WARAR
-
Wiil Dhalinyaro Ah Oo Dhawaan Lagu Diley Wajaale Oo Maanta La Aasay Iyo Fariinta Ay Direen Waxgaradku!
WAJAALE(W,N)-Wiil dhalinyaro ciyaartoy ahaa oo dhawaan si fool loogu dilay magaalada wajaale kadib markii ay dileen dhalinayaro kale oo kooxaha kubada ah ayaa maanta lagu aasay magaalada wajaale
Odayaasha iyo waxgaradkii kasoo ...
Wednesday, October 18, 2023
-
“Saylac Somaliland Baa Iska leh, Wayna Ahaan Doontaa Ilaa Weligeed,”.Wasiirka Warfaafinta Jsl
Hargeysa (W.N)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in dekedda Saylac ay weligeed ahaan doonto Somaliland,isla markaana jawaab ka bixisay warar dekeda Saylac ka soo saartay Itoobiya
Raysal-wasaaraha Itoo...
Wednesday, October 18, 2023
-
Dawlada Jabuuti Oo Cambaaraysay Weerarkii Israa,iil Ku Laysay Shacabka Reer Falastiin.
Dawladda Jabbuuti ayaa cambaaraysay weerarkii Israa’iil ku qaaday Cisbitaal ku yaalla Qasa oo ay ku dishay boqolaal shacab ah oo u badan carruur iyo haween.
“ Waxa ay Israa’iil ka gaysatay Qaza waxa loo arkaa weerar argag...
Wednesday, October 18, 2023
-
Madaxwayne Biixi Oo Xilkii Ka Qaaday Laba Masuul Oo Xukuumadiisa Katirsanaa!
Wareegtooyin Madaxweyne-18-10-2023.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka ka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida Gudoomiyeyaasha iyo ku xigeenada Gob...
Wednesday, October 18, 2023
-
Shirkada Telesom Oo Ka Qaybgashay Shir Caalamiya Oo Lagaga Hadlayo Arimaha Tiknoolajiyada!
KAMPALA(W,N)-Masuuliyiin ka socda shirkada telesom ayaa dalka Rwanda kaga qaybgalaya shir caalamiya oo lagaga hadlayo arimaha tiknoolajiyada kaasi oo ay kazoo qaybgaleen madax kala duwan oo ka socota qaarada Africa iyo caalamka ka...
Tuesday, October 17, 2023
-
Gudida Gurmadka Suuqii Gubtay Ee Magaalada Wajaale Oo Baaq Diray!
WAJAALE(W,N)-Gudida gurmadka ee suuqii gubtay ee magaalo ganacsiyeedka Tog wajaale ayaa baaq udiray ganacsatada, xukuumada iyo Guud ahaan shacabka Somaliland oo ay ugu baaqeen in ay ka qayb qaaataan gurmad lagu taakulaynayo dadkii...
Tuesday, October 17, 2023
-
Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Sheegay In Magaalada Qasa Lagu Riday Hub Halis Ah
CANADA(W,N)-Sheikh cabdiraxmaan bashiir oo kamid ah culimada somalida ee ku dhaqan dalka Canada ayaa sheegay in dawlada israa,iil falastiiniyiinta iyo magaalada qasa ku rideen rubuc kamid ah hubka nukniyeerka kaasi oo halis galin ...
Tuesday, October 17, 2023
-
Xildhibaan Guruuje Oo Xil. Maxamed Abiib Kula Taliyay In Aanu Ku Deg Degi Arimaha Qaar Ka Hadalkooga.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Yuusuf Nuur (Guruuje) ayaa si toosa ula hadlay xildhibaan maxamed abiib oo ay ka wada tirsan yihiin golaha wakiilada kaasi oo uu ugu baaqay in aanu ku hafan siyaasada somaloiland islamarkaana aanu ...
Tuesday, October 17, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Xadhiga ka Jaray 130 dhisme Oo lagu Kordhiyey Goobaha Waxbarashada Ee dalka.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qeyb galay munaasibada xadhig ka jarka dhismayaasha lagu soo kordhiyey dugsiyada waxbarashada oo ka qabsoontay Xarunta Wasaaradda Waxbara...
Tuesday, October 17, 2023
-
Culimada Somaliland Oo Soo Saaray Bayaan Lagu Taageerayo Falastiin.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah culimo awdiinta somaliland oo caawa warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa soo saaray bayaan lagu taageerayo muslimiinta falastiin ee dagaalka kula jira israa,iil.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA W...
Monday, October 16, 2023
-
“Anigu Khudbadaa Madaxwaynaha, Waan Layaabay, Waxaa Looga Fadhiyay In Uu Ka Hadlo, Wixii Ciidamada Looga Soo Saaray Gooja Cade Iyo Siyaasadii Ciidanka Jabisay” Prof Cabdi Cali.
“Bil Iyo Dheeraad Intuu Iska Aamusnaado,May Ahayn Shir Dhaqaalaha Lagaga Hadlayay, Intuu Kasoo Dhex Muuqdo, Inuu Waxyaabahaa Inooga Sheekeeyo ”Prof Cabdi Cali.
Prof Cabdi Cali Jaamac oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland...
Monday, October 16, 2023
-
Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Oo Si Dadban Ugu Jawaabay Dadka Usacaba Tumaya Damaca Raysalwasaare Abiye Ee Dekeda Saylac.
“Aqoontaada Oo Gaaban , Aamus Baa Lagu kabaa”Xil. Cabdikariim Maxamed
Dekeda Saylac waa Dekeda 2aad ee Jamhuuriyadda Somaliland , waana Deked taariikhiiya oo ku taal goob Istaraatiiji ah, waxaanay u taagan tahay mid kamida ...
Monday, October 16, 2023
-
Qoysaskii Laga Raray Xaafada lineka Bilayska Oo Ka Waramay Xaalada Nololeed Ee Goobta La Dajiyay
HARGAYSA(W,N)-Qaaarkamid ah qoyskaskii dhawaan laga raray xaafada lineka bilayska ee badhtamaha magaalada hargaysa ayaa ka waramay xaalada nololeed ee goobta cusub ee la dajiyay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://www...
Monday, October 16, 2023
-
Gudida Tacliinta Sare Oo Markale Ka Warbixiyay Deeq Waxbarasho Ee Ay Dawlada Itoobiya Siisay,
HARGAYSA(W,N)-Gudida tacliinta sare ee Somaliland ayaa ka warbixiyay qaabka imtixaanaadka loo galayo deeq waxbarasho oo ay dawlada itoobiya siisay ardayda reer Somaliland
https://www.youtube.com/watch?v=PJ4L_kMdnlY...
Monday, October 16, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Damaca Itoobiya Ee Dekeda Saylac
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka gaashaandhiga somaliland ayaa markii uhoreeyay damaca kasoo yeedhay raysalwasaaraha itoobiya ee dekeda saylac isagoo sheegay in masiirka dekeda saylac ay goyn karto oo kaliya dawlada somaliland waxaana sidaa...
Monday, October 16, 2023
-
Taliska Ciidanka Qaranka Jsl Ee Oog Oo Lagu Wareejiyay Deeq Ay Soo Gaadhsiiyeen Hablo Qurba Joog Ah.
OOG(W,N)-Taliska ciidamada qaranka somaliland ee magaalada oog ayaa lagu wareejiyay deeq taakulo ah oo lagu dhiirigalinayo ciidamada qaranka islamarkaana ay soo direen hablo qurba joogta reer somaliland kamid ah oo ku dhaqan dalka...
Monday, October 16, 2023
-
Xildhibaan Mustafe Khayreeye Oo Sheegay In Xukuumadu Ay Qaab Tuugonimo U Iibinayso Dhulka Danta Guud!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mustafe khayreeye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay qaabka ay xukuumadu u iibinayso dhulkii danta guud kaasi oo sharciga baalmarsan islamarkaana ah qaab tuugo ah.
https...
Monday, October 16, 2023
-
Shil Gaadhi Caawa Fiidkii Ka Dhacay Badhtamaha Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
HARGAYSA(W,N)-Shil gaadhi ayaa caawa fiidkii ka dhacay wadada togdheer ee badhtamaha magaalada hargaysa kadib markii ay isku dhaceen kaasi oo sobobay dhaawaca sedex qof iyo khasaare culus oo soo gaadhay baabuurtan
Taliyaha ciid...
Sunday, October 15, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Dekeda Berbera Iyo Haamaha Kaydka Shidaalka
BERBERA(W,N)-Taliyaha ciidanka Dab damiska Somaliland oo ku sugan magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera ayaa kormeer uguurgalinta xaalada dekeda berbera iyo haamaha kaydka shidaal kusoo maray
Waxaana taliye sawaaxili kormee...
Sunday, October 15, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Kormeer Ku Maray Fadhiisimada Ciidamada Ee Gobolka Sanaag.
CEERIGAABO(W,N)-Taliyaha guud Ee ciidanka qaranka somaliland oo ku sugan gobolka sanaag ayaa kormeeray xeryaha ciidanka ee gobolka sanaag,
Sidoo kale taliyaha ciidanka qaranka s/g; Nuux Taani ayaa xilalkii u kala wareejiyay tal...
Sunday, October 15, 2023
-
Col. Caare Oo Luuqad Adag Kula Hadlay kooxaha Doonayay In Ay Colaad Ka Huriyaan Gobolka Sanaag Iyo Baaqa Uu Udiray Shacabka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Col siciid cawil caare oo dalka dibadiisa kazoo noqday islamarkaana lagu soo dhaweeyay adaarka caasimada hargaysa ayaa si adag uga hadlay xaalada guud ee dalka arimaha colaadeed ee laga hurinayo gobolka sanaag isagoo...
Sunday, October 15, 2023
-
Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Agabar Oo Ka Digay Fidnada ka Dhalan Karta Faro Galin Dhuleed Oo Ay Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Ku Hayaan Iyo Shakhsiga Ay Farta Ku Fiiqeen.
AGABAR(W,N)-Odayaasha , waxgaradka iyo dhalinyarada degmada agabar ee gobolka gabiley ayaa ka hadlay dhibaato deegeen balaadhsi oo ay xubno kamid ah maamulka gobolka maroodi jeex ku hayaan deegaanka degmada kaasi ooh ore usobobay ...
Sunday, October 15, 2023
-
“Maamulka Puntland Oo Aad Ugu Fadallo Dheer Inuu Somaliland Hab Beelaysan Dhul Kaga Qaato, Waxan Leeyahay Waynu Is Hurranahay” Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu digniin u diray maamulka Puntland oo gardarro joogto ah ku haya xuduudaha bari ee qaranka, waxana uu caddeeyey inaanay marnaba hirgeli doonin ra...
Saturday, October 14, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Markii Uhoraysay Ka Hadashay Wararka Sheegaya In Ay Lacag Soo Baabacanayso!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warashadaha jsl Maxamuud xasan sacad “saajin” ayaa markii uhoraysay ka hadlay wararka sheegaya in baanka dhexe ee Somaliland soo daabacanayo lacag
Wasiirka ganacsiga ayaa sheeg...
Saturday, October 14, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Markale Shacabka Uga Digtay Roobab Laga Cabsi Qabo!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada udiyaar garowga Aafooyinka ee jsl faysal cali sheikh ayaa markale bulshada reer Somaliland uga digay roobab la saadaalinayo In ay ka da,aan gobolada dalka qaarkood kuwaasi oo ay sheegeen in ka dha...
Saturday, October 14, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Shirweynaha labaad Ee Madasha Dhaqaalaha Dalka.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay shirweynaha labaad ee madasha dhaqaalaha heer qaran oo maanta ka bilaabmay magaalada Hargeysa.
Shirweynahan oo u...
Saturday, October 14, 2023
-
WARBIXIN; Xafiiska Somaliland Ee Dalka Sweden Iyo Guulaha Diblamaasiyadeed Ee Ay Ku Talaabsadeen Mudooyinkan!
SWEDEN(W,N)-Xafiiska somaliland ee dalka sweden ayaa guulo diblamaasiyadeed oo jsl umuhiim ah gaadhay isagoo ku guulaystay in badi baarlamaanka dalka sweden ay ku qanciyaan aqoonsi raadinta madaxbanaanida somaliland
Safiirka so...
Friday, October 13, 2023
-
Wasaarada Hawalaha Guud Oo Soo Saartay Wareegto Ay Dawladaha Hoose Ee Dalka Kagala Wareegayso Maamulida Dhulka Danta Guud!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland mustafe goodax ayaa 02/10/2023 soo saaray wareegto uu ku socodsiiyay dawladaha hoos ee dalka taasi oo uu ku faray in aanay maanta laga bilaabo wax shaqo ah ku ...
Friday, October 13, 2023
-
Sh, Dirir Oo Ka Hadlay Halka Uu Salka Ku Hayo Dagaal Udhexeeya Falastiin Iyo Israa,iil!
HARGAYSA(W,N)-Sheekh maxamed Cumar dirir oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay halka uu salka ku hayo dagaalka udhexeeya falastiin iyo israa,iil damaca qasa ee ay ka midaysan yihiin Yuhuuda iyo Dalalka Cristanka ahi
ht...
Friday, October 13, 2023
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Oo Dalka Turkiga kaga Qaybgalay shir lagaga hadlayo Dhaqaalaha Africa.
ANKARA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo xubno kale oo ururkiisa katirsan ayaa dalka Turkiga kaga qaybgalay shir lagaga hadlayo dhaqaalaha qaarada Africa iyo Turkiga.
HALKAN KAGA BOGO W...
Friday, October 13, 2023
-
Haayadaha Abniga Ee Somaliya Oo Baadhitaan Ku Wada Warar Sheegaya In Abwaan Nageeye Ku Biiray Alshabaab!
MUQDISHO (W,N) - Hay'adaha amniga ee dowladda Soomaaliya ayaa baadhitaan ku wadda wararka sheegaya in Nageeye Cali Khaliif oo ahaa Abwaan, saxafi, iyo bare katirsan jaamacadda ummadda Soomaaliyeed, uu u goostay kooxda Alshabaab.
...
Friday, October 13, 2023
-
Degmada Geedbalaadh Oo Deeq Xoolo Ah Ku Wareejisay Ciidanka Qaranka Jsl
GABILEY(W,N)-Degmada geed balaadh ee gobolka gabiley ayaa deeq xoolo ah oo ay ugu talo galeen taageerada ciidanka qaranka ku wareejisay saraakiisha ciidanka
https://www.youtube.com/watch?v=et91R9NPKDQ...
Thursday, October 12, 2023
-
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Culimada Masaajidada Ku Amartay In Salaada Jimce Falastiin Looga Duceeyo!
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada diinta Iyo Awqaafta Somaliland ayaa culimada, imaamada masaajidada dalka ku amartay in salaada jimce looga duceeyo muslimiinta falastiin oo dagaal culus kula jira yuhuuda.
HALKAN KAGA BOGO QORAALKA KASOO...
Thursday, October 12, 2023
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Sheekh Loogu Sameeyay Marxuum Maxamed Faarax Qabile
Sheekh(W,N)-alle ha,naxariistee waxaa maanta aas qaran magaalada sheekh loogu sameeyay marxuum maxamed faarax qabile oo kamid ahaa xildhibaanadii baarlamankii hore ee somaloliland
Waxaana aaska marxuumka ka qaybgalay madaxdhaqa...
Thursday, October 12, 2023
-
Gudoomiye Rooda Cabdi Muuse Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley Iyo Fariinta Ay Udirtay Mucaaridka Jsl.
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ogaal Rooda Cabdi Muuse iyo wafti ay hogaaminayso oo lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley
Sidoo kale gudoomiye rooda ayaa markale ka hadashay mawqifka ururkee...
Thursday, October 12, 2023
-
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Maxamed Faarax Qabile Oo Ka Hadlay Wakhtiga La Aasayo Iyo Goobta!
BURCO(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta magaalada burco ku geeriyooday xildhibaan Hore Maxamed faarax Qabile oo kamid ahaa siyaasiyiinta haldoorka ah ee reer Somaliland mudo dheer katirsanaa golaha wakiilada Somaliland
Gud...
Wednesday, October 11, 2023
-
Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Digniin Culus Udiray Madaxwayne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Punthland
CEERIGAABO(W,N)-Badhasaabka Gobolka sanaag ayaa ka hadlay xaalada nabadgalyo ee gobolka sanaag isagoo digniin culus udiray madaxwayne kuxigeenka maamul goboleedka punthland axmed karaash oo isagu ku hawlan in uu colaad ka dhex hur...
Wednesday, October 11, 2023
-
“Aqoonsiga Somaliland Waxa Uu Wax Weyn Ka Tari Doonaa, Xasiloonida Mandaqada Geeska Africa”Qaramada Midoobay.
NEW YORK(W,N)-Shirkii golaha xuquuqal iisaanka ee qaramada midoobay ayaa lagaga hadlay doorka uu aqoonsiga jamhuuriyada Somaliland ka qaadan karo xasiloonida manqada geeska Africa.
Sidoo kale shirkan xuquuqal iisaanka ee q...
Wednesday, October 11, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Xalisay Cabasho Ka Taagnayd Mashruuc Ay Ka Fulinayso Deegaanka Dabis Ee Degmada Cadaadley.
CADAADLEY(W,N)-Wasiirka wasaarada deegaanka oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka maroodi jeex iyo xildhibaano katirsan golaha wakiilada jsl ayaa safar ku tagay deegaank dabis oo katirsan degmada cadaadley
Safarka ay waftigan wa...
Wednesday, October 11, 2023
-
“Gobolnimada Gabiley Uma Dabranaan Doonto, Xeerka Caasimada, Ee Sida Ugu Dhakhsaha Badan Ayaanu Uhor Gaynaynaa Golaha Wakiilada”Xil. Xasan Dhuxul.
GABILEY(W,N)-Xildhibaan Xasan Dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka gabiley ayaa ka dhawaajiyay hadal ka farxiyay dhagaha shacabka gobolka gabiley kaasi oo ku saabsan ra...
Tuesday, October 10, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|