WARAR
-
Beesha Caalamka Oo Markale War Cusub Kasoo Saartay Dagaalka Magaalada Laascanood
HARGAYSA(W,N)-Wakiilada beesha caalamka ayaa mar kale war cusub kasoo saaray dagaalka weli ka socda gudaha magaalada Laascaanood ee u dhexeeya ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka nabad-diidka ah.
Beesha caalamka...
Wednesday, February 15, 2023
-
Abwaan Maxamed Saleebaan Tuke Oo Curiyay Maanso Ka Hadlaysa Qiimaha Ay Nabadu Leedahay
HARGAYSA(W,N)-Abwaan/fanaan maxamed saleebaan tuke oo kamid ah bahda hal abuurka Somaliland ayaa curiyay maanso cusub oo ka hadlay muhiimada ay leedahay nabadu xili xaalad colaadeed ka taagan tahay gobolka sool.
HALKAN KAGA BOG...
Tuesday, February 14, 2023
-
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Hadlay Rajada Ay Ka Qabaan In Ay Hirgasho Xabad Joojintii Ay Xukuumadu Ku Dhawaaqday Ee Dagaalka Laascanood
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Arrimaha Dibbada Somaliland Ciise Kayd Maxamuud, ayaa sheegay in uu rajo ka qabo in xabad joojinta ay xukuumadu ku dhawaaqday ay suuragalin doonto in colaada Laascaanood wadahadal lagu dhameeyo.
Wasii...
Tuesday, February 14, 2023
-
Suxufi/Rugcadaa Maxamed Cali Waji Oo Dardaaran Culus Usoo Jeediyay Warbaahinta Iyo Dadka Baraha Bulshada Wax Ku Faafiya!
HARGAYSA(W,N)-Suxufi/rugcadaa maxamed cali waji ayaa dardaaran culus ujeediyay suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta somalida iyo kuwa baraha bulshada isagoo ugu baaqay in ay bulshada usoo gudbiyaan war xaqiiqa kana fogaadaan waxya...
Tuesday, February 14, 2023
-
Maayar Mooge Oo Sheegay In Aan Qof Reer Laascanood Ah Wax Dhib ah Loogu Gaysan Karin Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa ayaa ka hadlay warar maalmihii udanbeeyay ay faafinayeen cadowga somaliland oo lagu sheegayay in dadka kazoo jeeda gobolka sool wax lagu yeelayo gobolada kale ee Somaliland taasi oo aan ah...
Tuesday, February 14, 2023
-
Taliska Ciidamada Qaranka Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saaray Dagaaladii Maalmihii Udanbeeyay Ka Dhacay Magaalada Laascanood.
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland G/S Cabdiraxmaan Dheere ayaa ka hadlay rabshadihii iyo dagaaladii ciidamada Somaliland iyo maleeshiyaadka iyo kooxo shisheeye ku dhexmaray magaalo madaxda Gobolka S...
Tuesday, February 14, 2023
-
Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Dawlada Hoose Qaarkood Ku Wareejisay Maamulka Waxbarashada Aas Aasiga Ah.
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada waxbarashada somaliland ayaa qaarkamid ah dawlada hoose ee dalka ku wareejisay maamulka waxbarashada aas aasiga ah
Madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa goob joog ka ahaa munaasibada ay wasaarada waxbara...
Monday, February 13, 2023
-
Dawlada Jabuuti Oo Beenisay In Ay Wax Lug ah Ku Leedahay Xaalada Ka Taagan Magaalada Laascanood
JABUUTI(W,N)-Dawlada jabuuti ayaa beenisay warar laga faafiyay oo lagu sheegay in lug ku leedahay xaalada ka taagan gobolka islamarkaana ay somaliland ku garab siisay
Wasiirka arimaha dibada jabuuti ayaa beeniyay wararkaa isago...
Monday, February 13, 2023
-
Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Baaq Culus Udiray Madaxdhaqameedka Gobolka Sool Iyo Xukuumada Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Abwaan Yuusuf Shaacir oo kamid ah abwaanada somalida ayaa baaq culus udiray xukuumada Somaliland iyo garaadada gobolka sool oo uu usoo jeediyay in shacabka loo tudho islamarkaana la joojiyo xabada.
https://youtu.b...
Monday, February 13, 2023
-
Culimada Somaliland Oo Bayaan Kasoo Saaray Dagaalka Magaalada Laascanood Iyo Baaqa Ay Direen!
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah culimada somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa bayaan kasoo saaray dagaalka ka socday magaalada laascanood iyo guud ahaan gobolka sool iyagoo ku baaqay in la joojiyo xabada...
Monday, February 13, 2023
-
Golaha Wakiilada Jsl Oo Ka Warbixiyay Waxyaabihii Uqabsoomay Kal fadhigoodii Afraad
HARGAYSA(W,N)-Shir gudoonka golaha wakilada iyo gudi hoosaadyada golaha ayaa ka warbixiyay waxyaabihii uqabsoomay kal fadhigii Afraad
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/ZXjigGiHM5U...
Monday, February 13, 2023
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Dhaariyay Xubin Buuxinaysa Jago Ka Bannaanaatay Golaha Guurtida Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Aadam X. Cali Axmed, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12/02/2023, dhaariyay Khaalid Farxaan Ciise Ubaxle, oo laga bilaabo maanta ka mid noqonaya mudanayaash...
Sunday, February 12, 2023
-
Siyaasi Xuseen Dayr Oo Soo Bandhigay Sedex Kooxood Oo Isku Bahaystay Duulaan Ka Dhan Ah Somaliland Ee Sobobtay Codaalada Ka Taagan Gobolka Sool!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Eng Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) Oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee xilalka kazoo qabtay xukuumadii Axmed Siilaanyo ayaa ka hadlay dagaalka ka socda magaalada laascanood iyo cida rasmiga ee Somal...
Sunday, February 12, 2023
-
Xukuumada Somaliland Iyo Haayadaha Unta Iyo kuwa Caalamiga Ah Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Yeeshay Sidii Gurmad Loo Gaadhsiin Lahaa Dadkii Ka Barakacay Magaalada Laascanood!
HARGAYSA(W,N)-Kulan ay soo qaban qaabisay haayada qaxoonitiga iyo barakacayaasha Somaliland kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii gurmad deg deg ah loo gaadhsiin lahaa dadkii ka barakacay dagaalada magaalada laascanood ayaa maanta ka q...
Sunday, February 12, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Xabad Joojintii Gobolka Sool Ay Jabiyeen Kooxihii Maleeshiyaadka Ahaa Ee Garaarada Ka Amar Qaadanayay!
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland isla markaana uu ku saxeexan yahay Wasiir kuxigeenka Wasaaraddaasi ayaa faahfaahin lagaga bixiyay dagaallo maanta ka socda Gobolka Sool;
Qoraalka ayaa u dhignaa...
Sunday, February 12, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Caawa Kulan Isugu Yeedhay Tobanka Urur Siyaasaddeed Ee Cusub Iyo Nuxurka Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa caawa shir Gudoomiyey kulan ay isugu yimaa...
Saturday, February 11, 2023
-
Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Shacabka Gobolka Sool Xaal Kasiiyay Hadalkii Madaxwayne Biixi Ee Ahaa Argagixiso Ayaanu Kula Dagaalamaynaa Laascanood!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed-khaliif jaamac saalax oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland lagana soo doortay gobolka sool ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in laascanood ay ka dagalaamayaan kooxo argagixiso ah is...
Saturday, February 11, 2023
-
Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Beesha Caalamka Ku Wargaliyay Weeraro Somaliland Kaga Imanaya Somaliya Iyo Goobaha Ay Isku Urursadeen!
CAYNABA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Abdiqani Mohamoud Caateeye War cusub la xidhiidha Weeraro lags imanaya Somaliya Ku baahiyay twitter kiisa qoraalkan:
“Dawladda Somaliland waxa...
Saturday, February 11, 2023
-
Ex Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Sheegay In Aanu Lahayn Facebook Magaciisa Lagu Samaystay Oo Lagu Baahiyay Qoraalo Lidku Ah Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada beeraha Somaliland axmed muumin seed ayaa sheegay in aanu lahayn facebook magaciisa lagu samaystay oo maalmihi ugu danbeeyay lagu baahinayay qoraalo lidku ah qarannimada Somaliland midnima...
Saturday, February 11, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Beenisay In Dad Reer Laascanood Ah Lagu Dhibaateeyay Magaalooyinka Gudaha Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka abniga ee wasaarada arimaha gudaha ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu baahiyay baraha bulshada lagu sheegay in dad udhashay gobolka sool lagu dhibaateeyay qaarkamid ah magaalooyinka gudaha so...
Saturday, February 11, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Yeeshay Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Jsl Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
HARGAYSA(W,N)-Shir Qaran oo maanta oo ay taariikhdu tahay 11/02/2023 ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada JSL oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi...
Saturday, February 11, 2023
-
Madxadhaqameedka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Xabad Joojintii Ay Xukuumada Somaliland Ku Dhawaaqday Iyo Shuruudaha Ay Ku Xidheen Hirgalinteeda.
LAASCANOOD(W,N)-Garaadada gobolka sool oo ka hadlay mawqifka ay ka qabaan xabad joojin xukuumada Somaliland ku dhawaaqday in lagu joojiyo dagaalka magaalada laascanood
Garaad jaamac Garaad cali kamid ah isimada gobolka sool aya...
Saturday, February 11, 2023
-
DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Ku dhawaaqday Xabad Joojin Bilaa Shuruud Ah, Xasilinta Xaalada Laascanood Awgeed.
DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Ku dhawaaqday Xabad Joojin Bilaa Shuruud Ah, Xasilinta Xaalada Laascanood Awgeed. Taasi oo ay caawa goordhawayd ushaaciyeen wasiirada xukuumada ee nabadaynta ujoogay gobolka sool.
https://youtu.be...
Friday, February 10, 2023
-
Garaadada Gobolka Sool Oo Ku Dhawaaqay Inay Nabad Diyaar Uyihiin, Xukuumada Somaliland Ku Eedeeyay In Aanay Iyadu Doonayn Wadahadal.
LAASCANOOD(W,N)-Garaad mukhtaar garaad oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolka sool oo goordhawayd warbaahinta la hadlay ayaa xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay wali duqaymo ka wado magaalada laascanood islamarkaana ay burburiyee...
Friday, February 10, 2023
-
Prof Ibraahim Meecaad Oo Fashiliyay Cida Duulaanka Kusoo Qaaday Gobolka Sool Iyo Ujeedada Ka Danbaysa.
CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka reer Somaliland ee dalka dibadiisa ku dhaqan islamarkaana kamid ahaa mujaahidiintii doorka ka qaatay halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa ka hadlay duulaanka ...
Friday, February 10, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Cisbitaalka Ku Booqday Ciidamadii Kusoo Dhaawacmay Dagaalka Laascanood
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa u kormeeray Cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo Cusbitaalka Ciiddamada Qaraanka ee Birjeex.waxaanu inta badan dul-istagay bukaan jiifka oo dhan, waxa...
Friday, February 10, 2023
-
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Dagaalka Laascanood Iyo Fariinta Uu Udiray Dadka Culimada Ah Ee Sii Hurinaya
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Cabdiraxmaan dheere oo ka mid ah culimada Somaliland ayaa khudbadii jimcaha kaga hadlay dagaal ka dhacay magaalada laascanood iyo sida culimada iyo dad qaar usii hurinayaan colaada isagoo ugu baaqay in ay muhi...
Friday, February 10, 2023
-
“Shacabka Reer Laascanood Waxaan Leeyahay, Dagaal Wiilbaa Ku Dhintee, Wiil Kuma Dhasho, Intaa Dhacday Ayaa Khasaare Inoogu Filan”Xil Sheekh Axmed.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh.xildhibaan Axmed dayib oo kamid culimada Somaliland kana tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay dagaal ka dhacay magaalada laascanood isagoo sheegay in arinta laascanoo...
Friday, February 10, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saaray Xaalada Magaalada Laascanood!
HARGAYSA(W,N)- War qoraal Ah oo kazoo baxay wasaarada arimaha dibada Somaliland kuna qoran luuqada ingiriisiga ayay kaga hadashay xaalada magaalada laascanood oo maalintii shanaad ku jirta xaalad dagaal wallow aanay maanta ilaa sh...
Friday, February 10, 2023
-
“Reer Laascanood Waxaan Leeyahay, laba Haysku Qaldina, Abtirsiinta Iyo Xuduuduhu Waa Kala Gaar”Siyaasi Maxamed Axmed Suldaan.
BOORAMA(W,N)-Gudoomiyihii hore ee xisbiga waddani ee gobbolka awdal maxamed axmed Suldaan ayaa ka hadlay xaalada ka taagan gobolka sool isagoo madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe cagjarna ku eedeeyay abaabulka ...
Thursday, February 9, 2023
-
Taliyaha Ciidanka RRUda Jsl Oo Beeniyay Warar Baraha Bulshada Lagaga Faafiyay Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka Somaliland.
CEEL AFWAYN(W,N)-Taliyaha ciidanka birmadka Somaliland ee rru gen axmed cabdi tiir oo ku sugan degmada ceel afwayn ayaa beeniyay warar aan sal iyo raadtoona lahayn oo lagu faafiyay baraha bulshada kuwaasi oo sheegay in uu ku dhint...
Thursday, February 9, 2023
-
“Waxaanu Haynaa Maxabiis Al-Shabaab Ah, Waxaanu Haynaa Maxaabiis Puntland,Waxaanu Diyaar Unahay In Aanu Tusno Beesha Caalamka”Wasiirka Arimaha Dibada Jsl
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo la Hadley qeybta afka English ee Idaacada BBC-da ayaa yidhi:-
“Waxaanu haynaa maxabiis Al-Shabaab ah , waxanu haynaa maxabiis Puntland , waxaanu diyaar u nahay in aanu tusno b...
Thursday, February 9, 2023
-
DAAWO;-Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Sheegay In Aanay Ciidamada Somaliland Kasoo Baxay Gobolka Sool Iyo Fariinta Uu Udiray Garaadada.
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Sheegay In Aanay Ciidamada Somaliland Kasoo Baxay Gobolka Sool Iyo Fariinta Uu Udiray Garaadada.
https://youtu.be/3YBo9HmfPUI
...
Thursday, February 9, 2023
-
Maydadka Arday Soomaliya Ah Oo Laga Helay Burburka Dhul Gariirkii Ka Dhacay Dalka Turkiga.
ANKARA(W,N)-Dhul gariirkii ka dhacay dalka turkiga islamarkaana ay ku dhinteen dad kor udhaafaya 12kun qof ayaa waxaa ku jiray dadka ku dhintay arday somaali ahaa ku sugnaa turkiga kuwaasi oo maydadkooga laga soo saaray burburkii ...
Thursday, February 9, 2023
-
DAAWO;-Halgamayaashii SNM Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Laascanood Iyo Damaca Maraykanka Ee Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka urur siyaasadeedka miisaan islamarkaana kamid ahaa mujaahidiintii ka qayb qaatay halgankii dib uxoraynta somaliland ayaa ka hadlay xogo badan oo ku duugaan xaalada ka taagan magaalada laascanood iyo damaca m...
Wednesday, February 8, 2023
-
Siyaasi Xaglatoosiye Oo Beeniyay In Kooxo Argagixiso Ahi ka Dagaalamayaan Laascanood,Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Ciidamada Ka Saaro”
LAASCANOOD(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka shacabka Somaliland ee SPP Saleebaan ciise Xaglatoosiye ayaa si kulul ubeeniyay in magaalada laascanood ay ka dagaalamayaan kooxo argagixiso ah sheegayna in dadka ay ciidamada Somalil...
Wednesday, February 8, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Xaalada Magaalada Laascanood, Beenisayna In Ay Ka Jartay Adeegyadii Bulshada.
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta jamhuuriyada Somaliland oo goordhawayd warbaahinta la hadlay ayaa cadeeyay mawqifka Somaliland ee xaalada ka taagan magaalada laascanood iyo cida ay ciidamada qaranka Somalilan...
Wednesday, February 8, 2023
-
Maayarka M. Laascanood Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Magaalada, Kana Soo Horjeestay Talaabada Ay Qaadeen Ciidanka Qaranka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka magaalada laascaanood oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada ayaa ka hadlay dagaal labadii cisho ee udanbeeyay magaalada ku dhexmarayay ciidamada Somaliland iyo ciidamo beeleedyo ka a...
Wednesday, February 8, 2023
-
Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo ka Hadlay Xaalada Ka Taagan Magaalada Laascanood Iyo Baaqa Uu Usoo Jeediyay Xukuumada Iyo Shacabka Gobolka Sool.
USA(W,N)-Prof axmed ismaaciil samater gudoomiyaha urur siyaasadeedka Hilaac ayaa ka hadlay dagaalka maalintii sedexaad ka socday magaalada laascanood oo keenay dhimasho iyo dhawac
Sidoo kale prof samater ayaa wax lagu murugooda...
Wednesday, February 8, 2023
-
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Laascanood, Shuruudna Ku Xidhay Baaqii Ay Usoo Jeediyeen Madaxdhaqameedka Somaliland!
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Laascanood, Shuruudna Ku Xidhay Baaqii Ay Usoo Jeediyeen Madaxdhaqameedka Somaliland!
Sidoo kale garaad jaamav garaad ismaaciil ayaa ciidamada somailand ku eedeeyay i...
Wednesday, February 8, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|