WARAR
-
Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Kormeer Ku Tagay deegaanka katirsan degmada Sheekh.
SHEEKH(W,N)-Badhasaabka gobolka saaxil iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer ku tagay deegaanada bari ee degmada sheikh ee gobolka saaxil halkaasi oo uu ukuurgalayay xaalada nololeed ee deegaanka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA...
Friday, October 27, 2023
-
Wasiir Xukuumada Katirsan Oo Sheegay In Reer Sool Tageen, Awdalna Ay La Qabaan Tabashadooda
BOORAMA(W,N)-Wasiirka maalgashiga Somaliland oo ka hadlay munaasibad ayaa taageeray guuxa iyo tabashada reer awdal ka qabaan xukuumada madaxwayne biixi isagoo sheegay in reer sool tageen gobolka uu kazoo jeedaana uu taageersan yah...
Friday, October 27, 2023
-
“Aragatidayda, Waxa Aan Qabaa In Caddaaladdu Ay Tahay, Shayga Maanta Aynnu Baahida Ugu Weyn U qabno, Geedi-socodkeenna Dawladnimana Lamahuraanka U Ah”Gudoomiye Xirsi.
LONDON(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo qoraal ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga ayaa shaaciyay in dhawaan soo bandhigi doono buug cusub oo uu ka qoray baahida loo qabo ...
Thursday, October 26, 2023
-
Ciidamada La Dagaalanka Mukhaadaraadka Jsl Oo Khamri Tiro Badan ku Qabtay Deegaanka Arabsiyo.
ARABSIYO(W,N)-Ciidanka booliska Somaliland qaybta ilaalada cashuuraha iyo la dagaalanka mukhaadaraadka ayaa gacan ku dhigay khamri tiro badan oo la doonayay in lasoo galiyo dalka kaasi oo ay ku qabteen deegaanka degmada arabsiyo
...
Thursday, October 26, 2023
-
Garyaqaan Tooshka Ku Qabtay Xildhibaano Golaha Wakiilada Katirsan Oo Qaranka Cadow Ku Ah Iyo Fariinta Uu Udiray Xeer Ilaalinta Guud!
HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan shide oo kamid ah sharciyaqaanada Somaliland ayaa soo bandhigay xildhibaano golaha wakiilada Somaliland katirsan oo halis ku ah qarannimada Somaliland islamarkaana qayb ka ahaa hurintii laascanood hadana ku...
Thursday, October 26, 2023
-
“Ma jirto Itoobiya Waxa Ay Xoog Iyo Duulaan Ku Doonayso…”Abiy Axmed.
ADIS ABABA(W,N)-Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa sharaxaad ka bixiyay hadal uu dhawaan yidhi oo dood adag ka abuuray wadamada geeska Africa ee ay xuduudaha wadaagaan itoobiya kaasi oo ahaa in ay itoobiya qasab tahay In a...
Thursday, October 26, 2023
-
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Qaab Cusub Ufulisay Ololihii Maanta Ee Nadiifinta Magaalada
HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa maanta fuliyay ololihii bilaha ahaa ee lagu nadiifiyo goobo kamid ah magaalada hargasya
Dawlada hoose ayaa maanta qaab cusub ufulisay ololahan iyadoo buufin iyo na...
Thursday, October 26, 2023
-
Natiijadda Ardayda Ku Guuleysatay Deeqda Waxbarasho Ee Ardayda Jaamacadda Timacade Ee Ay Ka Bixiso Dawladda Hoose Ee Gabiley.
Natiijadda Ardayda Ku Guuleysatay Deeqda Waxbarasho Ee Ardayda Jaamacadda Timacade Ee Ay Ka Bixiso Dawladda Hoose Ee Gabiley. kuwaasi imtixaan ay ku fadhiisteen lasoo saaray ardayda ku guulaysatay.
...
Wednesday, October 25, 2023
-
“Shirkaduhu Waxay Ku Dhisan Yihiin, Waa Danyarta, Halkaa Waxa Lagu Gaadhay, Ilayn Lacagtan Guryihiina Kala Maydaan Iman, Dibadna kalamaydun Iman, Dadkaad ka Hesheen, Markaa Waa In loo Tudhaa Oo Wax Lagu Celiyaa”Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi oo ka qaybgalay munaasibada xadhiga lagaga jarayay guryo casri oo ay dhistay shirkada kaabsan oo kamid ah telesom group ayaa shirkadaha ugu baaqay in ay dadka danyarta ah ee ...
Wednesday, October 25, 2023
-
“Qofka Reer Burco Marka Uu Hargaysa Tago, Waxay Ku Odhan Jireen Reer Hargaysa, Xagan Ka Jeedso Oo Gidaarka Dhabarka Saar, Iyagoo uqarinaya..” Maxamuud Xaashi.
BURCO(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi oo ka hadlay munaasibad qalin jabin arday ah oo uu ka qaybgalay ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka burco iyo hargaysa sida ay ukala horumareen iyo aragt...
Wednesday, October 25, 2023
-
Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Maanta Kazoo Degay Madaarka Caasimada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Abwaan cabdiraxmaan Ibraahim Abees ayaa maanta kazoo degay madaarka caasimada hargaysa kadib markii laba cisho ka hor walaalkii maxruum mustafe ibraahim abees uu askari katirsan ciidanka boolisku toogasho ku diley is...
Wednesday, October 25, 2023
-
“Waxaan Hambalyaynaa Akhyaarta Tagtay Boorama, Ee Ka Hor Tagay Qaska Inyar Ee Wax Ma Garatada Ahi” Gudoomiye Faysal.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa markale ka hadlay duulaanka dhinacyada badan ee lagu soo qaaday Somaliland isagoo sheegay in aanay jirin wax la yidhaa awdal state balse ay tahay wax bulshada reer...
Wednesday, October 25, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Xaafadda Cusub Ee RUGSAN Ee Laga Hirgeliyey Caasimadda Hargeysa
Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray xaafad cusub oo dhismeyaasheedu casri yihiin oo ay shirkadda Telesom ka hirgelisay deegaanka masalaha ee caasimadda Hargeysa o...
Wednesday, October 25, 2023
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyey Marxuum Mustafe Abees!
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa galabta xabaalaha xaraf ee magaalada hargaysa lagu aasay marxuum mustafe ibraahim abees oo habeenkii xalay magaalada hargaysa uu ku toogtay askari katirsan ciidanka booliska.
Waxaana aas...
Tuesday, October 24, 2023
-
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo War kasoo Saaray Dilka Wiil Dhalinyaro ah Oo Habeenkii Xalay Lagu Toogtay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa war kazoo saaray dil habeenki xalay ka dhacay magaalada hargaysa kaasi oo askari katirsan ciidanba boolisku uu habeenkii xalay xafada bada cask u toogtay marxuum Mustafe Ibra...
Tuesday, October 24, 2023
-
Go’aamo Kasoo Baxay Guddida La Dagaalanka Sicir Bararka iyo kor-u-qaadista Qiimaha Shillinka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Gudida la dagaalanka scir bararka iyo kor uqaadista qiimaha shilinka Somaliland ee xukuumada Somaliland ayaa soo saaray go,aamo la xidhiidha sidii looga hortagi lahaa kor ukaca sarifka lacagaha qalaad iyo qiima dhaca...
Tuesday, October 24, 2023
-
War Murtiyeed Kasoo Baxay Kulamadii Waftiga Madaxwayne Kuxigeenka Jsl La Yeesheen Waxgaradka Gobolka Awdal.
BOORAMA(W,N)-Wafti uu hogaaminayay madaxwayne kxuigeenka jsl oo ay weheliyeen masuuliyiinta xukuumada katirsan ee magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama ayaa kulamo ay la qaateen bulshada qaybaheeda kala duwan iyo madaxdhaqameed...
Tuesday, October 24, 2023
-
Mustafe Ibraahim Abees Oo Caawa Askari Ku Toogtay Xaafada Bada Cas Ee Magaalada Hargaysa Oo Hada Geeriyooday.
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,Unaxariistee Mustafe Ibraahim Aadan Abees oo ahaa wiil dhalinyaro ah ayaa caawa xaafada bada cas Ee Magaalada Hargaysa Uu Ku toogtay Askari katirsan ciidamada Somaliland Sida uu walalkii abwaan cabdiraxmaan...
Monday, October 23, 2023
-
“Ban-yaalnimada Xogaha Ku Qoran Cuntooyinka Lasoo Warshadeeyay Iyo Gol-daloolooyinka Heer Caalami, Heer Qaran Iyo Heer Shirkadeed”Xoghaye Xamse Khayre.
Waxaa jira heer-tayeedyo(standards) iyo hagayaal (guidelines) caalami oo ay dejiyeen Hay'adda Cuntadda Aduunka (FAO) iyo Hay'adda Caafimaadka Aduunka (WHO) oo khuseeya cuntooyonka kala duwan bad-qabkooda(safety) tayadooda (quali...
Monday, October 23, 2023
-
Xildhibaan Koodbuur Oo Ka Hadlay Xaaladaha Siyaasadeed Ee Ku Xeeran Somaliland Iyo Waxyaabaha La Gudboon
Xildhibaan Koodbuur Oo Katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa Ka Hadlay Xaaladaha Siyaasadeed Ee Ku Xeeran Somaliland Iyo Waxyaabaha La Gudboon shacabka iyo xukuumada somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=...
Monday, October 23, 2023
-
Xildhibaan Axmed Ciisood Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay Hadalkii Xildhibaanada Reer Awdal Ee Wadada Wajaale.
GABILEY(W,N)-Xildhibaan axmed Ciisood katirsan mudanayaasha golaha deegaanka gabiley ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay xildhibaano baarlamaanka katirsan oo kazoo jeeda gobolka awdal kuwaasi oo tagay wajaale sheega...
Monday, October 23, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamtay Warar Been Abuura Oo Xildhibaano Ka Faafiyeen Dhismaha Wadada Wajaale.
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay xildhibaano golaha wakiilada katirsan ookasoo jeeda gobolka awdal kuwaasi oo baahiyay warar bulshada lagu kala...
Monday, October 23, 2023
-
Dawlada Jabuuti Oo Si Adag Uga Hadashay Damaca Itoobiya Ee Bada Cas
JABUUTI(W,N)-Dawlada jabuuti ayaa si adag uga hadashay hadal dhawaan kazoo yeedhay raysalwasaaraha itoobiya oo uu ku sheegay in itoobiya qasab ku tahay in ay hesho bad isagoo xusay in damacoogu yahay bada cas
Hadaba dawlada jab...
Sunday, October 22, 2023
-
Ex Gudoomiye Xaashi Oo Runta Usheegay Xildhibaano Reer Awdal Ah Ee Maalintii Shalay Banka Wajaale Kaga Hadlay Arin Xaqiiqada Ka Fog.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyihii hore ee degmada wajaale xaashi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal warbaahineed ay maalintii shalay xildhibaano reer awdal ahi ku qabteen duleedka magaalada wajaale kuwaasi oo sheegay in deegaan awdal ka t...
Sunday, October 22, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha!
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan ballaadhan oo uu goobjoog ka ahaa gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladdu qasriga Madaxtooyada kula qaatay agaasimeyaasha guud ee...
Sunday, October 22, 2023
-
Golaha Wakiilada Jsl Oo Go,aan Kasoo Saaray Lacag La Sheegay In Xukuumadu Soo Daabacanayso.
HARGAYSA(W,N)-Gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada Somaliland ayaa war kazoo saaray xaalada sarifka lacagta shilinka Somaliland iyo lacag la sheegay in uu soo daabacanayo baanka dhexe ee Somaliland taasi oo aan lasoo marin golaha...
Sunday, October 22, 2023
-
Prof Ibrahim Meecaad Oo Fashiliyay Duulaanka Wajiyada Badan Ee Ku Socda Somaliland Iyo Kooxaha Isku Soo Bahaystay Ee Ka Danbeeya
CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland, kana mid ahaa haldoorkii qaybta laxaadka leh ku lahaa halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa fashiliyay Duulaanka wajiyada badan ee lagu soo qaad...
Saturday, October 21, 2023
-
Xubno Kamid Ah Golaha Wasiirada Somaliland Oo ka Qaybgalay Bandhiga Buuq Uu Qoray Aqoonyahan Cismaan Sh, Axmed Nuur Odowaa.
HARGAYSA(W,N)-Bandhiga buuq uu qoray aqoonyahan Dr Cismaan Sh, Axmed Nuur Odowaa ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada hargaysa kaasi oo ay kaso qaybgaleen xubno kamid ah golaha wasiirada xukuumada Somaliland aqoonyahano iyo ...
Saturday, October 21, 2023
-
Boqor Buurmadow Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Garaad Jaamac, Sheegayna In Aanu Ka Yeelay In Uu Dab Galiyo G. Awdal
DUBAI(W,N)-Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow ayaa si adag uga horyimid qorshe garaad jaamac ku doonayo in uu dabkii uu laascanood galiyay oo kale ka huriyo gobolka awdal iyo kulankii uu la yeeshay ugaaska beelaha samaroon.
HA...
Saturday, October 21, 2023
-
“Garaad Jaamacoow Arinta Awdal, Shaqo Kuu Taalla Ma Aha, Reer Awdalna Waxa Leeyahay Nabadiina Ilaashada” Xildhibaan Axmed Khaliif.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed khaliif oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa luuqad adag kula hadlay garaad jaamac garaad cali garaadkii huriyay colaada laascanood oo hada doonaya in uu gobolka awdal dab sudho,
...
Saturday, October 21, 2023
-
Dalalka Africa Ku Matela Africa Oo Ku Baaqay In dib Loo Bilaabo Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya.
AFRICA(W,N)-Dalalka qaarada Africa ku matela golaha amaanka ayaa ku baaqay in deg deg loo bilaabo wada hadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya sidoo kale xubnahan ayaa ka hadlay colaadii ka taagnayd gobolka sool iyagoo baaq...
Friday, October 20, 2023
-
Sh. Dirir Oo Sheegay In Taariikhdu Qori Doonta Dalalka Carabta Ee Ka Aamusay Gumaanta Yuhuudu Ku Haysto Falastiin.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa ka hadlay gumaadka ay yuhuudu ku hayso dadka reer falastiin
Sidoo kale sheikh dirir ayaa ka hadlay umada muslimka ee ka aamustay dagaalka falastiin in ay taariikhdu qori doonto.
...
Friday, October 20, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Kulan la Qaatay Xildhibaan Reer Uk Ee Udooda Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
LONDON(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Waddani xirsi cali xaaji xasan oo ku suga dalka ingiriiska ayaa kulan la qaatay xildhibaan Gavin Williamson kaasi ku qaabilay xafiiskiisa.
“Waxa aan xafiiskiisa kula kulannay, Sir Gavin Wil...
Friday, October 20, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Aanay Suurtoobay In Laascanood Laga Gooyo Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa si adag uga horyimid qoraal kazoo baxay maamulka somaliya oo ay sheegeen in ay khaatumo u aqoonsadeen maamul fardaraalka somaliya hoostaga isagoo wacad ku maray i...
Friday, October 20, 2023
-
Dawladda Somaliland Oo Si Kulul Ucanbaareysay Aqoonsiga Ay Somaliya Maanta Siisay Maamulka Gobolka Sool Ee Khaatumo .
Qoraal ka soo baxay wasaraada arimaha Dibada kuna qornaa afka English-ka ayaa lagu yidhi .
“ Xukuumadda Somaliland waxay si adag u caddaynaysaa in aanay Soomaaliya iyo Malleeshiyo beeleed midna ka talin ama sheegan Laascaanoo...
Thursday, October 19, 2023
-
Madaxwayne Kuxigeenka jsl iyo wafti uu hogaaminayo oo safar deg deg ah ugu baxay gobolka awdal
BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo wafti uu hogaaminayo oo ubada madaxda xukuumada ee ay isku deegaanka yihiin ayaa socdaal deg deg ah ugu baxay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama
HALKA...
Thursday, October 19, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xaaladaha Halista Ee ku Gedaaman Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray shacabka!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay xaaladaha siyaasadeed ee xiligan ku gadaaman Somaliland isagoo ku baaqay in shacabka Somaliland looga baahan yahay in ay umidoobaan difaaca dalkooga.
...
Thursday, October 19, 2023
-
Dawlada Somaliya Oo Maamul Goboleed Ku Meel Gaadha U Aqoonsatay SSC-Khaatumo!
MUQDISHO(W,N)-Dawlada somaliya ayaa bayaan ay maanta soo saartay ku sheegay in ay maamul goboleed u aqoonsatay maamul goboleedka sool ee ssc.khaatumo kuwaasi oo dhul ahaan ka tirsan somaliland
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FA...
Thursday, October 19, 2023
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Macalin Cabdiraxmaan Axmed Faahiye!
GABILEY(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta xabaalaha magaalada gabiley aas qaran loogu sameeyay marxuum macalin cabdiraxmaan axmed faahiye oo maamulihii dugsiga wada jir ee magaalada gabiley oo shalay galinkii danbe ku geeriyo...
Thursday, October 19, 2023
-
“Madaxwaynuhu Nagama Xishoon, Qarankana Kamuu Xishoon, Waana Axmaq Aan Damiir Lahayn, Maxamed Kaahina Waxaan Leeyahay 9jeer, Ayaad Dagaal Sokeeye Na Galisay..”Buurmadow
DUBAI(W,N)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa eedihii ugu cuslaa ujeediyay madaxwayne bixi oo uu sheegay in aanu ka xishoon beesha uu kazoo jeeda oo uu doonayo xiligan in uu galiyo dag...
Wednesday, October 18, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|