Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Xubno Katirsan Golaha Wasiirada Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Beeraha Wax Soo Saarka Ee Gobolka Saraar.
CAYNABO(W,N)-Wasiirada beeraha,xidhiidhka golayaasha iyo masuuliyiin kale oo ku sugan gobolka saraar ayaa kormeer kusoo maray beeraha wax soo saarka ee gobolka saraar halkaasi oo wasiirka beeruhu ka sheegay cadadka ay sanadkan ka ...
Saturday, May 20, 2023
“Anigu Ma,ihi Muxaafid Muraayad Green Ah Xidhan, Oo Idinle Dalkii Wuu Barwaaqaysan Yahay” Xildhibaan Axmed Dayib Ku Cadeeye.
LONDON(W,N)-Xildhibaan axmed Dayib ku cadeeye oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo jaaliyada reer Somaliland ee dalka Ingiriisa kala qaybgalay xuska sanad guurada 32aad ee dib ulasoo noqoshada madaxbaaninada Som...
Saturday, May 20, 2023
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Jsl Oo Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Canada Kala Qaybgalay Xuska 18may!
TORONTO(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Xaamudoo safar ku jooga dalka Canada ayaa jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan magaalada Toronto kala qaybgalay xuska maalinta qarrannimada Somaliland ...
Saturday, May 20, 2023
Maayarka Magaalada Ceerigaabo Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Diriray Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer.
CEERIGAABO(W,N)-Maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaaciil xaaji Nuur ayaa beelaha walaalo ah ee dhawaan dirirtu ku dhexmartay deegaano katirsan gobolka Togdheer ugu baaqay in ay colaada joojiyaan islamarkaana ka wada hadleen wixii a...
Saturday, May 20, 2023
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland “SPP” Garyaqaan Timo Oo Bulshada Reer Gabiley Kala Qaybgalay Munaasibadii Xuska 18may Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Ka Jeediyay!
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka shacabka Somaliland ee SPP Garyaqaan Maxamed Maxamuud xaashi (Timo) ayaa bulshada waynta reer gabiley kala qaybgalay xuska munaasibada sanadguurada 32aad ee qarannimada jamhuuriyada Soma...
Friday, May 19, 2023
DAAWO;-Muuqaalka Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Iyo Wacdarihii Ay Dhigeen Xuskii Debaaldega 18may!
DAAWO;-Muuqaalka Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Iyo Wacdarihii Ay Dhigeen Xuskii Debaaldega 18may! https://youtu.be/mhvfSAU4Gko...
Friday, May 19, 2023
DAAWO;-Dalka Jabuuti Iyo Qaabkii Looga Xusay Sanad Guurada 32aad Ee Xuska 18may!
JABUUTI(W,N)-DALKA JABUUTI AYAA SIWAYN LOOGA XUSAY MAALINTA QARANNIMADA SOMALILAND EE 18MAY TAASI OO AY KASOO QAYBGALEEN JAALIYADA REER SOMALILAND EE KU DHAQAN JABUTI HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/yY2d3_...
Friday, May 19, 2023
Xukuumada Somaliland Go,aamo Culus Dul Dhigtay Beelihii Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer
BURCO(W,N)-Gudida xukuumada ee u xil saran xal uhelida shaqaaqo deegaanka cali saahid ku dhexmartay laba beelood oo wada dega gobolka togdheer kuwaasi oo maalmihi udanbeeyay xukuumada iyo madaxdhaqameedka labadan beelood ku hawlan...
Friday, May 19, 2023
“Ninka Ka Baqaya Doorasho Ee Ku Baaqay Dagaal Waligiiba Socdaa, Waa Fulay”Musharax Cirro.”
BURCO(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro oo ka hadlay munaasibad xuska 18may oo xisbiga wadani ahbeenkii xalay ku qabtay magaalada burcojawaabo ka bixiyay hadalo uu hore ugu weeraray madaxwayne biixi i...
Friday, May 19, 2023
Magaalada Wajaale Iyo Qaabkii Looga Xusay Maalinta Qarnnimada Somaliland Ee 18may.
WAJAALE(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale oo ay horkacayaan maamulka degmada iyo masuuliyiin ka socday xukuumada dhexe ayaa siwyan uxusay maalinta qarannimada somaliland ee 18may Sidoo ...
Friday, May 19, 2023
“Ninkii Bilaabay Dagaalka Laascaanood Furihii Albaabka Dagaalka Lagu Bilaabay Ayuu Hayay, Laakiin Furaha Lagu xidhaayo Dagaalka gacanta Somaliland ayuu ku jiraa”Madaxwayne Biixi.
“Ninkii Bilaabay Dagaalka Laascaanood Furaha Dagaalka Lagu Bilaabay Ayuu Hayay, Laakiin Furaha Lagu xidhaayo Dagaalka gacanta Somaliland ayuu ku jiraa”Madaxwayne Biixi. https://youtu.be/pguMMyLcW5A...
Thursday, May 18, 2023
TOOS UDAAWO; XUSKA 18MAY IYO QASRIGA MADAXTOOYADA SOMALILAND
TOOS UDAAWO; XUSKAMAALINTA QARANNIMADA JSL EE 18MAY IYO QASRIGA MADAXTOOYADA SOMALILAND. https://www.youtube.com/watch?v=mTtErfTnxnY...
Thursday, May 18, 2023
Xildhibaan Mubaarik Xeel Dheere Oo Khayriyada Sheikh Ka Weeraray Madaxwayne Biixi Iyo Wixii Kala Qabsaday Maayarka Sheekh!
“Xaalku Wuu xun yahay dalkuna Wuxuu Umuuqdaa Inuu ku Noqonayo Dagaalkii Sokeeye ee Burco iyo Berbera ka dhacay, maddaama oo raggii berrigaa dagaalka Sokeeye riday ay maanta xilalka u sareeya ka hayaan dalka ,Ina Biixi maalintii ...
Thursday, May 18, 2023
Magaalada Gabiley Iyo Qaabkii Looga Xusay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may Iyo Waxyaabihii Ku Cusbaa!
GABILEY(W,N)-Magaalo madaxda gobolka gabley ee gabiley ayaa maanta siwayn looga xusay debaaldega maalinta qarannimada Somaliland ee 18may taasi oo ay fgaraaha loo diyaariyay ay buux dhaafiyeen kumanaan kamid ah shacabka reer gabil...
Thursday, May 18, 2023
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Shacabka Reer Burco Kala Qaybgalay Xuska 18may Iyo Nuxurka Khudbadii Musharax Cirro.
BURCO(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani iyo gudoomiyaha xisbiga oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan hogaanka saree e xisbiga ayaa xuska munaasibada maalinta qarannimada Somaliland kala qaybgalay shacabka magaalada burc...
Thursday, May 18, 2023
Madax-dhaqameedka Beelihii Dirir Ku Dhexmartay Deegaan katirsan Gobolka Togdheer Oo Si wada jir ah Uhadlay.
BURCO(W,N)-Madaxdhaqameedka beelo dhawaan dirir ku dhexmartay deegaanka cali saahid oo katirsan gobolka ayaa siwada jir ah warbaahinta ugu hadlay magaalada burco kuwaasi ku dhawaaqay in la joojiyo xabada islamarkaana laga wada h...
Thursday, May 18, 2023
Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Xuska 18may +Arimmaha Uu Kaga Hadlay!
Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Xuska 18may +Arimmaha Uu Kaga Hadlay! https://youtu.be/LctSefiox7A...
Thursday, May 18, 2023
TOOS UDAAWO;-Munaasibad Xuska 18may Ee Caasimada Iyo Qaabkii Ay Umareen Ciidamada Kala Duwan Ee Somaliland
TOOS UDAAWO;-Munaasibad Xuska 18may Ee Caasimada Iyo Qaabkii Ay Umareen Ciidamada Kala Duwan Ee Somaliland. https://youtu.be/X5axmCfK3NM...
Thursday, May 18, 2023
“Meesha Waxa ka Dhacay Waa Maradaadu Kugu Gubatay…”Suldaan Xasan Oo Kusii jihaysan gobolka Togdheer
HARGAYSA(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdiraxmaan suldaan cabdilaahi iyo madaxdhaqameed kale ayaa maanta u anbabaxay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco halkaasi oo uu sheegay in uu utaga...
Wednesday, May 17, 2023
DAAWO;-Aas Qaran Oo Boorama Loogu Sameeyay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Dhawaan Lagu Dilay Lowyo Cado
BOORAMA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran magaalada boorama loogu sameeyay taliye kuxigeenkii ciidanka ilaalada xeebaha lowyo cado ee dhawaan askariga ay isku ciidanka katirsanaayeen diley kaasi oo mudo maydkiisumud...
Wednesday, May 17, 2023
Madaxweynaha Jsl Soo Kormeeray Dhaawacyada Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Cusbitaalka Ciidamada Iyo Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Burco.
Burco-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa u kormeeray Cusbitaalka guud ee Burco iyo Cusbitaalka Ciiddamada Qaranka, isagoo u kuurgalay mid walba xaaladiisa caafimaad, waxaanu u mahadnaqay dha...
Wednesday, May 17, 2023
Aqoonyahan Ibrahim Meecaad Oo Ka Hadlay Duulaanka Lagu Soo Qaaday Somaliland Iyo Duruufaha Ku Xeeran.
CANADA(W,N)-Prof Ibrahim Maxamed meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer somaliland ee dalka dibadiisa ku dhaqan islamarkaana ka mid ah aqoonyahankii ka qayb qaatay halgankii dib uxorayta somaliland ee snm ayaa si qotodheer uga hadl...
Wednesday, May 17, 2023
Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah, Muxuuse Ka yidhi Heshiishkii Wadani Iyo Kalsoonida Laga Qabo In Madaxwayne Biixi Doorasho Qabto?
Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi Muxuuse Ka yidhi Heshiishkii Wadani Iyo Kalsoonida Laga Qabo In Madaxwayne Biixi Doorasho Qabto? https://youtu.be/umzglQymH0A...
Tuesday, May 16, 2023
Xisbiga Wadani Oo Cambaareeyay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Suxufiyad Bushaaro Baaday.
HARGAYSA(W,N)-Xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa canbaareeyay xadhiga xukuumada somaliland kula kacday suxufiyad bushaaro baaday oo habeenkii xalay lagu xidhay magaalo xuduudeedka wajaale maanta loo soo gudbiyay dhinaca magaalad...
Tuesday, May 16, 2023
Ciidamada Kala Duwan Ee Gobolka Gabiley Oo Isku Diyaarinaya Xuska Maalinta Qarannimada Somaliland
GABILEY(W,N)-Ciidamada kala duwan ee gobolka gabiley ayaa sameeyay dhoolatus ay ugu diyaar garoobayaan xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may oo fooda inagu soo haysta. Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa korme...
Tuesday, May 16, 2023
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Kicitimay Gobolka Togdheer
BURCO(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro, gudoomiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan iyo masuuliyiin kale oo xisbiga ka tirsan ayaa galabta u anbabaxay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco k...
Tuesday, May 16, 2023
Madaxwaynaha Jsl Oo Safar Kadis Ah Ku Tagay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco
BURCO(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi iyo wafti uu hogaaminayo aya safar aan hore loo shaacin ku tagay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco xili uu habeenii xalay dagaal deegaanka cali saahid ku dhexmaray laba beelood oo wa...
Tuesday, May 16, 2023
Taliye Nuux Taani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaal Saaka Ciidanka Qaranka Iyo Kooxaha Huwanta Ah Ku Dhexmaray Duleedka Laascanood!
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka jsl S/g nuux ismaaciil taani ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal ciidamada qaranka Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ku dhexmray duleedka magaalada laascanood iyo deegaano kale ookatirsan gob...
Tuesday, May 16, 2023
DAAWO;-Shacabka Reer Gabiley Iyo Udiyaar Garowga Xuska 18may
GABILEY(W,N)-Shacabka Reer Gabiley Ayaa Caawa iskugu soo baxay Fagaaraha Khayriyadda magaalada Gabiley taasi oo ay udiyaar garoobayaan Xuska Sannad Guuradda 32aad Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ee maalinta qarannimada jsl ee 18ma...
Monday, May 15, 2023
Suxufiyad Bushaaro Baaday Oo Caawa Fiidkii Lagu Xidhay Magaalo Xuduudeedka Wajaale Iyo Xogaha laga Helayo Xadhigeeda!
TOG WAJAALE(W,N)- Laamaha Amaanka Ee Degmo Ganacsiyeedka tog wajaale Ee Somaliland ayaa caawa fiidkii Canbaaro 7;45 habeenimo xabsiga utaxaabay suxifiyad bushaaro baaday, xili ay kasoo gudubtay xadka Udhexeeya Somaliland iyo itoob...
Monday, May 15, 2023
Wasirka Warfaafinta Jsl Oo Fariin La Xidhiidha Xuska 18may Udiray Shacabka Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka warfaafinta iyodhaqanka jamhuuriyada Somaliland saleebaan cali koore ayaa shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyay xuska sanad guurada 32aad ee maalinta qarannimada Somaliland isagoo ilaahay ubaryay in sanad...
Monday, May 15, 2023
Gudida Doorashooyinka Dalka Turkiga Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Doorashada Iyo Codadka Ay Kala Heleen Musharixiintu!
ANKARA(W,N)-Gudida doorashooyinka dalka turkiga ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada madaxtinimo ee dalka turkiga iyo codadka ay kala heleen musharixiinta utartamayay jagada madaxwaynenimo ee dalka turkiga Madaxwayne Erdagan ...
Monday, May 15, 2023
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kulamo La Qaatay Baarlamaanka Dalka Sweden Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
SWEDEN(W,N)-Wasiirka arimaha dibada somaliland iyo wafti uu hogaamiyo oo safar ku jooga dalka Sweden ayaa kulamo la qaatay baarlamaanka dalka Sweden kuwaasi oo ay kala hadleen xidhiidhka Somaliland ee dalka Sweden iyo sidii ay isk...
Monday, May 15, 2023
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Uu Weheliyo Maayarka Caasimada Ayaa 50qoys Ku Wareejiyay Muliyadaha Guryo Loo Dhisay
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka oo ay weheliyaan maayarka casimada iyo madaxda haayada NRC ayaa 50qoys oo deganaa kaamka barakacayaasha naaso hablood C Ku Wareejiyay muliyada guryo loo dhisa...
Monday, May 15, 2023
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Badhasaabkii Hore Ee Gobolka!
GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley cabdikariim xaaji diiriye ayaa maanta xilkii kala wareegay badhasaabkii hore ee gobolka cabdiqani maxamuud jiidhe Munaasibada xil wareejinta ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ...
Sunday, May 14, 2023
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Fariin La Xidhiidha Xuska 18may Udiray Shacabka Jsl!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa shacabka reer Somaliland ugu baaqay in ay gacana ciidanka kula shaqeeyaan gacana ku xusaan maalinta qarannimada Somaliland ee 18may. https://y...
Sunday, May 14, 2023
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo War Kasoo Saaray Halka Uu Ku Danbeeyay Khilaafkii Udhexeeyay Wasiirka Waxbarashada!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Daa,uud axmed faarax ayaa ka hadlay halka uu ku danbeeyay khilaafkii soo kala dhexgalay wasiirka wasaarada waxbarashada kaasi oo uu sheegay in uu dhamaaday islamarkaana is a...
Sunday, May 14, 2023
Xildhibaan Mukhtaar Maydhane Oo Ka Hadlay Xaalada Boorama Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Hadalo Deelqaaf ku ah Reer Awdal Ee Kasoo Yeedhay Wasiirada Deegaanka!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mukhtaar xasan maydhane oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa ka hadlay xaalada gobolka iyo dhacdooyinkii udanbeeyay ee ka dhacay Sidoo kale xildhib...
Sunday, May 14, 2023
DAAWO;-Fagaaraha Beerta Xoriyada Caasimada Hargaysa Iyo Isku soo Baxa Shacabka Udiyaar Garoobaya Xuska 18may!
HARGAYSA(W,N)-Beerta xoriyada caasimada hargaysa oo ay dawlada hoose udiyaarisay xuska 18may ayaa waxaa caawa iskugu soo baxay boqolaal kamid ah dhalinyarada iyo haweenka reer hargaysa kuwaasi oo isku diyaariyay munaasibada malint...
Saturday, May 13, 2023
Maamulka Gobolka Sanaag Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Shaqaaqo Habeenkii Xalay Ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo
CEERIGAABO(W,N)-Maamulka gobolka sanaag oo ay weheliyaan gudida nabadgaladu ayaa faah faahin ka bixiyay shaqaaqo habeenkii xalay ka dhacday magaalada iyo khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay. HLKAN KA DAAWO MUUQAALKA W...
Saturday, May 13, 2023
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update