Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
“Intii Aad Cumaamada Qaatayna Dhibaatooyinkii Iyo Rabshadihii Aad Umadda Dhex Dhigtay, Ayaanu Doonaynaa In Aanu Ka Shaqayno”Suldaan Cawil Faafax.
HARGAYSA(W,N)-Suldaan cawil faatax oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland iyo gudida beelaha garxajis Samo talis ayaa si kulul uga jawaaby hadal kazoo yeedhay suldaan cabdiraxmaan aw good oo ay isku deegaan yihiin HALKAN KA DA...
Friday, July 7, 2023
“Sool Maanta Waxa Ka Dhacayaa, Dhibaatada Dadka Loo Gaystay, Dadka La Qixiyay, Ma Faratoon Oo Gudoomiye Laga Dhigo Ayay Ku Bogsanaysaa”Xoghayaha Xisbiga Waddani.
BOORAMA(W,N)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar xuseen oo ka hadlay munaasibad lagu qabtay magaalada boorama ayaa ka hadlay arimo la xidhiidha dawladaha nugul iyo kuwa fashil waxyaabaha lagu garto Sidoo kale xoghayaha xis...
Friday, July 7, 2023
“Hadii Inaga Dhexdeena Muran Iyo Isqab Qabsi Badani Yimaado, Waxay Niyad Jabinaysaa Saaxiibada Somaliland”Xil, Cabdikariim,
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdikariim maxamed oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa shacabka Somaliland asxaabta iyo xukuumada ugu baaqay in loo midoobo iib gaynta qarannimada somalilad iyo dadaalada ka socda ca...
Friday, July 7, 2023
“Waar Hooy Waa Iga Talo: Qaranka Yaan Qof Dantii Loo Duminin”Siyaasi Cali Guray.
Komishanka Doorashadu way garanayaan sida ay u kala horeeyaan doorasho ay sharcigeeda hayaan hawsheeda oo komishankii hore ay gacanta ku hayeena ay kala wareegeen iyo doorasho aanay haynin sharcigii ay ku qaban lahaayeen oo ka maq...
Friday, July 7, 2023
“Todobada Ajarkoodu Kuu Soconaayo Adoo Dhintay” Sheekh Barbaraawi.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Berbaraawi oo kamid ah culimada Somaliland ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay arimo diiniya oo umada muslimiinta ah ku waaninayo waxyaabaha ajarkoogu sii socdo qof haduu dhinto xataa, HALKAN KAGA ...
Friday, July 7, 2023
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Dawlada Germany Iyo Arimaha Ay Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Duqa Caasimadda Hargeysa Md. Abdikarim Ahmed Mooge, oo ay weheliyaan Agaasimaha Hawlaha Guud ee DHH, Madaxa Xafiiska Warshadaha DHH iyo Xubno ka mid ah Shaqaalaha DHH, Waxa uu maanta ku qaabilay xafiiskiisa wafti sar...
Thursday, July 6, 2023
Ciidanka Dab-demiska Magaalada Berbera Oo Damiyay Dab Qabsaday Guri Jiingada Ah.
BERBERA(W,N)-Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guryihii u dhawaa,mana Jirin khasaare dhaawac iyo dhimasho ah oo uu dabkani sababay. Ciidanka Booliska degmada Burco sheekh iyo...
Thursday, July 6, 2023
Shirkii Golaha Wasiirrada Jsl Oo Lagaga Hadlay Doorashooyinka Iyo Dooddii Aqoonsiga Somaliland Ee Baarlamaanka Ingiriiska
WAR-SAXAAFADEED. Hargeysa--(W,N)-Fadhigii 113aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa war-bixin guud oo la xidhiidha amniga Dalka golu...
Thursday, July 6, 2023
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka SPP Oo Komishanka Doorasooyinka Ku Eedeeyay An Ay Khilaaf Cusub Iyo Jawahareer Galinayaan Dalka!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka shacabka somaliland ee SPP Garyaqaan maxamed maxamuud xaashi Timo ayaa si kulul uga soo horjeesta qoraal arimaha doorashooyinka la xidhiidha komishanku ugudbiyay maxkamada sare taasi oo...
Thursday, July 6, 2023
Dawlada Jabuuti Oo Xabsiga Utaxaabtay Fanaaniin Iyo Jilayaal Reer Jabuuti Ah.
JABUUTI(W,N)-Booliska Dalka Jabuuti Ayaa xidhay fannaaniin Iyo Jilaayaal ka tirsan xisbiga mucaaradka ee Raad sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo ku sugan gudaha Jabuuti. Guddoomiyaha Xisiga Mucaaradka ah ee Raad Cabdirax...
Thursday, July 6, 2023
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Ka Jeediyay Xuska Sanad Guurada 63aad Ee Xornimada Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliland ayaa khudbad dhinacyo taabanaysa ka jeediyay munaasibada xuska sanad guurada 63aad ee 26june 960 oo somaliland xoriyada madaxbanaanida ka qaatay guumaystihii ingiriiska. HALKAN KA DAAWO MUU...
Sunday, June 25, 2023
TOOS UDAAWO; Munaasibada Xuska 63aad Guuradii Markii Xornimada Somaliland Ka Qaadatay Ingiriiska Oo Ka Socota Qasriga Madaxtooyada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Munaasibada lagu xusayo 63aad guurada kazoo wareegtay markii somaliland xoriyada ka qaaday gumaystihii ingiriiska 26june 1960 oo ay kazoo wareegtay 63sanadood taasi oo ka socoto qasriga madaxtooyada Somaliland htt...
Sunday, June 25, 2023
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Maalintii Labaad Ka Socda Magaalada Laascanood!
LAASCANOOD(W,N)-Magaalada laascanood ee gobolka sool ayaa maanta waxaa markale dagaal ku dhexmaray ciidamada qaranka somaliland ee ku sugan duleedka magaalada iyo kooxaha huwanta ah ee isku urursaday gudaha magaalada kaasi oo socd...
Sunday, June 25, 2023
Maayarka Magaalada Gabiley Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Ka Jeediyay Xil Wareejinta Badhasaabka Gobolka Saaxil!
Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa ka qaybgalay munaasibada ay xilka kula kala wareegayeen badhasaabka cusub ee gobolka saaxil Iyo badhasaabkii hore ee gobolka taasi oo uu ka jeediyay la xidhiidha dardaa...
Sunday, June 25, 2023
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Saaxil Oo Xilkii La Wareegay
BERBERA(W,N)-Badhasaabka cusub ee dhawaan madaxwane biixi umagacaabay gobolka saaxil cali case ayaa maanta sirasmi xilkii ugala wareegay badhasaabkii hore ee gobolka Munaasibada xilka kula wareegayay badhasaab cali case ayaa wa...
Sunday, June 25, 2023
9kii Bilood Ee Komishanka Qaranku Sheegeen In Ay Ku Qabanayaan Doorashada Madaxtooyada Oo Dhamaatay Iyo Jawaabta!
HARGAYSA(W,N)-9kii bilood ee ay komishanka doorashooyinka qaranku hore usheegeen in ay ku qabanayaan doorashada madaxtooyada somaliland ayaa hada dhamaatay xili ay dalka soo qabteen diwaangalin iyo qaybinta kaadhadhka codbixiyayaa...
Sunday, June 25, 2023
Madaxwaynaha Jsl Oo Isku Shaandhayn Kooban Sameeyay!
Wareegtooyin Madaxweyne-25-06-2023. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu magacaabid iyo Isku-Bedel ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda. Waxaanay u...
Sunday, June 25, 2023
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Saaka Markale Dib Uga Bilowday Magaalada Laascanood
LAASCANOOD(W,N)-Waxaa saaka dagaal dib uga bilowday magaalo madaxda Gobolka Sool ee laascanood kaasi oo udhexeeyay ciidamada qaranka ee Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ee isku urursaday Gudaha magaalada HALKAN KAGA BOGO WARKA...
Saturday, June 24, 2023
Badhasaab Kuxigeenka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii La Wareegay
GABILEY(W,N)-Badhasaab kuxigeenka cusub ee madaxwayne biixi dhawaan umagacaabay gobolka gabiley ayaa maanta xilkii kala wareegay badhasaab kuxigeenkii hore ee gobolka gabiley oo isaga loo magacaabay badhasaabka Gobolka Saaxil M...
Saturday, June 24, 2023
Dawlado Kale Oo Kusoo Biiray Dadaalada Loogu Jiro Dib Ubilaabida Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya!
HARGAYSA(W,N)-Dawlado kale oo shisheeya ayaa kusoo biiray dadaalada loogu jiro sidii dib loogu bilaabi lahaa wada hadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya oo hada mudo sedex sano ah hakad ku yimid Wakiilka geeska Africa uqa...
Saturday, June 24, 2023
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Somaliland Maxamed kaahin Axmed ayaa maanta xafiiskiisa shahaado sharaf ku gudoonsiiyay Qoraa/Muj Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo Qoray Bugaag Dhaxalgal ah oo uu kaga hadlayo ...
Saturday, June 24, 2023
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Xildhibaan Axmed Dayib Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!
HARGAYSA(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanya ayaa lalayeeshay xildhibaan axmed dayib "ku cadeeye" oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland kaasi oo uu kaga hadlay xaalada guud ee dalka colaada ka taagan gobolka sool, ...
Friday, June 23, 2023
Caasimada Somaliland Oo Lagu Qabtay Tartanka Dhinaca Orodada Ah Oo Caalamiya Iyo Tirada Wadamada Kasoo Qaybgalay!
HARGAYSA(W,N)-Caasimada somaliland ee hargaysa ayaa galabta lagu qabtay tartan caalamiya oo orodka ah kaasi oo ay kasoo qaybgaleen orodyahano ka socday 10 wadan oo african ah Tartanka ah oo loogu magacdaray hargaysa half marath...
Friday, June 23, 2023
Reer Gabiley Oo Munaasibad Sabootin Ah Usameeyay Badhasaab Kuxigeenkii Hore Ee Gobolka Oo Udalacay Badhasaabka Gobolka Saaxil.
GABILEY(W,N)-Munaasibad sagootin ah ayaa magaalada gabiley loogu qabtay badhasaabkii kuxigeenkii ugu mudada dheeraa ee gobolka gabiley cali case oo dhawaan madaxwayne biixi udalacsiiyay badhasaabka gobolka saaxil Munaasibadan a...
Friday, June 23, 2023
Xoolihii Ugu Tirada Badnaa Oo Ka Dhoofay Dekeda Maydh Ee Gobolka Sanaag
MAYDH(W,N)-Inka badan 2500 oo neef oo adhi ayaa maanta ka dhoofay dekeda cusub ee maydh ee gobolka sanaag kuwaasi oo ah xoolihii xajka HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/PbRKWzYB_Tc ...
Friday, June 23, 2023
Ehelada Sarkaalkii Dhawaan Lagu Dilay Saylac Oo Baaq Culus Udiray Xukuumada somaliland.
BOORAMA(W,N)-Ehelada sarkaalkii ciidanka xeebaha ilaalida ee dhawaan askariga kale ku dilay magaalada saylac ayaa ka hadlay halka at marayso arintiisu iyo iyagoo xukuumada ka dalbaday in ay cadaalad helaan. https://youtu.be/DuU...
Thursday, June 22, 2023
Shirwaynaha Beelaha Direed Oo La Shaaciyay Halka Lagu Qabanayo Iyo Wakhtiga..!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha guud ee beelaha direen suldaan dhawal oo ay weheliyaan gudida beelaha direed, aqoonyahan iyo waxgaradka kale ayaa shaaciyay wakhtiga la qabanayo shirwaynaha 3aad ee beelaha direed kaasi oo lagu qaban doon...
Thursday, June 22, 2023
Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee Fasalada Afraad Oo Maanta Lasoo Gabo Gabeeyay
HARGAYSA(W,N)-Imtixaankii shahaadiga ahaa ee ardayda dugsiyada sare ee somaliland ayaa maanta soo dhamaaday kaasi oo guud ahaan kusoo gabo gaboobay jawi nabadgalyo ah Sidoo kale masuuliyiinta xafiiska imtixaanaadka qaranka iyo ...
Thursday, June 22, 2023
Gudoomiyaha Dhalinyarada Beelaha Direed Oo Lagu Caleemo Saaray Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha dhalinyarada Beelaha direen ee ku kala nool dalalka Somaliland ,somaliya Kenya, itoobiya iyo jabuuti guud ahaan wadamada caalamka ayaa maanta lagu caleemo saaray caasimada hargaysa kaasi oo uu shaaciyay g...
Thursday, June 22, 2023
Shamis Qarda Jeex Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Reer Somaliland Iyo Ka Jabuuti.
CANADA(W,N)-Halgamaa Faneed Shamis cali Faarax shamis Qardajeex oo kamid ahayd Fanaaniintii Sida wayn uga soo qayb qaatay dhaqdhaqaaqii Gobanimo doonka Dalka Jabuuti iyo Halgankii dib u xoraynta Somaliland ayaa hambakyo iyo boga...
Wednesday, June 21, 2023
Shacabka Reer Boorama Oo Aragtidooda Ka Dhiibtay Doonista Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Cali Xaamud
BOORAMA(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama ayaa dareenkooga ka dhiibtay doonista xildhibaan cali xaamud ee gudoomiyaha golaha wakiilada iyo ficilkii uu kala horyimid gudoomiyaha guurtidu. HALKAN KA...
Wednesday, June 21, 2023
Rooda Cabdi Muuse Maxay Ka Tidhi In Madaxwayne Biixi Uu Qaato Talada Lasiiyo Iyo In kale!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ogaal Rooda Cabdi Muuse ayaa Wax laga waydiiyay in Madaxwayne Biixi Qaato Talooyinka la siiyo isagoo sheegtay in ay jiraan kooxo ku xeeran oo iyagu diida in lasiiyo talo. https://you...
Wednesday, June 21, 2023
Ex Xildhibaan Xasan Shahar Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Axmed Muumin Seed Iyo Eedaha Uu Ujeediyay.
HARGAYSA(W,N)-Ex Xildhibaan Siyaasi Xasan Cabdi cali “Xasan shahar” oo kamid ah xisbi xaakimka kulmiye ayaa si toos ah ugu jawaabay axmed muumin seed isagoo ku eedeeyay in mudadii uu wasiirka beeraha ahaa uu ku kacay musuq m...
Wednesday, June 21, 2023
Imtixaankii Ardayda Fasalada 8Aad Oo Lasoo Gabo Gabeeyay!
HARGAYSA(W,N)-Imtixaanka shahaadiga fasalada 8aad ee guud ahaa gobolada Somaliland ayaa lasoo gabo gabeeyay kaasi oo kusoo dhamaaday jawi nabad ah. https://youtu.be/Pz2NozFyenM ...
Tuesday, June 20, 2023
Aas Loo Sameeyay Shantii Gabdhood Ee Somalida Ahaa Ee Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Gudaha Dalka Maraykanka.
USA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa aas qaran loogu sameeyay magaalada minisoota ee dalka maraykanka shan hablood oo Somali ah oo ku geeriyooday shil gaadhi Aaska marxuumiinta ayaa waxaa kazoo qaybgalay Somali tiro badan oo ku ...
Tuesday, June 20, 2023
Shirkii Nabadaynta Beelo Dhawaan Dirir Ku Dhexmartay Gobolka Togdheer Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
BURCO(W,N)-Shirka nabadaynta beelo walaalo ah oo dhawaan dirir ku dhexmartay deegaanka cali saahid oo katirsan gobolka togdheer ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay magaalada burco kaasi oo laga soo saaray qodobo ay ku heshiiyeen la...
Tuesday, June 20, 2023
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Maanta La Horkeenay Eedaha Loo Haysto Wariye Bushaaro Baaday.
Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa maanta horkeentay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex eedda rasmiga ah ee loo haysto wariye Bushaaro Baanday, oo mudo bil iyo dheeraad ah ku xidhan magaalada hargaysa. Saddex eedood ayaa xeer ilaa...
Tuesday, June 20, 2023
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Ka Dhacay Magaalada Garoowe Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay!
GAROOWE(W,N)-Dagaal culus ayaa saaka ka bilowday magaalo madaxda maamul goboleedka Punthland ee Garoowe kaasi oo udhexeeyay ciidamo taabacsan mucaaridka iyo kuwa xukuumada madaxwayne Deni Dagaalkan ayaa sobobay khasaare iskugu ...
Tuesday, June 20, 2023
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacabay
GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka saaxil uu maanta umagacaabay madaxwayne somaliland cali case oo hore u ahaa badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley ayaa ka dareen celiyay xilkan cusub ee uu madaxwaynuhu umagacaabay. HALK...
Monday, June 19, 2023
Siyaasi Axmed Muumin Oo Sheegay In Aanu Jirin Wax Reer Awdal Udiidaya In Ay Doonaan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Fariinta Uu Udiray Dadka Siyaabaha Kale Uga Hadlaya!
“Hadii la Rabo In Faratoon wax la siiyo, madaxwayne Qalinkaagaa Hayee, Umagacow Wasiirka Maaliyada, Arimaha Gudaha Iyo Arimaha Dibada”Siyaasi seed. HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Muumin Seed oo ka hadlay loolanka loogu jiro bu...
Monday, June 19, 2023
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update