WARAR
-
Somaliland Oo Canbaaraysay Fal Xadgudub Iyo Cunsuriyad ah Oo Kooxo Dalka Sweden Ku Dhaqani Kula Kaceen Kitaabka Quraanka Kariimka Ah
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylci ayaa canbaareeyay fal xadgub iyo cunsuriyad ah oo kooxa xagjir ah kula kaceen kitaabka quraanka kariim ah islamarkaana dawlada sweden ugolaatay in gubaan kitaabka ...
Wednesday, January 25, 2023
-
Siyaasiyiin & Madaxdhaqameedka Jsl Oo ka Hadlay Qaabka Loo Xalin Karo Xaalada Laascanood Iyo Fariinta Ay Xukuumada Udireen
HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiin iyo madaxdhaqameedka reer somaliland oo ku kulmay madal ayaa si dareen leh uga hadlay xaalada ka taagan gobolka sool iyagoo soo jeediyay qaababka lagu xalin karo iyo waxyaabaha xukuumada looga baahan yaha...
Wednesday, January 25, 2023
-
Shirkada Telesom Oo Ku Guulaysatay Shahaado Caalamiya Ah Oo La Xidhiidha Nidaamka Maaraynta Amniga Macluumaadka!
HARGAYSA(W,N)-Shirkada Isgaadhsiinta Somaliland ee Telesom ayaa noqotay shirkii Uhoraysa ee laga leeyahay Somaliland eek u guulaysta shahaado caalami ah oo la xidhiidhka Sugida Dhicana Nidaamka Maaraynta Abniga Macluumaadka.
...
Tuesday, January 24, 2023
-
Ganacsatadu Maxay Uga Qayliyeen Nidaamka Cusub Ee Loo Dejiyey Cashuurta Kastamada?
Waxa aan baraha bulshada ku arkayey in kastamka Berbera oo laga dhaqan galiyey nidaam mudo dheer la soo waday oo casri ah oo yareynaya musuqa iyo lumista cashuurta in uu sababay shaqo joojin maalmo qaadatay.
Intii aan ka og...
Tuesday, January 24, 2023
-
“Dawlada Somaliland In Ay Ka Hortagto Maryaha Buluuga Ah, Waxay Ka Door Bidday In Aanu Ku Dhiman Gacanta Dawlada, Muwaadin Reer Somaliland Ahi, Reer Laascanod Ah”Siyaasi Shucayb.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse oo hore xilal wasiirnimo uga soo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo ayaa ka hadlay xaalada ka taagan magaalada laascanood iyo qaabka ay xukuumadu uwaajahday dajinta dadka iyo isku dhac ka...
Tuesday, January 24, 2023
-
DAAWO;-Dadwaynaha Xaafada 31may Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Sompower Oo Jarjartay Xadhkaha Laydhkii Ugu Jiray Iyo Khatarta Ay Galisay!
“Shalay Duhurkii Ayuunbaanu Ku Baraarugnay Xadhkihii Laydhkii Noogu Jiray Oo Ay Sompower Jarjaroyso, Xalayna Madow Ayaanu Uhoyanay, Guryihii Ayaa Naga Guban Gaadhay, Wixii Talaagadaha Noogu Jirayna Waynaga Xumaadeen”Dadwaynaha...
Tuesday, January 24, 2023
-
WARBIXIN;-Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Mudo Sedex Bilood Aan Kasoo Xaadirin Xafiisyadooda Shaqo+Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Warbixin laga diyaariyay qaarkamid ah xafiisyada dawlada ee ay wasiiradu ugu shaqeeyaan ayaa daboolka ka qaaday in ay jiraan wasiiro mudo sedex bilood ah kasoo xaadirin xafiiska iyo dhibta haysa bulshadii shaqada uga...
Tuesday, January 24, 2023
-
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degmada Qorilugud Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalada Kazoo Yeedhay Qaarkamid Ah Garaadada Beelaha Dhulbahante
QORILUGUD(W,N)-Cuqaasha iyo waxgaradka deegaanka qorilugud ee gobolka sool ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo kazoo eedhay qaarakmid ah garaadada beelaha dhulbahante kuwaasi oo sheegay in ay gobolka sool kaligoood degaan.
https...
Tuesday, January 24, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Abni Ee Magaalada Laascanood Iyo Cida Sugaysa Amaanka Garaadada Ku Shiraya!
LAASCANOOD(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka jsl oo ay weheliyaan saraakiisha kala duwan ee ciidanka boliska iyo qaranka oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada laascanood ayaa ka hadlay xaalada abniga ee magaalada iyo qaabka ay sugeen ...
Tuesday, January 24, 2023
-
“Madaxwaynaha Waxaan ku Leeyahay Umaddii Aad Udirsatay Gobolka Gabiley Caqligoogii Wakaa”Siyaasi Bookh!
“Wasiirku Habeen Dhawayd Haragysa Ayuu Casuumad ugu Sameeyay Ciyaartoyga, Bal Sheega Marka Ay Casuumadii Midna Xaaraan Noqotay Midna Xalaal”Siyaasi Bookh.
“Iskuduwihii wuxuu igu yidhi; Wasiirkii iyo Maayarkii Waxay Igu Yi...
Monday, January 23, 2023
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo Furay Shirwaynaha Culimada Iyo Nuxurka Arimaha Lagaga Hadli Doono!
MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa maanta magaalada muqdisho ka daahfuray shirwaynaha culimada somaliya kaasi oo socon doono mudo sedex cisho ah
Waxaana furitaankii shirkan iyo Arimaha lagaga hadli d...
Monday, January 23, 2023
-
Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Munaasibad Abaalmarin Ah Uqabatay Shaqaalaha Wasaarada.
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Somaliland ayaa qabatay munaasibad ay ku abaalmarinayso shaqaalaha wasaarada kuwii ugu wanaagsanaa sanad 2022kii
Munaasibada ayaa waxaa kazoo qaybgalay wasiirka wasaarada...
Monday, January 23, 2023
-
“Madaxweynihii Dalkii Wuu ku Ballaadhay, Oo In Yar Oo Uu Maamuli Karo Ayuu Kala Soo Hadhay!” Abwaan Xasan Daahir Weedhsame.
HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) Oo kamid ah Hal Abuurka Somaliland ee wakhtigan sida wayn looga wada yaqaano Gayiga somalida ayaa fariin kooban oo uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee ...
Monday, January 23, 2023
-
DAAWO;-Gudo Galkii Berbera Ee SNM Iyo Sidii Ay Ugu Guulaysteen In Ay Gayiga Somaliland Ka Saaraan Taliskii Siyaad Bare!
HARGAYSA(W,N)-32sano maanta oo kale waxaa ciidamadii snm gudaha ugaleen magaalada berbera iyo magaalooyin kale oo uu gacanta ku hayay taliskii macangaga ahaa ee siyaad bare
Jabhadii snm ayaa ku guulaystay in ay ciidamadii somal...
Monday, January 23, 2023
-
“Maanta Oo kale Hadaan Isaga Ahaan Lahaa, Damiirkeygu Wuxuu Isiin Lahaa Inaan Iscasilo”Xil, Axmed khaliif.
Xildhibaan Axmed Khaliif oo ka mid Xildhibaannada golaha wakiillada ayaa si adag uga hadlay xaaladda ay maanta ku sugan tahay magaalada Laascaanood. Isagoo sheegay hadii uu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ahaan lahaa in ...
Monday, January 23, 2023
-
DAAWO;-Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascanood Iyo Fariin Hanjabaad Ah Oo Uu Udiray Somaliland.
LAASCANOOD (W,N)- Garaad Jaamac Garaad Cali Oo kamid ah madaxdhaqameedka Gobolka sool ayaa mudo dheer kadib maanta lagu soo dhaweeyay magaalada laascanood.
Garaad jaamac oo hadal ujeediyay dadkii soo dhaweeyay ayaa cadeeyay sid...
Monday, January 23, 2023
-
Gudiga Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay Gudooyimaha Hay’adda Shaqalaha Dawlada Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland ayaa kulan la yeeshay gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada Khaalid jaamac Qodax kadib markii ay goluhu uyeedheen
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
http...
Sunday, January 22, 2023
-
Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Faah Faahinaha Kasoo Baxay Khasaaraha ka Dhashay.
MUQDISHO(W,N)-Qaraxyo ismiidaamin ah iyo weerar ayaa goordhawayd ka dhacay muqdisho gaar ahaan xarunta gobolka Banaadir taasi oo wararka hordhaca ee kazoo baxayaa ay sheegayaan in ay jiraan khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jir...
Sunday, January 22, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Kor Dhisay Cashuurta Qaadka Ka Yimaada Itoobiya, Halka Ay Hoos Udhigtay Cashuurta Miirooga Kenya!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland sacad cali shir ayaa wareegto uu soo saaray ku kordhisay qiimaha cashuurta qaadka Somaliland uga yimaada dalka Itoobiya kaasi oo ay libin laabtay.
Sidoo kale wasiirka ma...
Sunday, January 22, 2023
-
“Cali Jibriil Waa Nin Dhalinyaro Ah Oo Kala Gartay Aaminaadiisa Shakhsiga Ah, Markay Gudaheena Tahay Iyo Waxa Inaga Wada Dhexeeya”Gudoomiye Xinif.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim axmed Maxamed “Xinif” oo ka qaybgalay munaasibad lagu maamuusay saxafi cali mahdi jibriil ayaa sheegay in uu yahay nin dhalinyaro ah oo kala g...
Saturday, January 21, 2023
-
“Garaad Waxaan Ku Leeyahay Lagaa Yeeli Maayo, Wixii Aabahaa 60sano Ka Hor Diiday, In Aan Tidhaa Maanta Waan ku Celinayaan”Siyaasi Warancade
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo xilal kala duwan kazoo qaybtay xukuumadihii Somaliland ayaa ka hadlay arinta laascanood isagoo fariin gaar ah udiray garaad jaamac oo uu sheegay in aan laga yeelayn wixii uu aabihii ...
Saturday, January 21, 2023
-
“Somaliya Hadii Ay Kasoo Qaybgalayso Dhoolatuska Berbera, Waxay Ku Imanayaan Sida Dawladaha Kale Ku Imanayaan”Siyaasi Cadami.
“Social Miidhiyuhu Iyo Wabsiteyada Maanta Wararka Faafinayaan, Waxay Noqdeen Sidii Qashin Qubkii Oo Kale”Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee ka...
Saturday, January 21, 2023
-
“Kulmiye Waynu Isku Indho Badanay, Waxaa Loo Baahan Yahay Dhiig Cusub”Xil. Mubaarik Xeel Dheere.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Mubaarik xeeldheere oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland lagana soo doortay gobolka saaxil ayaa sheegay in bulshada reer Somaliland ay isku Indho bateen islamarkaana loo baahan yahay isbada...
Saturday, January 21, 2023
-
Siyaasi Kasoo Jeeda Gobolka Sool Oo Sheegay In Garaadada Laascanood Ku Shirayaa Ay Soo Saarayaan Go,aamo Dhabar Jab Ku Ah Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Oday shariif Ibraahim oo kamid ah masuuliyiinta kazoo jeeda gobolka sool ayaa farta ku fiiqay halista laga filan karo shirka garaadada iyo madaxdhaqameedka beelaha dhulba hante ku qabanayaan magaalada laascan...
Saturday, January 21, 2023
-
Ciidamada Eritariya Oo Ka Baxay Magaalooyin Gobolka Tigray kamid Ah oo Ay Hore Uhaysteen
MAQALLE(W,N)-Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidamada Eritariya ay ka baxeen goobo ay kaga sugnaayeen Adwa iyo Aksum oo ka tirsan gobolka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya.
Goobjoogayaal ku sugan magaalooy...
Saturday, January 21, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Shuruudaha Ay Ku Xidhan Shir Lagu Qabto Gobolka Sool.
LAASCANOOD(W,N)-Gudida wasiirada iyo taliyayaasha ciidanka iyo xildhibaanada iskugu jira ee magaalada laascanood ujooga xalinta khaqaaqadii ka dhacday ayaa war cusub kazoo saaray xaalada gobolka sool
Sidoo kale gudida xukuumada...
Saturday, January 21, 2023
-
Khadra Ahmed Xasan Guhaad Oo Shaacisay In Ay Utartamayso Doorashada Baarlamaanka Dalka Jabuuti
Khadra Ahmed Hassan Guhaad oo uu dhalay Ahmed Hassan Liibaan (Guhaad) oo ka mid ahaa dadkii uu soo halgamay xorriyadda dalka Djibouti ayaa isku soo taagtay inay ka qayb gasho doorashada baarlamaanka dalkaasi.
Sidoo kale Khadra ...
Friday, January 20, 2023
-
Kumuu Ahaa Caalimkii Nabada Ee Sheekh Madar Axmed?
HARGAYSA(W,N)-Wax ka ogow taariikhda caalimkii waynaa ee Nabada Sheekh Madar Axmed oo caan ka ah gayiga Somaliland gaar ahaan caasimada hargaysa iyo doorkii uu ku lahaa faafinta diinta islaamka
HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTAN OO F...
Friday, January 20, 2023
-
Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Bulshada Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xisbiga waddani oo ay horkacayaan gudoomiyaha xisbiga, musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo xubno kale ayaa kulan goobaha ay bulshada iskugu timaado kula qaatay dhalinyarada, waayeelka kuwaasi oo ay kala...
Friday, January 20, 2023
-
Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo Oo Ka Hadlay Shir Nabadeed Laba Beelood Lagu Heshiisiinayay Oo Gobolka Lagu Qabtay
TALEEX(W,N)-Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay shir laba beelood lagu heshiisiinayay oo lagu qabtay gobolka kaasi oo ay ku kala qaadanayeen mago islamarkaana salka loogu dhigayay nabad ku wada no...
Friday, January 20, 2023
-
Askar Afduub Looga Haystay Dawlada Jabuuti Oo Lasii Daayey!
JABUTI(W,N)-Taliska ciidanka Djibouti, ayaa sheegay in la soo daayey lix askari oo ka tirsan ciidanka Djibouti, kuwaas oo ay afduubteen jabhadda mucaaradka ah ee FRUD.
Afduubkan, ayaa yimid kadib markii weerar lagu qaaday x...
Friday, January 20, 2023
-
“Xaalada Kasoo Cusboonaatay Gobolka Sool, Waxaa Eeda Ugu Wayn Iska Xukuumada Madaxwayne Biixi”Xisbiga Ucid.
“Dhamaan salaadiinta ,garaadada iyo cuqaasha gobolka sool, waxaan leeyahay xayn daabka Somaliland ha dhaafina”Xisbiga Ucid
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Maroodi jeex ayaa xaaladaha kazoo cusboonaaday gob...
Friday, January 20, 2023
-
Gudoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxoontiga Oo Soo Xidhay Kulan Ay Haayadu Iskugu Yeedhay Haayadaha Caalamiga ah Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Marwo Faadumo Cabdilaahi Cumar ayaa soo xidhay kulan ay haayada qaxoontigu iskugu yeedhay haayadaha caalamiga ee dalka ka hawlgala iyo kuwo maxaliga ...
Thursday, January 19, 2023
-
Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Jsl Oo Go,aamo Cusub Kasoo Saartay Qaadashada Liisanka Wadista Gaadiidka!
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland ayaa go,aamo kazoo saartay qaadashada liisanka wadista gaadiidka iyadoo shuruudo ku xidhay liisan siinta dadka da,doodu udhaxayso 18jir ilaa 20,21jir
Warsixaf...
Thursday, January 19, 2023
-
Prof Ibrahim Meecaad Oo Ka Hadlay Dhoolatuska Maraykanku Ku Qabanyo Berbera Iyo Ficilada Ka Dhanka ah Somaliland Ee Kasoo Yeedhay Safiirka Muqdisho Ufadhiya!
CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad Oo kamid ah Aqoonyahanka Somaliland islamarkaana kamid ahaa Halgamayaashii Snm ee Doorka wayn ku lahaa dib uxoraynta Somaliland ayaa ka hadlay dhoolatuska maraykanku ku Qabanaya magaalada ...
Thursday, January 19, 2023
-
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Kulan La Qaatay Cuqaasha Iyo Dhalinyarada Gobolka Sool Iyo Arimaha Uu Kala Hadlay!
LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore oo ay weheliyaan qaarkamid ah xildhibaanada golaha guurtid iyo wakiilada ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada iyo cuqaasha gobolka soo isagoo bulshada kula s...
Thursday, January 19, 2023
-
Dawlada Maraykanka Oo Xidhay Suuq Ka Shaqeeya Kala Wareejinta Lacagaha Internet-ka
WASHINGTON(W,N)-Dawladda Maraykanka ayaa xabsiga dhigtay aasaasihii barta Bitzalo ee la isku weydaarsado lacagaha internetka ama CryptoCurrency, taas oo saldhigeedu yahay Hong Kong, waxaana haatan lagu soo oogayaa dacwado ay ka mi...
Thursday, January 19, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay Madaxda Dawlada Ee Ku Sugnaa!
LAASCANOOD(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Cabdirisaaq Khaliif Axmedi, wuxuu kulan la qaatay Weftiga Golaha Wasiirada ee uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamd Kaahin Axmed iyo Taliyayaasha Ciidamada Q...
Thursday, January 19, 2023
-
Abaanduulaha Ciidanka Qaranka jsl Oo Tababar Usoo Gabo Gabeeyay Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada!
HARGAYSA(W,N)-Abaanduulaha guud ee ciidanka qaranka Somaliland ayaa tababar usoo xidhay 21 saraalka oo ciidanka qaranka katirsan iyo labo kamid ah ciidamada kale ee qalabka sida oo mudo miiska saraakiisha uu uga socday tababar.
...
Thursday, January 19, 2023
-
“Dawlada Maraykanka Dan Ayaa Inaga Soo Gashay, Ee Madaxwayne Danteena Ka Horaysii”Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dhari Oo Hore Uga Sii Digay Arinta Maanta Taagan!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid jaamac dhari (sheekhul axmar” oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla xaalada dalka ka taagan iyo kuwa geeska Africa ayaa mudo haan laga jooga 5bilood ka hadlay damaca dawlada mar...
Wednesday, January 18, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|