Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Beeniyay In Wax Khasaare Ah La Gaadhsiiyay Warshadaha Biyaha Ee Magaalada Laascanood.
LAASCANOOD(W,N)-Ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan duleedka magaalada laascanood ayaa waxba kama jiraan ku tilmaama wararka sheegaya in khasaare la gaadhsiiyay warshada biyaha ee magaalada laascanood iyagoo soo bandhigay sid...
Wednesday, March 8, 2023
DAAWO;-Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Caawa Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Qarannimada Somaliland Ku Dhigay Fargaaraha Khayriyada!
HARGAYSA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka reer Somaliland eek u dhaqan caasimada hargaysa ayaa caawa banana bax ay ku taageerayaan difaaca Somaliland isugu soo baxay fagaaraha khayriyada ee badhtamaha caasimada hargaysa. Da...
Tuesday, March 7, 2023
Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Dib Ubilowday Mashruuca Biyo Qaybinta Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Wakaalada biyaha hargaysa ayaa shaacisay in dib loo bilaabay mashruuca biyo qaybinta caasimada hargaysa ooh ore u istaagay kadib markii ay dalka ka baxday shirkadii qaadatay qandaraaska biyo qaybti hargaysa Maaree...
Tuesday, March 7, 2023
Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Madaxwayne Biixi Ku Dhaliilay Maraakiib Sida Shidaal Oo Ay Udiiday Inay Ku Shubaan Haamaha Berbera!
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska ee xisbiga waddani Xamse Cabdiraxmaan khayre ayaa wasaarada ganacsiga Somaliland ku eedeeyay in ay Diiday markab shidaal jaban sida uu kusoo xidho dekeda berbera kaasi oo ...
Tuesday, March 7, 2023
Madaxwayne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Punthland Oo Ka Horyimid Mawqifkii Madaxwayne Deni Ka Qaatay Dagaalka Laascanood!
GAROOWE(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka maamul goboleedka Punthland somaliya axmed karaash ayaa sheegay in uu ka aragti duwan yahay mawqifka madaxwaynaha punthland ka istaagay dagaalka laascanood islamarkaana uu dastuurka punthland ogo...
Tuesday, March 7, 2023
Gudoomiyaha Ururka Talo Wadaag Oo Ku Baaqay In Xilalkii Ururada Ee Ay Baneeyeen Xaglatoosiye Iyo Cabdirasaaq Ataash Loo Doorto Siyaasiyiin Ay Isku Deegaan Yihiin.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur SIyaasadeedka Talo wadaag Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa ku baaqay in xilalka Ururada Waabari Iyo SPP Ee iska casileen cabdirasaaq ataash iyo Dr saleeban Ciise Xagla toosiye in loo dhiibo siyaasiyiin ay ...
Tuesday, March 7, 2023
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga ka Jaray Wajiga Koowaad Ee Dhismaha Wadada Boorama Iyo Baki.
BOORAMA(W,N)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo ay weheliyaan Badhasaabka gobolka awdal iyo ka degmada Borama ayaa xadhiga ka jaray wajigii koowaad dhismaha wadada isku xidhaysa Borama iyo Baki Oo Ay Hirga...
Tuesday, March 7, 2023
Dadwaynaha Reer Burco Oo Caawa Isugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Jsl.
BURCO(W,N)-Dadwaynaha magaalo madaxda gobolka Togdheer ee burco ayaa caawa dariiqyada magaalada iskugu soo baxay banana bax ay ku taageerayaan ciidamada qaranka somailand ee heegan ugu jira difaaca dalkooga Sidoo kale dhalinyar...
Monday, March 6, 2023
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilowday Wajigii 1aad Ee Dhismaha Wadada Dhakhtarka Dabada Marta.
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilowday Wajigii 1aad Ee Dhismaha Wadada Halbowlaha ah ee Dhakhtarka Dabada Marta, taasi oo dib dhis lagu samaynayo islamarkaana loo samaynayo biyo mareeno muhiim ah oo ay ka gudbaan biyuhu...
Monday, March 6, 2023
Masuuliyiinta Wasaarada Qorshaynta Somaliland Oo Kulan la Qaatay Wafti ka Socday Haayada FAO Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Axmedyasiin Muxumed Xasan ayaa ka warbixiyay shir masuuliyiinta wasaaradu la qaateen wafti ka socday Haayada FAO. “Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta i...
Monday, March 6, 2023
Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Shaaciyay In Uu Gabi Ahaanba Iskaga Baxay Siyaasada Somaliland Iyo Sobobta!
DUBAI(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Waabari Cabdirasaaq Ataash ayaa waraysi uu maanta bixiyay ku sheegay in uu gabi ahaanba iskaga baxay siyaasada Somaliland sobobo la xidhiidha dagaalka laascanood awgeed isagoo ah siyaasi k...
Monday, March 6, 2023
Abwaan Hal Beeg Oo Ka Hadlay Xaalada Laascanood Iyo Baaqyo Uu Udiray Garaadada Gobolka Sool Iyo Xukuumada Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Abwaan Hal bee goo kamid ah hal abuurka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dagaal ee ka taagan magaalada laascanood iyo sida bilaa ujeedada ah ee dhalinyaradii dalka layskaga horkeenay Sidoo kale abwaan Hal beeg ay...
Monday, March 6, 2023
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Afhayeenka Xisbiga!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa afhayeenka xisbiga waddani umacagaabay maxamed faarax ooh ore u ahaa xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Xilka afhayeenka xisbiga waddani ayaa dhawaan waxaa ...
Monday, March 6, 2023
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Xeerka Qaxoontiga Iyo Mangalyo Doonka!
HARGAYSA(W,N)-Fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada JSL oo uu shir-gudoominayey gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha wakiilada JSL Md. Siciid Mire Faarax (Giire) ayaa maanta qodob qodob cod ugu qaaday Xeerka Qaxoontiga iyo magan-g...
Monday, March 6, 2023
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Gudi Umagacaabay Sugida Bisha Ramadaan
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland ayaa magacaabay gudi culimo ah kuwaasi oo ka shaqayn doono sugida iyo ilaalinta bilshada bisha ramadaan oo fooda inagu soo haysa. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH F...
Sunday, March 5, 2023
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Waddada Isku Xidha Boorama Iyo Degmada Baki.
BAKI(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo Horumarinta jidadka somailand oo ay weheliyaan maareeyaha haayada wadooyinka ayaa kormeer ku tagay dhismaha wadada isku xidhaysa magaalada boorama iyo degmada baki ee Gobolka Awdal oo dhi...
Sunday, March 5, 2023
Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliya Cabdiraxmaan Bayle Oo Galabta Kasoo Degay Madaarka Caasimada Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Bayle Du’caale, ayaa galabta ka soo degay garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay. Dr Bayle, oo a...
Sunday, March 5, 2023
Col Caare Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa Sheegayna In Uu Ka Qaybgalayo Difaaca Qaranka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Col siciid cawil caare oo mudo ku maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa halkaasi oo ay kaga hortageen xildhibaano katirsan golaha wakiilada iyo golaha deegaanka hargaysa ...
Sunday, March 5, 2023
“Waxaan Usheegaynaa Raga Kasoo Ordaya, Majeerteeni, Kismaayo Iyo Kililka Shanaad,Taariikhda Meel Lanagaga Adkaaday Majirto”Gudoomiye Faysal.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xaalada dagaal ee ka taagan magaalada laascanood iyo kooxaha isku soo bahaystay duulaanka qarannimada Somaliland Sidoo kale gudoomiye Faysal ayaa she...
Sunday, March 5, 2023
Wafti Ka Socda Itoobiya Oo Magaalada Garoowe Kulan Kula Yeeshay Isimada Gobolka Sool.
GAROOWE(W,N)-Wafti Saraakiil Ciidan ah Oo ka socday Dawlada Ethiopia ayaa maanta galinkii danbe magaalada Garoowe ee maamul Goboleedka Punthland kulan kula yeeshay qaarkamid ah Isimada Dhaqanka SSC kuwaasi oo sida la sheegay Ay ...
Saturday, March 4, 2023
“Waxan Mahad Gaar Ah Udirayaa Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Iyo Wax Garadka Laascaanood, Ee Iska Fahmey Shirkqoolkii Garoowe Laga Waday, Oo Aanay Qayb Ka Noqon” S/G. Mahad Canbaashe.
Bogaadin Iyo Mahadcalin. Waxan bogaadinayaa waayeelka,waxgaradka,haldoorka iyo isimada beesha Jaamac Siyaad oo ay hogaaminayaan Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Gudoomiyaha G/wakiilada JSL mudane C/risaaq Khaliif Axmed sida a...
Saturday, March 4, 2023
Hogaanka Xisbiga Mucaaridka Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudida Golaha Wakiiladu Umagacaabay Xaalada Laascanood
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani Iyo Ucid ayaa kulan la qaatay gudida xildhibaanada ah ee golaha wakiiladu umagacaabay xaalada ka taagan magaalada laascanood Xisbiyada mucaaridka iyo gudida xild...
Saturday, March 4, 2023
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Iyo Odoyaasha Magaalada Laascaanood.
LAASCANOOD(W,N)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Laascaanood Odayaasha iyo Waxgaradka mid ka mid ah beelaha Gobolka Sool. Kulanka uu Gu...
Saturday, March 4, 2023
“Noloshu Waa Salaan, Qofku Haduu Cagta La Helona Masoo Noqdo”Wasiirka Maalgashiga Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maalgashiga Somaliland marwo oo ka qaybgashay munaasibad ay haayada Youth peer ayaa dhalinyarada Somaliland hablo iyo dumarba kula dardaaran tahay in ay dadaal sameeyaan islamarkaana aanay ka daali...
Saturday, March 4, 2023
” Reer Laascaanood Waxay Awoodi Kari Waayeen in Ay Sheegaan Cidii Wax Laynaysa ” Xasan Shahar
" Reer Laascaanood Waxay Awoodi Kari Waayeen in Ay Sheegaan Cidii Wax Laynaysa " Xildhibaan hore Xasan Shahar ayaa ka hadlay xaalada dagaal ee magaalada laascanood iyo sida shacabka reer uga aamuseen cidii lay jirtay haldoorka g...
Saturday, March 4, 2023
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Dagaal Ee Gobolka Sool, Eedo Culusna Ujeediyay Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabidraxmaan ciro ayaa ka hadlay mwqifka xisbiga ee dagalka laascanood iyo duulaanka lagau soo qaaday Somaliland Sidoo kale musharax cirro ayaa maaxwaynaha Somaliland ku eed...
Saturday, March 4, 2023
Kumuu Ahaa Suldaankii Soomaaliyeed Ee Ku Caan Baxay Dagaaladii Uu La Galay Gumeystayaasha?
Kumuu Ahaa Suldaankii Soomaaliyeed Ee Ku Caan Baxay Dagaaladii Uu La Galay Gumeystayaasha? https://youtu.be/UcFshfUQaLk...
Friday, March 3, 2023
“Cadowga Guduhu Wuxu Noqon Doonaa Labada Xisbi Mucaarid Iyo Ciday Ku Abtirsadaan, Xoghayaha Xisbiga Kulmiye Isagu Waa Col Moog, Oo Miino Loo Soo Dhiibay Ayuun Buu Qarxiyay”Gudoomiye Wali.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maroodi jeex ee xisbiga wadani Wali Cabdi jaamac ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay Xoghayaha guud ee xisbiga kulmiye kaasi oo uu ku tilmaamay in uu ahaa mid loo...
Friday, March 3, 2023
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Magaalada Hargaysa Kusoo Dhaweeyay Sheekh Caalim Ah!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo ay weheliyaan wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland iyo culimo awdiin kale ayaa magaalada hargaysa kusoo dhaweeyay sheikh axmed macsaraawi oo kamid ah culimada waawayn ee dunida....
Friday, March 3, 2023
Shirkada Dp World Oo Faah Faahin Ka Bixisay Muhiimada Uu Somaliland Uleeyahay Aaga Cashuuraha Ka Caagan Ee Laga Furay Dekeda Berbera!
BERBERA(W,N)-Shirkada DP World Ee Maamusha Dekeda Berbera ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku faah faahisay waxyaabaha uu qaban doono Aaga Cashuuraha ka Caagan ee shalay Berbera laga furay. Akhri qoraalka DP World “Aagga...
Friday, March 3, 2023
Xukuumada Somaliland Oo Caalamka Ku Wargalisay Weeraro Ay Punthland Qorshaynayso In Ay kusoo Qaado Fadhiisimada Ciidanka Jsl Ee Gobolka Sool.
LAASCANOOD(W,N)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ku war gelisay Beesha Caalamka, Dawladdaha Gobolka Qaramada Midoobay in ay heshay xogo sirdoon oo ah in Maamul Goboleedka Puntland ee Somalia uu qorshaynayo in maalmaha soo socda ay weer...
Friday, March 3, 2023
“Waxaan Leeyahay Xisbiga Waddani, Labada Dhaxalka Ku Murmaysaa Hooyadood, Waa Sida Gacantaa, Waar Meesha Hadii La Qabsado, Adigu Halkeed Madaxwayne Ka Noqonaysaa”Ugaaska Beelaha Direed.
“Anagu Dagaalka In Aanu Gaalkacayo Iyo Caabud Waaq Ka Ridno Ayaanu Rabnaa, Oo Walaahi Dagaalka Waanu Galaynaa Ee Fadhiga Ka Kaca”Ugaaska Guud ee Beelaha Direed. HARGAYSA(W,N)-Ugaaska Guud ee beelaha Direed ayaa si adag Uga...
Thursday, March 2, 2023
Mujaahidiinta Ururka Miisaan Oo Fashiliyay Qorshayaasha Ku Lamaan Dagaalka Laascanood Iyo Kooxaha Isku Soo Bahaystay Duulaanka Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka Urur Siyaasadeedka mujaahidiinta somaliland ee Miisaan ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo dagaalka ka scoda magaalada laascanood oo ay kusoo qul qulayaan kooxo isku bahaystay cadowga Somaliland islamarkaana qa...
Thursday, March 2, 2023
Madaxdhaqameedka Beelaha Direed Oo Baaq Culus Kasoo Saaray Dagaalka Laascanood,Digniina Udiray Qabiilada Isku Soo Bahaystay Duulaanka Somaliland.
MUQDISHO(W,N)Madaxdhaqameedka beelaha direed eek u dhaqan koonfurta somaliya ayaa shir jaraa,id oo ay u qabteen magaalada muqdisho kaga hadlay dagaalka ka dhacay magaalada laascanood iyo duulaanka habar wacashada ah ee lagu soo qa...
Thursday, March 2, 2023
Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga ka Jaray Xarunta Cusub Ee Loo Bineeyey Suuqa Xorta Ah Ee Berbera (Berbera Economic Free zone)
Berbera(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay suuqa xorta ah ee Aagga cashuuraha ka caaggan oo laga bineeyey duleedka galbeed ee magaalada Berbera. Muna...
Thursday, March 2, 2023
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Dab Ka Kacay Suuqa Magaalada Jig Jiga Ee DDS Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
JIG JIGA(W,N)-Dab xoogan ayaa saaka kakacay suuq ganacsi oo ku yaala badhtamaha caasimada dds ee jig jiga kaasi oo sobobay khasaare hantiyeed iyo dad ku dhaawacmay Wasiirka madaxtooyada dds ayaa ka hadlay dabkan iyo khasaaraha ...
Thursday, March 2, 2023
Maayarka Laascanood Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Tirada Dadka Ku Dhintay Dagaaladii Ka Dhacay Magaalada Iyo Kuwo Ku Barakacay!
LAASCANOOD(W,N)-Maayarka magaalada laasccanood ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaalo magaalada laascanood ka socday mudo 20cisho ah tirade ku dhimatay kuwa ku dhaawacmay iyo boqolaal qoys oo ku baracay Sidoo...
Thursday, March 2, 2023
DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Soo Bandhigtay Waxqabadkii 2022 Iyo Waxyaabaha Uhirgalay!
HARGAYSA(W,N)-Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa soo bandhigay waxqabadkii sanadkii tagay ee 2022 iyo talaabooyinka ay hirgaliyeen golaha deegaanka caasimadu HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/eN...
Wednesday, March 1, 2023
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Hadlay Sida Ay Isku Badaleen Rabshadihii Ka Taagnaa Magaalada Laascanood, Kuna Baaqay In Loo Midoobi Difaaca Qaranka Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali- waraabe ayaa sheegay in rabshadihii ka taagnaa magaalada Laascaanood ay isku beddeleen dagaal si fiican loo qorsheeyey oo ka dhan ah jiritaanka Qaranka Soma...
Wednesday, March 1, 2023
Warbixin Laga Diyaariyay Cidii Fulin Jirtay Dilalkii Ka Dhacay Magaalada Laascanood Iyo Doorka Ay Ku Leedahay Alshabaab!
HARGAYSA(W,N)-Televisionka qaranka Somaliland ayaa warbixin ka diyaariyay dilalkii mudada dheer laga fulin jiray magaalada laascanood ee lagu laayay haldoorka gobolka sool iyo cidii qorshahaasi fulin jirtay iyo doorka ay ku leedah...
Wednesday, March 1, 2023
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update