WARAR
-
Wakiilka Dalka Taiwan Ufadhiya Somaliland Oo Ka Warbixiyay Iskaashiga Labada!
HARGAYSA(W,N)-Wakiilka dawlada Taiwan ufadhiya Somaliland ayaa ka wabixiyay halka uu marayo iskaashiga somaliland iyo dalkiisa Taiwan kaasi oo uu sheegay in uu maraya halkii ugu saraysay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
ht...
Wednesday, September 13, 2023
-
Gudida Horumarinta Marinka Berbera Oo Maanta Kulan Yeeshay!
BERBERA(W,N)-Guddida Horumarinta Marinka Berbera ayaa maanta yeeshay kulankoodii isku-dubbaridka ahaa ee ay kaga wada-hadleen ka faa’iidaysiga marinka.
Waxaana kulankaa shirgudoominayay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo D...
Wednesday, September 13, 2023
-
Maamulka Degmada Wajaale Oo Lagu Wareejiyay Deeq Kuraasi Ah Oo Loogu Talo Galay Dugsiga Xasan Cawke!
TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada wajaale ayaa lagu wareejiyay deeq kuraasi ah kuwaasi oo loogu talo galay dugsiga hoose dhexe ee Xasan Cawke ee magaalada wajaale
Deeqdan kuraasida ah ayaa waxaa maamulka degmada wajaale ku ware...
Tuesday, September 12, 2023
-
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Furay Shirwaynaha Wadatashiga Horumarinta Waxbarashada!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada somaliland ayaa maanta furay shirwaynaha wada tashiga horumarinta waxbarashada somaliland kaasi oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee waxbarashada iyo daneeyayaasha arimaha waxb...
Tuesday, September 12, 2023
-
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay Hadaladii Maxamuud Xaashi Iyo Cabdirasaaq Khaliif.
“Cabdi madoobe Awowgiina Run Uma Sheegin, Aabihiina Uma Sheegin”Gudoomiye Xinif
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Somaliland ayaa ka jawaabay hadalo dhawaan kazoo yeedhay siyaasi maxamu...
Tuesday, September 12, 2023
-
Maamulka Gobolka Hawd Oo Deeq Xoolo Ah Ku Wareejiyay Ciidanka Qaranka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Maamulka gobolka hawd ayaa deeq xoolo ah ku wareejiyay ciidamada qaranka Somaliland kaasi oo loogu talo galay in lagu garab istaago ciidamada ku jira difaaca dalka
Waxaana deeqdan ciidamada qaranka ku wareejiyay m...
Tuesday, September 12, 2023
-
“Anagu Urur Ahaan Mabda,a Aanu Qabnaa, Waa In Sedexdii Xisbi Ee Hore Loo Daayo In Ay Galaan Doorashada Madaxtooyada”Ibraahim M. Buubaa.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasdeedka talo wadaag Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa soo jeediyay in doorashada madaxtooyada la qabto ta urur siyaasadeedyada dib loo dhigo
Sidoo kale siyaasi buubaa ayaa ka hadlay dagaalkii ciidam...
Tuesday, September 12, 2023
-
“Waxay Ahayd Maalintii Ay Dhacday Dhibaatada Ciidamadu Habeenkeegii In Uu Ummada Usheego, Waxa Dhacay”Cabdoo Aaye.
BURCO(W,N)-Siyaasi cabdoo Aaye ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku dhaliilay sobobta ilaa hada ay uga hadli wayday sida ay udhacday dhibaatii soo gaadhay ciidamada qaranka Somaliland ee ay uga soo baxeen fadhiisimadii gobolka sool ...
Monday, September 11, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Kulan Deg Deg Ah La Yeelatay Wadamada Shisheeye Ee Xafiisyada Ku Leh Dalka!
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada arimaha dibada somaliland ayaa kulan la qaadatay wadamada shisheeye ee xafiisyada diblamaasiyadeed ku leh somaliland kuwaasi oo ay ka wada hadleen arimo muhiim ah,
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN...
Monday, September 11, 2023
-
Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Ay Ku Kacday Xukuumada Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga waddani maxamed sidiiq dhame ayaa soo bandhigay musu maasuqyo baahsan oo ay ku kacday xukuumada madaxwayne biixi iyo meelaha uu ka dhacay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
...
Monday, September 11, 2023
-
Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Bulshada Reer Somaliland Ugu Baaqay In Aan Dadka Reer Sool La Dhibaatay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiiro xukuumad somaliand katirsan ayaa bulshada reer somailand ka ugu baaqay in aanay midnimadooda dhaawicin dagalada ka dhacayaa magaalada laascanood
Sidoo kale mausuliyiintan ayaa ku baaqay in aan la dhibaatay...
Monday, September 11, 2023
-
Prof Ibraahim Meecaad Oo Si Qotodheer Uga Duulaanka Lagu Soo Qaaday Somaliland Iyo Kooxaha Midabada Badan Ee Isku Bahaystay!
CANADA(W,N)-Prof Ibrahim maxamed meecaad oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada hada ay ku sugan tahay Somaliland iyo kooxaha isku soo bahaystay duulaanka qarannimadeeda ka dhanka ah
Sidoo kale prof meecaad ...
Sunday, September 10, 2023
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Dekeda Berbera Ku Qaabiley Qaxoonti Somali Ah Oo Kasoo Cararay Dagaalka Yemen.
BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) iyo Badhasaabka gobolka Saaxil ayaa maanta dekadda magaalada Berbera ku soo dhaweeyey doon siday 150 qof oo qoxoonti ah. Kuw...
Sunday, September 10, 2023
-
Haayada Alraxma Oo Ceel Biyood Ka Hirgalisay Deegaanka Dhagax Guure Ee Degmada Arabsiyo
Arabsiyo(W,N)-haayada khayriga ee alraxma ayaa ceel biyood ka hirgalisay deegaanka dhagax guure ee degmada arabsiyo ee gobolka gabiley
https://www.youtube.com/watch?v=h5hJIgjCuBY...
Sunday, September 10, 2023
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Tirada Dadka Ku Dhintay Dhul-gariirkii Ku Dhuftay Dalka Marooko!
MAROCO(W,N)-Tirada dhimashada ayaa kor u dhaaftay 2,000 oo qof kadib dhul-gariirkii ku dhuftay dalka Marooko ee waqooyiga Afrika. Dhaawaca ayaa isna kumanaan ah oo ka badan tirada dhimashada.
Dhul-gariirkan ayaa ka mid ahaa...
Sunday, September 10, 2023
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Runta Usheegay Reer Awdal Iyo Shirqoolada Uu Uga Digay!
BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo ku sugan magaalada boorama ayaa ka hadlay arimo badan oo xasaasiyay oo la xidhiidha xaalada Somaliland duulaan ka dhan ah qarannimada somaliland oo lagu hawlan ...
Sunday, September 10, 2023
-
Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay 600 Oo Al-shabaab Ah Ay Soo Galeen Laascanood!
HARGAYSA(W,N)-War-saxaafadeed galabta ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda #Somaliland ayaa lagu sheegay in horjooge caan ah oo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab iyo 600 ciidan argagixiso ah ay gudaha u soo gal...
Saturday, September 9, 2023
-
Dawlada Mareykanka Oo 10 milyan Oo Dollar Dul Dhigtay Hoggamiyaha Kooxda Al-Shabaab Axmed Diiriye “Abu Cubeyda”
MUQDISHO(W,N)-Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay lacag gaadheysa 10 milyan oo dollar oo lagu abaal marin doono cidii soo sheegta halka uu ku sugan yahay hoggaamiyaha Alshabaab, Axmed Diiriye Cali oo sidoo kale loo yaqaan Abuu Cu...
Saturday, September 9, 2023
-
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Iyo Fariinta Uu Udiray Qurba Joogta!
BOORAMA(W,N)-Badhasaabka gobolka awdal ayaa ka hadlay xaalada nabadgalyo ee gobolka isagoo fariin cullus udiray qurba joogta reer awdal gaar ahaan kuwa ku hawlan in ay nabadgalyo daro ka dhacdo awdal.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA ...
Saturday, September 9, 2023
-
Xisbiga Waddani Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Uu Isagu Jabiyay Ciidamada Qaranka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga waddani maxamuud aadan galaal ayaa ka hadlay dhibaatadii soo gaadhay ciidamada qarankka somaloiland ee dagaalkii ay kaga soo baxeen goojecade.
Sidoo kale xisbiga waddani ayaa sheeg...
Saturday, September 9, 2023
-
Abwaan Cismaan Ku jare Oo Sheegay In Hadalkii Maxamuud Xaashi Yidhi In Aanu Ku Matalin Beeshooda,
HARGAYSA(W,N)-Abwaan cismaan ku jare ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal dhawaan kasoo yeedhay siyaasi maxamuud xaashi kaasi oo uu sheegay in aanu reerka habarjeclo ku matalisomalilandna ku matalin balse ay isaga uun ku kooban tahay...
Saturday, September 9, 2023
-
Qaramada Midoobay Oo War Cusub Kasoo Saartay Dagaalkii Ka Dhacay Magaalada Laascanood Iyo Baaqa Ay Udirtay Labada Dhinac
LAASCANOOD(W,N)-Qaramada midoobay ayaa war cusub kazoo saaray dagaalkii 25kii bisha ka dhacay magaalada laascanood kaasi oo udhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya gobolka sool
Qaramada midoobay...
Friday, September 8, 2023
-
Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Kormeer Ku Tagay Degmada Ballicabane
HAWD(W,N)-Badhasaabka Gobolka Hawd iyo wafti uu hogaminyao ayaa kormeer ku tagay degmada balicabane oo katirsan gobolka hawd.
Waxaanan intii aan ku gudo jiray kormeerkaasi aan mid mid u marey isla markaasina aan u kuurgaley goo...
Friday, September 8, 2023
-
Somaliland Oo Ka Qaybgashay Shirka Cimilada Africa Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Dalka Kenya.
NARIOBI(W,N)-SOMALILAND AYAA KAMID AHAYD DALALKII KA QAYBGALAY SHIR LAGAGA HADLAY CIMILADA AFRICA OO KA DHACAY DALKA KENYA
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://www.youtube.com/watch?v=oVmdEDZ_rRw...
Friday, September 8, 2023
-
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Xildhibaan Maxamed Abiib Iyo Arimaha Wax Lagaga Waydiiyay!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo la xidhiidha xaalada dalka
Dhanka kale xildhibaan abiib ayaa eedo culus uje...
Friday, September 8, 2023
-
Xoghayaha Xisbiga Kulmiye Oo Wax Laga Waydiiyay Cida Uu Ula Jeeday Kelmada Cadowga Gudaha Oo Uu Hore Uyidhi?
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee xisbiga Kulmiye ayaa wax laga waydiiyay hadal uu hore uyidhi iyo cida uu ula jeeday kaasi oo uu cadeeyay in aanu ula jeedin musharax cirro iyo beesha uu kazoo jeedo balse uu ujeedada hadalkiisu ahaa...
Thursday, September 7, 2023
-
“Madaxwaynaha Waxaan Kula Taliyay, In Uu Ciidamada Qaranka Kasoo Saaro Magaalada Laascanood”Siyaasi Maxamuud.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah siyaasi maxamuud xaashi ayaa ka hadlay xaalada colaadeed ee ka taagan gobolka sool iyo cida xiligan keeni karta nabad lagu wada noolaado isagoo si toosa ula hadlay garaarada gobolk...
Thursday, September 7, 2023
-
Maayarka Degmada Berbera Oo Shaaciyay Hoos Udhac Ku Yimid Odoroska Miisaaniyada 2024!
BERBERA(W,N)-Maayarka magaalada berbera cabdishukuur cidin ayaa sheegay in hoos dhac ku yimid dhaqaalaha degmada kaasi oo saameeyay odoroska miisaaniyada 2024 ee sanadka soo socda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://w...
Thursday, September 7, 2023
-
Xldhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Jsl Oo Ku Baaqay In La Baadho Dhibaatadii Ciidanka Qaranka Ku Dhacday
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan meecaad oo katirsan Mudanayaasha golaha wakilada Somaliland ayaa ku baaqay In Baadhitaan lagu sameeyo dhibaatadii ciidamada qaranka somaloiland ku dhacday ee sobobtay in ay kazoo baxaan goojacade islamarka...
Thursday, September 7, 2023
-
Faa’Iidooyinka Go’aanadii Beelweynta Bariga Burco Iyo Halista Mustaqbalka Ee Go’aamada Sidan Oo Kale Ah!
GO'AANADII GUDIGII BEELWEYNTA HABARJECLO WAXTARKOOGII IYO WAXII SEEGAY !
Gudigii beelweynta Habarjeclo ee is xilqaamay waxa ay ku guuleysteen ;
1- Soo afjarida khilaafkii siyaasiga ahaa ee doorashooyinka Somaliland oo taagna...
Wednesday, September 6, 2023
-
“Qaarbaa Yidhaahda Shaqooyinkaa La Qabanayo, Waa Dayn, Ama Cidbaa Laga Soo Qaaday, Adeer Cidna…..”Maayar Mooge
“Qaarbaa Yidhaahda Shaqooyinkaa La Qabanayo, Waa Dayn, Ama Cidbaa Laga Soo Qaaday, Adeer Cidna…..”Maayar Mooge.
https://www.youtube.com/watch?v=MPr5X9oDmjU...
Wednesday, September 6, 2023
-
“Maxamuud Xaashi Waxa Ka Buuxda, Xuqdada Beesha Subeer Awal”Gudoomiye Wali Cabdi.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga waddani ee gobolka maroodi jeex wali cabdi jaamac ayaa eedo culus ujeediyay siyaasi maxamuud xaashi oo uu sheegay in ay ka buuxdo cuqdad iyo nacayb guun oo uu uhayo beesha subeer awal isa...
Wednesday, September 6, 2023
-
Masuuliyiin Katirsan Haayada Wadooyinka Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Wadada Gabiley Ilaa Caada!
CAADA(W,N)-Masuuliyiin uu hogaaminayo Agaasimaha Waaxda Gaadiidka ee Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Somaliland Mudane Khadar Cismaan Cilmi oo ay weheliyaan Ku simaha Agaasimaha Waaxda Farsamada iyo tayada Eng. Cabdiraxmaan Dha...
Wednesday, September 6, 2023
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Ay Ku Qalin Jabinayeen Arday Ka Baxday Jaamacada Golis
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliand cabdiraxmaan saylici ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad loo qabtay arday dhamaystay waxbarashada heerarkeega kala duwan ee jaamaada golis.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
http...
Wednesday, September 6, 2023
-
Madaxwayne Biixi Oo Socod Lug Ah Kusoo Maray Jidka Dheer Ee Madaxtooyada Ilaa Gurigiisa!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi oo ay weheliyaan ciidamada ilaalada ee madaxtooyadu ayaa maanta duhurkii socod lug ah kusoo maray wadada halbawlaha ah ee magaalada hargaysa
Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa sal...
Wednesday, September 6, 2023
-
Siyaasi Axmed Sandoon Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Fariimo Isbarkan Oo Uu Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Prof Samater!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Sandoon Xasan oo kamid ah Siyaasiyiinta madaxa banaan ee somaliland ayaa ka hadlay xaalada dalka, dagaalkii gobolka sool iyo go,aankii gudida beelaha bariga burco kasoo saareen khilaafka doorashooyinka ...
Tuesday, September 5, 2023
-
Banaan Bax Lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Jsl Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Oodwayne!
OODWAYNE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka daadmadheedh yaa maanta iskugu soo baxay banaan bax balaadhan oo ay ku taageerayaan ciidamada qaranka Somaliland.
DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://www.youtube.com/watch...
Tuesday, September 5, 2023
-
Ciidamo Tiro Badan Oo Gaadhay Oog Iyo Taliye Nuux Oo Dar Daar Culus Ujeediyay
OOG(W,N)-Ciidamo tiro badan oo kasoo kicitimay xarunta tababar ee dararwayne ayaa maanta gaadhay taliska ciidamada qaranka jsl ee magaalada oog kuwaasi oo kamid noqon doona ciidamada qaranka ee dhawaan lafilayo in sameeyaan dagaal...
Tuesday, September 5, 2023
-
Bulshada Magaalada Saylac Oo Taageero Umuujiyay Ciidamada Qaranka Somaliland
SAYLAC(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka salel ee saylac ayaa iskugu soo baxay taageerada ciidamada qaranka somaliland ee ku jira difaaca dalka kuwaasi oo ay sheegeen in ay hiil iyo hooba la barbar taagan yihiin
H...
Tuesday, September 5, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Gaadhay Magaalada Oog Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl.
OOG(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada oog ee gobolka sool halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada qaranka somaliland
Sidoo kale gudoomiye faysal oo uje...
Monday, September 4, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|