WARAR
-
Madaxwayne Biixi Oo Xilka Qaadis, Isku badal Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Golihiisa Wasiirada !
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi ayaa wareegto uu maanta soo saaray xilkii ka qaaday qaarkamid ah wasiiradiisa halka uu isku badal iyo magacaabisna sameeyay.
Wareegtooyin Madaxweyne 14.11.2023
Madaxweynaha Ja...
Tuesday, November 14, 2023
-
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Magaalada Boorama Tababar Uga Furay Maamulayaasha Dugsiyada
BOORAMA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada iyo sayniska sommaliland cabdixakiim siciid bustaale ayaa maanta magaalada boorama tababar uga furay maamulayaashada dugsiyada hargaysa, gabiley iyo boorama kaasi oo ujeedadi...
Monday, November 13, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Fariin Udiray Xildhibaanada Aan Kasoo Xaadirin Fadhiga Golaha Iyo Talaabada Laga Qaadayo!
GUDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA AYAA SHEEGAY IN FADHIYADII GOLUHU UXIDH MAYAAN KOORAN LA,AAN ISAGOO SHEEGAY IN AAN XILDHIBAANADA KASOO XAADIRIN FADHIYADA LAGA JARI DOONO GUNADA.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://w...
Monday, November 13, 2023
-
DAAWO;-Madaxdhaqameedka Beesha Subeer Awal Oo Taakulo Gaadhsiiyay Deegaanka Buqdhar Kayn.
SOOL(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka beesha subeer awal ayaa gaadhay deegaankii dhawaan ay ku dagaalameen kooxaha huwanta ah iyo ciidamada difaac madaniga ah ee beesha habar jeclo iyo kuwa ciidanka qaranka somaliland ee buq dha...
Monday, November 13, 2023
-
Kulan Lays Iskugu Keenay Beelihii Dirirtu ku dhexmartay Ceel Afwayn Iyo Awaamiirka Ay Bixiyeen Saraakiisha Ciidamada Jsl.
CEEL AFWAYN(W,N)-Kulankii labaad ayaa maanta layskugu keenay beelihii dirirtu ku dhexmartay deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag kaasi oo ay goob ka ahaayeen maamulka gobolka sanaag iyo taliyayaasha ciidamada somaliland ee ku s...
Monday, November 13, 2023
-
Beesha Toljecle Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Ka Dhan Ah Huwanta Iyo Hiilka Ay Umuujiyeen Habar Jeclo.
HARGAYSA(W,N)-Beesha axmed sheikh isaxaaq (toljecle) oo warbaahinta kula hadashay magaalada hargaysa ayaa ku dhawaaqay in barbar taagan yihiin beesha ay walaalaha yihiin ee habarjeclo oo weerar ay kusoo qaadeen kooxaha huwanta ah ...
Sunday, November 12, 2023
-
Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Xaalada Dalka Iyo Colaadaha Kasoo Cusboonaaday Bariga Jsl
HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa fadhigoogii maanta dood adag ka yeeshay xaalada nabadgalyo ee dalka iyo colaada kasoo cusboonaatay bariga somaliland
Sidoo kale mudanayaasha golaha guurtida ayaa fariin...
Sunday, November 12, 2023
-
“Waan Ogahay In Bulshada Reer Somaliland Jeceshahay Wanaaga, In Aad Og Tihiin Qofka Jecel Wadankiisa Iyo Dadkiisa”Ex Wasiir Cawaale Shirwac.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii Hore ee Wasaarada Qorshaynta Somaliland Cawaale Shirwac ayaa umahad celiyay shacabka reer Somaliland ee ka damqaday xadhigii lagula kacay isagoo qoraalka uu kaga hadlayo sida shacabku ugu hiiliyeen una muuj...
Sunday, November 12, 2023
-
Gudoomiyaha Haayada Dhawrista Tayada Oo Ka Hadlay Dawooyin Dhacay Oo Ay Ku Qabteen Madaarka Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Dhawrista Tayada Somaliland oo kormeer ku tagay madaarka caasimada hargaysa ee cigaal ayaa ka hadlay dawooyin dhacay ay ku qabteen madaarka ‘
Sidoo kale Gudoomiye Mukhtaar ayaa ka warbixiyay ...
Sunday, November 12, 2023
-
Hay’adda Sirdoonka Somaliland Ayaa Gacanta Ku Dhigtay 18 gaadiid ah Oo ku Lug Yeeshay Falal Qorshaysan Oo Hay’adu Fashilisay.
Hay’adda Sirdoonka Somaliland Ayaa Gacanta Ku Dhigtay 18 gaadiid ah Oo ku Lug Yeeshay Falal Qorshaysan Oo Hay'adu Fashilisay.
Qoraal ka soo baxay Hay’adda sirdoonka Somaliland ayaa u dhignaa sidan:-
Hay’adda Sirdoonka...
Sunday, November 12, 2023
-
Farshaxannimada Luuqada Qodaalka, Markal Lagu Cabirayo Fooraha Doorashooyinka Iyo Duruufaha Taagan!
GABILEY(W,N)-Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland gaar ahaan gobolka gabiley ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa facebookga Wuxuu qaab farshaxanaysan oo luuqada qodaalka iyo xoolo dhaqatada til...
Saturday, November 11, 2023
-
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Furay Shir Lagaga Hadlayo Caqabadaha Iyo Fursadaha Wax Soo Saarka Dalka
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan warsame ayaa furay shir lagaga hadlayo caqabadaha iyo fursadaha wax soo saarka dalka somaliland
https://www.youtube.com/watch?v=8JKVFxEkZeg...
Saturday, November 11, 2023
-
“Shacabka Falastiin Waanu Garab Taaganahay, Aqbalimayo In Maatida La Xasuuqo”Wasiirka Diinta Iyo Awqaafka Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta somalilland oo ka hadlay munaasibad lagu taageerayay shacabka falastiin ee duqaynta ay ku hayso Yuhuudu ayaa sheegay in Somaliland garab taagan tahay shacabka reer falastiin islamarkaana ...
Saturday, November 11, 2023
-
Gudoomiyaha Gudida Beelaha Garxajis Oo Ka Hadlay Dagaalka Kasoo Cusboonaaday Bariga Somaliland Iyo Mawqifka Beeshooda.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Gudida beelaha Garxajis suldaan Cismaan Cade Gude ayaa ka hadlay dagaalka kooxaha hunta ahi kusoo qaadeen deegaanka habarjeclo ee qori lugud isagoo sheegay in ay deg deg talo uga gaadhi doonaan beeshoodu ...
Saturday, November 11, 2023
-
Xildhibaan Axmed Gacan Oo Ka Digay Qorshe Uu sheegay In Gudoomiyaha Golaha Guurtidu La Damacsan Yahay Xeerkii Isasaarka Doorashooyinka
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Gacan oo kamid ah Mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay dagaalka kazoo cusboonaaday Gobolka Sool iyo sida uu usameeyay ka beel ahaan
Sidoo kale Xildhibaan axmed Gacan ayaa gudoomi...
Saturday, November 11, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol Ee Dalka Ingiriiska!
UK(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Mudooyinkan Safar Shaqo Ku Joogay Dalka Ingiriiska Ayaa Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol.
Waxaana munaasibada lagu soo dhaweeyay Gudoomiye Xirsi soo qab qaa...
Friday, November 10, 2023
-
Sheekh Maxamed Siciid Saaweer Oo Ka Hadlay Colaada Kasoo Cusboonaatay Bariga Somaliland
BOORAMA(W,N)-Sheekh maxamed siciid saaweer oo kamid ah culimada gobolka awdal ayaa ka hadlay colaada kasoo cusboonaatay deegaanada bariga somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=XR-h6mdGwcA...
Friday, November 10, 2023
-
Madaxdhaqameedka Beesha Subeer Awal Oo Taakulo Gaadhsiiyay Ciidamada Difaaca Madaniga ah Ee ku Sugan Deegaanka Qori Lugud
QORI LUGUD(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka beesha subeer awal ayaa safar kutagay deegaanka qori lugud oo katirsan degmada buuhoodle halkaasi oo ay deeq taakulo ah gaadhsiiyeen ciidamada madaniga ee difaaca qaran ee beesha habar...
Friday, November 10, 2023
-
Qaramada Midoobay Oo Hakisay ka Bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika Ee Soomaaliya!
MUQDISHO(W,N)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxay hakiyeen muddo saddex bilood ah bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Go’aankan ayaa daba socda codsi ka yimid Soomaaliya oo ku aadan in ciidamada...
Friday, November 10, 2023
-
Suldaan Siciid Ducaale Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka ka Socda Deegaanka Buqdharkayn Iyo Fariinta Uu Udiray Beeshiisa!
CEEL-AFWAYN(W,N)-Suldaan Siciid Ducaale oo kamid ah madaxdhaqameedka beesha Habar Jeclo oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaada ceel afwayn ayaa ka hadlay dagaalka maalintii sedexaad ka socda deegaanka buqdharkayn ee gobolka ka...
Friday, November 10, 2023
-
Shacabka Magaalada Wajaale Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Ficilada Maamulaha Kastamka Iyo Baaqa Ay Udireen xukuumada!
TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa maalmihii udanbeeyay siwayn uga cabanayay ficilada uu maamulaha kastamka wajaale kula kacay ganacsatada magaalada
Sidoo kale shacabka magaalada wajaale ...
Thursday, November 9, 2023
-
xukuumadda Somaliland Oo War kasoo saartay dagaal Maalintii Labaad ka Socda deegaanka Buqdharkayn.
WAR-SAXAAFADEED
Hargeysa-09-11-2023(W.N)- Waxaa maalintii labaad weerar ku soo qaaday dadka shacabka ah ee degaanka Buq-dharkayn ee Gobolka Sool, kooxda argagixisada ah uu hogaamiyo Cabdi Madoobe, Huwanta ka dagaalanta bariga L...
Thursday, November 9, 2023
-
Dawlada Itoobiya Oo Amaro Cusub Kasoo Saartay Qaadka Ay Usoo Dhoofiso Somaliland Iyo Dalalka Kale.
ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa war cusub kasoo saartay qaadka ay dalkoogu usoo dhoofiyaan wadamada ay kamid tahay somaliland kaasi oo ay sheegtay in laga dhimay cashuurtii laga qaadi jiray kadib markii uu hoos udhacay dhakh...
Thursday, November 9, 2023
-
Siyaasi Bogi Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Kursiga Iskaga Tago!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi bogi oo kamid siyaasiyiinta reer somaliland ee kasoo jeeda gobolka sanaag ayaa si adag uga hadlay xaaladaha ee kasoo kordhay gobolka sool isagoo sheegay in xukuumadu ku fashilantay in ay gudato waajibka ka ...
Thursday, November 9, 2023
-
Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Wasiir Xukuumada kamid Ahi Doonayo In Lasii Daayo Ganacsatadii Bariiska Dhacay Dalka Keenay.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Ucid Yuusuf Kayse ayaa ka hadlay bariis dhacay dawlada hoose ee caasimada hargaysi qabatay kaasi oo dalka laga soo galiyay dhinaca jabuuti
Sidoo kale xoghaye kayse ayaa sheegay ...
Thursday, November 9, 2023
-
Laba Muwaadin Oo Somali Ah Oo Markale Habeenkii Xalay Lagu Diley Dalka Koonfur Africa!
CAPE TOWN(W,N)-Wararka ka imanaya deegaanka Phillipi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Cape Town ee Caasimada dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in burcad hubeysani ay halkaasi ku dileen laba muwaadin oo Soomaali ah.
...
Thursday, November 9, 2023
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Laysku Gabal Dhacsaday Oo Dhexmaray Huwanta Laascanood Iyo Ciidanka Deegaanka
SOOL(W,N)-Dagaal ayaa saaka deegaano katirsan gobolka sool ku dhexmaray kooxaha huwanta ee ku sugan sool iyo ciidan beeleedka beesha Habar jeclo ee ku suganaa deegaanadooda kuwaasi oo ay huwantu weerar kusoo qaaday.
Sidoo kal...
Wednesday, November 8, 2023
-
Xeer Ilaalinta Qaranka jsl Oo Amar Ku Bixisay In Lasoo Qabto Ganacsatadii Dalka Keentay Bariiska Dhacay.
HARGAYSA(W,N)-Xafiiska xeer ilaalinta qaranka ee gobolka maroodijeex ayaa qoraal ay soo saartay laamaha amaanka ku amartay in lasoobaadho ganacsatadii dalka keentay bariska dhacay kaasi oo ay cadaysay dhicitaankiisa haayada dhawri...
Wednesday, November 8, 2023
-
Garyaqaan Xuseen Shabeel Oo ka Hadlay Waxa Sharcigu Ka Qabo Qofka Dalka Soo Galiya Raashin Dhacay
HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan xuseen shabeel oo kamid ah sharciyaqaanada Somaliland ayaa ka hadlay waxa sharciga dalka ka qabo qofka ama shirkada raashin dhacay dalka soo galisa kaasi oo halis ku ah caafimaadk shacabka somaliland.
ht...
Wednesday, November 8, 2023
-
Qaarkamid Ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal Oo ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Ee Gobolka iyo Fariinta Ay Udireen Qurba Joogta.
Qaarkamid Ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal Oo ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Ee Gobolka iyo Fariinta Ay Udireen Qurba Joogta.
https://www.youtube.com/watch?v=2risBRi3JJc...
Wednesday, November 8, 2023
-
Sharciga ma la Horkeeni Doonaa Ganacsatadii Bariiska xumaaday Dalka Keenay Ee lagu qabtay?
Sharciga ma la Horkeeni Doonaa Ganacsatadii Bariiska xumaaday Dalka Keenay Ee lagu qabtay? shacabka reer hargaysa iyo sharci yaqaano ayaa ka dareen celiyay bariiska dhacay ee dalka la keenay cadaysayna haayada tayadu iyo sobobta a...
Wednesday, November 8, 2023
-
“Irir Samaale Wax la Yidhaahdo Ma Nihin, Qabiilkalena Ma Nihin”Xildhibaan Guruuje
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje ayaa ka hadlay arimaha irir samaalaha isagoo sheegay in ay yihiin wax lagu duminayo Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=16kxIfO8WUE...
Tuesday, November 7, 2023
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Taiwan Ufadhiya Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa xaruntooda ku qaabiley Safiirka Dalka Taiwan ee JSL Ambassador Allen Chenhwa Lou. KDQ waxa ay Safiirka warbixin ka siiyeen hawlaha diyaargarowga iyo derdergalinta hawlaha do...
Tuesday, November 7, 2023
-
Haayada Dhawrista Tayada Jsl Oo War Kasoo Saartay Raashin Dhacay Oo Ay Soo Qabatay Dawlada Hoose Ee Hargaysa!
HARGAYSA(W,N)-Haayada dhawrista tayada Somaliland ayaa war kazoo saartay bariis dhacay oo dawlada hoose ee caasimada hargaysa gacan ku dhigtay kaasi oo dalka kazoo galay dhinaca jabuuti.
Sidoo kale taayada dhawrista ayaa cadays...
Tuesday, November 7, 2023
-
Siyaasi Abgaal Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Qurba Joogta Reer Awdal.
BOORAMA(W,N)-Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo xilal wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadihii hore ee Somaliland hadana kamid ah xisbiga mucaaridka ee wadani kana mid siyaasiyiinta ugu miisaanka culus gobolka awdal aaa ka hadlay xaalad...
Tuesday, November 7, 2023
-
Qaarkamid Ah Culimada Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaalka Lagu Hayo Shacabka Reer Falastiin.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Culimada Somaliland ayaa ka hadlay dagaalka ay shacabka reer falastiin ku hayso dawlada yuhuudu iyagoo baaq udiray wadamada islaamka.
https://www.youtube.com/watch?v=XYYFD0MRsAc
...
Monday, November 6, 2023
-
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Tuug Magaalada Hargaysa Ka Dhex Xadi Jiray Baabuurta.
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka booliska somaliland ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen tuug mudooyinkii udanbeeyay gudaha magaalada hargaysa ka dhex xadi jiray baabuurta ay shacabku meelahaasi dhigtaan
Sidoo kale ciidanka booliska...
Monday, November 6, 2023
-
Wasiirka Beeraha Somaliand Oo Ka Hadlay Ayax Lagu Arkay Dalka Iyo Digniinta Uu Udiray Dadka Beeralayda Ah.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan ayaa ka hadlay ayax duulaan ah oo lagu arkay deegaano katirsan somaliland.
Sidoo kale wasiirka beeraha ayaa digniin ayaxa la xidhiidha udiray shacabka somal...
Monday, November 6, 2023
-
DAAWO;-Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Munaasibad Sabootin Ah Uqabtay Fanaaniinta Jsl.
LONDON(W,N)-Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa munaasibad sabootin ah uqabtay fanaaniinta qaranka jsl oo mudooyinkii udanbeeyay ku sugnaa ingiriiska
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://...
Monday, November 6, 2023
-
Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Wasiirada Xukuumada katirsan Ee Gobolka Awdal Kasoo jeeda.
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga waddani maxamed faarax ayaa dhaliilo culus ujeediyay wasiirada xukuumada madaxwayne biixi katirsan ee kasoo jeeda gobolka awdal oo uu sheegay in ay tahli kari waayeen in ay xukuumada usheegeen taba...
Sunday, November 5, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|