Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Dr Cabdiraxmaan Bayle Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Jaamacada Tima Cade Ee Magaalada Gabiley!
GABILEY(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada somaliya cabdiraxmaan bayle ducaale yaa habeenkii xalay lagu marti qaaday jaamcada tima cade ee magaalada gabiley halkaasi oo uu ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo u...
Saturday, May 6, 2023
Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Lowyo Cado Iyo Rabshadihii Ka Dhashay!
BOORAMA(W,N)-Madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa ka hadlay saraal lagu diley magaalada lowyo cado oo dadwayne ka gadoodsani banana baxyo ka dhigeen boorama iyo dila Sidoo kale waxgaradka reer awdal ayaa xukuumada ugu baaqay in ...
Saturday, May 6, 2023
Gudida Qaban Qaabada Xuska 18May Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qaabka Sanadkan Loo Xusayo!
HARGAYSA(W,N)-Gudi wasiiro ah oo xukuumada uxilsaaray qaban qaabada xuska munaasibada qaran ee 18may ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkan sanadkan loo xusayo iyo fariinta ay bulshada udireen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN ...
Saturday, May 6, 2023
DAAWO;-Ugaaska Guud Ee Beelaha Samaroon Iyo Nuxurka Khudbad Uu Jeediyay Shirkii Uga Furmay Deegaanka Sheed Dheer
SHEED DHEER(W,N)-Shir duco ah oo beelaha samaroon uga furmay deegaanka sheed dheer ee dawlad deegaanka somalida ayaa waxaa kasoo qaybgalay ugaaska guud ee beelaha samaroon kaasi oo ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaya isag...
Friday, May 5, 2023
Boqor Buurmadow Oo Tacsi Udiray Shacabka Uu Ka Baxay Sarkaal Lagu Diley Magaalada Lowyo Cado!
DUBAI(W,N)-Boqor cismaan Aw maxamuud boormadow oo kamid ah madaxdhaqameedka reer Somaliland ayaa ka hadlay dil ka dhacay magaalada lowyo cado oo lagu diley taliye kuxigeenkii ciidanka ilaalada xeebaha islamarkaana uu diley askari ...
Friday, May 5, 2023
“Shacabku Waa In Ay Si Cad Uyidhaahdaan, 5sano Ayaanu Ku Dooranee, Madaxwayne Ee Banee Kursiga” Xil. Axmed Wali.
GABILEY(W,N)-Xildhibaan axmed Wali Oo katirsan mudanayaasha golaha deeaanka gabiley ee laga soo dooryay xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalku marayo iyo sida loogu baahan yahay isbadal ka dhaca. Sidoo kale...
Friday, May 5, 2023
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Xaalada Ay Somaliland Marayso Iyo Halista Ay Leedahay Fidnadu!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan sheikh siciid sokeeye oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay xaalada ka taagan gobolka sool gaar ahaan magaalada laascanood iyo mudo haraadada ka dhacay magaalada boorama ee la...
Friday, May 5, 2023
“Suuqa Waaheen Maaha Meel Arinteeda La Qarin Karo, Ee Ha ku Hungoobina, Reer Somaliland Musuq-maasaq Way Ka Daaleen”Xil Siciid Cudhay.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Siciid Cudhay oo Katirsan xildhibaanada golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa Booqday Suuqii gubtay ee Waaheen isagoo halkaasi kula kulmay qaarkamid ah hooyooyinkii ku ganacsi jiray kaasi oo maalintii s...
Friday, May 5, 2023
Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Aanay Ilaa Hada Ka Hadal Saraal Lagu Diley Lowyo Cado Oo Sobobay Rabshado Ka Dhacay Boorama Iyo Dilla!
BOORAMA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada beeraha xukuumada madaxwayne biixi siyaais axmed muumin seed ayaa ka hadlay saraal lagu diley magaalada lowyo cado islamarkaana uu uu toogtay askar ay isku ciidan ahaayeen kaasi oo ay ka dh...
Friday, May 5, 2023
Shil Gaadhi ka dhacay Jidka Isku Xidha Wajaale Iyo Kalabaydh Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh!
Alle Ha,unaxariistee Laba Qof Ayaa Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacey Wadada U Dhaxeysa Wajaale Iyo Kalabeydh, Halka Sadex Qof oo Kale Ay Ku Dhaawacmeen, Kuwaasi oo La Geeyay Cusbitaalka Wajaale Laguna Dabiibayo Xaaladooda Al...
Thursday, May 4, 2023
“Mushkiladda Berbera Haysataa Waa Laydhka Iyo Ninka Maayarka Ka Ah.”Xildhibaan Cabdirashiid.
BERBERA(W,N)-Xildhibaan cabdirashiid oo katirsan mudanayaasha golaha deegaanka degmada berbera ayaa sheegay in dhibta ugu way nee shacabka reer berbera haysataa ay tahay laydhka iyo maayar cabdishuur cidin oo isagu tacadiyo badan ...
Thursday, May 4, 2023
Ciidamada Booliska Ee Magaalada Wajaale Oo Gacanta Kusoo Dhigay Eedaysane Aabihii Hargaysa Ku Diley!
WAJAALE(W,N)-Ciidanka Booliska JSL Oo gacanta ku soo dhigay Eedaysane Ciise Maxamed Yuusuf, oo loo haysto Dilkii Aabihii! Eedaysanahan ayaa ku eedaysan in uu ku dilay Aabihii Marxuum Maxamed Yuusuf Aadan 1/5/2023 . Ciidank...
Thursday, May 4, 2023
Xukuumada Somaliland Oo Kasoo Horjeesatay Tira Koob Ay Samaynayso Maamulka Somaliya!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga soo horjeesatay tiro koob ay samaynayso somaliya kaasi oo haayadaha caalamiga ah qaarkood doonayeen in ay fuliyaan gudaha Somaliland. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; ...
Thursday, May 4, 2023
Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Iyo Nuxurka Qodobada kasoo Baxay!
Hargeysa-(W.N)-Fadhigii 110aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa war-bixin guud oo la xidhiidha amniga dalka lagaga dhegeystay Wasiirk...
Thursday, May 4, 2023
Warbaahin Ka Socotay Dalka Taiwan Oo Booqasho Kusoo Maray Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Waxyaabaha Cajiibka Ah Ee Ay Ku Arkeen!
HARGAYSA(W,N)-Warbaahin ka socotay dalka Taiwan oo socdaal ku yimid Somaliland ayaa booqasho ku tagay suuqyada caasimada hargaysa halkaasi oo ay ugu kuurgalayeenganacsiga Somaliland iyo qaabka uu u shaqeeyo sariflayaasha badhtamah...
Thursday, May 4, 2023
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Ingiriiska!
JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele iyo wafti uu hogaaminayo ayaa safar ugu anbobaxay dalka ingiriiska https://youtu.be/q9ZhSrnoU2k...
Wednesday, May 3, 2023
Xukuumada Somaliland Oo Madaarka Caaasimada Hargaysa Kusoo Dhawaysay Ardaydii Reer Somaliland Ee Laga Soo Daad Gureeyay Dalka Suudaan!
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa maanta madaar caasimada hargaysa kusoo dhaweeyay 110 arday oo reer Somaliland ah oo laga soo daad gureeyay dalka suudan oo ay ka qarxeen dagaalo keenay in laga qaxo c...
Wednesday, May 3, 2023
Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Tahli Wayday In ay Ka Jawaabto Hadalkii Kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Somaliya!
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Warfaafinta ee xisbiga Ucid Yuusuf kayse ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay jabisay dastuurkii dalka islamarkaana ay ka jawaabi kari wayday hadaladii jees jeeska ku ahaa qarannimada Somalilan...
Wednesday, May 3, 2023
Madaxweynaha Jsl Oo kulan Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Ah La Yeeshay Wasiiru-dawlaha Horumarinta Iyo Arrimaha Afrika Ee Dawladda Ingiriiska!
WAR-SAXAAFADEED. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan habka maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) la yeeshay Wasiiru dawlaha horumarinta iyo Arrimaha Afrika ee Dawladda Uk, Andrew Mit...
Wednesday, May 3, 2023
DAAWO;-Cabdiraxmaan Bayle Oo Lagu Casuumay Jaamacada Camuud Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ujeediyay Ardayda!
BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore ee maaliyada Somaliya cabdiraxmaan bayle Ducaale ayaa lagu marti qaaday jaamcada camuud University halkaasi oo maamulka jaamacadu Kusoo dhaweeyeen. Sidoo kale Dr Cabdiraxmaan Bayle ayaa khudba...
Tuesday, May 2, 2023
Maydadka Laba Qof Oo Uu Qaaday Dooxa Huluuq Ee Degamada Arabsiyo Oo Lasoo Helay
ARABSIYO(W,N)-Shalay galabtii ayay ahayd markii dooxa huluuq ee duleedka bari ee magaalada arabsiyo uu qaaday gaadhi vx ah oo ay saareen laba qof oo rag ah Raadcada maydadka alle ha,unaxariistee laba qof ayaa ilaa xalay ilaa ma...
Tuesday, May 2, 2023
Xisbiga Waddani Oo Ay Weheliyaan Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Agabka Ciyaaraha Ku Wareejiyay Dhalinyarada Magaalada Gabiley!
GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka ee xisbiga wadani Maxamed cabdilaahi jaamac Bookh , gudoomiye kuxigeenk garabka dhalinyarada ee xisbiga oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka ee degmada...
Tuesday, May 2, 2023
Askari Katirsan Ciidanka Qaranka Dalka Uganda Oo Toogasho Ku Diley Wasiirkii Uu Ilaalada U Ahaa!
UGANDA(W,N)-Askari ka Tirsan ciidamada qaranka Dalka Uganda ayaa toogasho ku dilay wasiir uu ilaalo u ahaa. Gaashaanle sare Charles Okello Engola oo shaqada ka fadhiistay, oo ahaa wasiir ku xigeenka jinsiga iyo shaqada ayaa lag...
Tuesday, May 2, 2023
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Dhaariyay Aamina Cilmi Fariid Oo Kamid Noqon Doonta Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Aadam X. Cali Axmed, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 02/05/2023-ka, dhaariyay marwo Aamina Cilmi Fariid Badeed, oo laga ...
Tuesday, May 2, 2023
Madaxwaynaha Somaliya Oo Markale Ka Hadlay Xaalada Laascanood Iyo Ergo Dhex Dhexaadinteeda Muqdisho Uga Timid Ee Ku Sugan Hargaysa.
MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamud ayaa markale ka hadlay mawqifka xukuumada ee xaalaa ka taagan gobolka sool ee Somaliland iyo madaxdhaqameedk xalinteeda uga yimid muqdisho oo ku sugan caasimada Hargaysa ...
Monday, May 1, 2023
“Dagaalkii Uu Iclaamiyay Ina Garaad Cali (Gala Dagaalka) Ilaa Hadda Guul Muxuu Ka Hayaa?”Siyaasi Cali Guray.
CAQLIGU HA SHAQEEYO!! Dagaalkii Uu Iclaamiyay Ina Garaad Cali (Gala Dagaalka) Ilaa Hadda Guul Muxuu ka Hayaa? Magaalada Laascaanood miyay Mahadisay mise way eeday go’aankiisii GALA DAGAALKA?. Waxan filayaa in la ga...
Monday, May 1, 2023
Madaxwaynaha Jsl Oo Hambalyo Udiray shaqaale Waynaha Dawlada!
HAMBALYADA MADAXWEYNAHA EE MAALINTA SHAQAALE WEYNAHA. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu munaasibadda 1-da May awgeed, hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Shaqaale-Weynaha Jamhuuriyadd...
Monday, May 1, 2023
Guoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Kulan La Yeelatay Wafti Ka Socday Dalalka Switzerland Iyo Austria.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka jsl oo ay weheliyaan amsuuliyiin haayada katirsani ayaa kulan la yeelatayw wafti ka socday dalalka Austria iyo Switzarland. Kulanka ka dib ay...
Monday, May 1, 2023
Dooxa Huluuq Ee Duleedka Bari Ee Magaalada Arabsiyo Oo Qaaday Gaadhi VX Ah Iyo Dadkii Saarnaaba
ARABSIYO(W,N)-Doox huluuq ee dhinaca bari ee magaalada arabsiyo ayaa galabta daad wayne oo kusoo rogmaday wuxuu qaaday gaadhi VX Ah iyo sedex qof oo saarnaa kuwaasi oo ilaa hada raq iyo ruux midna laga haynin. Laba qof oo kamid...
Monday, May 1, 2023
Ciidanka Dabdemiska Oo Bakhtiiyay Dab Ka Kacay Shoodh Laydh Dab Qaybiye Ku Yaala Xaafada Daaroole Ee Magaalada Berbera.
BERBERA(W,N)-Ciidanka ayaa dabkaa bakhtiiyay kana badbaadiyay gaadiid iyo dhismeyaal waawayn oo goobta ka agdhawaa.Ciidamada Dabdemiska ayaa shoodhkaas ka hortagay inuu fido, geystana khasaare kala duwan. Khatarta korontada ka ...
Sunday, April 30, 2023
Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaacisay In Maalinta Bari Ah Fasax Yihiin Shaqaalaha Dawladu!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in maalinta bari oo bishu tahay 01/05/2023 ay fasax yihiin shaqaalaha dawladu taasi oo ah maalinta shaqaalaha aduunka. ...
Sunday, April 30, 2023
Suldaan Cado Gude Oo Gabiley Lagu Casuumay Iyo Sobobta!
GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka gobolkada iyo degmooyinka ee xisbiga waddani ganacsade maxamed cabdilaahi bookh ayaa shaaciyay in ay magaalada gabiley ku casuumayaan suldaan cado gude islamarkaana bulshada reer Somaliland yihiin...
Sunday, April 30, 2023
Ergayga Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Midowga Yurub!
MUQDISHO(W,N)-Ergayga Gaarka ah Ee Madaxweyne xasan sheekh Uqaabilsan Wada hadalada Somaliland Iyo Somaliya Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan muhiim ah la qaatay Safiirka Midowga YURUB Mrs Tiina Intelmann oo ay k...
Sunday, April 30, 2023
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer Mashaariic Xukuumada Ka Hirgalisay Deegaanka Daarasalaam Ee Waqooyiga Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta Kormeeray saddex mashruuc oo ay maalgalineyso dawladdu, fulineysana Wakaalada Biyaha Hargeysa. Ma...
Sunday, April 30, 2023
”Madaxweyaha Haddii La Caayo Kursiga Ayaa Cayda leh, Ha U qaadanina Subeer Awaloow In Idinka Laydin Caayey”Waxgarad
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo waxaradka beelaha garxajis ayaa tafaasiil ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay gudoomiyaha gudida beeshooda suldaan cado gude kaasi oo siyaabo kala duwan loo fasiray Cuqaasha ayaa sheeg...
Sunday, April 30, 2023
Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ku Dhintay Balay Biyood Ku Yaala Duleedka Koonfureed Ee Magaalada Hargaysa!
Alle Haw Naxariistee Wiil 18 Jir ah laguna magacaabo Maxamed Cali Faarax ayaa ku Dhintay Balli ku yaalla magaalada Hargeysa duleedka koonfureed ee Xaafada Digaale. Ciidanku wuxuu degdeg ugu baxay goobtaas,baadigoobna u gala...
Saturday, April 29, 2023
“Raali Gelinta Cadowga Kusoo Duulay Jam. Somaliland, Laguma Hanan Karo Kursiga Ugu Sareeya Dalka”Siyaasi Xuseen Dayr.
Muran kama taagna in Jam. Somaliland lagu soo qaaday duullaan abaabulan oo ah mid Qabiil iyo mid argagaxiso oo is huwan kaasoo la doonayo in gebi ahaanba lagu burburinayo jiritaanka Jam. Somaliland. Jiritaanka Jam. Somalila...
Saturday, April 29, 2023
Dhismaha Xarunta Cusub Ee Degmada Maxamed Mooge Oo Xadhiga Laga Jaray!
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xildhibaanada golaha deegaanka hargaysa ayaa xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee loo dhisay degmada maxamed mooge ee caasimada hargaysa Sidoo kale waxaa munaasibada xadh...
Saturday, April 29, 2023
Turkiga Iyo Itoobiya Oo Dhexdhexaadinaya Kooxaha Ku Dagaalamaya Dalka Suudan
ANKARA(W,N)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa sheegay in Turkiga iyo Itoobiya ay dhexdhexaadinayaan dhinacyada ku dagaalamaya dalka Sudan. Dadaaladan ayuu sheegay Wasiirka Arrimaha Dibbada Turki...
Saturday, April 29, 2023
Somaliland Oo Shaacisay In Ay Soo Daad Guraynayso Muwaadiniinteeda Ku Xaniban Dalka Suudaan.
Somaliland Oo Shaacisay In Ay Soo Daad Guraynayso Muwaadiniinteeda Ku Xaniban Dalka Suudaan. https://youtu.be/ZIeOO45mWKI ...
Saturday, April 29, 2023
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update