WARAR
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Reer Hargaysa Ah!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Caasimadda Hargeysa ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay hotel-ka Maansoor Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.
Murashaxa ayaa waxaa...
Friday, September 22, 2023
-
Maamulka Gobolka Saaxil Oo Kulan Arimaha Nabadgalyada La Xidhiidha La Yeeshay Waxgaradka Degmada Sheikh
SHEEKH(W,N)-Maamulka gobolka saaxil ayaa safar ujeedadiisu tahay adkaynta nabadgalyada ku tagay degmada sheikh isagoo kulamo la qaatay waxgaradka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee ku dhaqan degmada sheikh.
HALKAN KA DAAWO M...
Friday, September 22, 2023
-
Dawlada Maraykanka Oo Soo Dhawaysay Go,aamadii Lagu Xaliyay Khilaafkii Doorashooyinka Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Dawladda Mareykanka Oo ka Hadashay Go.aamadii lagu xaliyay Khilaafkii doorashooyinka Somaliland iyadoo bogaadisay heshiiskii lagu soo afjaray khilaafkii siyaasaddeed ee muddada ka taagnaa doorashooyinka Somaliland, e...
Thursday, September 21, 2023
-
Maamulka Degmada Iyo Warbaahinta Gobolka Gabiley Oo Siwada Jira Ufuliyay Olole Lagu Nadiifinayo Suuqii Gubtay Ee Magaalada Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka Degmada Wajaale oo kaashanaya warbaahinta gobolka gabiley oo ilaa intii uu gubtay suuqa wajaale ku hawlanaa tabinta wararka dabka iyo khasaaraha uu ganacsatad soo gaadhsiiyay ayaa maanta fuliyay olole lag...
Thursday, September 21, 2023
-
Nuxurka Qodobbada Ka Soo Baxay Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Ee maanta.
Hargeysa-(W.N)-Fadhigii 116aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne Ku xigeenka Qaranka, Mudane Cabdiraxmaan Cabd...
Thursday, September 21, 2023
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Xildhibaan Cabdi Cali Oo Xaalad Caafimaad Ujiifa!
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi Cirro ayaa maanta cisbitaalka magaalada hargaysa ku booqday xildhibaan cabdi cali xirsi oo maalmihii udanbeeyay ujiifay xaalada caafimaad oo las...
Thursday, September 21, 2023
-
Madaxdhaqameedka Gobolada Saaxil Iyo Togdheer Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Kazoo Cusboonaatay Deegaanka Cali Saahid
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka beesha degta gobolada saaxil, maroodi jeex, iyo togdheer ee ciise muuse ayaa ka hadlay shaqaaqo kazoo cusboonaatay deegaanka cali saahid ee gobolka togdheer taasi oo sobobtay khasaare ...
Thursday, September 21, 2023
-
“Qaranku Muu Jabin, Ciidankeenuna Muu Jabin, Ee Marka Arimahan Oo Kale Ay Dhacaan, In Isbedel Yimaado Ayaa Loo Baahan Yahay”Cabdiqaadir Jirde.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde oo kamid ah hogaanka sare ee xisbiga waddani ayaa sheegay in aanay jabin ciidanka somaliland islamarkaana aanu jabin qaranku balse marka sida oo kale wax udhacaan loo baahan yahay ...
Wednesday, September 20, 2023
-
“Mudane Madaxwayne; Nooc Fashil Hogaamineed Ah Oo Kuu Hadhay Majiro, Indhahaan Ku Arkana..”Xil, Maxamed Jaamac.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Jaamac Liibaan oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ee laga soo doorto gobolka saaxil ayaa dhaliilo culus ujeediyay madaxwayne biixi isagoo sheegay in uu ku fashilmay taladii dalka ...
Wednesday, September 20, 2023
-
Maamulka Degmada Wajaale Oo Ka Warbixiyay Waxyaabihii Keenay In Uu Dabku Sii Fido + Nuxurka Amaro Culus Oo Ay Dhul Dhigeen Ganacsatada
TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha Degmada wajaale ee gobolka gabiley ayaa markale faah faahin ka bixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee dabkii ka kacay magaalada wajaale kaasi oo ay ku shufbeeleen meherado ganacsi oo tiro badani
Sidoo ...
Wednesday, September 20, 2023
-
“Shalay Kuwii Baaburka Ka Qafaashey Burco, Tuug Bay Ahaayeen”Gudoomiye Faysal.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa ka hadlay koox sheegatay magaca jabhada buurta gacan libaax oo maalintii shalay magaalada burco ka qafaashay gaadhi dawladu leedahay kuwaasi oo uu sheegay in ay tuug ahaayeen
Sidoo ka...
Wednesday, September 20, 2023
-
Xisbiga Waddani Oo Canbaareeyay Gaadhi Laga Qafaashay Magaalada Burco
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga waddani Maxamed xaaji Yuusuf “waabeeye” ayaa si kulul ucanbaareeyay gaadhi wakaalada biyaha burco leedahay oo koox la sheegay in ay ka mid yihiin jabhada buurta gacan libaax ka qafaal...
Tuesday, September 19, 2023
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Qalinjabinta Ardayda Jaamacada Admas!
HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay Xafladda Qalinjabinta Dufcaddi 15-aad ee ka qalinjebisa Jaamacadda Admas faraceeda Hargeysa...
Tuesday, September 19, 2023
-
Xildhibaan Ku Baaqay In Baadhis Rasmi Ah Lagu Sameeyey Sobobta Keentay Dabkii Suuqa Magaalada Wajaale.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdikariim maxamed dheere oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ee laga soo doortay gobolka gabiley ayaa ku baaqay in baadhis ramsi lagu sameeyay sobobta keentay in ay soo noq noqoto gubashada...
Tuesday, September 19, 2023
-
Masuuliyiin Katirsan Xukuumada Jsl Oo Gaadhay Taliska Ciidamada Qaranka Ee Magaalada Oog
OOG(W,N)-Wafti xukuumada ka socda oo ay hogaaminayso wasiir kuxigeenka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland marwo Yurub ayaa manta gaadhay taliska ciidamada qaranka Somaliland ee magaalada Oog ee Gobolka sool halkaasi...
Tuesday, September 19, 2023
-
Suldaan Cade Gude Oo Shaaciyay In Lasoo Gabo Gabeeay Jabhadii Buurta Gacan Libaax
GACAN LIBAAX(W,N)-Jabhadii buurta gacan libaax ayaa hubkii iyo gaadiidkiiba ku wareejiyay madaxdhaqameedka iyo xildhibaano ka socday beeshooda oo maalmihii udanbeeyay halkaasi ujoogay sidii loo soo afjari lahaa sii joogitaanka buu...
Tuesday, September 19, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Magacaabay Xubnaha Komishanka Xuquuqal Iisaanka Qaranka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Ma...
Tuesday, September 19, 2023
-
Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Dhaarisay Hawlwadeenadii Ka Hawlgalayay Hubinta Shaqaalaha Ku Meelgaadhka Ah Ee Wasaarada Waxbarashada
HARGAYSA(W,N)-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska JSL Mudane Cabdixakim Siciid Bustaale ayaa Maanta Ka Qayb galay Munaasibad lagu Dhaarinayay Hawl Wadeenada ka shaqaynaya Diyaarinta iyo Tirikoobka Macalim...
Monday, September 18, 2023
-
Masuuliyiinta Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Markale Digniin Culus Udiray Sariflayaasha Jsl
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland ayaa markale digniin culus udiray qaarkamid ah sariflayaasha dalka kuwaasi oo gabi ahaanba baalmaray sharciyadii iyo qaabkii loogu talo galay in ay lacagaha ugu dhex sarifaan sy...
Monday, September 18, 2023
-
Gudoomiyaha Degmada Wajaale Oo War Kasoo Saaray Dabkii Meherada Badani ku Gubteen Ee Magaalada Iyo Talaabooyinka Ay Qaadayaan!
TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha Degmada Wajaale ayaa faah faahin ka bixiyay halka ay marayso qiimaynta iyo hagaajinta meheradihii ganacsi ee habeen hore ku gubtay magaalada wajaale
Sidoo kale gudoomiyaha degmada ayaa sheegay in ay...
Monday, September 18, 2023
-
“Maayir Mooge Cashuurtii Masaakiinta Ayuu Ciyaartoy Ajaanib Ah Kusoo Iibsanayaa”Abwaan Cabdi Good.
HARGAYSA(W,N)-Abwaan Cabdi good Abees ayaa maayarka caasimada hargaysa uga digay arin cajiib ah oo uu damacsan in uu ku kaco xili ay duruufo nonoleed oo adag ku jiraan bulshada caasimada.
https://www.youtube.com/watch?v=5zYWak3...
Monday, September 18, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo ka Warbixiyay Qaabkii Ay Udamiyeen Dabkii Ka Kacay Magaalada Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Taliyaha cidanka dab damiska somaliland gen sawaaxili ayaa ka warbixiyay qaabkii ay ciidamada dabdamisku ugu guulaysteen in ay xakameeyaan dabkii ka kacay meherada ganacsi ee magaalada wajaale kaasi oo ay shufbeel...
Sunday, September 17, 2023
-
Madaxtooyada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Dabkii Ka Kacay Suuqa Magaalada Wajaale!
WAR-SAXAAFADEED.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Masiibaddii Xalay ee Dabkii Suuqa Wajaale.
Hargeysa-17-09-2023-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu murugada iyo ti...
Sunday, September 17, 2023
-
Hogaanka Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Oo Booqday Meheradihii Ganacsi Ee Magaalada Wajaale Ku Gubtay Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!
WAJAALE(W,N)-Hogaanka xisbiga waddani ayaa booqasho ku tagay magaalada wajaale oo habeenkii xalay dab kavay sobobay in ay shufbeelaan meherado ganacsi oo tiro badan islamarkaana ay dadkii lahaayeen ku waayeen malaayiin dollar
M...
Sunday, September 17, 2023
-
Dabkii Ka Kacay Suuqa Wajaale Oo Lagu Guulaystay Damintiisa Iyo Masuuliyiin Ka Waramay Khasaaraha Uu Sobobay!
TOG WAJAALE(W,N)-Dab habeenkii xalay qabsaday meherado ganacsi oo ku yaala magaalada wajaale kaasi oo ay ku shufbeeleen meherado ganacsi oo tiro badan ayaa gurmadyo iskaga kala yimid hargaysa ilaa jig jiga ugudanbayntii lagu guula...
Sunday, September 17, 2023
-
Dab Xoogan Oo Caawa Ka Kacay Meheradaha Ganacsi Ee Magaalada Wajaale Oo Ilaa Hada Socda.
WAJAALE(W,N)-Dab ka ayaa caawa fiidkii kajacay meherado ganacsi oo ku yaala magaalo xuduudeedka wajaale kaasi oo ilaa hada aan lagu guulaysan damintiisa
Dabkan ayaa kusii fidaya magaalada kaasi oo ilaa hada ay ku shufbeeleen me...
Saturday, September 16, 2023
-
Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Jsl Oo Wax Lalayaabo Ku Tilmaamay Ninka Hargaysa Yimid 1991kii Ee Doonaya In Uu Cid Ka Sheegto!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada ciyaaraha cabdirashiid ducaale qambi oo maanta wareejiyay xilkii wasaarada ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay in 1991kii yimid hargaysa oo doonaya in uu ka sheegto
https://www.youtube.com/...
Saturday, September 16, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Si Qotodheer Ula Hadlay Reer Boorama Iyo Arinta Uu Ka Dalbaday
BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid oo safar ku jooga magaalada boorama ayaa si qotodheer ula hadlay shacabka gobolka awdal isagoo sheegay in uu doonayo sidii loo xoojin lahaa wada jirka bulshada reer somaliland.
HALKAN KA DA...
Saturday, September 16, 2023
-
Mudanayaasha Golaha Guurtida Oo Galay Fasax Xili Xeerar Muhiim Ahi Sugayeen
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida ayaa mudanayaasha golaha ku wargaliyay in ay galaan fasax 45cisho ah xili uu dalu ku jiro xaalad siyaasadeed islamarkaana la filayay dhawaan in ay gudo galaan xeer iswaafajinta doorashooyi...
Saturday, September 16, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigtay Dad Tahriibayaal Ah Oo Sifo Sharci Daro ah Lagaga Dhoofinayay Xeebta Gobolka Saaxil.
BERBERA(W,N)-Maamulka gobolka saaxil oo ay weheliyaan ciidamada booliska ee gobolku ayaa gacanta kusoo dhigay dad itoobiyaan ah oo sifo sharci daro la doonayay in lagaga dhoofiyo xeebta gobolka saaxil.
https://www.youtube.com/w...
Saturday, September 16, 2023
-
“Waftigii Xamar Ka Yimi Ee Laascanood Uyimid Waxba Ka Bedeli Maayaan Xuduudaha Somaliland, Riwaayaddii Iyo Raynrayntu Waxay Dhawaan Isu Rogi..”Gudoomiye Faysal.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka hadlay wafti xamar ka yimid oo dhawaan socdaal ku yimid magaalo madaxda Gobolka sool ee laascanood kuwaasi oo uu sheegay in aanay waxba ka badalay xuduudaha So...
Friday, September 15, 2023
-
“Markii Wax Walba La Dhammeeyay, Waxa Aynu Maraynaa In La Iibiyo Garoomadii Ciyaaraha Iyo Xeryihii Ciidamada”Sh, Maxamed
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed cali gadhle oo kamid ah culimada Somaliland ayaa si adag uga horyimid iibka iyo xaraashka ay xukuumadu ku hayso dhulkii danta guud ee garoomada kubada iyo xeryihii ciidamada
Sidoo kale sheikh maxame...
Friday, September 15, 2023
-
Maamulka Degmada Wajaale Oo Dib Ufuray Waddada Halbowlaha Ee Magaalada Iyo Dadwayne Ka Dareen Celiyay!
Tog Wajaale(W,N)-maamulka cusub ee dhawan loo magacaabay degmadawajaale ee gobolka gabiley ayaa dib ufuray wadada halbowlaha magaalada oo mudo xidhay taasi oo dhibaato badan ku haysay isku socodka magaalada
Dhanka kale dadwayna...
Friday, September 15, 2023
-
Maamulka Degmada Agabar Oo Deeq Xoolo Iyo Khudaar Ah Ku Wareejiyay Ciidamada Qaranka Somaliland
AGABAR(W,N)-Maamulka degmada agabar ee gobolka gabiley oo uu weheliyo badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley ayaa deeq xoolo iyo khudaar iskugu jirta kuw areejiyay ciidamada qaranka Somaliland taasi oo ay ugu talo galeen barbar ista...
Friday, September 15, 2023
-
Maamulka Dugsiga Sare Ee Cigaal Oo Hambalyo Udiray Ardayda Dugsiga Oo Guul Taakhiiriya Kasoo Hoyyay Natiijada Imtixaankii Shahaadiga Ah Ee Dalka!
GABILEY(W,N)-Maamulka iyo macalimiinta dugsiga sare ee cigaal secondry ee magaalada gabiley ayaa hambalyo udiray ardayda dugsiga iyo waalidiintooda oo guul taariikhiya kuna baasay darajo sare halka aanay jirin cid ka dhacday arday...
Thursday, September 14, 2023
-
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Tirada Ardayda Ee Gudubtay Imtixaanka Shahaadiga Ahaa Iyo Kuwa Dhacay Sanadkan!
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Tirada Ardayda Ee Gudubtay Imtixaanka Shahaadiga Ahaa Iyo Kuwa Dhacay Sanadkan!
https://www.youtube.com/watch?v=LZF3D4ATz9E...
Thursday, September 14, 2023
-
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Ka Hadlay Sobobta Loo Burburiyay Dhismihii Khayriyada, Maxayse Ka Yidhaahdeen Wararka Sheegaya In La Iibiyay?
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha madaxtooyada Somaliland iyo gudoomiyaha baanka dhexe ee jsl ayaa ka hadlay sobobta xukuumadu uburburinayso dhismihii ay dhawaan ka dhistay fagaaraha lagu nasto ee khayriyada
Sidoo kale masuuliyiinta aya...
Thursday, September 14, 2023
-
Gen Caare Oo Fariimo Isbarkan Udiray Beeshiisa Iyo Madaxwayne Biixi
HARGAYSA(W,N)-Gen caare ayaa fariimo isbarkan oo la xidhiidha doorashada soo socota ee madaxtooyada beesha uu kasoo jeedo ee garxajis iyo madaxwayne biixi oo uu ugu baaqay in uu sanduuqa doorashada dhulka dhigo.
HALKAN KA DAAWO...
Thursday, September 14, 2023
-
Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ee Ardayda Dugsiga Dhexe Iyo Kuwa Sare!
SHEEKH(W,N)-Wasiirka wasarada waxbarashada oo uu weheliyo gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka jsl ayaa maanta si rasmi ah ushaaciyay natiijada ardayday ufadhiisantay imtixaanka fasalada 8aad iyo kuwa dugsiyada sare ee fasal...
Thursday, September 14, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Markale Sheegtay In Argagixisadii Ugu Badnayd Kusoo Qulqulayaan Magaalada Laascanood Iyo Talaabada Ay ka Qaadayso
WAR-SAXAAFADEED
Hargeysa(W,N)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxay marlabaad u caddaynaysaa Shacabkeeda iyo Beesha Calaamkaba sida joogtada ah ee Kooxaha Argagixisada ahi ugu soo qulqulayaan Magaalada Laascaanood.
Sid...
Wednesday, September 13, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|