Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Amb Baashe Cawil Oo Wax Laga Waydiiyay Wararka Sheegaya In Xisbiga Kulmiye Laga Sharaxayo Maayar Mooge!
HARGAYSA(W,N)-Safiirkii hore ee somailand ufadhiyay dalalka emaraadka iyo Kenya baashe cawil xaaji cumar ayaa ka hadlay xaalada guud ee Somaliland khilaafka ka taagan qabsoomida doorashooyinka dalka Sidoo kale Amb Baashe cawil ...
Saturday, June 3, 2023
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Markale Wariye Bushaaro Baanday UJartay 7Maalmood Oo Xabsi Kusii Hayn Ah!
HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta Markale la horkeenay wariye Bushaaro Baaday taasi 7 maalmood oo rummaan ah ( xabsi ku sii hayn ) u jartay Suxufiyad oo mudo laba todobaad iyo dheeraad ku xidhan magaalada h...
Saturday, June 3, 2023
“Madaxwaynaha Waxaan Leeyahay Ciidankaaga Iska Hayso, Waxaad Fasax Siisaa, Habar Jeclo Iyo Arabka Burco Jooga, Walaahi Khasab Ayaanu Nabad Kaga Dhalinaynaa”Ex Maayar Muraad.
BURCO(W,N)-Maayarkii hore ee magaalada burco maxamed muraad ayaa si kulul uga hadlay dagaal markale maanta ka dhex qarxay laba beelood oo wada dega gobolka togdheer islamarkaana sobobay khasaare dhisamo ah Sidoo kale e maayar m...
Friday, June 2, 2023
“Waa Arin Aad Iyo Aad Looga Murugoodo Ruux Muslim Ah, Oo Ilaahay Hantidii Siiyay Oo Xoog Iyo Xoolihiiba Haya, In Uu Ka Qado Xaramka, Oo Aanu Wali Kabcada Karaamada Badan Arag” Sh. Axmed Iid.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Axmed Iid oo kamd ah culimada Somaliland ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga ka hadlay xajka iyo gudashadiisa oo kamid ah goobaha naftu ku xasilayso. HALKAN KAGA BOGO KHUDBADA SHEEKHA; https://youtu.be/Y...
Friday, June 2, 2023
“Waxa Jirta Wakhti Aan Sedex Cisho Kuuli Galay Oo Aan Ushaqo Tagay Niman Guri Dhisaya”Gabadh Ka Xog Warantay Duruufaha Nolosha!
Hargaysa(W,N)-Samiira maxamed jaamac oo kamid ah haweenka dhalinyarada ah ee reer somaliland ee la daalaa dhacaya duruufaha nololeed ayaa ka warantay marxalado adag oo ay soo martay oo sobobay wakhtiyada gaar in ay gasho shaqada k...
Friday, June 2, 2023
Dab Ka Kacay Qaybo Kamid Ah Suuqa Gobonimo Iyo Taliye Sawaaxili Oo Faah Faahin ka Bixiyay!
HARGAYSA(W,N)-Dab ka kacay suuqa ganacsi ee gobonimo ee magaalada hargaysa ayaa waxaa gurmad ka galay ciidamada dab damiska jsl kuwaasi oo ku guulaystay in ay xakameeyaan dabkii. Taliyaha cidanka dab damiska taliye sawaaxil...
Friday, June 2, 2023
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kormeeray Goobaha Kaadh Qaybintu ka Socoto Ee Gobolka Awdal.
BOORAMA(W,N)-Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,Musharraxa Madaxweyne Ku xigeen Maxamed Cali Aw-Cabdi iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbiga ayaa kormeer ku maray Goobaha ay ka...
Friday, June 2, 2023
“Muuse Cidla Talisa Oo Ku Dhiirataana Majirto, Isna Talo Mahayo, Taladana Ma Qaato Oo Maamulkiisay Ka Muuqataa”Xil Mustafe Khayreeye,
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mustafe khayreye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xadhiga xukuumadu kula kacdayw ariye bushaaro baaday iyo xaalada caafimaad oo uu xabsiga ugu tahay Sidoo kale xildhib...
Friday, June 2, 2023
Dr Sada Mire: Another Distinguished Somalilander, Another International Award
The newly named National Geographic Explorers represent the next generation of influential leaders, communicators, and innovators. Among the year’s recipients is Dr Sada Mire, a Somaliland-born archeologist whose scholarly works...
Thursday, June 1, 2023
Kalfadhigii 9Aad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
GABILEY(W,N)-Kalfadhigii 9aad ee golaha deegaanka degmada Gabiley ayaa maanta lasoo gabo gabeeyay kaasi oo uu gudoominayay Duqa golaha deegaanku maayarka maxamed amiin Cumar Cabdi. Maayarka magaalada gabiley ayaa faah faahi...
Thursday, June 1, 2023
Lacag Malaayiin Dollar Ah Oo Ka Soo Xarooda Maamulka Hawada Somaliland Oo Ku Dhaca Baanka Dhexe Ee Soomaaliya
Baanka dhexe Ee Somalia waxa sannadkii ku dhaca lacag ka soo xaroota oo laga qaado diyaaraddaha mara Hawada Somalia oo ay ku jirto ta Somaliland. Sannadkii lacag lagu qiyaasay 22 Milyan ayaa ka soo gasha Somalia Diyaaraddah...
Thursday, June 1, 2023
Raage Garaad Cabdiqani Garaad Cali Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Ka Jeediyay!
HARGAYSA(W,N)-Raage garaad Cabdiqani Garaad Cali ayaa maanta munaasibad balaadhan oo lagu soo dhawaynayo loogu qabtay caasimada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen wasiiro,xildhibaano katirsan labada gole madaxdhaqameed iyo buls...
Thursday, June 1, 2023
“Darood Ilaa Kenya, Itoobiya, Xamar, Koonfurta Somaliya Wuxuu La Degan Yahay Qabiilida Kale Ee Somaliyeed, Meelwalba Danahooga Iyo Siyaasadooda Ayay Kula Nool Yihiin, Inagana Waxaad Moodaa In Lagu Tashaday, Sidii Layskaga Keen Horkeeni Lahaa, Isaaq Iyo Somaliland”Xil. Faratoon.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Siyaasi Yaasiin Xiir Faratoon oo kamid ah mudanayaasha laga soo doortay gobolka sool ayaa siqotodheer uga hadlay colaada ka taagan gobolkiisa iyo dagaalka la galiyay beeshiisa taasi oo uu sheegay in debada...
Thursday, June 1, 2023
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Xaalada Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland iyo wafti uu hogaaminayay oo mudo ku maqnaa dalka dibadiisa oo uu kaga qaybgalay xuska 32guurada somaliland dalal dhowr ah oo ku yaala qaarada yurub iyadoo madaarka caasimada hargay...
Thursday, June 1, 2023
“Muusoow Waxaad Gaalada Ugu Sheekaysaa, Laba Sano Ayaa Lay Kordhiyay, Abti Isla Yaab, Laguuma Kordhine”Gudoomiye Faysal
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa markale mawqif adag ka istaagay khilaafka doorashooyinka ee ka taagan Somaliland isagoo wacad ku maray in aanay dalka ka dhacay doorashada madaxtooyada mid aan ah...
Thursday, June 1, 2023
Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Dhexdhexaadinaya Xukuumadda Somaliland Iyo Garaadada Dhulbahante
Garaadada Dhulbahante ee tegay Muqdisho lana kulmay Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa rejo laga qabi karaa in uu ka dhalan karo xal KMG ah oo lagu joojinayo colaadda iyo dagaalka ka aloosan Laascaanood iyo in maamul gaar ah oo KMG ...
Wednesday, May 31, 2023
“Cabdirasaaqoow Maalintii lagu Dooranayay, Waxaad ku Dhawaaqday In Aad Noqonayso Biriijka Isku Xidhaya Laascanood Iyo Somaliland, Maantaana Lagaaga Baahan Yahay”Marwo Kaltuun
HARGAYSA(W,N)-Kaltuun sheekh xasan oo kamid ahayd komishankii hore ee dooraashooyinka somaliland ayaa ka hadashay xaalada dagaal ee ka taagan gobolka sool iyo duruufaha ku xeeran Sidoo kale marwo ex komishaneer kaltuun ayaa baa...
Wednesday, May 31, 2023
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deeq Xoolo Ah Ku Wareejiyay Ciidanka Qaranka Somaliland
GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley oo uu horkacayo maayarka magaalada oo ay weheliyaan maayar kuxigeenka iyo aarkamid ah cuqaasha gobolku ayaa ciidanka qaranka somaliland ku wareejiyay 1000neef oo adhi ah iyo 100geel ah kuwaasi...
Wednesday, May 31, 2023
Qaadashada Kaadhka Codbixinta Oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Bilaabmatay Gobolka Awdal.
BOORAMA(W,N)-Qaadasha kaadhka codbixinta ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmatay guud ahaan gobolka awdal kuwaasi oo ay safaf ugaleen qaadashada kaadhka shacabka ku dhaqan gobolka awdal. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; htt...
Wednesday, May 31, 2023
Ciidamada Qaranka Jsl Oo Fashiliyay Dad Qaraxyo Fulinayay Oo Ay Soo Abaabuleen Kooxaha Huwanta Ah Ee Ka Dagaalamaya Laascaanood!
LAASCANOOD(W,N)-Ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan gobolka sool ayaa soo bandhigay dad isku soo xidhay qaraxyo kuwaasi oo ay soo abaabuleen kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamayaan laascanood Sidoo kale saraakiisha ciidanka...
Wednesday, May 31, 2023
Wasiirka Beeraha JSL Cabdiqaadir Iman Warsame Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale.
Wajaale (W.N) -Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa Maanta kormeer ku soo maray Mashruuca Banka Wajaale ee Gobolka Gabiley. Wasiirka oo ay socdaalkiisa ku wehelinayeen Xubno uu ka mid...
Tuesday, May 30, 2023
“Madaxwaynaha Waxaan Ka Codsanayaa In Indhaha Uu Ku Eegayo, Wariye Bushaaro Baaday Ay Noqoto In Ay Tahay Mid Isaga Dhisaysa”Dr Gaboose.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka barwaaqo dr maxamed cabdi gaboose ayaa ka hadlay xadhiga ay xukuumadu kula kacday wariye bushaaro baade isagoo sheegay in dhaliilaha ay sheegtaa in yihiin kuwo dhisaya madaxwayne biixi ...
Tuesday, May 30, 2023
Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Agab kala Duwan U Qaybiyey Boqol Iyo labaatan Qoys Oo ka Mida Dadka Dalka Dib Loogu Soo Celiyey.
HARGAYSA(W,N)-Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta Agab kala duwan u qaybisay boqol iyo labaatan ka mida dadkii dalka dib loogu soo celiyey iyo qaar kamida danyarta ku dhaqan caasimada hargaysa. Agabka...
Tuesday, May 30, 2023
Kalfadhigii 9Aad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maanta ka Furmay Hoolka Shirarka Golaha Deegaank!
GABILEY(W,N)-Kalfadhigii 9aad ee golaha deegaanka degmada gabiley ayaa saaka furmay kaasi oo gudoominayay duqa degmada gabiley ayna kazoo xaadireen badi xildhibaanada golaha deegaanku. Xildhibaan khaalid hoori oo katirsan m...
Tuesday, May 30, 2023
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Kala Diray Agabkii Iyo Shaqaalihii Ka Hawlgalayay Kaadh Qaybinta Ee Gobolka Saaxil
BERBERA(W,N)-Komishanka doorashooyinka somaliland ayaa maanta kala diray shaqaalihii iyo agabkii ka hawlgalayay kaadh qaybinta ee gobolka saaxil. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/yf6xN8YEVNs...
Tuesday, May 30, 2023
DAAWO;-Sheekh Caan Ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh cawl alquduumi oo kamid ah culimada waawayn ee dalka urdun ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay caasimada hargaysa Waxaana sheekha madaarka caasimada kusoo dhaweeyay culimada qaadiriyada somaliland iyo...
Tuesday, May 30, 2023
Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ka Siidaysay Dhalinyaro Uxidh Xidhnay Rabshadihii ka Dhacay Magaalada Boorama
BOORAMA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta xabsiga kasii daysay inka badan 40dhalinyaro oo loo xidh xidhay banana baxyadii ka dhacay magaalada boorama Badhasaabka gobolka awdal iyo taliska ciidanka booliska ee gobolka ayaa f...
Tuesday, May 30, 2023
Dareen Yaab leh: “Xataa hadii la i Ganaaxo waxan Ogahay…” Dadweynaha Hargeysa…
Dareen Yaab leh: "Xataa hadii la i Ganaaxo waxan Ogahay..." Dadweynaha Hargeysa... https://youtu.be/U9mxHxy-7qA...
Thursday, May 25, 2023
“Gartu Reerna Matqaano Cidkalena Mataqaano Ee Alle Ayay Taqaanaa” Wasiir Maxamed Kaahin..
Burco(W.N):-"Gartu Reerna Matqaano Cidkalena Mataqaano Ee Alle Ayay Taqaanaa" Wasiir Maxamed Kaahin.. https://youtu.be/yMbTNCJv_wE...
Wednesday, May 24, 2023
Xukuumada Oo Kaashanaysa Madax Dhaqameedka Somaliland oo Soo Afjartay Colaadii Beelaha Ku Dhexmartay Gobolka Togdheer.
Burco(W.N):-"Colaadii Dhacday Isjacayl Baynu Ka Qaadnay iyo Walaal Nim" Suldaan Xasan. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faahfaahsan. https://youtu.be/qjLhhVsU128 ...
Wednesday, May 24, 2023
Mujaahid Siciid Indhool oo Ku Amaanay Xukuumada Somaliland Sida Quruxda Badan Usoo Afjartay Shaqaadadii Beelaha Walaalaha Ah ee Gobolka Togdheer Dhawaan isku Dhacay.
(Maxaa Xuub Iga Dilaacay Maxaa Xuma Layga Fayday) “Waxaan u Ducaynayaa Kuwii Damiyey colaada Waxaan Habaarayaa Kuwii Dabkaaa Shiday.” Hoosada Togdheer Maalintu Hir uga baaqaayey Waakii Soo Hogaan Baray Wiilashii...
Wednesday, May 24, 2023
Gudoomiyaha Ku Meelgaadhaka ah ee Ururka Shacabka Oo Dadafeeyey Warqad kasoo Baxday Gudida Ururada Somaliland.
Hargeisa(W.N):-Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi Timo Gudoomiyaha Ku meelgaadhka ah ee ururka shacabka somaliland oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada hargeisa ayaa meel adag iska taagay war ay soosaareen gudida ururada soma...
Monday, May 22, 2023
“Waxaan Canbaaraynayaa Xadhiga Loo Geystay Saxafiyadda Caanka ah, Ee Bushaaro Cali Baande”Siyaasi Maxamuud Xaashi
Waxaan canbaaraynayaa xadhiga loo geystay saxafiyadda caanka ah, Ee Bushaaro Cali Maxamed Diiriye, oo ku magac dheer (Bushaaro Cali Baande). Suxufiyad Bushaaro, waxaa xabsiga loo taxaabay, iyada oo aan xadhigeeda loo marin dariiq ...
Sunday, May 21, 2023
Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo War Cusub Kasoo Saartay Liisanka Ururada Cusub Iyo Wakhtiga Uu Dhacayo!
HARGAYSA(W,N)-Gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo kala reebista asxaabta Somaliland oo tababar ufurtay urursiyaasadeedyada cusub ayaa ka hadashay wakhtiga ay dhacayaan liisanka ururada siyaasada ee cusub iyo xaqiiqada warar...
Sunday, May 21, 2023
Marwo Adna Aadan Oo Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Uk Uga Xog Warantay Marxaladihii Uu Dalku Soo Maray!
LONDON(W,N)-Ergayga gaarka ah ee somaliland uqaabilsan wadahadalada somaliya marwo Drs Adna Aadan ismaaciil oo jaaliyada reer Somaliland ee dalka UK kaga qaybgashay xuska munaasibada 32guurada maalinta qarannimada jsl ee 18may aya...
Sunday, May 21, 2023
Ciidamada Booliska Jsl Oo Shaaciyay Tirada Dad Ay Uqab Qabteen Falal Argagixiso!
HARGAYSA(W,N)-Guddida joogtada ah Ee Golaha guurtida Somaliland ayaa golahooda la wadaagay warbixinaha masuuliyiintii ay la kulmeen mudadii uu golahaasi ku jiray fasixiisi Dastuuriga ahaa. Warbixinaha ay golaha la wadaageen...
Sunday, May 21, 2023
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Duulaanka Lagu Soo Qaaday!
UK(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa jaaliyada Somaliland ee dalka uk kala qaybgalay munaasibada xuska 18may oo lagu qabtay magaalada London Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa si qotodheer uga hadlay xaal...
Sunday, May 21, 2023
Xarunta Xuquuqal Iisaanka Madaxa Banaan Oo Canbaaraysa Xadhiga Xukuumadu kula Kacday Suxufiyad Bushaaro Baaday.
HARGAYSA(W,N)-Xarunta xuquuqal iisaanka madaxa banana ee Somaliland ayaa canbaaraysay xadhiga xukuumada Somaliland kula kacday saxafiyad bushaaro baaday oo mudo shan cisho ah ku xidhan saldhiga dhexe ee magaalada hargaysa iyadoo l...
Sunday, May 21, 2023
Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse Oo Sheegay In Xildhibaanada Golaha Wakiilada Lagula Xisaabtami Doono Sobobta Uu Wali Gudoomiye Ugu Sii Yahay Cabdirasaaq Khaliif Oo Raacday Cadowga Somaliland, Lana Fikir Ah Moorgan Iyo Siciid Deni,
“Ninka Intuu Xilkiisii Iyo Kursigii loo Dhaariyay Iskaga Tagay Ee Maalin Walba Dhibaato Joogta Ah Iyo Weerar, Inagu Haya, Ee Cadowga Somaliland Raacay, Lana fikirka Ah, Moorgan Iyo Deni, Waxaad Usii Dhawraysaan, Badhkiina ...
Saturday, May 20, 2023
Dekeda Berbera Oo Kaalinta Labaad Ka Gashay Qiimayn Lagu Sameeyay Dekedaha Geeska Africa.
BERBERA(W,N)-Marsada caalamiga ee berbera ayaa kaalinta labaad ka gashay qiimayn lagu sameeyay adeega dekeda qaarada Africa gaar ahaan wadamada saxaha ka hoose ee Africa Talaabadani ayaa oqonaysa mid guul wayn u ah dekeda berbe...
Saturday, May 20, 2023
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update