WARAR
-
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan oo Xadhiga ka jaray Dhaam Biyood Laga Hirgaliyay Deegaanka Wado Makaahiil.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha oo ay weheliyaan wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada iyo xubno kale ayaa xadhiga ka jaray dhaam biyood laga hirgaliyay deegaanka wado makaahiil ee degmada farowayne.
Dhaam biyood...
Tuesday, October 10, 2023
-
Qaabkii Loo Qorsheeyey Weerarkii Ay Xamaas Ku Qaaday Israa’iil Iyo Ragga Qaabeeyay!
Ayada oo uu meel adag marayo dagaalka uu ururka Xamaas ku qaaday Israa’iil ayaa waxaa soo baxaya in Iiraan ay ka caawisay ururkaas weerarakaas aan la sii fileyn.
Abaabulka ayaa sida la sheegayo socday muddo sannado ah, waxaan...
Tuesday, October 10, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalka Falastiin Iyo Israa,iil Iyo Amar La Xidhiidha Taageerada Falastiin Oo Ay Dul Dhigtay Culimada!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka diinta iyo awqaafta somaliland ayaa markii uhoraysay ka hadlay dagaalka udhexeeyay falastiin iyo israa,iil isagoo imaamada masaajidada somaliland ku amray in ay uduceeyaan shacabka reer falastiin.
https:/...
Tuesday, October 10, 2023
-
Wasaarada Caafimaadka Oo War Kasoo Saartay Xanuun Maalmihii Udanbeeyay Dad Badan Sooritay Gobolada Hargaysa Iyo Gabiley!
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland ayaa ka hadlay nooca uu yahay xanuun xumad ah oo maalmihii udanbeeyay haleelay dad tiro badan oo ku dhaqan gobolada maroodi jeex iyo gabiley
Sidoo kale agaasimah...
Tuesday, October 10, 2023
-
Xoghayaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Iibka Ay Xukuumadu Ku Hayso Dhulkii Danta Guud Iyo Fariinta Uu Udiray Ganacsatada!
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee xisbiga Waddani khaddar ayaa ka hadlay xaraashka ay xukuumadu ku wado dhulkii danta guud ee ay deganaayeen dadka danyarta ahi isagoo fariin udiray ganacsatada laga iibinayo dhulka danta guud ee ay u...
Tuesday, October 10, 2023
-
Iska Hor Imaad Udhexeeya Dadwaynaha Xaafada Lineka Bilayska Iyo Ciidamada Booliska Oo Sobobay Khasaare.
HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha degan xaafada lineka bilayska ee badhamaha magaalada hargaysa iyo ciidanka booliska ayaa waxaa dhexmaray iska hor imaad ka dhashay kadib markii ay dadwaynuhu ogaadeen in xukuumadu dhulka ay degan yihiin ka...
Monday, October 9, 2023
-
Siyaasi Cabdilaahi Daamur Oo Sheegay In Ay Magaalaada Ceerigaabo Soo Galeen Kooxihii Ka Dagaalamay Laascanood Iyo Arimaha Uu Ka Digay.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka cabdilaahi daamur ayaa ka hadlay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaalada ceerigaabo isagoo sheegay in ay soo galeen kooxihii dagaalka ka riday laascanood oo doonaya in ay qasgaliyaan d...
Monday, October 9, 2023
-
Waaxda Cashuuriha Bariga Ee Degmada Wajaale Oo Bilaabay Ololaha Cashuur Ururinta Gaadiidka
TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka waaxda cashuuraha bariga ee degmada wajaale ayaa bilaabay olole ay ku ururinayaan cashuurta gaadiidka kuwaasi oo ay dul dhigeen amaro culus.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://www.youtube.com...
Monday, October 9, 2023
-
Shiinaha Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Dagaalka Udhexeeya Falastiin Iyo Israel +Baaqa Uu Udiray Labada Dhinac!
BEJIN(W,N)-Wasaaradda Arrimaha Dibedda Shiinaha ayaa Axaddii ka jawaabtay weerarka lama filaanka ah ee Xamas ay ku qaaday Israa’iil, ayada oo ugu baaqeysa dhammaan dhinacyada inay muujiyaan is-xakameyn, ayada oo qaadaneysa mowqi...
Monday, October 9, 2023
-
Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Uk Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Uqabtay Abwaan Ismaciil Jiheeye.
LONDON(W,N)-Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa munaasibad soo dhawayn ah uqabtay Abwaan Ismaaciil Jiheeye oo mudooyinkii udanbeeyay safar ku joogay dalka ingiriiska.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
...
Sunday, October 8, 2023
-
Gudida Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Shaaciyay Deeq Waxbarasho Oo Ay Dawlada Itoobiya Siisay Iyo Shuruudaha Looga Baahan Ardayda Utartamaysa!
HARGAYSA(W,N)-Gudida Tacliinta sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa shaaciyay deeqwaxbarasho oo ay dawlada itoobiya siisay ardayda Reer Somaliland iyo shuruudaha looga baahan yahay ardayda utartamaysa deeqdan,
https://www.youtu...
Sunday, October 8, 2023
-
Maamulka Degmada Arabsiyo Iyo Masuuliyiin kale oo Kormeer ku tagay deegaanka Carro Guduudan,
ARABSIYO(W,N)-Gudoomiyaha degmada Arabsiyo iyo isu-duwaha wasaaradda beeraha ee gobolka gabiley Oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka Gabiley ayaa kormeer ku tagay deegaanka carro-guduudan oo katirsan Degmad...
Sunday, October 8, 2023
-
Prof Samater Oo Markale Ka Hadlay Mawqifka Ururkiisa Ee Doorashada Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka hilaac axmed ismaaciil samater ayaa markale ka hadlay mawqifka ururkiisa ee ka qaybgalida doorashada isa saaran ee ururada iyo madaxtooyada
Sidoo kale prof samater ayaa ku baaqay in ...
Sunday, October 8, 2023
-
Gudida Nabadgalayada Gobolka Sanaag Oo War Kasoo Saaray Rabshado Habeenkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Laascanood.
CEERIGAABO(W,N)-Gudida nabadgalyada gobolka sanaag ayaa faah faahin ka bixiyay rabshado israsaasay gaadhay oo habeenkii xalay ka dhacay magaalada laascanood kuwaasi oo sobobay khasaare kale duwan
Sidoo kale maamulka gobolka san...
Sunday, October 8, 2023
-
Dadwaynaha Xaafada Lineka Bilays Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Kaga Soo Horjeedaan Dhulka Ay Degan Yihiin Oo La Iibinayo.
HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan xaafada lineka bilayska ee badhtamaha magaalada hargaysa ayaa iskugu soo baxay mudo haraad ay kaga soo horjeedaan dhulka ay degan yihiin oo ay sheegeen in xukuumadu iibisay.
Dadwaynaha ayaa sh...
Sunday, October 8, 2023
-
Maamulka Shirkada Dahabshiil Oo Buundo Casriya Ka Hirgaliyay Magaalada Burco
BURCO(W,N)-Shirkada dahabshiil ayaa magaalada burco ka dhistay biriij casriya kaasi oo baahi wayn uqabeen bulshada ku dhaqan magaalada.
Gudoomiyaha guud ee shirkada dahabshiil group maxamed siciid ducaale ayaa xadhiga ka jaray ...
Saturday, October 7, 2023
-
Wakiilka Somaliland Ufadhiya Sweden Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Deganaanshaha Dalka Sweden Lagala Noqday Ninka Leh War idaad Tv.
SWEDEN(W,N)-Wakiilka Somaliland ufadhiya dalka Sweden amb sakariye xasan wacays ayaa ka hadlay wararka sheegayna in deganaanshaha dalka Sweden lagala noqday nin youber ah oo reer Somaliland kaasi oo lagu magacaabo war idaad tv isa...
Saturday, October 7, 2023
-
Munaasibad Lagu Xusayay Sanad Guuradii 112Aad Ee Dalka Taiwan Oo Lagu Qabtay Caasimada Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu xusayay sanad guuradii 112aad ee dalka tawain ayaa maanta lagu qabtay caasimada Somaliland hargaysa taasi oo ay kazoo qabgaleen madax ka socotay xukuumada somaliland iyo wakiilka tawain ufadhiya Somal...
Saturday, October 7, 2023
-
Gudoomiye Cabdilaahi Dirawal Oo Su,aal La Waydiiyay Ficil Kaga Jawaabay.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horsed cabdilaahi dirawal oo maanta kamid ahaa qaarkamid ah urur siyaasadeedyada oo golaha hortagay ayaa wax laga waydiiyay sobobta uu isagu shacabka Somaliland ugu tanaasuli laaya,a un...
Saturday, October 7, 2023
-
“Ninka Diidan In Laascanood Somaliland Laga Xukumo, Sidee Buu Iigu Qancin Karaa, Hargaysa In Xamar Laga Xukumo”Caaqil Jaambiir.
HARGAYSA(W,N)-Chief caaqil rashiid jaambiir suldaan oo lala yeeshayw waraysi ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka somailand go,aamadii ay soo saareen gudida beesha bariga burco ee lagu xaliyay khilaafkii doorashooyinka Somalilan...
Saturday, October 7, 2023
-
“Ninka Maanta Somaliland Utanaasula Ee Go,aankaa Qadhaadh Qaataa, Shacabku, Abaal Ayay Uhayaan”Axmed Sh, Cali Ayaanle.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenkii hore ee golaha wakiilada Somaliland Axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ayaa ka hadlay qodobadii ay beesha bariga burco ku xaliyeen khilaafkii siyaasadeed ee dalka oo uu sheegay in ay buuxiyeen h...
Saturday, October 7, 2023
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somalilland Oo Fasax Galay
HARGAYSA(W,N)-Shir gudoonka golaha wakiilada somaliland ayaa xildhibaanada ku wargaliyay in goluhu gali doono fasax 8todobaad ah kaasi oo ah fasaxoogii caadi ee sharcigu siiyay.
...
Friday, October 6, 2023
-
Tuma Ayay Ahayd Fanaanadii Caanka Ahayd Ee Lagu Casuumay Arooska Jinka?
Tuma Ayay Ahayd Fanaanadii Caanka Ahayd Ee Lagu Casuumay Arooska Jinka?
https://www.youtube.com/watch?v=KSeeMLPIzeM...
Friday, October 6, 2023
-
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Soo Afjaray Shaqaaqo Ka Dhacay Deegaanka Buurta Shalaha Oo Sobobtay Khasaare
BOORAMA(W,N)-Badhasaabka gobolka awdal ayaa soo afjaray shaqaaqo deegaanka Buurta Shaylaha Taasi oo ay dad ku dhaawacmeen,
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://www.youtube.com/watch?v=lC7WUPt5_rY
...
Friday, October 6, 2023
-
Jamacada Timacade Oo Heshiish La Gashay Jaamacada Diridhaba, Sheegtayna Waxyaabaha Cusub Oo Ay Soo Kordhisay
GABILEY(W,N)-Jaamacada timacade University ee magaalada gabiley ayaa heshiish iskaashi la gashay jaamacada Diridhaba ee dalka itoobiya taasi oo ay iska kaashan doonaan waxyaabo badan
Sidoo kale jaamacada timacade ayaa bulshada ...
Friday, October 6, 2023
-
“Waxaan Isweydiiyey Tolow Ma Waxaa Isbedelay siyaasadii DFS, Ee Ahayd In Arinta Somaliland Oo Isu-dhan lagu Dhameeyo Wadahadal Nabadeed”Xil. Maareeye.
MUQDISHO(W,N)-Xildhibaan Maareeye xayir oo ka hadlay qaabka muqdisho loogu soo dhaweeyay Hogaamiyaha Khaatumo isagoo sheegay in aanu arag gudoomiye degmo oo sidaa loo soo dhaweeyay iyo waxa iska badalay siyaasadii somaliya ee ahay...
Friday, October 6, 2023
-
Aas Aasaha World Remite Oo soo Bandhigay Lacagta Ay Baanka Somaliland Soo Daabacdeen Iyo Nuxurka Qoraal Uu Udiray Shirkadii Qandaraaska Lagu siiyay!
“Waxa aan in muddo ah ku jiray sidii wax looga qaban lahaa lacagta 380 bilyan ah ee De La Rue soo daabacayso. Ugu horreyn, waxa aan la xidhiidhay cid kasta oo aan is idhi arrintan waxbay ka qaban kartaa. Markii aan sidaa xal ku ...
Thursday, October 5, 2023
-
“Macallinku waxa uu bulshada ugu jiraa kaalinta ugu mudan, isaga oo halbawle iyo udub-dhexaad u ah
“Macallinku waxa uu bulshada ugu jiraa kaalinta ugu mudan, isaga oo halbawle iyo udub-dhexaad u ah hannaanka waxbarashada, ummad jiritaankeedana waxa had iyo jeeraale laga dheehdaa qiimaha uu macallinku ku dhex leeyahay.
...
Thursday, October 5, 2023
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeed Horseed Oo Markale Ganafka Ku Dhuftay Xeerka Doorashada Isa saaran Ee Golaha Wakiiladu Ansixiyeen!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horseed cabdilaahi dirawal ayaa markale sheegay in aanu aqbalay qodobadii beesha bariga burco soo saareen ee golaha wakiiladuna ansixiyeen doorashada isasaaran ee madaxtooyada iyo urura...
Thursday, October 5, 2023
-
Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Maamul Xumada Xukuumada Somaliland Sobobtay In Sucuudigu Joojiyo Xoolihii Uga Dhoofayay Dekeda Berbera!
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha xanaanada Xoolaha ee xisbiga Waddani Axmed shugri ayaa ka hadlay xoolaha Somaliland ee udhoofi jiray dalka sucuudiga ee la joojiyay isagoo wasiirka xanaanada xoolaha ku eedeeyay in ay keentay maamul xumadii...
Thursday, October 5, 2023
-
Mareykanka Oo Xidhay Nin Ubasaasayey Dalka Itoobiya!
WASHINGTON(W,N)-Qandaraasle kasoo shaqeeyey Waaxda Arrimaha Dibedda iyo tan Cadaaladda ee Mareykanka ayaa loo xidhay eedeymo ku saabsan inuu u basaasay dal kale, oo la rumeysan yahya inuu yahay Itoobiya.
Abraham Teklu Lemma...
Saturday, September 23, 2023
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Booqday Suuqii Gubtay Ee Magaalada Wajaale Iyo Fariinta Ay Direen!
TOG WAJALE(W,N)-Agaasimaha Guud ee wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland iyo badhasaabka Gobolka Gabiley ayaa kormeer indho indhayn ah ku tagay suuqii gubtay ee magaalada wajaale
Labada masuul ayaa maayarada dalka ,masuuliyiinta ...
Saturday, September 23, 2023
-
Maamulka Gobolka Togdheer Oo War Kasoo Saaray Shaqaaqo Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Cali Saahid!
BURCO(W,N)-Maamulka nabadgalyada ee gobolka togdheer oo kulan deg deg ah yeeshay ayaa war kasoo saaray shaqaaqo laba beelood ah oo kasoo cusboonaatay deegaanka cali saahid ee gobolka togdheer
Sidoo kale maamulka gobolka ayaa sh...
Saturday, September 23, 2023
-
Wafti Ka Socda DDS Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale Iyo Ujeedada Safarkooga!
WAJAALE(W,N)-Wafti ka socda dawlad deegaanka somalida ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka tog wajaale halkaasi oo ay ku qaabileen masuuliyiin xukuumada somaloiland ka socday iyo maamulka gobolka gabiley waftigan aya...
Saturday, September 23, 2023
-
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Xukuumada Somaliland,
JABUUTI(W,N)-Wafti Wasiiro ah oo ka socda xukuumadda Somaliland, ayaa Gaadhay Dalka Jabuuti waxaanay la kulmeen Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle,
kulankan ayaan lagu sheegay In Uu Daarnaa xoojinta xidhiidhka labada Dal ee So...
Saturday, September 23, 2023
-
“Cawil Siyaasadii 60kii Ilaa Maanta, Ayuu Saamayn Wayn Oo Siyaasi Ku Lahaa”Gudoomiye Samaale.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye cabdicasiis maxamed Samaale oo ka qaybagalay munaasibada bandhiga bug uu qoray Amb cawil cali ducaale ayaa ka waramay muhiimada ay leedahay in wax la qoraa isagoo siyaa...
Friday, September 22, 2023
-
Amb Cawil Cali Ducaale Oo ka Xogwaramay Nuxurka Uu Xanbaarsan Yahay Buuga Uu Qoray Ee Raad Raaca Raariikhda Somaaliyeed!
HARGAYSA(W,N)-Amb xuseen cali ducaale (cawil) ayaa ka xogwaramay buuga uu ka qoray taariikhda somalida oo caawa lagu soo bandhigay magaalada Hargaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://www.youtube.com/watch?v=v2k_mNl...
Friday, September 22, 2023
-
Ciidamada Dab-damiska Oo Ka Hawlgalay Daminta Dab Ka Kacay Guri Ku Yaala Xaafada Gacan Libaax Ee Magaalada Hargaysa!
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada Dabdemiska Hargeysa ayaa ka hawl-galay daminta guri ku gubtay degmada gacan libaax, sidoo kale ciidamada ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab qabsaday meherad ku taala degmada 26 June.
Guriga ayaa ka...
Friday, September 22, 2023
-
Madaxwaynaha Dalka Kenya Oo Shirkii Qaramada Midoobay Kaga Hadlay Arimo Khuseeya Somaliland Iyo Somaliya
NAIROBI(W,N)-Madaxwaynaha dalka Kenya wilyam Ruto ayaa shirkii qaramada midoobay kaga hadlay arimo khuseeya Somaliland iyo somaliya isagoo labada xukuumadood ugu baaqay in ay dib ubilaabaan wada hadaladii udhexeeyay labada dawlado...
Friday, September 22, 2023
-
“Cawil Waxaan Leeyahay, Somaliland Sidii Loo Wada Yeelan Lahaa Iyo Sidii Ingiriis Wax Umaamulayay, Mid Ah Baa Kugu Hadhay”Wasiir Koore.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore oo ka qaybgalay bandhiga bug uu qoray Ambasador xuseen cali ducaale (Cawil) isagoo ka hadlay taariikhda ku duugan buuga uu qoray cawil islamarkaana looga baahan ya...
Friday, September 22, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|