WARAR
-
Shil Gaadhi Ka Dhacay Wadada Labada Boqol Ee Waqooyiga Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay!
HARGAYSA(W,N)-Shil gaadhi ayaa maanta ka dhacay wadada cusub ee Labada Boqol ee dhinaca waqooyi ka marta caasimada hargaysa ayaa sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira halkaasi oo Uu nafwaayeen Hal qof halka ay laba kal...
Wednesday, February 1, 2023
-
Madaxwayne Xasan Sheikh Oo Muqdisho Kusoo Dhaweeyay Madaxda Dalalka Kenya ,Jabuuti Iyo Itoobiya!
MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynayaasha dalalka Kenya jabuuti iyo raysalwasaaraha itoobiya ayaa maanta gaadhay magaalo madaxda somaliya ee muqdisho halkaasi oo uu ku soo dhaweeyay madaxwaynaha somaliya
Madaxda dalalka ay dariska yihiin ...
Wednesday, February 1, 2023
-
Suldaanka Guud Ee Beesha Ciise Muuse Oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanada Udhexeeya Hargaysa Iyo Berbera.
Suldaanka guud ee beesha ciise muuse oo ay weheliyaan madaxdhaqameed iyo masuuliyiin kale ayaa lagu soo dahweeyay degmooyinka udhexeeya maroodi jeex iyo saaxil isagoo kusii jeeda magaalada berbera.
https://youtu.be/9z8mJKplA6k...
Wednesday, February 1, 2023
-
Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere Oo Runta Usheegay Reer Berbera, Soona Bandhigay Duulaanka Lagu Yahay G, Saaxil
BERBERA(W,N)-xildhibaan mubaarik xeel dheere oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka saaxil ayaa habeenkii xalay ka qaybgalay kulan udhexeeya xildhibaana iyo bulshada reer beerbera isagoo ka hadlay ar...
Wednesday, February 1, 2023
-
“Waxaanu Ceeboobi Doonaa Maalinta Aad Aragtaan, Anagoo Leh Cashuurtiinii Aayaanu Wax ku Qaban Kari Waynay”Maayar Mooge.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha deegaanka iyo maamulka dawlada hoose ayaa kormeeray dhismaha wadada cusub ee isku xidhaysa degmooyinka axmed dhagax iyo 31may taasi oo ay gacan ka ga...
Wednesday, February 1, 2023
-
Xoghayaha Golaha Guurtida Oo Caqabad Ku Noqday Xeer Qaranka Somaliland Umuhiim Ah Iyo Dareenada Ku Gadaaman!
Maxaad Kala Socotaa Doorkii Uu Xoghayaha Golaha Guurtidu Ku Lahaa Majaro Habaabinta Xeerka Qaxoontiga & Magangalyo Doonka?
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Golaha Guurtida Somaliland Cabdinaasir Aadan beegsi Oo Hada mudo dheer ahaa ...
Tuesday, January 31, 2023
-
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka Jawaabay Hadalkii Madaxwayne Biixi Ka Yidhi Arimaha Laascanood!
LAASCANOOD(W,N)-Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah isimada ku jiray magaalada laascanood islamarkaana kamid ah garaadada sida wayn uga soo horjeeda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadl madaxwaynaha Somaliland maalintii shalay...
Tuesday, January 31, 2023
-
Wasiirka Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Oo Daahfuray Qorshe Sanadeedka Wasaarada
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaaada shaqada iyo arimaha bulshada somaliland eng cali xoor xoor ayaa daahfuray qorshe sanadeedka wasaarada kaasi oo lagu falayn doono waxyaabaha uqabsoomay iyo kuwa la qorshanayo.
HALKAN KAGA BOGO WAR...
Tuesday, January 31, 2023
-
Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Qalab Caafimaad Kala Wareegtay Dawlada Tiawan
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka oo ay weheliyaan masuuliyiinta wasaarada ayaa agab caafimaad oo muhiim ah kala wareegay safaarada taiwan ee somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/8KzSuQags...
Tuesday, January 31, 2023
-
Mashruucii Ugu Waynaa Ee Ay Xukuumadda Somaliland Fulisay Oo Dhammaad Ah!
HARGAYSA(W,N)-Mashruuca ugu way nee ay fuliso xukuumadihii kala danbeeyay ee Somaliland ayaa lagu sheegay in uu yahay dhismaha wadada ceerigaabo kaasi oo hada dhamaad ku dhow
HALKAN KAGA BOGO WARBIXIN AY MADAXTOOYADU KASOO DI...
Tuesday, January 31, 2023
-
Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed Oo Baarlaamka Somaliya Dhexdiisa Ka Sheegay In Somaliland Kamid Tahay Wadamada Ay Somaliya Dariska Yihiin!
“Wadamada Dariska Waanu Wada Eegnay, Oo Ay Somaliland Ku Jirto”Xil, Mahdi.
MUQDISHO(W,N)-Xildhibaan Mahdi maxamed Guuleed ooh ore somaliya uga soo noqday raysal wasaare kuxigeen xukuumadii farmaajo ayaa maanta golaha shacab...
Monday, January 30, 2023
-
“Waxaan Leeyahay Dadka Reer Sool, Dhibaatadaa Maanta Jirta Waa Inaan Nabad Ku Bedelnaa”Madaxwayne Biixi.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka hadlay Xaaladda Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa sheegay in dalku nabad yahay islamarkaana xaalada ka taagan Laascaanood ay tahay mid ay soo abaabushay Argagaxisada caal...
Monday, January 30, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Warbaahinta Uga Digtay Baahinta Warar Iska Horkeenaya Bulshada Ee Arimaha Magaalada Laascanood.
Xukuumada Somaliland Oo Warbaahinta Uga Digtay Baahinta Warar Iska Horkeenaya Bulshada Ee laga faafinayo Arimaha Magaalada Laascanood oo sobobi kara in ay shacabka kala fogaadaan
...
Monday, January 30, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Furey Hirgelinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland, Kuna Dhawaaqay Lacag Ka Dhinayd Sanduuqa.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta furey munaasibad lagu Hirgelinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland oo lagu Qabtay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda.
Waxa...
Monday, January 30, 2023
-
Wasiirka Biyaha Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Ijaara!
GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo masuuliyiinta wasaarada biyaha ujooga gobolka ayaa ceel biyood ka dhagax dhigay deegaanka arabsiyp
Sidoo kale wasiirka biyaha ayaa kormeer dha...
Monday, January 30, 2023
-
“Waxaan Shirkaa Laascanood Uga Digayaa Inay Ka Fogaadaan, Dagaal Dir Iyo Daarood Ah Oo ku Dushooda Ku Dhaca”Sh, Cabdilaahi.
BOORAMA(W,N)-Sheekhul Baladka Gobolka Awdal Sheikh cabdiaahi sheikh Cali Jawhar ayaa ka hadlay arinta ka taagan laascanoood iagoo sheegay in ay aayahooga ka tashan karaan islamarkaana ay xaq uleeyihiin in ay xuseen cida ay wax lay...
Monday, January 30, 2023
-
Masuul Xisbiga Wadani Katirsan Oo Karbaashay Sheekh Saleebaanka Kulmiye Soona Bandhigay Falal Musuq Maasuq Oo Ku Kacay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka saaxil ee xisbiga wadani ayaa jawaab ka bixiyay hadalo eed ah oo xoghaye sheikh saleebaan usoo jeediyay mucaaridka isagoo sheegay in aan sheikh saleebaan oo kale ka hadli Karin siyaasad i...
Sunday, January 29, 2023
-
Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Gaadhi Nooca Dab Damiska Ah Ku Wareejiyay Maamulka Degmada Maydh!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada somaliland ayaa gaadhi booyad ah nooca dab damiska ku wareejiyay maamulka degmada maydh ee gobolka sanaag
Waxaana gaadhi kala wareegay taliyaha ciidanka dab damiska somaliland.
http...
Sunday, January 29, 2023
-
Dawlada Maraykanka Oo Sheegtay In Aanay Ciidamadii Eretariya Wali Ka Bixin Gudaha Gobolka Tigrey
USA(W,N)-Dawlada maraykanka ayaa shaacisay in aanay wali gobolka tigrey ka bixin ciidamadii dalka Eretariya kuwaasi oo hore loo sheegay in ay ka baxeen Gudaha dalka Itoobiya.
HALKAN KA DAAWO WARKAN;
https://youtu.be/MB1zw7xa...
Sunday, January 29, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ugu Maqnaa Laascanood Iyo Waxa Laga Filan karo Shirka Uga Socda Dhaqanka Beeshiisa
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha akiilada Somaliland cabdirasaaq khaliif oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Magaalo madaxda Gobolka sool ee laascaanood ayaa dib ugu soo laabtay casimada hargaysa isagoo sheegay in uu madaxwaynaha ku...
Sunday, January 29, 2023
-
Dawlad Deegaanka Somalida Oo Warbaahintii Ugu Tirada Badnayd Ka Joojiyay Shaqadii Iyo Ogolaanshihii Ay Kaga Hawlgalayeen Itoobiya!
Qoraal kazoo baxay maanta oo ay taariikh tirsiga itoobiya tahay 20/05/2015 xafiiska warfaafinta dawlad deegaanka somalida islamarkaana tixraacaya qoraal kazoo baxay wakaalada dawlada itoobiya ee arimaha warbaahinta ayaa shaqadii k...
Saturday, January 28, 2023
-
Kooxda Gaashaanka Hargaysa Oo Ku Guulaystay Koobkii Horyaalka Horyaalada Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Kooxda Kubada Cagta Ee gaashaan hargaysa ayaa ku guulaysatay koobkii horyaalka horyaalada somaliland kadib markii ay kooxda gaashan gabiley kaga badisay 4;0 ciyaar xiiso badan oo galabta ku dhexmaray garoonka hargays...
Saturday, January 28, 2023
-
“Hadeer Markaad Hadasheen, Aniga Ayaad Idhaliilayseen, Aniga Ayuu Ahaa Ninkii Muuse Horboodayay Ee Maalkiisa Ku Bixiyay”Ganacsade Jabuutaawi.
LAASCANOOD(W,N)-Ganacsade Maxamed jabuti oo kamid ah ganacsatada gobolka sool ayaa hadal ka jeediyay shirka madaxdhaqameedka gobolka sool uga furmay magaalada laascanood isagoo sheegay in kacdoonka gobolka ka dhacay ay keeneen dum...
Saturday, January 28, 2023
-
Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa 6Bilood Ee Sanadka!
GABILEY(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee gabiley ayaa abaalmarisay shaqaalihii dawlada hoose ugu wanaagsanaa 6bilood ee udanbaysay.
Maayarka Magaalada Gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada ay abaalmarinta ugudoonsiiyay...
Saturday, January 28, 2023
-
Xisbiga Waddani Oo Wada Hadal La Furay Qaarkamid ah Urur Siyaasadeedyadii Hadhay!
HARGAYSA(W,N)-Gudi uu xisbiga wadani uxilsaaray wada hadalada urur siyaasadeedyadii ku hadhay tartanka ururada ayaa maanta kulan la qaatay afar urur oo kamid kuwii hadhay
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://yout...
Saturday, January 28, 2023
-
Shirka Madax-dhaqameedka Gobolka Sool Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Laascanood!
LAASCANOOD(W,N)-Shir ay iskugu yimaadeen isimada, garaadada beelaha dhulba hante iyo fiqishin ayaa maanta ka furmay magaalada laascanood kaasi oo lagaga tashanayo aayaha bulshada ku dhaqan gobolka sool,sanaag iyo deegaano kale.
...
Saturday, January 28, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Wax laga Waydiiyay Arinta laascanood Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay!
HARGAYSA9W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan oo wax laga waydiiyay arinta ka taagan magaalada laascanood iyo doorkoogii golaha guurtida ayaa uga jawaabay si bulshada amakaag k noqotay kadib markii ...
Saturday, January 28, 2023
-
“Somaliland Meel Ay Ku Socoto Anigu Garan Maayo” Muuse Biixi In Uu Ku Fashilmay Hogaamintii Qarankuna Way Caddahay”Cali Guray
TALO ADIGAA KU NOOL EE IYADU KUGUMA NOOLA
Somaliland meel ay ku socoto anigu garan maayo. Muuse Biixi in uu ku fashilay hogaamintii qarankuna way caddahay oo cidna Caad kama saarna. In uu ka horbaydho doorashada oo isbedel Cusu...
Friday, January 27, 2023
-
Haayada Caymiska Somaliland Oo Heshiish La Gashay Jaamacad Ku Taala Dalka Malaysia Iyo Arimaha Ay Ka Wada Shaqayn Doonaan!
Kuala Lumpur(W,N)- Hay’adda Caymiska Qaranka Somaliland iyo Jaamacadda Aduunka ugu Horaysa Culuumta Maaliyadda Islaamka ee INCEIF ayaa heshiis hordhac (Is-af-garad) ah kula yeeshay xarunta INCEIF ee Magaalada Kuala Lumpur Ee Dal...
Friday, January 27, 2023
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Shaaciyay Shaqaale Tiro Badan Oo Ay Arimo Musuq Maasuq Shaqada Uga Eryeen Iyo Kuwa Uxidhan!
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa oo ay weheliyaan maayarka kuxigeenka iyo xoghayaha dawlada hoose ayaa shaaciyay in ay shaqaalihii ugu tirade badnaa ee katirsan dawlada hoose shaqada uga eryeen arimaha musuq maasuq oo ay ...
Friday, January 27, 2023
-
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Xaalada Ka Taagan Gobolka Sool Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada Ku Dhaqan.
HARGAYSA(W,N)-Sheikh cabdiraxmaan dheer oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada ka taagan gobolka sool isagoo baaq culus udiray bulshada ku dhaqan gobolada bari ee Somaliland.
https://youtu.be/qLxs36eYv-E...
Friday, January 27, 2023
-
Maamulka Gobollka Gabiley Oo Ka Gaybgalay Munaasibada Bandhiga Buuga Rumee Rajadaada!
GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley ,xildhibaano iyo dadwayne tiro badan ayaa habeenkii xalay ka qaybgalay badhiga buuga Rumee Rajadaada oo ay qortay gabadha dadayr ee Nimco sheikh maxamuud Sheekh Muxumed Raage kaasi oo lag u qa...
Friday, January 27, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Albaabada Iskugu Laabtay Tvga Somnews Iyo Xabsigana Utaxaabtay Suxufi Ka Hawlgalayay!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta albaabada iskugu laabtay televisionka somnews xaruntiisa magaalada hargaysa iyadoo ku warglisay in la xayiray tvgan
Sidoo kale sida uu ku waramay midkamid ah suxufiyiinta ka hawlga...
Friday, January 27, 2023
-
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Xalin La,aanta Dhibaatada Ka Taagan Laascanood Iyo Arimaha Ku Gadaaman!
HARGAYSA(W,N)-Xaalada magaalada laascanood ee gobolka sool ayaa marba marka ka danbaysa kasii darayso kadib markii shacabka ku dhaqan ka ka kaceen dilal mudooyinkii udanbeeyayloo gaysanayay haldoorka magaalada oo aanay xukuumada s...
Friday, January 27, 2023
-
Badhasaab Kuxigeenka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Degmooyinka Wajaale Iyo Allaybaday
ALLAYBADAY(W,N)-Badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley cali case oo ay weheliyaan maamulka degmooyinka wajaale iyo allaybaday ee diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee degmooyinkan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
http...
Thursday, January 26, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Gudida Wada Hadalada Ururada Siyaasada!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Magacaabay Gudi ka kooban shan xubnood kuwaasi oo wada hadalo lagali doona ururada siyaasada gaar ahaan kuwo soo baxay qarkood iyo kuwii ku hadhay tartankii hor...
Thursday, January 26, 2023
-
Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaalada Boorama!
BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka oo uu weheliyo safiirka dalka Denmark ayaa kormeer ku tagay mashruuca biyo balaadhan magaalada boorama
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/1TL38p6wYHQ
&nbs...
Thursday, January 26, 2023
-
Maamulka Degmada Wajaale Oo Xadhiga Ka Jaray Huteelka Cusub Ee Ceel Bardaale Oo Laga Hirgaliyay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale!
TOG WAJAALE(W,N)-Xoghayaha dawlada hoose ee wajaale iyo masuuliyiin kale ayaa xadhiga ka jaray huteel cusub oo laga hirgaliyay magaalada wajaale kaasi oo ah huteel hurdo.
Maamulka huteelkan cusub ee ceel bardaale xamse idir...
Wednesday, January 25, 2023
-
Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Daah-furtay Biyo-xidheenka Hoose Ee Laga Hirgeliyey Deegaanka Geed deeble!
HARGAYSA(W,N)-Wakaalada Biyaha ee caasimada hargaysa ayaa daah furtay dhaam biyood biyo xidheen noocuusi ku cusub yahay Somaliland oolaga hirgaliyay deegaanka Geed Deeble ee duleed magaalada hargaysa
Waxaana muhiimada uu dhaam ...
Wednesday, January 25, 2023
-
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kormeeray Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Caasimada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka qaranka Muuse Yuusuf oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee caasimada Hargaysa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WA...
Wednesday, January 25, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|