WARAR
-
Garaadada Gobolka Sool Oo War Kasoo Saaray Dagaalka ka socda Magaalada Laascanood
LAASCANOOD(W,N)-Qaarkamid ah ah garaadada ku sugan magaalada laascanood islamarkaana ah kuwii istaadhay colaada ka taagan ayaa ka hadlay dagaalka maalintii labaad ka socda magaalada iyo khasaaraha uu sobobay
Sidoo kale garaadka...
Tuesday, February 7, 2023
-
Liiska Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Kasoo Xaadiri Waayay Fadhiyada Oo La Baafinayo!
HARGASYA(W,N)-Xoghayaha golaha wakiilada jsl cabdirasaaq siciid ayaanle ayaa baahin saaray 25xildhibaan oo kazoo xaadiri wayay fadhiyada golaha wakiilada kuwaasi oo lagu wargliyay in ay dad uga soo xaadiraan xarunta golaha wakiila...
Tuesday, February 7, 2023
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Baaq Uu Udiray Waxgaradka Deegaanka iyo Xukuumada somaliland
MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal maalintii labaad ka socda magaalada laascanood ee gobolka sool somaliland taasi oo uu sheegay in aan maatiga la qixin islamarkaana arint...
Tuesday, February 7, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Weerar Markale Ay Kusoo Qaadeen Ciidamo Maleeshiyaad Ahi Iyo Xaaladihii Udanbeeyay Ee Dagaalka
LAASCANOOD(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa faah faahin ka bixisay wareerar saaka Aroortii Hore ay fadhiisimada ciidamada qaranka ee duleedka laascanood kusoo qaadeen maleeshiyaad ka amar qaadanaya garaadada kaasi oo sobobay dagaal ...
Tuesday, February 7, 2023
-
Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Golaha Wasiirada Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay Ee ku Waajahan Xaalada Laascanood!
“Goluhu Waxa Uu Shacabka Iyo Beesha Caalamkaba Ku war-Gelinayaa, Inuu Qaranka Somaliland Dagaal Kula Jiro kooxo Argagixiso Caalami Ah, Oo In Muddo Falal Amni Daro ka Maleegayey Gudaha Laascaanood”Xukuumada Jsl,
WAR-SAXAAFAD...
Monday, February 6, 2023
-
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Baaq Uu Udiray Shacabka Gobolka Sool Iyo Xukuumada!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay magaalada laascanood oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira
Sidoo kale Gudoomiyaha Xisbiga wadani ayaa baaq n...
Monday, February 6, 2023
-
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxay Xaalada Magaalada Laascanood!
LAASCANOOD(W.N)-Magaalada laascanood ayaa saaka ku waabariisatay dagaal iyo rasaas dhacays kadib markii ciidamo ka amar qaadayana garaad guud ee beelaha dhulba hante ay weerareen xarunta madaxtooyada laascanood iyo xeryaha ciidama...
Monday, February 6, 2023
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaal Ay Saaka Ciidamada Jsl Kusoo Qaadeen Maleeshiyaad La Socday Garaadada Ku Shirayay laascanood!
LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka wasaarad arimaha gudaha Somaliland oo ku sugan magaalada laascanood ayaa faah faahin ka bixiyay weerar ay ciidamo maleeshiyaad ahi kuso qaadeen ciidamada Somaliland eek u sugan duleedka magaalada iyo gurig...
Monday, February 6, 2023
-
Siyaasi Cali Dhagoole Oo Xaal Ka Bixiyay Hadal Uu Yidhi Oo Beeli Qoonsatay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkuxigeenkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland Cali Maxamed”cali dhagoole ayaa xaal iyo raaligalin ka bixiyay hadal uu shalay warbaahinta ka yidhi isagoo ujawaabay xildhibaan mubaarik xeeldheere oo ay isk...
Sunday, February 5, 2023
-
Golaha Guurtidda Dalka Faransiiska Oo Ka Hadlay Heshiiska Iskaashi Ee Somaliland Iyo Maraykanka!
PARIS(W,N)-Safiirka JSL Ufadhiya dalka Faransiiska Md. Cabdiraxmaan Yaasin Maxamed oo kulan la yeeshay guddiga Arrimaha Dibedda iyo Gaashaandhiga ee golaha guurtida Faransiiska ayaa sharaxaad ka bixiyey muhiimada xeerka iskaashiga...
Sunday, February 5, 2023
-
“Madaxweyne, Dalkii Heeso Iyo Sawiro, Kuma Sii Maamuli Kartide, Maxaa Xal Ah?Abwaan Weedhsame.
HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Hal Abuurka reer Somaliland ayaa qoraal kooban oo uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay facebkooga si toos ah ula hadlay madaxwaynaha jsl oo uu sheegay in aan dalka lagu si...
Sunday, February 5, 2023
-
Maamulka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Degmada Ceel Afwayn.
CEERIGAABO(W,N)-Badhasaabka Gobolka Sanaag oo ay weheliyaan Gudida Nabadgalayada ee Gobolka ayaa ka hadlay dil maanta ka dhacay degmada ceel afwayn halkaasi oo qof shicib ciidamadu ku toogteen taasi oo sobobtay in shacabka ceel af...
Sunday, February 5, 2023
-
DAAWO;-War kasoo Baxay Shirkii Madaxdhaqameedka Gobolka Sool Uga Socday Magaalada Laascanood!
LAASCANOOD(W,N)-Garaadada ku shiraya magaalada laascanood ayaa war kasoo saaray halka uu marayo shirkoogu iyo midkamid ah garaadada beelaha gobolka sool oo isagu arimo ugaara uga tagaya
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
http...
Sunday, February 5, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Wajaale Ka Daahfuray Qorshe Lagu Balaadhinayo Isticmaalka Shilinka Jsl!
WAJAALE(W,N)-Masuuliyiinta baanka dhexe ee somaliland, wasiiro xukuumada katirsan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale ayaa magaalada wajaale ku qabtay munaasibad ay sheegeen in lagu shaacinayo go,aamo ku salaysan sidii...
Sunday, February 5, 2023
-
Fanaan Nuur Daalacay Oo fariim Muhiim Ah Udiray Shacabka Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Fanaan nuur daalacay oo ku sugan caasimada hargaysa ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in ay ku dadaalaan midnimadooda islamarkaana aanay qabyaaladi waxba Tarayn.
https://youtu.be/CoSacVUa8cY...
Sunday, February 5, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Gudi Usaaray Xeerka Macdanta!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida jsl ayaa fadhigii saaka ee Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland wuxuu gudi usaaray xeerka macdanta oo mudo golaha horyaalay kuwaasi oo uu sheegay in ay soo naaqishi doonaan xeerkan kad...
Sunday, February 5, 2023
-
Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Dil ka Dhacay Deegaanka Ceel Afwayn
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada booliska gobolka sanaag ayaa nin shacab ah ku toogtay deegaanka ceel afwayn ee gobolka kaasi oo sobobay in dadwwayne ka gadoodsan dilkaasi oo banana bax ka dhigaan magaalada
Sidoo kale xildhibaanada laga...
Sunday, February 5, 2023
-
DAAWO;-Siyaasi Cali Dhagoole Oo Madaxwayne Biixi Raalin Galin Ka Siiyay Hadal Uu Ku Duray Xildhibaan Ay Isku Deegaan Yihiin!
HARGAYSA(W,N)-Ex wasiir cali dhagoole oo katirsan masuuliyiinta xisbig xaakimka kulmiye ayaa raali galin iyo xaal ka bixiyay hadal uu dhawaan magaalada berbera ka jeediyay xildhibaan mubaarik xeel dheere oo ay isku deegaan yihiin
...
Saturday, February 4, 2023
-
Ex Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Joojiyo Ciidamada Uu Ku Cabsi Galinayo Dhalinyarada Gobolka Awdal.
BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore ee Wasaarada Beeraha Somaliland Axmed muumin seed ayaa qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay facebookga wuxuu si adag ugaga soo horjeestay ciidamo maalmihii udanbeeyay xukuumada madaxwayne biixi ku...
Saturday, February 4, 2023
-
“Waxaynu Ubaahan Nahay Saxaafad Xor Ah, Ee Uma Baahnin Saxaafad Xoogsata Ah, Oo Iyadoo Gudcur Dam Ahna Tidhaa Waa Cadde..”Madaxwayne Mustafe Cagjar
JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida mustafe Muxumed Cumar “M,. Cagjar Ayaa qoraal Uu KU Baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee Facebookga sheegay in aan la ogolayn in ay deegaanka ka hawlgasho saxa...
Saturday, February 4, 2023
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami!
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qeyb-galay aas-qaran oo loo sameeyey Alle haw naxariistee Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami oo xilal kala duwan kasoo qabtay Jamhuuriyadda Somali...
Saturday, February 4, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Mac’hadka Dawladaha Hoose Ee Dalka!
Hargeysa(W.NMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa xadhiga ka jaray Dhismaha cusub ee Mac’hadka Dawladaha hoose (LGI) kaasi laga hirgeliyey Caasimadda Somaliland ee Hargeisa, laguna tababari doono...
Saturday, February 4, 2023
-
Sheekh Almis Yaxye Oo Hadlay khatarta Cudurka Cancerka Iyo Cuntooyinka Keena
Sheekh Almis Yaxye Oo Hadlay khatarta Cudurka Cancerka Iyo Cuntooyinka Keena.
https://youtu.be/FSF4vUXgoKg...
Saturday, February 4, 2023
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Hada Hadlay Iyo Nuxurka Arimo Xasaasiyo Oo Uu Ka Kadlay.
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Hada Hadlay Iyo Nuxurka Arimo Xasaasiyo Oo Uu Ka Kadlay isagoo sigaara uga usharaxay shaqada wasaaradiisa ee maamulka dawladaha hoose ee dalka.
https://youtu.be/gX9DQTLAuXQ...
Saturday, February 4, 2023
-
“Ilaahay Haka Sabato Saaro Somaliland, Xabad Iyo Dhiigtoona Uma Baahna In Lagu Hogaamiyo”Siyaasi Cukuse.
KAMPALA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi maxamed daahir cukuse oo munasibad soo dhawayn ah ay usameeyeen jaaliada reer Somaliland ee dalka Uganda gaar ahaan kuwa ku dhaan magaalada kambala ayaa uga xog waramay xaalada guud ee dalka uu mara...
Friday, February 3, 2023
-
“Marxuum Cadami, wuxuu Noo Ahaa Waalid, Marka Ay Dhinaca Siyaasada Noqoto, Waayo’Arag Wax Badan USoo Joogay Ayuu Ahaa”Ex Wasiir Shucayb.
Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Somaliland Ee xukuumadii Axmed Siilaanyo Shucayb Maxamed Muuse ayaa dhambaal tacsi ah udiray qoyskii iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle Ha,unaxariistee Wasiirkii hore ee Wasaarada Ga...
Friday, February 3, 2023
-
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Iyo Goobta Lagu Aasi Doono!
HARGAYSA(W,N)-Gudi qaban qaabo oo madaxwaynaha jsl umagacaabay aaska Alle Ha,unaxariistee Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa ayaa shaaciyay halka lagu aasi doono marxuumka iyo xabaalaha iyo...
Friday, February 3, 2023
-
DAAWO;-Mid Kamid Ah Dardaaranadii Dhaxal Galka Ahaa, Ee Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Uga Tagay Shacabka Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unxariistee marxuum axmed xaaji cali cadami oo kamid ahaa haldoorka somailand ayaa maantaku geeriyooday magaalada hargaysa iyadoo maalinta bari ahna lagu aasi doono xabaalaha halaya ee magaalada hargaysa
M...
Friday, February 3, 2023
-
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Waramay Taariikhdii Iyo Doorkii Ku Lahaa Dhismaha Somaliland Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Maanta Ku Geeriyooday Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa shacabka Somaliland ka tacsiyadeedyay geerida Alle ha,unaxariistee Axmed xaaji cali Cadami oo xilal kala duwan kazoo qabtay Somaliland islamarkaaa kamid ...
Friday, February 3, 2023
-
WARBIXIN;-Kumuu Ahaa Suldaankii Reer Sanaag Ee Ingiriisku Maxbuuska Ka Dhigay, Lana Kulmay Boqorada Queen Elizabeth?
WARBIXIN;-Kumuu Ahaa Suldaankii Reer Sanaag Ee Ingiriisku Maxbuuska Ka Dhigay, Lana Kulmay Boqorada Queen Elizabeth?
https://youtu.be/RgCh0Wvl4Ng...
Friday, February 3, 2023
-
Sidee Ayuu Somaliland Usaamaynayaa Shirkii Madaxda Wadamada Gobolku Ku Yeesheen Magaalada Muqdisho Iyo Qodobadii Kasoo Baxay?
MUQDISHO(W,N)-Magaalo madaxda Somaliya ee Muqdisho ayaa waxaa dhawaan ku shiray Hogaamiyayaasha wadamada geeska Africa qaarkood kuwaasi oo ay kuwo kamid ah Somaliland wadaagaan xuduud
Hadaba shirkan side ayuu Somaliland usaamay...
Friday, February 3, 2023
-
Xildhibaan Ilhaan Cumar Oo laga Caydhiyay Gudida Arimaha Dibada Ee Congresska Maraykanka!
WASHINGTON(W,N)-Xisbiga Jamhuuriga ayaa xildhibaan Ilhaan Cumar ka xayuubiyay xubinimadii guddiga arrimaha dibadda ee golaha Koongareeska Maraykanka, taasoo muujineysa xiisadda ka dhex aloosan Dimquraadiga iyo Jamhuuriga.
X...
Friday, February 3, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
TACSI MADAXWEYNE:
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal...
Friday, February 3, 2023
-
Urur Goboleedka IGAD Oo Madaxwaynaha Jabuuti Ku Amaanay Dadaalo Nabadeed Oo Uu Ka Wado Arimihii ka Dhacay Magaalada Laascanood!
MUQDISHO(W,N)-Urur Goboleedka IGAD ayaa madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku amaanay, dadaalo dhexdhexaadineed oo uu ka wado xiisada ka taaganMagaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood.
Xoghayaha Guud ee Urur G...
Thursday, February 2, 2023
-
Siyaasi Rashiid Jamaac Dhari Oo Bogaadiyay Xildhibaano Baarlamaanka Somaliya Katirsan Oo Taageeray Qadiyada Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid jaamac dhari ee sheekhul Axmar ayaa hambalyo udiray ciidamada qaranka Somaliland munaasibada 29aad guurada aas aaska ciidanka qaranka Somaliland
Sidoo kale sheekhul axmar ayaa ka hadlay shirka gara...
Thursday, February 2, 2023
-
Wasiirka Warfaafinta Jsl Iyo Nuxurka Fariin Usocoto Reer Sool Oo Uu ka Jeediyay Xuskii Sanad Guurada Aas Aaska Ciidamada Qaranka!
Wasiirka Warfaafinta Jsl Saleebaan Cali Koore Iyo Nuxurka Fariin Usocoto Reer Sool Oo Uu ka Jeediyay Xuskii Sanad Guurada Aas Aaska Ciidamada Qaranka!
https://youtu.be/SHu3vJSEJek...
Thursday, February 2, 2023
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Si Toos ah Ula Hadlay Qaarkamid ah Garaadada Laascaanood ku sugan!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland oo ka hadlay munaasibadii xuska aas aaska ciidamada qaranka somaliland ayaa sitoos ah ula hadlay garaadada beesha dhulba hante ee ku shiraya laascanood iyo midwalba waxa u...
Thursday, February 2, 2023
-
DAAWO;-Xuska 29aad Guurada Aas Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Lagu Qabtay Gobolka Sool.
LAASCANOOD(W,N)-Taliska ciidamada qaranka ee duleedka magaalada laascanood ayaa maanta lagu qabtay munaasibada xuska 29aad guurada aas aaska ciidamada qaranka jsl
Waxaana munaasibada ka qaybgalay taliyaha ciidanka qaranka ,wasi...
Thursday, February 2, 2023
-
Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Magaalada Muqdisho Ee Madaxda Dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya Iyo Somaliya!
MUQDISHO(W,N)-Shir afar goosood ah oo ay ka qaybgaleen madaxwaynayaasha dalalka jabuuti, Kenya iyo raysalwasaaraha itoobiya oo ka qabsoomay magaalaa muqdisho ayaa waxaa gudoomiyay madaxwaynaha somaliya xasan sheikh Maxamuud.
Sh...
Wednesday, February 1, 2023
-
Maamulka Dawlada Hoose Ee Magaalada Berbera Oo Qaabiley Muwaadin Ka Cowday Dhul Uu Leeyahay Oo Xoog laga Qaadayo Iyo Balanta Ay Uqaadeen!
BERBERA(W,N)-Maayarka magaalaa berbera oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada berbera ayaa qaabiley muwaadin cabdi faarax oo maanta warbaahinta ka sheegay in xoog lagaga qaadayo dhul uu ku leeyahay magaalad...
Wednesday, February 1, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|