January 8, 2023
-
Gudoomiyaha Cusub Ee Waxbarashada Gobolka Gabiley Oo Xilkii La Wareegay
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee waxbarashada gobolka gabiley jaamac raage ayaa maanta xilkii kala wareegay gudoomiyihii hore
Badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley ayaa xilka ukala wareejiyay gudoomiyaha cusub ee waxbarashada g...
Saturday, January 7, 2023
-
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinta Ka Socoto Ee Degmada Agabar.
AGABAR(W,N)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka isgaaadhsiinta oo ay weheliyaan wasiirku xigeenka waxbarashada iyo maamulka gobolka gabiley, maayarka magaalada gabiley iyo qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada iyo kuwo degmada gab...
Saturday, January 7, 2023
-
Gudida Gacanta Ku Haysa Xabaalaha Baqiic Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Been Abuur Ah Oo Laga Faafiyay,
HARGAYSA(W,N)- Gudida gacanta ku haysa xabaalaha baqiic ee magaalada hargaya oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar been abuur ah oo xabaalaha lagaga faafiyay baraha bulshada
Sidoo kale gudida...
Saturday, January 7, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo
CEERIGAABO(W,N)-Taliyaha guud ee ciidanka ilaalada xeebaha somaliland oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidanka ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo.
https://youtu.be/lvU4SfhhnCk...
Saturday, January 7, 2023
-
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Jawaab ka Bixiyay Gudi Baarlamaanka Somaliya Usoo Magacaabeen Laascanood.
HARGAYSA(W,N)-Warsaxaafadeed kasooo baxay golaha Wakiilada Somaliland ayaa jawaab kulul lagaga bixiyay gudi dhawaan baarlamaanka maamulka somaliya usoo magacaabeen arimaha laascanood taasi oo faro galinta ku ah Somaliland
HALKA...
Saturday, January 7, 2023
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Laascanood!
LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka wasarada arimaha Gudaha Somaliland iyo wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay Magaalo madaxda Gobolka Sool ee laascanood
Waxaana wafti wasiirka duleedka magaalada laascanood kusoo dhaweeyay aay...
Saturday, January 7, 2023
-
Taliye Mahad Canbaashe Oo Hanjabaad Culus Udiray Dadka Fidnada ka Wada Laascanood, Fartana Ku Fiiqay Cida Laysa!
LAASCANOOD(W,N)-Taliyaha qaybta ciidamada qaranka ee gobolka sool mahad canbaashe oo habeenkii xalay hadlay ayaa luuqad adag kula hadlay dad fidno wadayaal ah oo doonaya in ay dab ka huriyaan gudaha magaalada laascanood.
HALKAN...
Saturday, January 7, 2023
-
Ciidanka Dab Damiska Caasimada Oo Damiyay Dab Ka Kacay Guri Fooqa Oo Ku Yaala Magaalada Hargaysa!
Hargeysa(W,N)-Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa u gurmaday guri Fooqa oo dab qabsaday kaasi oo ku yaala xaafada Half-london ee degmada Axmed Dhagax.
Alle mahadii Ciidamada ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo dam...
Friday, January 6, 2023
-
“Inla Tanaasulaa Oo Lays Maqlaa Doqonimo Maaha, Ceebna Maaha Islaamkunu Wuu Amaanay”Sh. Almis
“Inla Tanaasulaa Oo Lays Maqlaa Doqonimo Maaha, Ceebna Maaha Islaamkunu Wuu Amaanay”Sh. Almis
https://youtu.be/Y_f6pxrdmoY...
Friday, January 6, 2023
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo Ka Hadlay Xaalada Maalmihii Udanbeeyay Ka Taagnayd Laascaanood!
MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa ka hadlay xaaladihii maalmihii udanbeeyay ka taagnayd magaalada laascanoood ee gobolka sool ee Somaliland iyagoo ku baaqay in arinta lagu dhameeyo nabad balse aan xoog...
Friday, January 6, 2023
-
Xabsiga Madheera Oo Laga Siidaayay 29Dhalinyo Ah Oo Laga Soo Xidhay Magaalada Laascanood.
MADHEERA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa maanta xabsiga madheera ee gobolka saaxil kasii daysay 29dhalinyaro ah oo laga soo xidh xidhay magaalada laascanood rabshadihii ka socday maalmihii dhawayd.
Siidaynta dhalinyarada ayaa wa...
Friday, January 6, 2023
-
Madaxdhaqameed Iyo Waxgarad Reer Kenya Ah Oo Karbaashay Faarax Macalin, Farana Ku Fiiqay Shakhsiyadiisa!
KENYA(W,N)-Madaxdhaqamed iyo waxgarad iyo ganacsato k dhaqan dalka Kenya gaar ahaan deegaanka somalida ee geerisa ayaa eedo culus ujeediyay faarax macalin iyagoo sheegay in uu caadaystay farogalinta wadamo ka baxsan Kenya iyo shee...
Friday, January 6, 2023
-
Dallada Sonsaf Oo War Kasoo Saaray xaalada Magaalada Laascanood Iyo Baaqa Ay Udirtay Xukuumada Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Dallada ay ku Bahoobeen Ururada Aan dawliga ahayn ee Somaliland ee Sonsaf ayaa war kazoo saartay xaalada maalmihii udanbeeyay ka taagnayd magaalo madaxda Gobolka sool ee Laascaanood iyadoo xukuumada iyo laamaha abmaa...
Thursday, January 5, 2023
-
Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Jsl Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Wajaae, Geed balaadhan Iyo Allaybaday
GABILEY(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada warshadaha somaliland ee xukuumadii axmed siilaanyo shucayb maxamed muuse oo ay weheliyaan xildhibaan axmed ciisood,cuqaal iyo xubno kale ayaa kormeer kusoo maray goobaha diwaangalintu ka s...
Thursday, January 5, 2023
-
Qaramada Midoobay Oo Fadhi Deg deg Ah Ka Yeelanaysa Arin Muslimiinta ka cadhaysiiyay Oo Uu Sameeyay Wasiir Yuhuudi Ahi.
WASHINGTON(W,N)-Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa fadhi deg deg ah ka yeelaynaysa arin uu sameeyay wasiir yuhuudi ah taasi oo ay dhalatay cadho wayn oo dadka muslimiinta ah kadib markii wasiirkani uu galay masjidka barakays...
Thursday, January 5, 2023
-
Siyaasi Reer Sool Ah Oo Ku Baaqay In Arinta Laascanood Loo Dabo Fadhiisto Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif.
“Muuse Biixiyoow Somaliland Waad Baabiinaysaa Kuwii Kula Baabiin Lahaana Waad Heshay Oo Waa Reer Sool”Siyaasi Reer sool ah,
HARGAYSA(W,N)-Midkamid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradka kazoo jeeda gobolka sool ayaa madaxwayne bii...
Thursday, January 5, 2023
-
Maayarka Magaalada Laascanood Oo Ka Warbixiyay Xaaladihii Udanbeeyay Ee Magaalada!
LAASCANOOD(W,N)-Maayarka magaalada laascanood ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee magaalada oo hada degan ,qaabka ciidamadu uga baxeen iyo shakhsiyaadkii ka shaqeeyay in la dajiyo shacabka.
https://youtu.be/aeukqZmVD5Y...
Thursday, January 5, 2023
-
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Ay Uga Baxeen Gudaha Magaalada Laascanood!
LAASCANOOD(W,N)-Taliska ciidanka qaranka Somaliland ee gobolka sool ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta ciidamada milatarigu uga baxeen gudaha magaalada laascanood iyo hada xaalada guud ee magaalada.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO ...
Thursday, January 5, 2023
-
Dawlada Itoobiya Oo Ka Baxday Heshiish Ganacsi Oo Ay Wada Galeen Somaliland!
WAJAALE(W,N)-Dawlada fadaraalka Ee Itoobiya ayaa gabi Ahaanba ka baxday Heshiish ganacsi oo ay hore ukala sexeexdeen Somaliland Iyo Itoobiya kaasi oo Ahaa khudaarta Somaliland uga timaada dalka itoobiya kadib markii ay ganacsatada...
Wednesday, January 4, 2023
-
Masuuliyiinta Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland “SPP” Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinta Ee Caasimada Hargaysa!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka Ururka Siyaasadeedka shacabka Somaliland Ee SPP Garyaqaan Maxamed Maxamuud xaashi (Timo) iyo Masuuliyiin Ururka Katirsan Ayaa kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha ka socoto ee m...
Wednesday, January 4, 2023
-
“Madaxwaynaha Punthland Waxaan Leeyahay, Waar Laascanood Waxba Utari Mayside, Garoowe Yayna Gacantaada Ka Bixin”Wasiir Godane.
CEERIGAABO(W,N)-Wasiirka hore ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada maantana maadxwaynaha jsl u badalay wasaarada hawlaha guud iyo guryayta mustafe godane ayaa ka hadlay xaaladihii udanbeeyay ee magaalada laascanood, hanjabaad...
Wednesday, January 4, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|