Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Qaarkamid Ah Garaadadii Gobolka Sool Oo Loo Aqoonsaday Dagaal Oogayaal Iyo Magacyada Kuwa Dalalkii Ay Bassporkooga Haysteen Xayiraada Kusoo Rogeen!
Qaarkamid Ah Garaadadii Gobolka Sool Oo Loo Aqoonsaday Dagaal Oogayaal Iyo Magacyada Kuwa Dalalkii Ay Bassporkooga Haysteen Xayiraada Kusoo Rogeen! HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/s4PSMjtX9wU...
Friday, April 7, 2023
“Dalka Waa lagu Soo Duulay, Ee Waa In Aynu Midnimadeena Ku Difaacnaa, Ciidanka Dhaawacana Ahna, Iyo Kuwo Ku Dhintay Eheladoodana, Waa In Wax La Taraa”Gudoomiye Faysal.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa sheegay in Somaliland lagu soo duulay islamarkaana shacabka Somaliland looga baahan yahay in ka qayb qaataan difaaciisa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; h...
Friday, April 7, 2023
Madaxwaynaha Somaliya Oo Amaro Culus Kasoo Saaray Gaadiid Hubaysan Ee Magaalada Muqdisho Lagu Dhex Arko!
MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya xasn sheikh maxamuud ayaa amar culus kazoo saaray gaadiiidka hubaysan ee magaalada muqdisho lagu dhex arko iyo masuuliyiinta amar la,aan isdifaaca sameeya. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAA...
Friday, April 7, 2023
Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Shaaciyay Socdaal Uu Ku Tagayo Somaliya!
NEW YORK(W,N)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in uu booqasho ku tegi doono Soomaaliya inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramdaan. Sidoo kale Xoghayaha Guud ayaa xusay in socdaalkan uje...
Friday, April 7, 2023
Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Eedo Uga Yimid Maamul Goboleedka Punthland.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland cali mareexaan ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo ay maamul goboleedka punthland usoo jeediyeen Somaliland isagoo sheegay in in maamulkaasi yahay mid isagu diidan somalinimada. ...
Friday, April 7, 2023
Tartanka Quraanka Kariimka Ee Bisha Ramadaan Oo Ka Socday Deegaanka Ijaar Ee Gobolka Gabiley Oo Lasoo Gabo Gabeeyay.
GABILEY(W,N)-Tartanka quraanka kariimka ee bisha ramadaan oo deeganka ijaara uga socday qaarkamid ah madarasadaha deegaano katirsan gobolka gabiley ayaa maanta lasoo Gabo gabeeyay kaasi oo abaalmari la gudoonsiiyay ardaydii kaal...
Thursday, April 6, 2023
Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Dhaariyay Xildhibaan Caydaruus Oo Kamid Noqon Doona Golaha Deegaanka Hargaysa!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Caydaruus Cabdisamad Cige ayaa loo dhaariyey xubinimada Golaha Deegaanka Hargeysa. Waxa uu buuxiyey Kursiga uu baneeyey alle ha u naxariisto'e marxuum Ismaaciil oo dhawaan geeriyooday. Guddoomiyaha Maxk...
Thursday, April 6, 2023
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Halka Lagu Aasayo Marxuum Prof Ismaaciil Hure Buubaa Iyo Goorta Dalka Keenayo Maydkiisa!
HARGAYSA(W,N)-Xubno kamid ah golaha wasiirada xukuumada Somaliland ayaa ka hadlay geerida alle ha,unaxariistee Marxuum Ismaaciil Maxamuud Hure Buubaa oo ku geeriyooday dalka Turkiga iyagoo tacsi udiray qoyskii iyo shacabka Somalil...
Thursday, April 6, 2023
Waftigii Irir Samaale Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalo Madaxda Gobolka Saraar Ee Caynabo.
CAYNABO(W,N)-Wafti iskugu jiray madaxdhaqameed,haween iyo xubno kale oo dhawaan kayimid magaalada muqdisho islamarkaana ahaa beesha irir samaale ayaa maanta gaadhay gobolada bari ee Somaliland iaydoo sidiiran loogu soo dhaweeyay m...
Thursday, April 6, 2023
Shirkii Golaha Wasiirrada Jsl Oo Lagaga Hadlay Xaalada Guud Ee Dalka Iyo Nuxurka Qodobbada Kasoo Baxay!
Hargeysa-(W,N)-Fadhigii 109aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenku Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Is...
Thursday, April 6, 2023
Madaxwaynaha Cusub Ee Ismaamulka Gobolka Tigrey Getachow Reda Oo La Wareegay Xilkii!
Maqalle(W,N)-Madaxweynaha kumeel gaadhka ah ee dowlad degaanka Gobolka Tigray Getachew Reda ayaa maanta la wareegay hoggaanka cusub ee gobolka Tigray, isagoo xukunka kala wareegay Madaxweynihii mudada dheer soo hayay xilka isla ...
Wednesday, April 5, 2023
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo.
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta marxuum cabdiraxmaan guri barwaaqo oo laba cisho ka hor ku geeriyooday isla ma...
Wednesday, April 5, 2023
Xamaaliinta Dekeda Berbera Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Dp World Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada,
Xamaaliinta Dekeda Berbera Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Dp World Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada, https://youtu.be/R2gmRpPWXc4...
Wednesday, April 5, 2023
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Taliska Ciidamada Qaranka Ee Gooja cade.
LAASCAANOOD(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Somaliland Dr xergeeye iyo wafti uu hogaaminayo ayaa aadhay taliska ciidanka qaranka ee gobolka sool ee gooja cade. Wafti uu horkacayo agaasimaha wasaarada caafimaadka a...
Wednesday, April 5, 2023
Dawlada Somaliya Oo Si Cad Usheegay In Dagaalka Laascanood Ay Huriyeen Garaaradadu!
MUQDISHO(W,N)-Raysal-wasaare kuxigeenka somaliya oo ka hadlay colaada ka taagan gobolka sool ee somaliland ayaa sheegay in masuuliyada dagaalkaasi iyo shacabka la qixiyo ay ka danbeeyeen garaarada dhaqanka taasi ah mid ku cusub dh...
Wednesday, April 5, 2023
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Prof Ismaaciil Hure Buubaa Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga.
TACSI MADAXWEYNE: 05/04/2023. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...
Wednesday, April 5, 2023
Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Sooyaalkii Taariikheed Ee Marxuum Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo.
HARGAYSA(W,N)-Qoraa/Muj Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo kamid ah shakhsiyaadka Somaliland ee ururiya taariikhda mid Halgan ilaa haldoorka bulshada ayaa ka hadlay sooyaalkii taariikheed ee wasiirkii hore ee wasaarada warfaaf...
Tuesday, April 4, 2023
“Waxaan Leeyahay Reer Awdal Kama Hadhi Kartiin Difaaca Qaranka Ee Laydinku Baaqay, Haday Tahay Ciidan Iyo Taakulaba”Madaxwayne Kuxigeenka Jsl.
“Waxaan Leeyahay Reer Awdal Kama Hadhi Kartiin Difaaca Qaranka Ee Laydinku Baaqay, Haday Tahay Ciidan Iyo Taakulaba”Madaxwayne Kuxigeenka Jsl. https://youtu.be/W3laLRsj_HQ...
Tuesday, April 4, 2023
“In Laga Faa,iiday Dagaalka Laascanood Iyo In Aan Laga Faa,iidin, Taariikhda Ayaa Qori Doonta, Waxaan Isleeyahay Wakhtiga…”Wasiir Koore.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka xowaramay xaalada ka taagan magaalada laascanood oo ku sugnaa mudo si xal nabadeed loogu helo arinta dagaal iyo kacdoonka bilaa jihada ah ee la g...
Tuesday, April 4, 2023
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo Arimaha Ay Ka Xogwaraysteen
HARGAYSA(W,N)-Gudida Joogtada ah ee golaha wakilada Somaliland ayaa kulan la qaatay taliska ciidanka booliska oo uu horkacayay taliye dabagale kaasi oo ahaa mid warbaahintu dibad joog ka ahayd Kulanka ka dib ayaa waxaa arimaha ...
Tuesday, April 4, 2023
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Biyo Xidheeno Ay Xukuumadu Ka Hirgalisay Gobolka Awdal.
BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay weheliyaan maamulka gobolka awdal iyo masuuliyiinta shirkada shaaba ayaa kormeer kusoo maray biyo xidheeno xukuumadu ka hirgalisay gobolka awdal. HALKAN K...
Tuesday, April 4, 2023
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo Oo Shaaciyay Wakhti La Aasayo Iyo Goobta!
HARGAYSA(W,N)-Gudida Qaban Qaabada aaska Wasiirkii Hore ee warfaafinta Somaliland cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa shaaciyay wakhti la aasayo iyo halka lagu aasidoono iyo wakhtiga la qaadayo maydka marxuumka. HALKAN KAGA BOGO WA...
Tuesday, April 4, 2023
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Iyo Bahda Aqoonyahanka Ee Uu Ka Baxay Marxuum Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo.
DHAMBAAL TACSI AH: INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL Aadam Xaaji Cali Axmed, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta, bahda qoraalka, aqoon...
Monday, April 3, 2023
“Maanta Dagaalkaa Jiida Laascanood Ka Taagani Waa Fidno, Dadkeenii Qaybkamid Ah Iyo Xukuumada Ka Socda Weeyi, Dagaal Hebeloow Waad Ku Jano Tagaysaa La Yidhaahdo Maaha”Sh. Cabdilaahi.
“Waxaan Leeyahay Daaroodoow Dul Ahaantaa, Dagaalbaan Usara Joogsatay Oo Baaq Dagaal Ayaa Meelkasta Socda, Ee Walaalayaal Ka Daayo Oo Joojiya, Irir Samaalena Waxaan Leeyahay..”Sh, cabdilaahi sh, Cali Jawhar. HARGAYSA(W,N)-...
Monday, April 3, 2023
Tartanka Xiftiga Quraanka Kariimka Ah Qaybta Hablaha Ee Shirkada Dahabshiil Maalgalishay Oo La Soo Gabo Gabeeyay.
HARGAYSA(W,N)-Tartanka xiftiga quraanka kariimka ah ee bisha ramadaan qaybta hablaha ee ka socday masjidka Cali mataan ayaa maanta lasoo Gabo Gabeeyay kaasi oo abaalmarino la gudoonsiiyay Hablihii kaalmaha hore galay. Tara...
Monday, April 3, 2023
“Majirto Qabyaalad Hargaysa Taalaa, Ma Jirto Isaaq Dhulba Hante Neceb”sh, Cabdirashiid Baaxeer.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh cabdirashiid baaxeer oo kamid ah culimada Somaliland ayaa baaq nabadeed udiray colaada ka taaan gobolka sool isagoo madaxwaynaha somaliland usoo jeediyay in uu qaato go,aan adag oo uu la xidhiidho garaadada da...
Monday, April 3, 2023
Axkaamta Soomka: Faa’idooyinka Dhagaysiga Quraanka Sheekh Maxamed Cumar Dirir
Axkaamta Soomka: Faa'idooyinka Dhagaysiga Quraanka Sheekh Maxamed Cumar Dirir. https://youtu.be/_kolZKHoHD8...
Monday, April 3, 2023
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo Oo Hargaysa Ku Geeriyooday!
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha jsl oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray qoyskii Iyo Shacabka uu ka Baxay wasiirkii Hore Ee wasaarada Warfaafinta Marxuum cabdiraxmaan Guri Barwaaqo oo Maanta Hargaysa ku Geeriyooday. TACSI MADAXWEYNE: 03/04/2...
Monday, April 3, 2023
Wasiirka Arrimaha Gudaha Jsl Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Cusub Ee Itoobiya Usoo Magacowday Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa kulan la qaatay Safiirka Cusub ee Dawladda Federalka Itoobiya u...
Monday, April 3, 2023
Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Mawqifka Somaliland Ee Ergayga Madaxwayne Xasan Sheikh Usoo Magacaabay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland ayaa ka hadlay mawqifka xukuumada ee ergayga uu madaxwaynaha somaliya usoo magacaabay sii anbo qaadka wadahadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya kaasi oo uu soo dhaweeyay ma...
Sunday, April 2, 2023
Madaxweynaha Jsl Oo Abaalmarino Guddoonsiiyey Ardaydii Ugu Sarraysay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah Ee Bisha Ramadaan.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa abaalmarinno kala duwan guddoonsiiyey Afartii Arday ee kaalmaha ugu sarreeya ka galay tartankii Qur’aanka kariimka ah ee bisha Ramadaan o...
Sunday, April 2, 2023
Gudida Joogtada Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Komishanka Doorashooyinka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ee golaha wakiilada Somaliland ayaa kulan la qaatay gudida doorashoyinka Somaliland Kulan oo ahaa mid warbaahinta dibad joog ka ahayd ayaa waxaa markii uu soo dhamaaday ka warbixiyay xildhibaan axm...
Sunday, April 2, 2023
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Ee Magaalada Laascanood, Sheegayna In Garoowe Lagu Wada Hadli Doono!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbia Ucid eng faysal cai waraabe ayaa ka hadlay dagaalkii maalintii shalay ciidamada qaranka Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ku dhexmaray duleedka laascanood kaasi oo uu maac cusub ubixiyay Sidoo k...
Sunday, April 2, 2023
Taliye Faysal Cabdi Bootaan Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaalkii Shalay Kooxaha Huwanta Ah Ku Dhexmaray Laascanood!
LAASCANOOD(W,N)-Taliyaha qaybta 12aad ee ciidanka qaranka Somaliland G/S Faysla cabdi bootaan oo warbaahinta kula hadlay taliska ciidanka qaranka ee Gooja cade markale ka hadlay khasaaraha ay kooxaha huwanta ah gaadhsiiyeen dagaal...
Sunday, April 2, 2023
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Kormeer Ku Tagay Biriijyada Wadada Berbera Oo Roobabkii Khasaare Soo Gaadhsiiyeen.
BERBERA(W,N)-Wasiir kuxieenka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka saaxil ayaa kormeer kusoo maray wadada berbera cooridor oo khasaare ay soo aadhsiyyeen roobabkii maalmihii udan...
Saturday, April 1, 2023
Sucuudiga Oo Loo Aqoonsaday Qaadhaan Bixiyaha Ugu Wanaagsan Dunida.
RIYAD(W,N)-Qaramaday midoobay oo dalka boqortooyada sucuudi arabiya uqoonsantay qaadhaan bixiyaha ugu wanaagsan wadamada dunida. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/_glSiLAiZrc ...
Saturday, April 1, 2023
“Cabdirasaaq khaliif Uu ka Hadlay Dhinaca Uu Raacsan Yahay Warkiisana Uu Cadaystay”Xoghayaha G. Ucid
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee xisbia Ucid ayaa ka hadlay dagaal mudooyinkii udanbeeyay ciidanka qaranka Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ee somaliland kazoo horjeeda ku dhexmarayay magaalada laascanood ayaa ciidanka qaranka ku ...
Saturday, April 1, 2023
Maayarka Caasimada Oo Ka Hadlay Halista Dooxyada Ee Xili Roobaadka Iyo Gabadh Uu Habeen Dhawayd Qaaday Dooxa Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa ka hadlay haliska dooxyada ee xili roobaadka iyo sida masuuliyad darada ah ee wadayaasha gaadiidku ugu dhex tuuaan gaadiidka kaasi oo Soboba khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba. HA...
Saturday, April 1, 2023
DAAWO;-Waftigii Dhaqanka Ee Ka Socday Beesha Irir Samaale Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama
BOORAMA(W,N)-Wafti iskugu jiray madhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulsha oo dhawaan kasoo kicitimay magaalada muqdisho ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada boorama. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https:/...
Saturday, April 1, 2023
DAAWO;-Taliska Ciidamada Qaranka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaalkii Saaka Iyo Tirada Maxaabiista Iyo Gaadiidka Dagaal Ee Ay Ka Qabsadeen Kooxaha Huwanta Ah,
LAASCANOOD(W,N)-Taliska ciidamada qaranka Somaliland ee gobolka sool ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal kooxaha huwanta ah eek u sugan gudaha laascanood kusoo qaadeen saaka iyo tirade maxaabiista iyo gaadiidka dagaal ee ay ciidank...
Saturday, April 1, 2023
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update