WARAR
-
“Waxaan Aad Ulayaabaa Runtii, Rag Badan Oo Leh, Halkii 82kii Aynu Maraynay Ayay Reer Laascanood Taagan Yihiin”Siyaasi Ramaax.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Saleebaan Maxmuud cali hayste “Ramaax” oo xilal kala duwan kazoo qabtay xukuumadihii Somaliland ayaa ka hadlay arinta laascanood iyo hadalada kasooyeedhay dadka qaar oo iyagu sii hurinaya xaalada ka taaga...
Wednesday, January 18, 2023
-
“Waxaan Cadaynayaa In Aan Iska Casilay, Ururkii Barwaaqo Ee Aan Kamid Ahaa, Xaalada Ka Taagan Magaalada Laascanood Darteed” Prof Ebyan.
HARGAYSA(W,N)-Prof Axmed Cabdi Muuse Ebyan oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee kazoo jeeda gobolka sool oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada hargaysa kana mid ah masuuliyiinta sar sare ee Ururka Barwaaqo ayaa sheegay in...
Wednesday, January 18, 2023
-
Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo La Kulmay Ergayga Dawlada Finland Uqaabilsan Geeska Africa!
HARGAYSA(W,N)-Hoggaanka Xisbiyada mucaaradka Somaliland Ee Waddani Iyo UCID ayaa Habeenkii xalay magaalada hargaysa kula kulmay Ergayga Dawlada Finland Uqaabilsan Geeska Africa Suldaan Siciid Axmed kaasi sida wararku sheegeen ...
Wednesday, January 18, 2023
-
Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Somaliland Oo Kulan Qado Sharaf Ah Usameeyay Dhalinyarada Ciyaaraha Ee Magaalada Gabiley!
GABILEY(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada warshadaha Somaliland xukuumadii axmed siilaanyo siyaasi Shucayb maxamed muuse ayaa munaasibad qado sharaf ah usameeyay dhalinyarada ciyaaraha kala duwan ee magaalada gabiley kaasi oo ujeed...
Tuesday, January 17, 2023
-
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socoto Diwaangalinta Codbixiyayaasha!
GABILEY(W,N)-Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka gabiley ,maayarka maagaalada gabiley iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray goobaha diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee deg...
Tuesday, January 17, 2023
-
Masuuliyiin Xukuumada Ka Socda Oo Soo Kormeeray Mashariicda Horumarineed Ee Laga Hirgaliyay Gobolka Gabiley.
GABILEY(W,N)-Agaasimayaasha guud ee wasaarada arimaha gudaha, caafimaadka iyo waxbarashada somaliland ayaa soo kormeeray mashaariicda laga hirgaliyay mashruuca jplga ee laga hirgaliyay gobolka gabiley sanadkii dhamaaday ee 2022 iy...
Tuesday, January 17, 2023
-
“Intaan Xilka Hayay Waxaan Ku Dhaaranayaa In Aanan Qaadanin, Hal Mitir Oo Qaranku Leeyahay”Ex Wasiir Cabdilaahi Abokor.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii Hore ee hawlaha guud iyo guryaynta cabdilaahi abokor oo madal ka hadlayay ayaa sheegay isagoo dhaar ku maray intii uu xilka hayay wasaaradan oo sanad iyo dheeraad ahayd in aanu qaadanin hal mitir oo qaranku...
Tuesday, January 17, 2023
-
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Haayadaha Caalamiga Iyo Kuwa Maxaliga Ah!
HARGAYSA(W,N)-Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta kulan ku saabsan arimaha Barakacayaasha Gobolka Sool gaar ahaana Magaaladda Laas-caanood u qabatay qaar ka mida Hay'addaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah ...
Tuesday, January 17, 2023
-
Maamulka DDS Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaal Ay Oromadu Kusoo Qaadeen Deeganada Somalida,
JIG JIGA(W,N)-Madaxa xafiiska xuduudaha ee dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa si kulul uga hadlay duulaan iyo dagaalo ay maamulka oromada iyo jabhado iskaashanayaan kusoo qaadeen deegaanada somalida ee xuduudka udhexeeya laba...
Tuesday, January 17, 2023
-
Gudomiyaha Urur Siyasadeedka Horseed Oo Munaasibad Casho Sharaf Ah Ku Maamuusay Kooxda Kubada Cagta Ee Gobolka Sool.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Muj Cabdilaahi Iimaan Dirawal ayaa munaasibad casho sharaf ah ku maamuusay kooxda kubada cagta ee ka socota gobolka sool kaasi oo ujeedadiisu ahayd diirigalin iyo soo dhawayn uu...
Tuesday, January 17, 2023
-
“Waxaan Garan Laaya, Ay Dhawaaqa Ceerigaabo Oo 360km Inoo Jirtaa Maqashay, Ee Boorama Maqli Wayday”Komishanka Tacliinta Sare
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee Komishanka tacliinta sare ee Somaliland Ibraahim Amiin Gadiid aya jawaab kulul ka bixiyay hadalo kazoo yeedhay xubno kazoo jeeda awdal iyo meelo kale lagu sheegay in deeqdii waxbarasho ee dalka ito...
Tuesday, January 17, 2023
-
Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Xisbiga Wadani Oo Booqday Dugsiga Qallax, Xukuumadana Ku Dhaliilay Dayaca Ka Muuqda!
GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga mucaaridka ee waddani maxamed cabdilaahi jaamac bookh ayaa maanta booqasho ku tagay dugsiga sare ee qalax Ee Magaalada Gabiley kaasi oo aanay xukuumadu waxba ...
Monday, January 16, 2023
-
Milicsiga Kaalintii Ay Garaadada Iyo Haldoorka Gobolka Sool Ku Lahaayeen Dhismihii Iyo Geedi Socodka Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Garaarada dhaqanka iyo haldoorka gobolka sool ayaa door laxaad leh ku lahaa dhismihii iyo geedi socodka jamhuuriyada Somaliland taasi oo suurto galisay in Somaliland noqoto dal ka dhex muuqda geeska Africa.
HALKAN...
Monday, January 16, 2023
-
Gudida Dib Udhiska Waaheen Oo Kormeeray Halka Uu Marayo Dhismaha Suuqa Waaheen.
HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaran ee dib udhiska suuqa waaheen ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha suuqa waaheen oo socda kaasi oo ay ka warbixiyay halka uu marayo iyo qorshayaasha ku xiga ee y fuliyaan
Gudidan oo uu horkacayay...
Monday, January 16, 2023
-
Ciidamada Amaanka Magaalada Gabiley Oo Xabsiga Utaxaabay Ayaanle Jooqle Oo Kamid Ah Dhalinyarada Gobolka Gabiley.
GABILEY(W,N)-Ciidanka booliska magaalada gabiley ayaa maanta xabsiga utaxaabay ayaanle jooqle oo kamid ah dhalinyarada fir fircoon ee magaalada gabiley
Xadhiga ayaanle jooqle ayaan sheegin sobobta ay uxidheen ciidanka booliska ...
Monday, January 16, 2023
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinta Ee Deegaano Katirsan Gobolka Maroodi Jeex
HARGAYSA(W,N)-Musharraxa madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan iyo wefti ay hoggaaminayaan oo isugu jira xoghayeyaal, xildhibaano iyo saraak...
Monday, January 16, 2023
-
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Mooge Cali Yuusuf.
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa marxuum mooge cali yuusuf oo kamid ahaa haldoorka reer somaliland
Aaska maxruum mooge cali ayaa waxaa ka qaybgalay ...
Monday, January 16, 2023
-
Dawlada Somaliland Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Safiirka Maraykanka Ufadhiya Muqdisho Oo Ku Gafay Madaxbanaanida Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay qaabka uu safiirka maraykanka ufadhiya muqdisho uga hadlay safar ay saraakiil ciidamada maraykanka katirsan ku yimaadeen magaalada berbera ee Somalilan...
Sunday, January 15, 2023
-
Dhalinyarada Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Fariinta Ay Udireen Dadka Shacabka Ah Ee Ka Qaxay Magaalada!
LAASCANOOD(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalada laascanood ayaa ka hadlay xaalada magaalada iyagoo dadka shacabka ee ka qaxay magaalada maalmihii dhawayd ugu baaqay in ay kusoo laabtaan guryahooga slamarkaana ay ilaa...
Sunday, January 15, 2023
-
Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargaysa Iyo Tirada Dadka Ku Dhaawacmay
HARGAYSA(W,N)-Gaadhi bas ah ayaa maanta ku rogmaday gudaha magaalada hargaysa kaasi oo siday dad rakaab ah
Sidoo kale shilka gaadhigan Baska ah ayaa waxaa ku dhaawacmay 7qof
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https:...
Sunday, January 15, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Mooge Cali Yuusuf oo ku Geeriyooday Dalka Itoobiya!
TACSI MADAXWEYNE: 15/01/2023.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...
Sunday, January 15, 2023
-
Jaamacada Tima cade Oo Deeq Waxbarasho Siisay 10 Arday Oo Kasoo Jeeda Gobolka Daad Madheedh
HARGAYSA(W,N)-Maamulka jaamacada tima cade ayaa soo dhaweeyay 10 arday oo ay jaamacadu siisay deeq waxbarasho kuwaasi oo kasoo jeeda deegaanka oodwayne
Sidoo kale waxaa munaasibada soo dhawaynta ardaydan ka hadlay madaxdhaqamee...
Sunday, January 15, 2023
-
Wasiirada Xukuumada Jsl Ee Ku Sugan Magaalada Laascanood Oo War Kazoo Saaray Xaalada Gobolka Sool!
LAASCANOOD(W,N)-Wasiirada xukuumada Somaliland katirsan ee magaalada laascanoood ujoogay xalinta rabshadihii ka dhacay oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha ayaa war kazoo saaray xalinta xaalada guud ka taagan gobolka sool.
...
Sunday, January 15, 2023
-
DAAWO;-Dadwayne Ka Cabanaya Cadaalada Daro Ay Kala Kulmeen Garsoorka Somaliland Oo Sheegay In Ay Isku Qarxin Doonaan Madaxtooyada Horteeda!
“Bulshada Waxaan Leeyahay Khatar Ayaynu Ku Jirnaa, Hadiiba laga Cabanayo Gudoomiyihii Maxkamada Sare Ee Isagu Waliba Dastuurka Inoo Haya, Ayaa Eexanaya”Hooyo Cabasho ka Muujisay cadaalada darada Maxkamadaha jsl.
HARGAYSA(W...
Saturday, January 14, 2023
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Shaqaalaha Haayada!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka md C/kariin Axmed Maxamed (Xinnif) Oo ay weheliyaan gudoomiye kuxigeenka haayada marwo faadumo, lataliyayaasha haayada iyo masuuliyiinta kale haayada qaxoont...
Saturday, January 14, 2023
-
DAAWO;- Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Kormeeray Dhisamaha Wadada Caada!
GABILEY(W,N)-Wafti uu horkacayo maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanku ayaa kormeer dhismaha wadada isku xidhaysa gabiley deegaanka caada ee waqooyiga gobolka gabiley
Masuuliyiinta aya...
Saturday, January 14, 2023
-
Dawlada Somaliya Oo Shaacisay In Ay Xidhay 250 Acoun Oo Dhaqaale Loogu Ururin Jiray Ururka Al shabaab
MUQDISHO(W,N)-Dawlada somaliya ayaa sheegtay in ay xidhay inka badan 250 Acoun oo dhaqaalaha loogu urur jiray Ururka Alshabaab oo ka furnaa shirkadaha kala duwan ee ka hawlgala magaalada muqdisho.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAA...
Saturday, January 14, 2023
-
Dawlada Maraykanka Oo Shaacisay Dhoolatus Milatari Oo Berbera Ku Wada Samaynayaan Wadamada La Saaxiibka Ah.
BERBERA(W,N)-Saraakiil milatari oo ka socda dawlada maraykanka ayaa safar ku yimid Somaliland gaa ahaan magaalada berbera oo uu ku yaalo bas ciidan kaasi oo ay ku kulmeen saraakiil ka socotay ciidamada qaranka Somaliland.
...
Saturday, January 14, 2023
-
Mustafe Martin Oo Dib Uhelay Xoriyadiisa, Kana Hadlay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday!
HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan mustafe martin oo ciidamada amaanka Somaliland xabsiga utaxaabeen hal maalin ka hor ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisii isagoo ka waramay xadhiga xukuumadu kula kacday iyo sida uu u arko
Sidoo kale Aqoo...
Saturday, January 14, 2023
-
Madaxwayne Biixi Oo Xilka Qaadis, Magacaabis Iyo Isku Badal Kooban Sameeyay!
WAREEGTO MADAXWEYNE: 14 /01/2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JSL/XM/WM/222/1-978012023 iyo JSL/XM/WM/222-981/012023, JSL/XM/WM/222-982...
Saturday, January 14, 2023
-
Dowladda Mareykanka Oo Lacag Malaayiin Dollar Ah Duldhigtay Xogta Iyo Madaxa Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Al-shabaab!
NARIOBI(W,N)-Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday iney ku bixineyso xogta iyo madaxa Maxamuud Cabdi Aadan oo ka tirsan Ururka Al-shabaab lacag dhan $10 Milyan oo dollar.
Maxamuud Cabdi Aadan ayaa ku eedeysan ...
Friday, January 13, 2023
-
Siyaasi Sharci Daro Ku Tilmaamay Xadhiga Mustafe Martin, Sheegayna In Goob Gaar Ah Lagu Xidhay!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdixaliim oo xil wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadii hore ee Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaamay xadhiga xukuumadu kula kacday mustafe martin oo uu sheegay in lagu xidhay goob gaar ah
HALKAN KA DAAWO...
Friday, January 13, 2023
-
DAAWO;- Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Dhibaatada Uu Qaadku leeyahay.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Sheekh Siciid Sokeeye oo katirsan golaha baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay dhibaatada uu leeyahay qaadku iyo dhibta uu bulshada ku hayo dhaqaale iyo caafimaadba.
https://youtu.be/K0bd0NFp6s8...
Friday, January 13, 2023
-
Xildhibaanada Baarlamaanka Iyo Golayaasha Deegaanka Ee Laga Doortay Gobolka Sool Oo War kasoo Saaray Xaalada Laascanood
LAASCANOOD(W,N)-xildhibaanada Labadaa Gole ee Baarlamaanka somaliland Ee Laga soo doorto Gobolada Sool iyo Buuhoodle Iyo Qaarkamid ah Xildhibaanada Goleyaasha deegaanka degmooyinka Laascaanood, Taleex iyo Xudun ayaa maanta siwad...
Friday, January 13, 2023
-
Qoomiyadaha Geelayda Iyo Saameynta Uu Ku Yeesho Dhaqankoogu Talada Iyo Hogaaminta Umadda!
Siyaasada Soomaalida Iyo Dhaqanka Geel-jiraha!
Nolosha dabiiciga ahi binu-adamka waxa ay bartay hab nololeedyo ay u noolaadaan oo ku qotoma hadba waxa ay gacanta ku hayaan , tusaale ahaan qofka beer qotaha ahi waxa uu yaqaanaa ...
Thursday, January 12, 2023
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Soo Gabo Gabeeyay Wajigii Kowaad Ee Diwaangalinta Codbixiyayaasha
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka doorashooyinka somaliland ayaa ka hadlay wajigii koowaad ee diwaangalinta codbiyayaasha oo maanta si rasmi ah usoo gabo gaboobay
Sidoo kale gudoomiyaha komishanka ayaa fariin udiray muwaadin...
Thursday, January 12, 2023
-
Wasaaradda Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Raashin Uqaybisay Qoysas Dan Yar Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada somalland ayaa deeq raashin uqaybisay dadka danyarta ah eek u dhaqan xaafadaha magaalada hargaysa.
Waxaana qaybinta raashinkan oo a siiyay 250qoys oo laga soo xulay xaaf...
Thursday, January 12, 2023
-
Komishanka Tacliinta Sare Iyo Xafiiska Imtixaanaadka Oo Si Wada Jir Ah Ushaaciyay Liiska Ardaydii Ku Guulaysatay Deeqda Waxbarasho Ee Dalka Itoobiya.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Komishanka Qaranka ee Tacliinta Sare Prof Salebaan Dirir Cabdi iyo Guddoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa"uud Axmed Faarax ayaa maanta si wada jir ah u shaaciyey liiska ardayda ku guulaystay dee...
Thursday, January 12, 2023
-
“Waxaanu Gacanta Ku Haynaa, Nidaam Aanu Ku Xakamaynayno Sharifle Kasta Oo Reer Somaliland Ah, Oo Uu Liisan Siiyay Baanka Dhexe”Agaasime Quule.
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee Baanka dhexe Somaliland mukhtaar Quule ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada qorshaha baanka ee sedexda sano iyo tiirarka bud dhiga u ah.
Sidoo kale Agaasimaha baanka dhexe ayaa digniin udiray...
Wednesday, January 11, 2023
-
Prof Gees Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Somaliland Iyo Dardaaran Culus Oo Uu Ujeediyay Dhalinyarada!
HARGAYSA(W,N)-Prof Maxamed Siciid Gees oo xilal kala duwan kazoo qabtay xukuumadihii Somaliland islamarkaana kamid ahaa shakhsiyaadkii qaybta laxaadka ka leh kazoo qaatay dhismihii dawladnimo ee Somaliland ayaa ka hadlay halka maa...
Wednesday, January 11, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|