WARAR
-
Taliska Ciidamada Qaran Somaliland Oo War Kasoo Saaray Dagaalkii Shalay Ee Magaalada Laascanood Iyo Guulaha Ay Ka Gaadheen!
LAASCANOOD(W,N)-Afhayeenka ciidanka qaranka Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay taliska ciidanka ee Jooga cade ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkii shalay ciidamada qaranka ku dhexmaray magaalada laascanood kooxaha huwan...
Wednesday, March 1, 2023
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo Sharaxay Muhiimada Uu Bulshada Somaliland Uleeyahay Mashruuca Barwaaqo.
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Axmedyasiin Muxumed xasan ayaa ka hadlay muhiimada uu bulshada Somaliland uleeyahaymashruuca barwaaqo oo hore loo odhan jiray Biyoole, iyo adeegyada loogu ta...
Tuesday, February 28, 2023
-
“Maanta Waad Ogtihiin Dalka Colaadbaa Ka Jirta, Saxaafada Somaliland Masuuliyad Wayn Ayaa Ka Saaran In Aad Bulshada Usoo Gudbisaan, Warar Lagu Kalsoonaan Karo”Gudoomiyaha Sonsaf.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Dalada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee Sonsaf Anwar ayaa ka hadlay muhiimada saran saxaafada iyo masuuliyiinta warbaahinta iyo fahanka xeerka saxaafada
Sidoo kale gudoomiyaha dalada sonsaf...
Tuesday, February 28, 2023
-
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Wakaalada Biyaha Ee Magaalada Gabiley Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay!
GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley cabdiqani Maxamuud jiidhe ayaa kormeer ukuurgal ah ku tagay wakaalada biyaha ee magaalada gabiley isagoo warbixin ka dhagaystay maamulka wakaalada gabiley iyo qaabka ay ushaqayso.
Sidoo ...
Tuesday, February 28, 2023
-
Hawlgalo Ay Sameeyeen Ciidanka Booliska Caasimada Hargaysa Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Qab Qabteen!
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka boolliska Somaliland ee saldhiga daloodho ee caasimada hargaysa ayaa hawlgalo abni oo ay sameeyeen kusoo qab qabtay mukhaadaraad tiro badan iyo dadkii ka ganacsanayay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
...
Tuesday, February 28, 2023
-
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Dagaal Maanta Markale Ciidamada Somaliland Iyo Kooxaha Huwanta Ah Ku Dhexmaray Magaalada Laascanood
LAASCANOOD(W,N)-Ciidamada qaranka Somaliland eek u sugan duleedka magaalada laascanood ayaa saaka markale dagaal culus dhexmaray kooxaha kuwanta ah eek u sugan gudaha magaalada
Dagaalkan oo mudo socday ayaa ciidamada Somaliland...
Tuesday, February 28, 2023
-
“Kuwa Shacabka Ku Kala Qaybinaya, Doorasho Iyo Kursi Iyagana Waxaan leeyahay, Waad Gaadhi Doontaane, Aynu Umidowno Difaaca Qaranka”Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi bashiir Cabdi Xariir oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland islamarkaana xilal wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo ayaa ka hadlay dagaalka ka socday magaalada laascanood iyo duulaanka lagu soo qa...
Tuesday, February 28, 2023
-
Golaha Wakiilada Jsl Oo Gudi Umagacaabay Xaalada Magaalada Laascanood
HARGASYA(W,N)-Shir gudoonka golaha wakiilada somalland ayaa magacaabay gudi xildhibaano ah kuwaasi oo loo magacaabay qiimaynta iyo xogta xaalada dagaal ee magaalada laascanood
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN’
...
Monday, February 27, 2023
-
Tahriibayaal Ay Ku Jireen Soomali Oo Dooni Kula Degtay Xeebaha Dalka Talyaaniga Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
MALTA(W,N)-Ugu yaraan 59 qof oo tahriibayaal ah oo ay ku jiraan 12 caruur ah ayaa ku dhintay tobonaan kale ayaa laga cabsi qabaa in la la’ayahay kadib markii doonidii ay la socdeen ay kula degtay badda kacsan ee koonfurta Talyaa...
Monday, February 27, 2023
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Masuul oo xukuumada katirsan
Hargeysa(W,N)-Fadhigii maanta ee golaha Wakiiladda JSL oo uu shirgudoominayay Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Mudane Siciid Mire Faarax (Giire) ayaa lagu ansixiyey afar Masuul Kuwasi oo xildhibaanadu mid mid gacanta ugu taagee...
Monday, February 27, 2023
-
Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Weeraro Saaka Ay Kusoo Qaadeen Maamulka Punthland.
LAASCANOOD(W,N)-Taliska ciidamada qaranka somaliland ee duuleedka laascanood ayaa faah faahin ka bixiyay weerar ay saaka kusoo qaadeen ciidamada maamul goboleedka punthland iyo kooxo maleeshiyaad ah kuwaasi oo ay jab xoogan gaadhs...
Monday, February 27, 2023
-
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Jawaab Ka Kulul Bixiyay Eedihii Uu Gudoomiye Khaliif Ujeediyay Xukuumada, Sheegayna In Uu Isagu Caqabad Ku Ahaa Xal Laga Gaadho Xaalada Laascanood.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo maalintii shalay uu gudoomiyaha baarlamaanka jsl cabdirasaaq khaliif ujeediyay madaxwayne biixi iyo wasiir koore isagoo ku eedeey...
Monday, February 27, 2023
-
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Qoraal Jawaab Celin Ah Kasoo Saaray Talaabadii Shir Gudoonka Goluhu Kaga Joojiyeen Fadhiyada!
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Qoraal Jawaab Celin Ah Kasoo Saaray Talaabadii Shir Gudoonka Goluhu Kaga Joojiyeen Fadhiyada!
Sidoo kale xildhibaan maxamed abiib ayaa sharci daro ku tilmaamay talaabada shir gudoonku ku ganaaxee...
Sunday, February 26, 2023
-
“Waxaan Aad Uga Xumahay Khasaaraha Dagaalka Laas-caanood Kasoo Gaadhay Reer Somaliland Oo Dhan, Dhinaca Uu Doonaba Ha Ahaatee”Gudoomiye Kuxigeenka Ururka SPP.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye Kuxigeenka Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland Ee SPP garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi "Timo" Ayaa ka Hadlay xaalada dagaal Ee Maalmihii Udanbeeyay ka taagnayd Magaalo Madaxda Gobolka Sool Ee Laascanood...
Sunday, February 26, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Saamigii Dekeda Berbera Laga Siiyay Dawlada Itoobiya La Horgayn Doono Baarlamaanka
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa sheegay in saamigii dekeda berbera laga siiyay dawlada itoobiya ee ahaa 19% go,aan ka gaadhidiisa la hor gayn doono golaha wakiilada somaliland
https://youtu.be/NeS-2L4kFfQ...
Sunday, February 26, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sobobta Ay ciidamada Qaranka Uga Saartay Gudaha magaalada laascanood
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Ciise Kay doo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta xukuumada ciidamada qaranka uga saartay gudaha magaalada laascnood oo ay kula dagaalamayeen koox...
Sunday, February 26, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Masuuliyada Dagaalka Laascanood Dusha Usaaray Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Xasuuq Ka Dhacay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland cabdirsaaq khaliif oo ku sugan magaalada laascanood ayaa ka ahdlay dagaaladii ka dhacay magaalada isagoo sheegay in masuuliyada dagaalka uu leeyahay madaxwaynaha somailand muus...
Sunday, February 26, 2023
-
Golaha Wakiilada Jsl Oo Shir Deg Deg Ah Ka Yeeshay Xaalada Laascanood Iyo Nuxurka Qodobada Ay Soo Saareen.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta shir deg deg ah ka yeeshay xaalada maalmihii udanbeeyay ka taagan magaalo madaxda gobolka sool kaasi oo ay kazoo saareen qodobo lagu xoojinayo xalin uhelida dagaa...
Sunday, February 26, 2023
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Ku Eedeeyay In Uu Ka Dhago Adaygan Golaha In Uu Horyimaado!
HARGAYSA(W,N)-Gudi hoosaad arimaha gudaha iyo difaaca ee golaha wakiilada somaliland ayaa xildhibaanada golaha uga warbixiyay xaalada abni ee dalka
Sidoo kale gudoomiyaha gudida xildhibaan guruuje ayaa yeeshay in yeedhmo ay udi...
Saturday, February 25, 2023
-
Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Arimaha Dhaqaalaha Ee Dalka
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta Dood ka yeeshay Arimaha dhaqaalaha ee dalka iyo sidii loo daryeeli lahaa dadka barakacayaasha eek u dhaqan gudaha dalka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA W...
Saturday, February 25, 2023
-
DAAWO;-Bandhiga Buuga Halgan Iyo Himilo Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa!
HARGAYSA(W,N)-Magaalada hargaysa ayaa habeenkii xalay lagu soo bandhigay buug la magic baxay Halgan Iyo Himilo oo laga Qoray Taariikhdii Alle Ha,unaxariistee Sheekh Khaliif Sh, Xasan Gudaal 1922-2016 oo kamid ahaa astaamihii nabad...
Saturday, February 25, 2023
-
Taliska Ciidamada Qaranka Jsl Oo faah faahin Ka Bixiyay Weerar Ay Saaka Kusoo Qaadeen Kooxaha Nabad Diidka Ahi Fadhiisimada Ciidanka Ee Laascanood
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka cidanka qaranka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay weeraro saaka maleeshiyaadka iyo kooxha nabad diidka ahi kusoo qaadeen fadhiisimada ciidamada qaranka ee duleedka magaalada laascanood kuwaasi oo ciid...
Saturday, February 25, 2023
-
“Dagaalka Laasnacood Waxaan U Arkaa Dhibaato Soo Food Saartay Qaranka Somaliland, Oo Ay Masuuliyadeeda Leedahay Xukuumada Joogtaa, Oo Fursad Unoqotay Cadowga Jsl”Siyaasi Dhimbiil.
BURCO(W,N)-Siyaasi Maxamed cabdi Jaamac Dhimbiil oo ah Aqoonyahan ka faalooda siyaasada geeska iyo guud ahaan ta Somaliland ayaa ka hadlay dagaalka ka taagan magaalada laascanood iyo cida leh masuuliyadeeda
Sidoo kale siyaasi M...
Friday, February 24, 2023
-
Jaamacada Timacade Oo Deeq Waxbarasho Oo Bilaash ah Siiyay 200macalin Oo Waxka Dhiga Dugsiyada Degmada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Jaamacada Timacade University ayaa deeq Waxbasho oo bilaash ah siiyay 200 Oo macalin oo wax ka dhiga Dugsiyada Gobolka Maroodi jeex
Munaasibada lagu shaacinayay deeqdan jaamacada Timacade siisay macalimiinta dusgi...
Friday, February 24, 2023
-
Boqorka Beelaha Direed Oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Wajaale Ee Gobolka Gabiley.
WAJAALE(W,N)-Boqorka Beelaha Direen Ayaa maanta Lagu soo dhaweeyay magaalada wajaale ee gobolka gabiley isagoo kazoo Kicitimay dalka Itoobiya,
Waxaana boqorka beelaha direen kusoo dhaweeyay somaliand madaxdhqameedk iyo waxgarad...
Friday, February 24, 2023
-
Saamaynta Ay Hooyooyinka Ku Yeeshaan Dawooyinka Loo Isticmaalo Kala-Korinta Ubadka!
HARGAYSA(W,N)-Kiniinka loo isticmaalo kala korinta ubadka ayaa la ogaaday in uu saamayn caafimaad ku yeesho hooyoohinka u isticmaala kala korinta ubada.
HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTA OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/rEpiWWIL7...
Friday, February 24, 2023
-
“Ganacsatada Oo Ay Ugu Horeeyaan, Bandiyadu Waa Inay Maalgalin Ku Sameeyaan, Wax Soo Saarka Beeraha”Wasiirka Beeraha Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland ayaa bulshada ,ganacsatada ugu baaqay in wax soo saar la sameeyo islamarkaana wax la beerto taasi oo uu sheegay in lagaga bixi karo baahida
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
...
Friday, February 24, 2023
-
Wax Ka Ogow; Taariikhda Mucjisada Ah Ee Dalka Taiwan Iyo Sobobta Somaliya iyo Shiinaha Oo Culayskaa Usaaree Somaliland Iyo Taiwan!
Wax Ka Ogow; Taariikhda Mucjisada Ah Ee Dalka Taiwan Iyo Sobobta Somaliya iyo Shiinaha Oo Culayskaa Usaaree Somaliland Iyo Taiwan!
https://youtu.be/L5hPE6E7LBM...
Friday, February 24, 2023
-
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Afhayeenkii Xisbiga Waddani Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun oo katirsan golaha wakiilada Somaliland kazoo baxay xisbiga waddani ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkii afhayeenimo ee xisbiga waddani oo uu mudo ahaa isagoo qoraal uu ku baahiyay barta...
Friday, February 24, 2023
-
Chief Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Ka Hadlay Sobobta Ay Gudida Beeshoodu Udiiday Ergadii Nabadeed Ee Loo Diray Colaada Laascaanood
Chief Caaqil Rashiid Jaambiir Ayaa Ka Hadlay Sobobta Ay Gudida Beeshoodu Udiideen Ergadii Nabadeed Ee Loo Diray Colaada Laascaanood.
Sidoo kale chief rashiid jaanbir ayaa sheegay in madaxwaynaha Somaliland muuse biixi iyo teamk...
Thursday, February 23, 2023
-
Rashiid jaamac dhari “Sheekhul Axmar” Oo Soo Bandhigay Xaqiiqada Arinta Ka Taagan Laascanood, Luuqad Adagna Kula Hadlay Garaarada Uhanqal Taagaya Xamar.
“Waxkasta Oo Jiritaanka Somaliland Ka Hooseeya, Miiska Ayuu Usaaran Yahay, Xamarbaan Tagayaa Iyo Sool & Sanaag Baan Leeyahay, Xagay Ka Shaqaynaysaa”Sheekhul Axmar.
HARGAYSA(W,N)-Cabdirashiid Jaamac Yuusuf (sheekhul Axma...
Thursday, February 23, 2023
-
Shirkii Golaha Amaanka Oo Lagaga Hadlay Xaalada Magaalada Laascanood
USA(W,N)-Shirkii golaha amaanka ayaa lagaga hadlay xaalada ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood taasi oo sobobtay in dad badani barakacaan.
Sidoo kale shirkan ayaa dhinacyada dirirtu ka dhacayso ee magaalada laa...
Thursday, February 23, 2023
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Muhiimada Ololaha Nadiifinta Magaalada Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka
HARGAYSA(W,N)-Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa saaka fulisay ololihii bilaha ahaa ee ay ku nadiifiso magaalada haraysa ayaa kaasi oo laga fuliyay qaarkamid ah degmooyinka caasimada.
Sidoo kale maayar mooge ayaa fariin u...
Thursday, February 23, 2023
-
Ergadii Nabadaynta Ugu Baxay Gobolka Sool Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Caynabo
CAYNABO(W,N)-Waftigii madaxdhaqameedka ahaa ee ergada nabada ugu baxay shaqaaqada ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood ayaa hadhimo sharafeed loogu sameeyo magaalada caynabo ee gobolka saraar.
HALKAN KA DAAWO MU...
Thursday, February 23, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Dawlada Maraykanka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiir ku xigeenka Maraykanka Amb. Tim Trenkle oo safar shaqo ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland.
...
Thursday, February 23, 2023
-
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaaladii Ka Dhacay Laascanood Iyo Baaqa Uu Diray!
LAASCANOOD(W,N)-Garaad jaamac garaad cali oo kamid ah isimada ku sugan magaalada laascanood islamarkaana ah garaadkii doorka muuqda ku lahaa shaqaaqada ka taagan magaalada laascanood ayaa ka warbixiyay tirade dadkii ku dhintay iyo...
Wednesday, February 22, 2023
-
Warbaahinta Qaranka Jsl Oo Warbixin Ka Diyaarisay Xaalada Abni Ee Magaalada Laascanood!
LAASCANOOD(W,N)-Televisionka qaranka somaliand ayaa warbixin ka diyaariyay xaalada abni ee magaalada laascaanood oo maanta daganayd islamarkaana goobaha ay kaga sugan yihiin ciidamada qaranka Somaliland badi gacanta ku haya abniga...
Wednesday, February 22, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley Oo Ku Baaqay In Maamuus Ka Xayuubin Lagu Sameeyo Madaxwayne Biixi.
“Baarlamaanka Waxaan Ku Adkaynayaa, Xukuumadani Man Date Mahaysato, Ee Madaxwaynaha Maamuus Ka Xayuubin Ha Lagu Sameeyo, Waxkasta Oo Dhibaato Ku Ah Qaranka Wuu Sameeyay, Oo Buuxinaya Shuruudaha Xilka Lagaga Xayuubiyo Ah”Gudoom...
Wednesday, February 22, 2023
-
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Kulan Uqabatay Imaamada Masaajidada Iyo Arimaha Lagaga Hadlay
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada diinta iyoawqaafta somaliland ayaa soo qaban qaabisay kulan loo qabtay imaamada masaajidada dalka khudbada jimcaha ka akhriya qaarkood
Waxaana ujeedadan kulan ka warbixiyay wasiirka diinta iy awqaafta so...
Wednesday, February 22, 2023
-
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kulan La Qaatay Sedexda Xisbi Qaran Iyo Arimaha Ay Kala Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa saaka kulan iskugu yeedhay saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, WADDANI iyo UCID.
Kominshanka ayaa Saddexda xisbi qaran ku war geliyey in bilowga bishan Ramadaan oo ku be...
Wednesday, February 22, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|