WARAR
-
“Waxaan Leeyahay Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Waxay Ku Badan Galeen Dagaalkii Sokeeye Ee 1994kii, Oo Wax Iska Caadiyay Ayay Unoqotay Inay Dhiig Sokeeye Daadiyaan”Siyaasi Cadaani
LONDON(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta Somaliland xukuumadii axmed siilaanyo siyaasi cadaani oo hada kamid ah xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo arimaha ka taagan gobolka sool.
Si...
Thursday, March 23, 2023
-
“Garaadada Waxaan Leeyahay Ilaahay Ka Baqa, Umada Masaakiinta Ee Maanta Guryahoogii Ka Qaxay, Anigoo Ogaa Nabada Iyo Barwaaqada Ay Ku Noolaayeen Reer Laascanood” Gudoomiye Faysal.
“Waxaan leeyahay Muuse Biixi Talo Ayaa Lagaaga Baahan Yahay Maanta Waynu Ognahay Xaalada Dalka”Gudoomiy Faysal cali Waraabe.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng faysal cali waraabe ayaa markale ka hadlay xaalad...
Thursday, March 23, 2023
-
Xukuumadda Somaliland Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Dadkii ka barakacay Magaalada Laascanood Ee Ku Sugan Deegaano Katirsan Gobolka Sool.
LAASCANOOD(W,N)-Haayada udiyaar garowga aafooyinka qaranka Somaliland ayaa deeq raashin gaadhsiisay qaarkamid ah dadkii ka barakacay magaalda laascanood eek u sugan deegaanada guumays, yagoori iyo kuwo kale kuwaasi oo la gaadhsiiy...
Wednesday, March 22, 2023
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Caawa Ay Bilatay Bisha Ramadaan
HARGAYSA(W,N)-WASIIRKA WASAARADA DIINTA IYO AWQAAFTA SOMALILAND AYAA SHAACIYAY IN CAAWA AY BILATAY BISHA RAMADAAN ISAGOO HAMBALYO UDIRAY UMADA MUSLIMIINTA AH IYO SHACABKA SOMALILAND.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https:/...
Wednesday, March 22, 2023
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Ex Xildhibaan Yuusuf Nuur Guruuje.
HARGAYSA(W,N)-Waxaa maanta aas qaran magaalada hargaya loogu sameeyay alle ha,unaxariistee maxruum yuusuf nuur guruuje oo katirsanaa baarlamaankii hore ee somaliland islamarkaana dhalay xildhibaan axmed yuusuf nuur guruuje oo hada...
Wednesday, March 22, 2023
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Jawaab Ka Bixiyay Dhaliilaha Xiliga Roobka Loogu Jeediyo Dawlada Hoose.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa jawaab ka bixiyay dhaliilaha shacabku ugu jeediyay xiliga uu roobku da,o ee wadooyinka qaar burburaan
Sidoo kale maayar mooge ayaa fariin udiray dadka ku dh...
Wednesday, March 22, 2023
-
Baarlamanka Dalka Itoobiya Oo Liiska Argagixisada Ka Saaray Ururka TPLF!
ADIS ABABA(W,N)-Baarlamanka Ethiopia ayaa Arbacada maanta ah ka saaray ururka TPLF liiska rasmiga ah ee kooxaha argagixisada, taasi oo ah tallaabo muhiim ah oo loo qaaday hanaanka nabadda kadib laba sano oo dagaal uu ka socday waq...
Wednesday, March 22, 2023
-
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo War Kasoo Saartay Wakhtiga Lagu Wado In Bisha Ramadaan Bilato!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland oo ay weheliyaan gudi culimo ah oowasaaradu usaartay lasocodka bisha ramadaan ayaa shaaciyay wakhti lagu wado in ay bilato bisha barakaysan ee radamaan.
...
Tuesday, March 21, 2023
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Barnaamij Lagu Midaynayo Badqabka Caafimaadka
HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb-galay barnaamijka (One Health) kaasi oo lagu midaynayo bad-qabka Dadka, Deegaanka iyo Xoolaha.
ht...
Tuesday, March 21, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Socdaal Uu Ku Jooga Magaalada Buuhoodle.
BUUHOODLE(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdirasaaq khaliif oo mudooyinkan ku sugnaa dalka itoobiya ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada buuhoodle
Sidoo kale gudoomiye cabdirasaaq khaliif ayaa ka hadlay ujeedada saf...
Tuesday, March 21, 2023
-
Taliska Ciidanka Booliska Somailand Oo Ka Hadlay Askari Dhalinyaro Ah Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay sida uu udhacday dil habeenkii xalay magaalada hargaysa loogu gaystay askari ka tirsanaa ciidanka booliska
Sidoo kaletaliska ciidanka ayaa sheegay i...
Tuesday, March 21, 2023
-
Maxaabiistii Lagu Soo Qabtay Dagaalkii Laascanood Oo Ka Waramay Xaaladooda, Beeniyay In Tacadiyo Loo Gaystay.
BURCO(W,N)-Qaarkamid ah maxaabiisii lagu soo qabtay dagaalkii udanbeeyay ee dhacay magaalada laascanood un adhexeeyay ciiqanka qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka huwanta ee dagaalamaya laascanood oo ku xidhan jeelka magaalada b...
Tuesday, March 21, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Waraaqaha Safiirnimo Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Dawladda Federaalka Itoobiya Usoo Magacawday Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo, safiirka cusub ee Dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday Jamhuuriyadda Somalil...
Tuesday, March 21, 2023
-
DAAWO;-Qaabka Kooxaha Huwanta Ahi Usoo Weerareen Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Duleedka Laascanood Iyo Wixii Ka Qabsaday?
DAAWO;-Qaabka Kooxaha Huwanta Ahi Usoo Weerareen Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Duleedka Laascanood Iyo Wixii Ka Qabsaday?
https://fb.watch/jnemV6wk8C/https://fb.watch/jnemV6wk8C/...
Sunday, March 19, 2023
-
“Caawa Doodiinii Waxay Dhaafi Wayday, Idinka Oo Dad Waxbartay Ah, Cabasho Iyo Caloolyow”Prof Axmed Ismaaciil Samater.
BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater oo kulan la yeeshay aqoonyahan gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaaladaha guud ee dalka
Sidoo kale Prof samater ayaa runta usheegay dhalinyarada aqoony...
Sunday, March 19, 2023
-
Masuuliyiinta Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Haayada Camuud Foundation Oo Deeq Raashin Ah Uqaybiyay 400 Oo Qoysas Danyar Ah.
GABILEY(W,N)-Maamulka Dowladda Hoose Degmada Gabiley Oo Ay weheliyaan haayada Camuud Foundation ayaa deeq raashin ah uqaybiyay 400 oo qoysas danyar ah.
Raashinkan oo ay qoysaska danyarta ah Ugu deeqday Haayadda Camuud F...
Sunday, March 19, 2023
-
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Muddo Badan Hor-taagan Xuquuqda Shaqaalenimo Ee 300Macalin Oo Waxka Dhiga Gobolada Dalka!
Muddo saddex Sanno ah waxa ku xaniban Hay’adda Shaqaalaha Dawladda in ka badan 300 oo Macalin, kuwaas oo wax ka dhiga Gobolada Dalka.
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Khaalid Jaamac Qodax, ayaa xannibay iney ...
Sunday, March 19, 2023
-
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Gabiley Iyo Ujeedada Uudaaran Yahay!
GABILEY(W,N)-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland Cabdiraxmaan Jaamac hayaan ayaa kormeerkiisii ugu horeeyay ku tagay gobolka gabiley halkaasi oo kulan kula qaatay xafiiska xeer ilaalinta ee gabiley soona kormeeray haayada c...
Sunday, March 19, 2023
-
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Gaadhi Dab-damis Ah Ku Wareejiyay Ciidanka Dab-damiska Jsl.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta taliska ciidanka dab-damiska ku wareejiyey gaadhi cusub oo loogu talo galay in lagula dagaallamo masii...
Sunday, March 19, 2023
-
Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Tamarta Cad Ceeda Laga Dhaliyo Oo Loogu Talo Galay Ceelasha Biyaha Gabiley.
GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley ayaa deegaanka botor ka dhagax dhigay tamarta cad ceeda laga dhaliyo oo loogu talo galay in ay isticmaalan qaarkamid ah ceelasha biyaha la...
Saturday, March 18, 2023
-
“Waxa Aan Hambalyaynayaa Ciidanka Qaranka Somaliland, Ee Iska Difaacay Dagaalkii Kooxaha Huwanta Ahi Kusoo Qaadeen”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay weerarkii kooxaha huwantu ay ku soo qaadeen ciidanka JSL ee ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Guddoomiye Faysal Cali Wara...
Saturday, March 18, 2023
-
Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Banaan Bax Lagu Taageero Qadiyada Somaliland Ka Hor Dhigay Xafiiska Raysal-wasaaraha Uk!
LONDON(W,N)-Kumanaan kamid ah jaaliyada reer somaliand eek u dhaqan dalka ingiriiska ayaa iskugu soo baxay banana bax ay ku taageerayaan qadiyada madaxbanaanida Somaliland, kana soo horjeedaan duulaanka lagu soo qaaday jamhuuriyad...
Saturday, March 18, 2023
-
Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Xildhibaan Guruuje Iyo Muxuuse ka Yidhi Xaalada Somaliland Iyo Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf Guruuje oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo la xidhiidha xaalada Somaliland ee wakhtiga mawqifkii uu qaatay gu...
Saturday, March 18, 2023
-
Wasiir KuxigeenkaWarfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Geerida Fanaanad Aamina Cabdilaahi Oo Maanta Ku Geeriyootay Boorama!
BOORAMA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta magaalada boorama ku geeriyootay Fanaanad Aamina cabdilaahi xirsi oo kamid ahayd kooxdii waabari islamarkaana kamid ahayd kuwii ugu caansanaa gayiga somalida.
Dhanka kale wasiir ku...
Saturday, March 18, 2023
-
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaal Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascanood Iyo Fariin Hanjabaad Ah Oo Uu Udiray Maamulka Punthland!
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaal Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascanood Iyo Fariin Hanjabaad Ah Oo Uu Udiray Maamulka Punthland!
https://youtu.be/tITusz436ZQ
...
Saturday, March 18, 2023
-
Taliska Ciidanka Qaranka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Weerarkii kooxaha Huwanta Ahi Kusoo Qaadeen Iyo Tirada maxaabiista iyo Hubka Ay ka qabsadeen
LAASCANOOD(W,N)-Taliska ciidamada qaranka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay weerar saaka kooxaha huwanta ahi kusoo qaadeen fadhiisimada ciidamada qaranka ee duuleedka laascanood oo iska difaaceen
Sidoo kale taliska ciidank...
Saturday, March 18, 2023
-
Maxkamada Aduunka Oo Waaran Qabasho Ah Ujartay Madaxwaynaha Dalka Ruushka Iyo Danbiyada Lagu Eedeeyay!
Maxkamadda Caalamiga ah ee dambiyada dagaalka ayaa waaran qabasho ah Usoo jartay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin oo lagu eedeeyey dambiyo dagaal oo la sheegay inuu ka gaystay dalka Ukraine iyo inuu carruur badan si khasa...
Friday, March 17, 2023
-
War Murtiyeed Kasoo Baxay Shirkii Madasha Wada Tashiga Somaliya Ee Magaalada Baydhabo.
BAYDHABO(W,N)-War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirka golaha wadatashiga qaran ee Dowladda federalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Golaha wadatashiga ayaa ku heshiiyay saddex qodob oo kala ah, in dalka la gaarsiiy...
Friday, March 17, 2023
-
Hawlaha Laas-caanood Iyo Arimaha Somaliland Gudaheegu Ha Inoo Dambeeyeen E, Halkee Uu Ku Dambeeyay Wadahadaladii Somaliland & Somalia?
Wadahadaladii ka dambeeyay Xukuumadii Xasan Sheekh Maxamuud uu hogaaminayey iyo Xukuumadii Axmed Siilaanyo wax natiijo ahi kama soo bixin waxii lagu heshiiyeyna lama fulinin.
Ee aynu ku noqono bal taariikhda wadahadaladii ka ho...
Friday, March 17, 2023
-
Sh. Almis Yaxye Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Soonka Laynoogu Waajibiyay!
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Yaxye xaaji Ibraahim oo kamid ah culimada waawayn ee somaliland ayaa ka hadlay udiyaar garowga bisha barakaysan ee ramadaan iyo waxyaabaha laynoogu waajibiyay.
https://youtu.be/RP9ZDbncdL4
...
Friday, March 17, 2023
-
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Xildhibaan Maxamed Abiib Iyo Waxyaabaha Uu Kaga Hadlay!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib Jaamac oo katirsan xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay xaalada guud ee dalka dhibta wali ka taagan magaalada la...
Friday, March 17, 2023
-
Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Booqday Xarunta Dayactirka Kutubta Quraanka Ee Magaalada Boorama!
BOORAMA(W,N)-Sheekh maxamed cumar dirir oo kamid ah culimada Somaliand ayaa maanta soo kormeeray dhismaha xarunta kutubta quraanka lagu dayactire ee magaalada boorama.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu...
Friday, March 17, 2023
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Roob Baaxad leh Oo Maanta Ka Da,ay Magaalada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Roobab lagu qabowsaday ayaa maanta ka da,ay magaalada hargaysa kaasi oo daadkii kasoo rogmaday ay xidheen jidad badan oo gudaha magaalada ah islamarkaana hakad galiyay isku socodka gaadiidka iyo shacabkaba.
HALKAN...
Friday, March 17, 2023
-
Xildhibaan Khadar Guun Oo Ka Hadlay Xadhiga Gaashaanle Sare Faysal Xiis, Eedo Culusna Ujeediyay Taliye Dabagale.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Khadar Guud oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga uu sheegay in taliyaha ciidanka booliska Somaliland kula kacay gaashaanle sare Falsal xiis oo kamid ahaa...
Thursday, March 16, 2023
-
Maamulka Gobolka Togdheer Oo Soo Afjaray Muran Dhuleed Ka Taagnaa Deegaanka Aroori.
BURCO(W,N)-MAAMULKA GOBOLKA TOGDHEER AYAA SOO AFJARAY MURAN DHULEED UDHEXEEYA LABA BEELOOD OO KA TAAGNAA DEEGAANKA AROORI KAASI OO LAGA GAADHAY HESHIISH.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/0QDm6qvF6_s...
Thursday, March 16, 2023
-
Siyaasi Cabdiraxmaan Bayle Oo Markii Uhoraysay Ka Hadlay Imaatinkiisa Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliya Siyaasi cabdiraxmaan bayle ducaale ayaa markii uhoraysa ka hadlay madal hargaysa dib markii uu dhawaan lasoo laabtay somaliya isagoo sheegay in uu wixii fikir iyo tamar ...
Thursday, March 16, 2023
-
Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Ka Jawaabay Baahiyaha Dugsiga Sare Ee Qalax Iyo Balan Qaadka Ay Usameeyeen
GABILEY(W,N)-Maamulka Dawlada hoose ee degmada gabiley oo uu horkacayo maayarka magaalada ayaa maanta booqday dugsiga sare ee qalax iyagoo ka jawaabay dhawaaqii kazoo yeedhay maamulka dugsiga ee dhismaha iskuulka iyagoo sheegay in...
Thursday, March 16, 2023
-
Siyaasi Cabdiraxmaan Bayle Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada somaliland cali xaamud jibriil ayaa hadhimo sharafeed magaalada hrgaysa ugu sameeyay wasiirkii hore ee maaliyada somaliya aqoonyahan cabdiraxmaan bayle ducaale oo dhawa...
Thursday, March 16, 2023
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Dalka Norway!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed,uu wehelinayo Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Mudane Cabdirisaaq Xuseen Albaani ayaa kulan la qaatay Ergiga gaarka ah ee Dawladda Norway, (MFA Speci...
Thursday, March 16, 2023
-
Wafti Ka Socda Haayada Laanqayrta Cas Oo Booqday Maxabiis Lagu Soo Qabtay Dagaalkii Laascanood Oo Ku Xidhan Jeelka Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Maalintii shalay wafdi ka socda hay’addaha Laanqayrta cas iyo bisha cas ay booqdeen maxaabiista ku xidhan Jeelka weyn ee Hargeysa kuwaas oo lagu soo qabtay dagaalkii Laascaano...
Wednesday, March 15, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|