WARAR
-
Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyay Go,aankii Gudida Beesha Habar-jeclo.
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiga waddani ayaa soo dhaweeyay go,aan habeenkii xalay ay soo saareen gudida beesha bariga burco kaasi oo lagu dhexdhexaadinayay khilaafka doorashooyinka ee dalka ka taagan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WA...
Monday, August 28, 2023
-
Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Maalintii Jimcihii Ka Dhacay Gobolka Sool.
HARGAYSA(W,N)-Beesha caalamka ayaa canbaaraysay dagaalkii maalintii jimcihii ka dhacay gobolka sool iyo dhibaatooyinkii ka dhashay
Sidoo kale beesha caalamka ayaa dhinacyada ku dagaalamay gobolka sool ee Somaliland iyo kooxaha ...
Sunday, August 27, 2023
-
Sheekh Ismaaciil Dheeg Oo Ka Hadlay Warar Been Abuur Ah Oo Lagaga Faafiyay Baraha Bulshada
HARGAYSA(W,N)-Sheekh ismaaciil dheeg oo kamid ah culimada somaliland ayaa ka hadlay wrar been abuur ah oo lagaga faafiyay baraha bulshada oo lagu sheegay sheekhu in uu geeriyooday
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://ww...
Sunday, August 27, 2023
-
Qaarkamid Ah Ururada Siyaasada Jsl Oo Ku Gacan Saydhay Go,aankii Gudida Beelaha Habar-jeclo Ee Arimaha Doorashooyinka
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah ururada siyaasada somaliland oo caawa warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa ku gacan saydhay go,aankii gudida xal uhelida khilaafka doorashooyinka somaliland ee beesha habar jeclo soo saareen i...
Sunday, August 27, 2023
-
Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Runta Usheego Shacabka Somaliland
BOORAMA(W,N)-Siyaasi maxamed jaamac abgaal oo kamid siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay xaalada Somaliland maanta marayso isagoo madaxwayne biixi ugu baaqay in uu shacabka runta usheego.
https://www.youtube.com/watch?v...
Sunday, August 27, 2023
-
Gudida Beesha Habar-jeclo Oo Go,aamo Kazoo Saaray Khilaafkii Doorashooyinka Ee Dalka Iyo Jabhadii Buurta Gacan Libaax!
HARGAYSA(W,N)-Gudida beelaha habar jeclo ee iskuxil qaamay xal uhelida khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira iyo muranka qabsoomida doorashada Somaliland
Sidoo kale gudida beelaha habarjeclo ayaa xukuno ku riday jabhada buurta...
Sunday, August 27, 2023
-
Shacabka Magaalada Wajaale Oo Iskugu Soo Baxay Banaana Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Somaliland
TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ee gobolka gabiley oo ay horkacayaan haweenku ayaa iskugu soo baxay banana bax ay ciidamada qaranka somaliland ku garab istaagayaan islamarkaana ay hiil ugu muu...
Sunday, August 27, 2023
-
Madaxdhaqameedka Somaliland Oo War Kasoo Saaray Dagaalkii Shalay Ee Gobolka Sool Iyo Sida Loogu Midoobayo Difaaca Dalka!
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka somaliland ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay gobolka sool isagoo ciidamada qaranka somaliland urajeeyay guul
Sidoo kale suldaan xasan suldaan cabdiraxmaan suldaan cabdilaahi ayaa sheegay i...
Saturday, August 26, 2023
-
Shacabka Magaalada Gabiley Oo Isugu Soo Baxay Banaan Bax Lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Somaliland
GABILEY(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada gabiley oo ay hormuud ka yihiin haweenku ayaa iskugu soo baxay banaan bax ay ku taageerayaan ciidamada qaranka somaliland ee dalka difaaciisa ku jira iyagoo wacad ku maray in ay barbar taa...
Saturday, August 26, 2023
-
Ciidamada Dab Dab Damiska Oo Damiyay Dab Ka Kacay Guri Jiingad Ah Oo Ku Yaala Magaalada Hargeysa.
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Dab-demiska magaalada Hargeysa ayaa damiyay dab qabsaday Guri Jiingad ah oo ku yaala agaagaarka dugsiga Faarax Oomaar.
Ciidamada ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo Daminta dabkaas oo ahaa mid ku fi...
Saturday, August 26, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shir Qaran Madaxtooyada Kula Yeeshay Madaxda Kala Duwan Ee Qaranka Ugu Sarraysa.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir ballaadhan oo lagaga tashanayo dhibtii iyo khasaarihii ka dhashay degaalladii shalay ka dhacay deegaannada ku hareeraysan magaalada...
Saturday, August 26, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Dagaalkii shalay ka dhacay Gobolka sool iyo fariinta Uu Udiray Shacabka Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay dagaalkii shalay gobolka sool ku dhexmaray kooxaha huwanta ah iyo ciidamada qaranka Somaliland isagoo bulshada ugu baaqay in maanta loo baahan yahay isku duubni.
...
Saturday, August 26, 2023
-
“Shacbi Waynaha Somaliland Waxaan Leeyahay Maalmaha Adag Waxaa Loo Baahan Yahay In Dhibta Dhacda Iyo Guuldarada Timaada Xamil Iyo Deganaan Lagaga Jawaabo”Musharax Cirro.
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay gobolka sool iyo dhibtii kasoo gaadhay ciidamada qaranka somaliland isagoo tcsi udiray ciidamadii ku geeriyooday
...
Friday, August 25, 2023
-
Sheekh Siciid Maxamed Oo Ka Hadlay Isha Iyo Dhibaatada Ay Leedahay
HARGAYSA(W,N)-Sheekh siciid maxamed faarax jire oo kamid culimada somaliland ayaa ka hadlay isha iyo dhibaatada ay leedahay iyo waxyaabaha layskaga daweeyo.
HALKAN KAGA BOGO
https://www.youtube.com/watch?v=zIvb-DubPrs...
Friday, August 25, 2023
-
Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Dagaalkii Maanta, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Iscasilo.
LONDON(W,N)-Boqor cismaan aw maxmuud oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay dagalkii maanta ee gobolka sool oo lagu qabtay saraakiil ciidamada qaranka katirsan iyagoo kazoo baxayna fadhigoodii gooje cade ...
Friday, August 25, 2023
-
“Waxaa la Gaadhay Xiligii Ciidanka Laga Barbar Dagaalami Lahaa, Qof Waliba Waa Inuu Tuutaha Uxidho Difaaca Qaranka, Ana Tuutaha Waan Soo Xidhanayaan.” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali warabe ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay gobolka sool ee ciidamada qaranka iyo udhexeeyay kooxaha kuwanta ah isagoo shaabka Somaliland ugu baaqay in ay barbar istaagaa...
Friday, August 25, 2023
-
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Xildhibaan Axmed Ciisood Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed ciisood oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka degmada gabiley ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay gobolka gabiley iyo sida ay ugu khasaareen xisbiga kulmiye...
Thursday, August 24, 2023
-
Suldaan Magaalada Hargaysa Ku Toogtay Suldaan Kale.
HARGAYSA(W,N)-Suldaan Saleebaan oo loo garan Ogyahay Suldaan “Habaar” ayaa galabta huteelka kaah ee magaalada hargaysa ku toogtay suldaan mahad Careesh kaasi oo uu soo gaadhay dhaawac lugta ah
Wararka laga helayo toogas...
Thursday, August 24, 2023
-
Maamulka Degmada Wajaale Oo Gubay Alaabooyin Dhacay Iyo Fariinta Ay Udireen Ganacsatada
TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada wajaale ee gobolka gabiley ayaa maanta goob fagaare ah ku gubay alaabooyin dhacay oo ay kasoo ururiyeen magaalada gudaheega
Sidoo kale maamulka wajaale ayaa fariin udiray ganacsatada kala duwan...
Thursday, August 24, 2023
-
Madaxwaynaha jsl Oo Tababar Usoo Xidhay 530 Askari Oo Tababar Ku Dhamaystay Dugsiga Madheera
MADHEERA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo tababar usoo xidhay 530 (Shan Boqol iyo Soddon) askari oo tababar ku dhammaystay dugsiga Tababarka ee Madheera ee degmada Mandheera, kuwaas oo isugu ...
Thursday, August 24, 2023
-
Wariye Bushaaro Baandey Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco.
BURCO(W,N)-Wariye bushaaro cali baandey ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada burco halkaasi oo ay kaga horyimaadeen boqolaal kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada
Sidoo kale bushaaro ayaa umahad celisay shacabka r...
Thursday, August 24, 2023
-
Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Oo Magaalada Burco Kulan Kula Yeeshay Waxgaradka Beeshiisa.
BURCO(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee xisbiga kulmiye ahna wasiirka arimaha gudaha somaliland maxamed kaahin axmed ayaa kulan magaalada burco kula qaatay waxgaradka iyo haldoorka beeshiisa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https:...
Wednesday, August 23, 2023
-
“Aqoonta Iyo Cilmiga Aad Barateen, Waa Kii Ugu Qiimaha Badnaa”Maayar Mooge
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge oo ka qaybgalay xaflad ay ku qalin jabinayeen arday ka aflaxday jaamacada quraanka ee magaalada hargaysa ayaa sheegay in umada Somaliland ubaahan yihiin hogaamiye x...
Wednesday, August 23, 2023
-
“Quraanka Caruurta Yar Yar Loo Dhigayo, Waxaa Ka Mudan Quraanka Ay Dadka Waawayni Dhigtaan”Sh. Mustafe
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee somalida oo ka qaybgalay munaasibad arday ka qalin jabisay jaamacada quraanka ayaa ka hadlay muhiimada ay dadka muslimiinta ah uleedahay barashad...
Wednesday, August 23, 2023
-
“Ganacstadeenu Meelo Badanbay Ku Bixiyaan Xoolahooga, Qabyaalada Qaar Faro Badan Ayaa Ku Bixiya”Sh, Barbaraawi.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Berberaawi oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay meelaha aan munaasibad ahayn ee ganacsadeenu qaarkood ku bixiyaan maalkooga iyo xoolahoogu oo ay ugu horayso qabyaalada iyo dhiig data iyagoo meelihii ...
Wednesday, August 23, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
BERBERA(W,N)-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Ayaa Kulan La Yeeshay Wafti Ay Hogaaminayso Madaxa Somaliland Ee Hay'adda Eucap Dania Coasa Oo Socdaal Kujoogta Somaliland .
Taliyaha Ciidanka Ilaalaada Xeebaha S...
Wednesday, August 23, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhagax-dhigay Cusbitaalka Maanka Ee Degmada Berbera.
Berbera-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi oo magaalada Berbera ka dhagax-dhigay cusbitaalka Maanka ee Degmada Berbera oo ah mid casri ah, Iyadoo cusbitaalkii hore ee loo yaqaanay jeel magnuunku ...
Wednesday, August 23, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Lala Yeeshay Waraysi Xasaasiya Iyo Arimaha Uu Farta Ku Fiiqay!
LONDON(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa lala yeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo wax lagaga waydiiyay xaalada dalka muranka siyaasadeed u dhexeeya xukuumada iyo xisbi...
Tuesday, August 22, 2023
-
Madaxdhaqameedka Beesha Uu Kasoo Jeedo Ganacsade Maxamuud Cabdi Abokor Oo Cabasho Ka Muujiyay Dhac Uu Kula Kacay Mulkiilaha Shirkada Waraabe Company Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada
HARGAYSA(W,N)-Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka beesha Uu kasoo jeeda Ganacsade Maxamuud Cabdi Abokor Ee “Beesha Akisho” oo kaalin shidaal ku leh magaalada hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay dhac badheedh ah oo ay sheeg...
Tuesday, August 22, 2023
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Kooxaha Huwanta Ah Ku Dhexmaray Magaalada Laascanood
LAASCANOOD(W,N)-Dagaal culus ayaa maanta ciidamada qaranka Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya gudaha laascanood ku dhexmaray duleedka magaalada kadib markii kooxaha huwanta ahi kusoo qaadeen weerar daan daansi ah ...
Tuesday, August 22, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Sheekh.
Sheekh--(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa gobolka Togdheer, ayaa maanta si ballaadhan oo aan kala hadh lahayn loogu soo dhaweeyey degmada Shee...
Tuesday, August 22, 2023
-
Ciidamo Kasoo Goostay Kooxaha Huwanta ah Ee Ka Dagaalamaya Laascanood Oo Kusoo Biiray Ciidamada Qaranka Somaliland
LAASCANOOD(W,N)-Ciidamo tiro badan oo kazoo goostay shacabka la qalday ee reer sool iyo kooxaha huwanta ee ka dagaalamaya ayaa waxaa soo dhaweeyay ciidamada qaranka somaloiland eek u sugan gobolka sool kuwaasi oo sheegay in ay uso...
Tuesday, August 22, 2023
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Diiday Ansixinta Wasiirnimada Cali Xoor Xoor Oo Maanta Golaha Horyimid
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha Wakiillada JSL ayaa Cod aqlabiyad ah ku diiday Wasiirnimada Wasiirka wasaarada Arimaha Bulshada Cali Xoor Xoor oo uu dhawaan madaxwayne Biixi Magacaabay isla markaasina maanta hor yimid golaha wa...
Tuesday, August 22, 2023
-
Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Aanay Jirin Cid Khasbi Kartaa!
BURCO(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee maanta lagu doortay shirkii golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ahna wasiirka arimaha maxamed kaahin ayaa sheegay in aanay jirin cid ku khasbi kartaa waxay rabaan, isagoo ku baaqay in loo diyaar garoobo...
Monday, August 21, 2023
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Beeniyay In Uu Ku Biiray Xisbiga Kulmiye!
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa beeniyay in uu ku biiray xisbiga kulmye oo maalintii shalay ilaa maanta laga yeedhinayay magaciisa oo ay sheegeen in uu ku jiro golaha dhexe
Sidoo kale maay...
Monday, August 21, 2023
-
Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Lagu Doortay Hogaan Cusub Iyo Musharixiinta Madaxwaynaha Iyo Madaxwayne Kuxigeenka
𝗕𝗨𝗥𝗖𝗢 (W.N) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo xidhay shirkii siddeedaad ee golaha dhexe ee KULMIYE oo maanta lagu doortay hoggaan cusub iyo murrashax madaxweyne iyo kuxige...
Monday, August 21, 2023
-
Masuul Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Iyo Sobobta!
BURCO(W,N)-Badhasaabkii hore ee gobolka awdal cabdoo Aaye ayaa sheegay in uu iskacasilay xisbiga kulmiye iyo xubinnimadiisaba isagoo eedo culus ujeediyay xukuumada iyo xisbigeedaba.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://...
Monday, August 21, 2023
-
Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Ka Hadlay Rajada Uu Ka Qabo In Uu Ku Guulaysto Tartanka Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye.
BURCO(W,N)-Siyaasi cabdicasiis muxumed samaale oo kamid ah xubnaha usharaxan gudoomiye kuxigeenka koowad ee xisbiga kulmiye oo maalinta bari ah lagu dooran doono shirka golaha dhexe ee xisbiga ee magaalada burco ayaa saacadihii ud...
Sunday, August 20, 2023
-
“Dhibaatada Ugu Wayn Ee Haysata Maxkamadaheena, Waa Fulin La,aan Iyo Dacwadihii Oo Aan Ka Dhamaanayn” Golaha Guurtida Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa maanta ka dooday xaalada cadaaladeed ee garsoorka dalka iyo dhibaatada bulshada ka haysata maxkamadaha
Sidoo kale xildhibaanada golaha guurtida somaliland ayaa ka dayri...
Sunday, August 20, 2023
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismayaal Cusub Oo Lagu Kordhiyay Dugsiga Axmed Dhagax
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa xadhiga ka jaray dhismayaal cusub iyo dib uhabayn lagu sameeyay dugsiga hoose dhexe ee axmed dhagax ee magaalada hargaysa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/5CTo...
Sunday, August 20, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|