WARAR
-
Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Jsl Oo Daah-furtay Hannaanka Casriga Ah Ee Adeegyada Dawlada Hoose.
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa daahfurtay Hanaanka Casriga ee Adeegyada qaarkamid ah Dawlada hoose ee dalka.
Kulan ayaa waxaa daahfuray wasiirka isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Somal...
Sunday, November 5, 2023
-
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Eedaysane Loo Hayso Dilka Marxuum Habeenkii Xalay Lagu Diley Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Taliska Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysane Abshir Saleebaan Xuseen ina Aamina ibraahim 17Jir oo ku eedaysan ina uu dilay Marxuum Nimcaan Maxamed Cumar Ina ifraax Budul 23jir Abbaaro 8:30 kii ...
Sunday, November 5, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland oo Booqasho Ku Tagay Dalka Taiwan iyo Nuxurka Kulamo uu la qaatay Madaxda Dalkaasi
TAIWAN(W,N)-Taliyaha Ciidanka Dabdemiska JSL sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili oo Booqasho rasmiya ku tagey waddanka Taiwan ayaa magaalada Caasimada ah ee waddankaasi ee Taipie wuxuu kulan kula qaatay Madaxda Dabdemiska ...
Saturday, November 4, 2023
-
Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Bilaabay Hawlgalo Uu Ku Dabagalayo Sarifka Lacagaha Shilinka Jsl Iyo Dollarka!
Warsaxafaddeed
Sabti, November 04, 2023
Baanka Dhexe ee JSL waxa uu maanta oo taariikhdu tahay 04.11.2023 bilaabay hawl gal balaadhan oo ujeedadiisu tahay sidii suuqyadda sarrifka looga soo saari lahaa lacagaha shillin-ka So...
Saturday, November 4, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay 30-Guurada Kasoo Wareegtay Aas-Aaskii Ciidanka Booliska.
Hargeysa-(W.M)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo sannad-guurada 30-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaskii ciidanka Booliska Somaliland oo ma...
Saturday, November 4, 2023
-
DAAWO;-Bandhiga Habeenka Hibooyinka Iyo Hal Abuurka Hablaha Reer Awdal Oo Lagu Qabtay Magaalada Boorama
BOORAMA(W,N)-Munaasibada andhiga habeenka hibooyinka iyo hal abuurka hablaha reer awdal ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada boorama
Waxaana munaasibada bandhiga hibooyinka ka qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan asxa...
Friday, November 3, 2023
-
Qaramada Midoobay Oo Ka Digtay Khataraha Ka Dhalan Kara Roobab Waawayn Oo Lafilayo Inay Ka Da,aan Somaliya.
MUQDISHO(W,N)-Haayada qaramada midoobay uqaabilsn cunada iyo masiibooyinka ee fao ayaa ka digtay khataraha ka dhalan kara roobab waawayn oo la saadilayo in ay da,aan somaliya.
Sidoo kale ayaa dadka somalida ee lafilayo in ay da...
Friday, November 3, 2023
-
TOOS UDAAWO;-Munaasibada Bandhiga Buuga Hadhiwaa Ee Uu Qoray Maxamed Haldoor.
HARGAYSA(W,N)-Munaasibada bandhiga buuga uu qoray maxamed haldoor ayaa caawa ka socota magaalada hargaysa taasi oo ay ka qaybgaleen masuuliyiin xukuumada katirsan madaxda xisbiyada mucaaridka jsl iyo bulshada qaybaheeda kala duwan...
Friday, November 3, 2023
-
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Xashiishad Tiro Badan Oo Lagu Qabtay Gudaha Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Sheekh siciid sokeeye ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay halista ay inagu hayso mukhaadaraadka iyadoo xaafada sheikh nuur ee caasimada hargaysa lagu qabtay xashiishad tiro badan Isagoo sheegay in l...
Friday, November 3, 2023
-
Xabaalo Ku Yaala Gabiley Oo Daadku Soo Saaray Maydadkii Ku Aasnaa
GABILEY(W,N)-Xabaalo ku yaala duleedka magaalada gabiley ayaa lafaha maydadkii ku aasnaa ayaa waxaa soo saaray daadka roobka oo xabaalihii ka dhigay laago
Dadka ka agdhow xabaalahan ayaa fariin udiray cidkasta oo usoo gurman ka...
Friday, November 3, 2023
-
Ganacsade Somaliyeed Oo Lagu Diley Dalka Koonfur Africa
CAPE TOWN(W,N)-Burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa Xalay ku dishay muwaadin Soomaaliyeed deegaanka Gugulethu oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Cape Town ee dalkaasi Koonfur Afrika.
Marxuumka bur...
Friday, November 3, 2023
-
Maxay Ka Wada Hadleen Madaxwayne Biixi Iyo Waftigii Ka Socday dawladda Ingiriisku?
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa kulan la qaatay wafti uu hogaaminayay safiirka dawlada ingiriiska ufadhiya muqdisho kaasi oo ay ka wada hadleen xaalada gobolka sool iyo qabsoomida doorashada jsl.
https://www.youtube....
Thursday, November 2, 2023
-
Abwaan Cismaan Ku Jare Oo Runta Usheegay Reer Awdal
BURCO(W,N)-Abwaan cismaan ku jare ayaa ka hadlay tabashada iyo hadaladii maalmihii udanbeeyay kazoo yeedhayay qaarkamid ah bulshada reer awdal iyo sheegashadooda gobolada salel iyo gabiley
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSA...
Thursday, November 2, 2023
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo kulan La Qaatay Wafti ka Socday Dawlada Ingiriiska Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga Waddani cabdiraxmaan cirro ay kulan la qaatay wafti uu hogaaminayay safiirka dawlada ingiriiska ufadhiya dalka somaliya kaasi oo safar ku yimid caasimada Somaliland, kaasi oo ay ka wad...
Thursday, November 2, 2023
-
Fadhigii Golaha Guurtida Oo Furmiya Maalinta Axada Iyo Xeer Xasaasiya Oo La Horkeenayo.
HARGAYSA(W,N)-Kalfadhigii 83-aad ee Golaha Guurtidda JSL maalinta Axada ee ay bishu tahay 05-11-2023 saacada 9 subaxnimo ka furmi doona xarunta golaha guurtida Somaliland.
Xildhibaannada golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa la...
Thursday, November 2, 2023
-
“Ismaan Lahayn Waxaad Noqon Doontaa Dhakhtar, Ismana lahayn Waxaad Noqon Doontaa Wasiir..”Dr Edna Aden
HARGAYSA(W,N)-Marwo Drs Adna Aadan ismaaciil ayaa ka waramay filashooyin badan oo aanay is lahayn in ay gaadhayso iyadoo sheegtay in ay islahayn waxaad noqon doontaa dhakhtarad.
https://www.youtube.com/watch?v=mCrbqlye7-Q
&n...
Wednesday, November 1, 2023
-
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan la Qaatay Masuuliyiinta Baanka Dhexe
Guddida joogtada iyo anshaxa ee Golaha wakiilada JSL ayaa maanta oo (Arbaca) ah waxay kulan xog-waraysi la qaateen masuuliyiinta BAANKA DHEXE JSL oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baanka DHexe Md. Dr. Cali C.laahi Daahir.....
Kulan...
Wednesday, November 1, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Dil Qisaas Ah Ku Fulisay Shan Qof.
MADHEERA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa maanta dil toogasho ku fulisay qof kuwaasi oo hore dilal ugaystay lagu fuliyay qisaastii
Qoraal kasoo baxay xafiiska xeer ilaalinta guud ee qaranka ayaa faah faahin laga bixiyay shanta qo...
Wednesday, November 1, 2023
-
Xildhibaan Guruuje Oo Sheegay In Somaliland Xaalad Adag Ku Jirto Iyo Sida Lagaga Bixi Karo!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo siyaabaha lagaga bixi karo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://www.youtube.co...
Wednesday, November 1, 2023
-
“Haddii Saamiga Qabaliga Ah Lagu Qaybsado, Dowladnimada Maku Gaadhaynaa Horumar, Sinaan Iyo Caddaalad? Gudoomiyaha Ururka SPP.
Kacdoonada Siyaasadeed Ee Ku Salaysan beelaha Somaliland wada dagaa waxay inta badan salka ku hayaan waa saami qaybsi beeleed.
Somaliduna waxa kaliya ee waqtigu kaga lumay, dagaalada iyo burburka Somalidana sababaa waa saami qa...
Tuesday, October 31, 2023
-
Haayada Dhawrista Tayada Jsl Oo Shaacisay Natiijada Baadhitaan Ay Ku Samaysay Sonkorta Uu Dalka Keentay Shirkada Oomaar!
“In Taariikhada kiishka Sonkortu 25kg Ah, Dib Loogu Cabeeyey Ay Khaldan Tahay Oo Ay Tahay 1/10/2023 Halkii Ay Ka Ahaan Lahayd july/2023/ june 2023”Haayada Dhawrista Tayada jsl.
HARGAYSA(W,N)-Haayada dhawrista tayada som...
Tuesday, October 31, 2023
-
Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolka Iyo Fariinta Ay Udireen Qurba Joogta
BOORAMA(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyarada iyo aqoonyahanka gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaalada Gobolka Iyo Shakhsiyaadka dibad Wareega ah ee la baxay Awdal State iyagoo sheegay in ay meel uga wada soo jeedaan abniga gobolka islamark...
Tuesday, October 31, 2023
-
Ganacsade Ay Dawlada Hoose Ee Hargaysi Qufushay Meheradiisii Oo Wacad Ku Maray In Uu la Dagaalamayo
HARGAYSA(W,N)-Ganacsadaha qaadka keena ee ina faras ayaa si cadho leh uga hadlay meherad uu ku iiibiyo qaadka oo maanta quful ay ku dhufatay dawlada hoose ee hargaysa ayaa sheegay in lagu xidhay meharadiisa qalad islamarkaana uu i...
Tuesday, October 31, 2023
-
Roobab Lafilayo In Ay Ka Da,Aan Gobolada Somaliland Iyo Fariinta Loo Diray Bulshada!
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada beeraha somaliland qaybteeda saadaasha hawada ayaa war kasoo saaray roobab waawayn oo lafilayo in ay da,aan qaybo kamid ah gobolada somaliland
Sidoo kale wasaarada beeraha ayaa digniin udiray dadwaynaha ...
Tuesday, October 31, 2023
-
DAAWO;-Siyaasiyiinta Iyo Waxgaradka Beesha Ciise Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka!
SAYLAC(W,N)-siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha ciise ee degta gobolka salel ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ku sugan tahay somaliland
sidoo kale haldoorka beesha ciise ayaa cadeeyay mawqifka ilaalinta qarannimada...
Tuesday, October 31, 2023
-
DAAWO;-Deeq Xoolo Ah Oo Lagu Wareejiyay Ciidanka Qaranka Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidamada qaranka somaliland ayaa lagu wareejiyay deeq xoolo geel ah kaasi oo ay ciidamada qaranka ugu deeqeen ururka gurmad oo fadhigoodu yahay dalka sucuudiga
Waxaana deeqdan xoolaha ciidamada ku waree...
Tuesday, October 31, 2023
-
Prof Samater Oo Kulan La Qaatay Madaxdhaqameedka Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley.
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka hilaac prof axmed ismaaciil samater ayaa kulan la qaatay waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaaalda gabiley.
Kulankan reer gabiley iyo prof samater ayaa daarnaa sidii a...
Monday, October 30, 2023
-
Masuul Katirsan Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Aanu Madaxwayne Biixi Awoodi Karin In Uu Xilka Ka Qaado Wasiiradiisa Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex ee xisbiga waddani wali cabdi jaamac ayaa sheegay in aanu madaxwayne biixi wakhtigan awoodi Karin in uu xilka ka qaado wasiiradiisa oo qaarkood siday doonaan u hadlaan.
HA...
Monday, October 30, 2023
-
Dalladda Sonsaf Oo Soo Bandhigtay Cilmi baadhis Laga Sameeyay Caqabadaha Hor Taagan Ka Qaybgalka Siyaasada Ee Dadka Baahiyaha Gaarka Qaba, Dhalinyarada Iyo Haweenka!
HARGAYSA(W,N)-Dalladda SONSAF oo kaashanaysa Haya’daha Guryosamo iyo CISU ayaa maanta soo qaban-qaabisay kulan lagu gorfaynayey cilmi-baadhis laga sameeyey caqabadaha ka haysta ka qayb-galka hogaanka siyaasada ee dadka la garb...
Monday, October 30, 2023
-
“Doorashada Madaxtooyada Iyo Ta Ururada Ee Laysa Saaray, Labada Waa In Aanu Ka Qaybgalnaa, Midna Kama Maqnaan Karno”Gudoomiyaha Ururka Hilaac Prof Samater.
BOORAMA(W,N)-Gdoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater oo habeenkii xalay la hadlayay bulshada reer boorama ayaa si guud uga hadlay xaalada dalka aragtida ururka hilaac ee qabsoomida doorashooyinka isa sara...
Monday, October 30, 2023
-
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Dawlada Ingiriiska
HARGAYSA(W,N)-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL waxay maanta xafiiskooda ku qaabileen Wefti uu hogaaminayo Madaxa Xafiiska UK ee JSL Md. Ilyas Malek oo ay wehelinayaan saraakiil kale.
Booqashadan oo ujeedkeeda ahaa k...
Sunday, October 29, 2023
-
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Kormeeray Dooxa Cabaad Wayne Oo Roobabku Khasaare Soo Gaadhsiiyeen
BERBERA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka oo ay weheliyaan maamulka gobolka saaxil ayaa kormeer ku tagay dooxa cabaad wayne oo roobkii maalintii shalay da,ay khasaare soo gaadhsiiyay islamarkaana qaaday gaa...
Sunday, October 29, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta.
Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka hormeer shaqo ku tegay xarunta wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta, waxana halkaas kusoo dhaweeyey madaxda wasaaradda oo uu h...
Sunday, October 29, 2023
-
Hooyooyin Uu Dhac Ugaystay Tuug Ay Ciidamada Boolisku Gacanta Ku Dhigeen Oo Ka Warbixiyay Qaabka Uu Udhacay!
HARGAYSA(W,N)-Hooyooyin uu xaafado magaalada haraysa kamid ah dhac ugu gaystay tuug ay dhawaan ciidamada booliska gacanta kusoo dhigeen ayaa ka warbixiyay qaabka uu udhacay iyo cadadka lacagaha uu sida xirfadaysan ugala baxay tele...
Sunday, October 29, 2023
-
Siyaarada Sheikh Cabdiqaadir Jiilaani Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Xuska siyaarada sheikh cabdiqaadir jaylaani oo ahaa caalam wayn oo diinta islaamka faafinteeda door wayn ku lahaa ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargaysa iyadoo sanadkasta xuskan lagu qabto caasimada somaloiland
...
Saturday, October 28, 2023
-
Roobab Waawayn Oo La Saadaalinayo Inay Ka Da’i Doonaan Xeebaha Somaliland Iyo Digniinta Ay Xukuumadu Udirtay Bulshada!
Hargeysa (W.N) - Wasaaradda H. Beeraha JSL, gaar ahaan waaxda saadaasha, ayaa digniin ka soo saartay Roobab laxaad leh oo la saadaaliyey inay ka da'i doonaan xeebaha Somaliland.
Qoraal ka soo baxay Waaxda Saadaasha oo soo g...
Saturday, October 28, 2023
-
Xildhibaan Mubaarik Xeeldheere Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi,
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mubaarik xeeldheere oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa markale dhaliilo culus ujeediyay madaxwayne biixi isagoo sheegay in uu doonayo in uu ka baxo heshiishkii arimaha doorashooyinka ee...
Saturday, October 28, 2023
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay!
BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama .
Sidoo kale prof samater ayaa si adag uga hadlay xaalada dalka doorashooyinka lay...
Saturday, October 28, 2023
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Xabaalaha Toon Loogu Sameeyay Marxuum Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr.
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa xabaalaha toon ee duleedka koonfureed ee magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay abwaan/qoraa marxuum siciid maxamuud gahayr oo xalay niskii danbe ku geeriyooday cisbitaalka gargaar oo ...
Saturday, October 28, 2023
-
DAAWO;-Waxgaradka Iyo Odayaasha Degmada Daarasalaam Oo ka Hadlay Muran Dhuleed Udhexeeya Degmada Agabar!
DAARASALAAM(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka degmada daarasalaam oo kamid ah gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay muran xuduudeed udhexeeya degmada agabar ee gobolka gabiley
Sidoo kale waxgaradkan ayaa jawaab ka bixiyay hada...
Friday, October 27, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|