WARAR
-
Ciidanka Dab Damis Magaalada Ceerigaabo Oo Laba Nin Oroma Kasoo Badbaadiyay Ceel Biyood Ay Ku Dhaceen!
CEERIGAABO(W,N)-Ceerigaabo Ciidanka Dabdemiska magaalada Ceerigaabo ayaa laba nin oo Oromo ah ka soo badbaadiyay Ceel ay ku dhaceen kuna yaala xaafada October ee magaalada Ceerigaabo.
Ciidanka ayaa gunta hoose ee Ceelka ka soo ...
Friday, April 28, 2023
-
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Katirsan Gobolka Awdal.
BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland cabdiqaadir Iimaan ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaano katirsan gobolka awdal kaasi oo ujeedadiisa ahayd sidii uu ugu kuurgali lahaa wax soo saarta beeraha iyo shacab wax beeraya...
Friday, April 28, 2023
-
Hay’adda Amoud Foundation Oo Qalab Caafimaad Ku Wareejisay Maamulka Gobolka Salel.
SAYLAC(W,N)-Haayada camuud foundation ayaa agab caafimaad ku wareejisay badhasaabka gobolka salel kaasi oo loogu talo galay xarunta hooyada iyo dhalaanka ee deegaanka ceel gaal ee gobolka salel.
https://youtu.be/uzSOWkJiBtQ...
Friday, April 28, 2023
-
“Ma Ogi Meel Uu Suldaanku Ku Yidhi, Beel Habla Waa Ehlu Naar, Mana Aha Hadal Milgo, Maamus Saldanadeed Iyo Muslimnimo Leh”Xil. Barkhad Batuun
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa kadareen celiyay hadal kazoo yeeshay suldan cade gude oo siyaabo kala duwan loo majaro habaabinayo isagoo sheegay in beelaha somaila...
Friday, April 28, 2023
-
Madaxwaynaha DDS Oo 20Milyan Oo Birr Ugu Deeqday Dib Udhiska Gobolka Tigrey!
MAQALLE(W,N)-Xukuumadda dowlad degaanka Soomaalida ayaa deeq lacageed oo dhan 20 milyan ugu deeqday gobolka Tigray, lacagtan ayaa loogu talo galay dib u dhiska iyo dayactirka goobihii ku burburay dagaalkii ka socday gobolka Tigray...
Friday, April 28, 2023
-
Sheekh Almis Yaxye Oo Ka Waramay Jawaabta Ehlu Naarka Ee Marka La Waydiiyo Maxaad Naarta Ku Gasheen?
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Yaxye oo kamid ah culimada waawayn ee somaliland ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay jawaabta ay bixinayaa dadka ilaahay ka gaaloobay marka la waydiiyo maxaad naarta ku gasheen miyaan laydiin digi...
Friday, April 28, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Madaxdhaqameedkii Dhexdhexaadka Laascanood Uyimid Ugu Baaqay Inay Muqdisho Iskaga Noqdaan!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbia Ucid Eng faysal cali waraabe ayaa si adag uga horyimid madaxdhaqameed koonfurta somaliya uga yimid dhex dhexaadinta colaada magaalada laascanood ooh ore safar ugu tagay laascanood kuwasi oo uu kuti...
Thursday, April 27, 2023
-
War Murtiyeed Kasoo Baxay Shirka Madaxda Dalalka Ay Ciidamadu ka Joogaan Soomaaliya Ku Yeesheen Magaalada Kampala!!
KAMPALA(W,N)-Madaxda dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxa ay isku raacay qodobbo ay ka mid yahiin:
1-In la hirgaliyo habraaca dhimista ci...
Thursday, April 27, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Xayiraadii Ka Qaaday Idaacada BBcda Oo Ay Hore Shaqada Uga Joojisay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta somaliland ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in xayiradii xukuumada ka qaaday idaacada ku hadasha afka somaliga ee BBCda ooh ore xukuumada somalilan ugu eedaysay in ay qaran dumista ...
Thursday, April 27, 2023
-
Suldaan Cade gude Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Suldaan Cade Gude ooo ah gudoomiyaha Gudida beelaha garxajis ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa kadib markii uu kazoo noqday safar uu mudo dalka dibadiisa ugu maqnaa
Soo dhawa...
Thursday, April 27, 2023
-
Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Qaab Cusub Ubadalay Ololihii Qashin Ururinta!
HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo uu horkacayo maayar mooge ayaa maanta qaab cusub ubadalay qorsihii bilaha ahaa ee qashin ururinta taasi oo ay maanta sameeyeen dhir beeris laga fuliyay degmooyinka maga...
Thursday, April 27, 2023
-
Xidhiidhka Kubada Cagta Ee Jsl Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Bilaabmayo Tartanta Horyaalka Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Xidhiidhka kubada cagta ee Somaliland ayaa shaaciyay wakhtia uu bilaabmayo tartanka kubada cagta ee horyaalka horyaalada somaliland iyo halka lagu qaban doono sanadkan.
https://youtu.be/Z8LPpkrWsYQ...
Wednesday, April 26, 2023
-
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Uganda!
JABUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar Geele Iyo Wafti Uu Hogaaminayo ayaa maanta socdaal ugu baxay dalka yugandha halkaasi oo uu kaga qaybgali doono shir ay magaalada kampala ku yeelanayaan wadamada ay ciidamada...
Wednesday, April 26, 2023
-
Guri Ku Dumay Qoys Degen Magaalada Berbera Oo Sobobay Geerida Hal Qof Iyo Dhaawac Kale!
BERBERA(W,N)-Alle ha,unaxariistee Hal ayaa ku geeriyooday halka sedex kale dhaawac gurigii ay degenayaan oo ku dumay magaalada berbera gaar ahaan xaafada daaroole
Ciidamada dab damista iyo maamulka gobolka ayaa gurmad ay galeen...
Wednesday, April 26, 2023
-
Madax-dhaqameedkii Kasoo Kicitimay Muqdisho Oo Kulan La Qaatay Golaha Guurtida Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Waftigii madaxdhaqameedka ahaa ee kasoo kicitimay magaalo madaxda somaliya ee muqdisho islamarkaana somaloland uyimid dhexdhexaadka colaada magaalada laascanood ayaa maanta kulan la qaatay shir gudoonka golaha guurti...
Wednesday, April 26, 2023
-
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Digniin Culus Udiray Qaarkamid Ah Sariflayaasha Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland ayaa qoraal uu soo saaray digniin culus udiray qaarkamid ah sariflayaasha somaliland oo la shaaciyay magacyadooda kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay ka horyimaadeen siyaasada udajis...
Wednesday, April 26, 2023
-
Kulan Dhexmaray Wasiirka Waxbarashada Jsl Iyo Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanaadka Qaranka Oo Khilaaf Mudooyinkii Udanbeeyay Udhexeeyay + Xogaha Laga Helayo!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland toorno iyo Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka Daa,uud axmed faarax ayaa maanta kulan ku yeeshay xafiiska imtixaanaadka kadib khilaaf cakiran oo soo kala dhexgalay la...
Tuesday, April 25, 2023
-
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Magaalada Caynabo Oo Ka Hadlay Colaada Laascanood Iyo Hadalada Dhiilada Leh Ee Kasoo Yeedhaya Garaadada Gobolka Sool
CAYNABO(W,N)-Cuqaasha iyo waxgaradka magaalada caynabo ee gobolka saraar ayaa si kulul uga hadlay colaada ka taagan magaalaa laascanood iyo hadalada dhiilada iyo cunfiga ee kazoo yeedhanaya qaarkamid ah garaadada gobolka sool.
...
Tuesday, April 25, 2023
-
Siyaasi Maxamed Nuur Caraale “Duur” Oo Faah Faahin ka Bixiyay Kulan Dalka Turkiga Ku Dhexmaray Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland!
TURKIGA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasaarada Arimaha Gudaha Somailand Maxamed Nuur Caraale Duur iyo Gudoomiyaha olaha wakiilada Somaliland Cabdirasaaq khaliif ayaa kulan ku dhexmaray dalka Turkia kaasi oo ay kaa hadleen xaalada Colaad...
Tuesday, April 25, 2023
-
Madaxdhaqameed Kasoo Kicitimay Somaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa iyo Ujeedada Safarkooga!
HARGAYSA(W,N)-Wafti madaxdhaqameed oo kazoo kicitimay magaalo madaxda somaliya ee muqdisho ayaa maanta lau soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa halkaasi oo ay ku qaabileen dhigooga madaxdhaqameedka Somaliland/
Waftigan...
Tuesday, April 25, 2023
-
Roobab Waawayn Oo La Filayo In Ay Ka Da,Aan Somaliland Iyo Digniinta Loo Diray Shacabka!
Roobab Waawayn Ayaa la saadaalinayaa in ay maalmaha soo socda Ka Da,Aan Somaliland Iyo Digniinta Loo Diray Shacabka!
https://youtu.be/25Bn-GCXLgc
...
Monday, April 24, 2023
-
Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Ka Waramay Qaabkii Ay Uga Soo Baxeen Dalka Suudaan Oo Dagaalo Ka Qarxeen Iyo Dhacdooyinkii La Kulmay!
Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Ka Waramay Qaabkii Ay Uga Soo Baxeen Dalka Suudaan Oo Dagaalo Ka Qarxeen Iyo Dhacdooyinkii La Kulmay! kaasi oo isaga oo ku sugan caasimada kahrtuum ay ka qarxeen dagaalo sobobay in kumanaan qof ka bara...
Monday, April 24, 2023
-
Xisbiga Waddani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kulan Dalka Sucuudiga Ku Dhexmary Musharax Cirro Iyo Gudoomiyaha Ururka Kaah.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga wadani maxamed xaaji yuusuf waabeeye ayaa faah faahin ka bixiyay kulan dalka sucuudiga ku dhexmaray musharaxa madaxwayne ee xisbia waddani iyo gudoomiyaha urur siyaasadeedka kaah maxamuud...
Monday, April 24, 2023
-
DAAWO;-Dr Edna Aadan Oo Khudbad Xasaasiya Ka Jeedisay Xarunta Catalan National Assembly Ee Dalka Spain!
Berlona(W,N)-Ergayga somaliand uqaabilsan wada hadalada Somaliland marwo Dr Adna Adan Ismaaciil oo ku suan dalka spain ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo ay kaa hadlayso qadiyada Somaliland iyo marxaladihii ay soo martay wa...
Sunday, April 23, 2023
-
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Hoos U Eego Saamiga Xukuumada Ee Beesha Ciise!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid jaamac yuusuf (sheeshul axmar oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa shacabka Somaliland ka tacsiyadeeyay Geeridii Xildhibaan Nuur Cismaan Xuseen oo katirsan golaha wakiilada Somaliland islamarkaa...
Sunday, April 23, 2023
-
Garaadka Guud Ee Beesha Fiqishini Oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Adhi-caddeeye Ee Gobolka Sool.
SOOL(W,N)-Garaadka Guud ee beesha fiqishini ayaa lagu soo dhaweeyay deegaano katirsan gobolka sool halkaasi oo uu shacabka gobolka ugu baaqay in ay nabad ilaaliyaan islamarkaana dadkii ka qaxay magaalada laascanood ay kusoo noqdaa...
Sunday, April 23, 2023
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Fanaan Cumar Xasan Rooraaye.
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran magaalada hargaysa loogu sameeyay marxuum fanaan cumar xasan rooraaye oo kamid ahaa fanaaniintii caanka ahaa ee somaliyeed
Waxaana aaska marxuum ka qaybgalay masuuliyiin...
Sunday, April 23, 2023
-
Dowladda Itoobiya Oo Aqbashay In Somalida Kasoo Qaxaysa Suudaan Ay Yimaadaan Dalkeeda!
KHARTUM (W,N)-Safaaradda Soomaaliya ee dalka Itoobiya ayaa xaqiijisay in dowladda Itoobiya ay aqbashay in Soomaalida ka soo qaxaysa Suudaan ay yimaadaan dalka Itoobiya, kaddib wadahadal ay la yeelatay mas’uuliyiinta safaaradda S...
Sunday, April 23, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Cafis Ufidiyay 554 Maxbuus Oo Ku Kala Xidhnaa Xabsiyada Dalka!
CAFIS MADAXWEYNE: 23/04/2023.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu JSL/XM/WM/222-1009/042023, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ...
Sunday, April 23, 2023
-
Taariikh Nololeedkii Alle Ha,unaxariistee Faanaan Cumar Xasan Rooraaye Oo Maanta Ku Geeriyooday Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Alle Ha,unaxariistee waxaa maanta magaalada hargaysa u geeriyooday magaalada Hargaysa Fanaan Xasan Cumar Rooraaye oo kamid ahaa fanaaniintii waawayn ee somalida
HALKAN KAGA BOGO TAARIIKH NOLOLEEDKA MARXUUM FANAAN ...
Saturday, April 22, 2023
-
DAAWO;- Alle Ha,naxariistee Xildhibaan Nuur Xusen Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Diri-dhaba Ee Dalka Itoobiya!
DIRI DHABA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa magaalada diri dhaba aas qaran loogu sameeyay xildhibaan Nuur xuseen oo katirsanaa baarlamaanka Somaliland oo dhawaan halkaasi kuu geeriyooday
Waxaana aaska marxuumka ka qaybgalay shir...
Saturday, April 22, 2023
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo Xafis Ufidiyay 100 Maxbuus Oo Ku Xidhnaa Jeelasha Magaalada Muqdisho!
MUQDISHO(W,N)-Ilaa 127 Maxaabiis ah oo ku xidhnaa Xabsiyo ku yaala Muqdisho ayaa Maanta lagu sii daayay cafis madaxweyne, waxaana la tilmaamay in maxaabiista ay ahayeen kuwa galay dambiyo fudud.
Maxaabiistaan ayaa la sheega...
Saturday, April 22, 2023
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalada ka Socda Dalka Suudaan
KHARTUUM(W,N)-Dalka suudaan ayaa waxaa ka socda dagaal kaasi oo sobobay in ku manaan shacab ahi ka qaxaan magaalada caasimada ah ee khatruum.
https://youtu.be/vykOtgjDfvE...
Saturday, April 22, 2023
-
Marwada Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo La Ciiday Caruurta Baahiyaha Gaarka Ah Ee Magaalada Boorama
BOORAMA(W,N)-Marwada madaxwayne kuxigeenka Somaliland marwo sheikh ayaa ka farxisay carurta baahiya gaar ah ee magaalada boorama oo ay la ciiday.
https://youtu.be/gFHprXgYXa0
...
Saturday, April 22, 2023
-
DAAWO;-Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Iyo Sidii Looga Oogay Salaada Ciidul Fidriga!
WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada wajaale ayaa maanta salaadii ciidul fidriga ku tukaday garoonka kubada cata ee magaalada kaasi oo ay kala soo qaybgaleen maamulka degmada iyo masuuliyiin kale oo ka socday xukuumada
https...
Friday, April 21, 2023
-
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Sheegay In Ay Dagaal Ku Qaadayaan Ciidamada Somaliland Ciida Kadib.
Garaad jaamac garaad cali oo shacabka reer laascanood la tukaday salaadi ciida ayaa sheegay in ay weeraro iyo dagaal ku qaadi doonaan ciidamada Somaliland eek u sugan duleedka laascanood madaamada ay dhamaatay ramadaantii
https...
Friday, April 21, 2023
-
DAAWO;-Magaalada Gabiley Iyo Qaabkii Looga Oogay Salaada Ciidul Fidriga!
GABILEY(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka gabiley ayaa maanta salaadii ciida ku tukaday garoonka kubada cagta ee magaalada kaasi oo ay kasoo qaybgaleen maamulka gobolka iyo ka degmadu
https://youtu.be/3M5PsfKbE4Y...
Friday, April 21, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qaybgalay Tukashada Salaadda Ciidal-Fidriga,
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidal-fidriga oo maanta laga oogay guud ahaanba dalka Jamhuuriyadda Som...
Friday, April 21, 2023
-
“Suurtagal Maaha In Maamul Khaatumo La Yidhaa Laga Dhex Dhiso Somaliland ” Gudoomiye Faysal Cali
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa shacabka reer somaliland ku hambalyeeyay munaasibada ciidul fidriga isagoo ilaahay uga baryay in bash bash iyo barwaaqo ay ku noolaadaan
Sidoo kale guoomiye fa...
Thursday, April 20, 2023
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Awaamiir Culus Dul Dhigay Dhalinyarada Xiliga Ciida Udalxiisaysa Badda,
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasarada arimaha gudaha ayaa soo saaray awaamiir la xidhiidha maalmaha ciida iyo safarka dhalinyarada udalxiis taga bada iyo goobaha kale oo mararka qaar sobobta halis naftooda ah.
https://youtu.be/OqEv6R...
Thursday, April 20, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|