WARAR
-
Condoleezza Rice Iyo jenddaya frazer Oo Dawlada Maraykanka Ugu Baaqday In Uu Aqoonsado Somaliland.
WASHINGTON(W,N)-Daraasad ay soo sareen macad ay hormuud ka yihiin masuuliyiin xilal sare kazoo qabtay dawlada maraykanka oo kala ah Condoleezza Rice iyo jenddaya frazer ayaa dawlada maraykanka ugu baaqay in ay aqoonsadaan Somalila...
Saturday, December 2, 2023
-
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Beesha Ciise Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doorto gobolka awdal ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada isagoo sheegay in ay wado sidii ay isakaga horkeeni lahayd beelaha wada dega gob...
Saturday, December 2, 2023
-
Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Sheegtay In Dawo Loo Helay Xanuunada Kansarka Iyo Macaanka
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wasaarada Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa sheegay in ay Dawo Uheleen Xanuunada Kansarka Iyo Macaanka taasi oo ay baahi wayn uqabeen shacabka Somaliland ee la nool xanuunadani.
...
Saturday, December 2, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Cunaqabatayntii Hubka Ee Laga Qaaday Somaliya Iyo Halista Ay Uhorseedi Karto Mandaqada!
HARGAYSA(W,N)-War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland ayaa lagu deedafeeyay cuna qabtaynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya.
Warsaxaafadeedka ayaa Sidan u dhignaa
Xuk...
Saturday, December 2, 2023
-
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Soo Dhaweeyay Qodobadii Kazoo Baxay Shirkii Beesha Ciise.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid jaamac dhari (sheekhul axmar) ayaa ka hadlay shirkii beesha ciise ee lagu soo gabo gabeeyay deegaanka jidhi ee gobolka salel.
Sidoo kale sheekhul axmar ayaa ka hadlay xaalada dalka isagoo ku dheera...
Friday, December 1, 2023
-
Badhasaabka Gobolka Daad-madheedh Oo Kormeeray Dhaam biyood Ay Xukuumadu Ka Wado Degmada Xaaji Saalax
OODWAYNE(W,N)-Badhasaabka cusub ee Gobolka Daad madheedh ayaa kormeer ku tagay dhaam biyood ay kuumadu ka wado Degmada Xaaji Saalax ee gobolka Daad madheedh oo hada gabo gabo ku dhow.
https://www.youtube.com/watch?v=oCe3JWwsSEU...
Friday, December 1, 2023
-
“Dalku Maanta Dagaal Uma Baahna, Ee Doorasho Ayuu Ubaahan Yahay” Siyaasi Maxamuud Xashi,
Somaliland amintan kama duwana, doon ay doc kasta biyo ka soo galeen, taas oo dareewalkeeduna dayow iyo daal la daala-dhacayo.
Qarankan dheel-dheeliyaya, ee dhibaatada badani dhabtiisa buuxisay, uma baahna maanta dagaal iyo duu...
Friday, December 1, 2023
-
Garaadada Beesha Dhulbahante Oo Ku Dhawaaqay In Ay Nabad Qaateen Aqbaleena Dalabkii Beesha Garxajis.
LAASCANOOD(W,N)-Garaadada iyo waxgaradka beelaha dhulbahante ayaa shaaciyay in ay diyaar uyihiin nabad ay ku wada noolaadaan beelaha habar jeclo dirir udhaxaysay iyagoo soo dhaweeyay go,aankii ay soo saareen iyo baaqii dhigooda ga...
Friday, December 1, 2023
-
Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Qodobadii Ay Soo Saareen Beesha Habar Jeclo.
HARGAYSA(W,N)-Suldaan guud ee beelaha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdilaahi ayaa soo dhaweeyay qodobadii kazoo baxay shirkii beesha habar jeclo isaga oo sheegay in barbar taagan yihiin islamarkaana bees...
Friday, December 1, 2023
-
Shir Ka Nixiyay Cadowga Somaliland Oo Lagu Qabtay Dalka Maraykanka
WASHINGTON(W,N)-Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dalka maraykanka ayaa munaasibad soo dhawayn ah iyo taageerada midnimada somaliland ku qaabilay safiirka somaliland ufadhiya dalka maraykanka amb bashiir sheekh cumar good.
...
Friday, December 1, 2023
-
Ururka Dawladaha Hoose Ee Algasal Oo Qabtay Kulan Lagaga Hadlay Maaraynta Mushkiladaha Dhulka!
HARGAYSA(W,N)-Ururka ay ku bahoobeen dawladaha hoose ee dalka sjl ee “Algasal” ayaa magaalada hargaysa ka furay tababar laba cisho socday oo lagaga hadlay maaraynta mushkiladaha dhulka kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin ...
Thursday, November 30, 2023
-
DAAWO;-Shirkii Beesha Ciise Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Deegaanka Jidhi Iyo Nuxurka Qodobo Xasaasiya Oo Kasoo Baxay!
SALEL(W,N)-Shir beesha ciise mudo lix cisho ah uga socday deegaanka jidhi ee gobolka salel ayaa maanta lasoo gabomgabeeyay kaasi oo laga soo saaray war murtiyeed xanbaarsan nuxurka shirka
Beesha ciise ayaa bayaan ay soo saareen...
Thursday, November 30, 2023
-
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Saaka Fulisay Ololaha Bilaha Ah Ee Gudaha Magaalada
HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa maanta fuliyay ololaha bilaha ee ay ku nadiifiso goobaha muhiimka ah magaalada hargasya kaasi oo ay maanta ka fuliyeen goobaha caafimaadka, dooxa hargaysa iyo meelo k...
Thursday, November 30, 2023
-
Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Hanjabaad Maalintii Shalay Kasoo Yeedhay Jaadlayaal Reer Burco Ah
BURCO(W,N)-Maamulka gobolka togdheer ayaa ka hadlay hanjabaad maalintii shalay kasoo yeedhay rag hubaysan oo sheegay in qaadka miirooga ee kasoo dega burco cidkale la siiyay kuna hanjabay in aanay diyaarada keentaa kasoo degi kari...
Thursday, November 30, 2023
-
Siyaasi/Ganacsade Maxmed Cabdilaahi Bookh Oo Suldaanka Guud Ee Habar Awal Ugu Baaqay In Uu Shir Deg Deg Ah Beesha Iskugu Yeedho + Sobobta!
GABILEY(W,N)-Siyaasi Ganacsade Maxamed cabdilaahi jaamac Bookh oo kamid ganacsatada reer gabiley ayaa suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdiraxmaan ugu baaqay in uu shir deg deg ah uqabto beesha islamark...
Thursday, November 30, 2023
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Gaashaanle Sare Maxamuud Axmed Ubaxle.
HARGAYSA(W,N)-Waxaa maanta aas qaran xabaalaha Masalaha Ee magaalada hargaysa loogu sameeyay alle ha,unaxariistee marxuum gaanshaale sare maxamuud axmed ubaxle oo katirsanaa ciidanka booliska somaliland
Aaska marxuumka ayaaa wa...
Wednesday, November 29, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Kormeeray Fadhiisimaha Ciidamada Qaranka Ee Deegaanada Qorigulud Ee Gobolka Buuhoodle.
QORIGULUD(W,N)-Taliyaha Ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo mudooyinka ku sugnaa taliska guud ee ciidamada qaranka ee Oog Ayaa kormeer uguur galida xaalada ciidanka ku tagay fadhiisimaha jiida hore ee ...
Wednesday, November 29, 2023
-
Gudoomiye Cabdilaahi Dirawal Oo Si Wayn Uga Cadhooday Qodob Kamid Ah Go,aamadii Ay Soo Saareen Beesha Habar Jeclo.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horseed cabdilaahi iimaan dirawal ayaa ka hadlay qodobadii ay soo sareen beesha habar jeclo isagoo si cadho leh uga hadlay qodob kamid ah oo kamid ahaa qodobadii ay soo sareen
Sidoo ...
Wednesday, November 29, 2023
-
Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaaciyay In La Hawlgaliyay Dufcadii Afraad Ee Shaqo Qaran.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada jsl khaalid jaamac qodax ayaa maanta sirasmi ah ushaaciyay in la hawlgaliyay dufcadii afraad ee shaqo qaran kuwaasi oo lagu kala qoray wasaaradaha iyo haayadaha dawlada.
http...
Wednesday, November 29, 2023
-
Madaxdhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Taageeray Qodobadii Kazoo Baxay Shirkii Beesha Habar Jeclo.
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo gudida beelaha garxajis oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa soo dhaweeyay qodobadii kazoo baxay shirkii beesha habar jeclo
Sidoo kale Madaxdhaqameedka beelah garxajis ayaa baaq culus udiray b...
Wednesday, November 29, 2023
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol Ee Dalka Uk.
“Hadii Ay Magaalada Bristol Ahaan Jiray Xarunta Kulmiye, Maanta Waa Waddani” Midkamid ah Aqoonyahanka Magaalada Bristol
BRISTOL(W,N)-Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi Cirro iyo waftigii...
Tuesday, November 28, 2023
-
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Kormeeray Dhismaha Wadada Isku Xidha Gabiley Iyo Caada.
GABILEY(W,N)-Wafti Uu Hogaaminayo wasiirka wasaarada gaadiidka iyo Horumarinta jidadka Somaliland bukhaaro oo ay weheliyaan maamulka dawlada hoose ee gabiley ayaa kormeeray dhismaha wadada gabiley iyo caada oo ay socoto dhismaheeg...
Tuesday, November 28, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Xilka Qaadis, Isku Badal Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha+ Xubno kale!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa maanta xilka qaadis, iskubadal iyo magacaabis ku sameeyay qaarkamid ah agaasimayaasha guud ee wasaarada dawlada iyo gudoomiyihii komishanka tamarta.
Wallow aan la...
Tuesday, November 28, 2023
-
Qoraa Cali Qoryoolay Oo Sheegay In Madaxwayne Biixi Deegaanadooda Usoo Jiiday Magac Xumo.
HARGAYSA(W,N)-Qoraa/ siyaasi cali dool axmed oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ku sugan tahay somaliland ayaa talooyin ujeediyay madaxwayne biixi
Sidoo kale siyaasi cali qoryoolay ayaa sheegay in madaxwayne biixi maga...
Tuesday, November 28, 2023
-
Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Beesha Habarjeclo Uga Socday Magaalada Burco.
BURCO(W,N)-Shirkii beesha habar jeclo uga socday magaalada Burco ayaa lasoo gabo Gabeeyay kaasi laga soo saaray qodobo la xidhiidha xaalada guud ee dalka iyo dagaalka lagu soo qaaday deegaamadooda gobolka sool
Sidoo kale war mu...
Tuesday, November 28, 2023
-
Xildhibaan Axmed kaare Oo Sheegay In Xaalada Somaliland Ku Sugan Tahay lagaga Bixi Karo Midnimo Iyo Isku Duubni Shacabka jsl
BRISTOL(W,N)-Xildhibaan axmed maxamed maxamuud (kaare) oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo ka hadlay munaasibad ay kusoo dhaweeyeen jaaliyada reer somaliland ee magaalada Bristol ee dalka ingiriiska ayaa shacab...
Tuesday, November 28, 2023
-
Wasiirka Hore Ee Arrimaha DIbadda Somaliland Ayaa loo Magacaabay Danjire sharafeed Arrimaha Raashinka Ee Yukrayn!
Kyiv-(W,N)-Wasiirka hore ee Arrimaha DIbadda Somaliland, Dr Maxamed Cabdillahi Cumar, ayaa loo magacaabay Danjire sharafeed Arrimaha Raashinka ee Yukrayn.
Dr Maxamed Cabdillahi waxa magacaabay Madaxweynaha Yukrayn ee Zeleni...
Monday, November 27, 2023
-
Waftigii Madax-dhaqameedka Beelaha Direed Iyo Oromo Dir Oo Booqasho Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Waftigii Madaxda Dhaqanka Beelaha Direed Iyo Oromo Dir Ayaa Maanta Safar Kormeer Ah Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale Ee Xuduuda Somaliland Iyo Etoobiya, Kuwaas Oo Ay Halkaasi Ku Soo Dhaweeyeen Maamulka D...
Monday, November 27, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Fadhiisimaha Hore Ee Ciidamada Ee Gobolka Sool.
SOOL(W,N)-Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa kormeeray fadhiisimada hore Ciidanka Qaranka Somaliland ku suganyihiin.
Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL iyo Saraakiil sarsare oo ka tirsan Ciida...
Monday, November 27, 2023
-
Shirkii Beesha Ciise Uga Socday Gobolka Selel Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
SAYLAC(W,N)-Shir beesha ciise mudo laba cisho ah uga socday deegaanka jidhi ee gobolka selel ayaa maanta lasoo gabo gabeeyay kaasi oo laga soo saaray qodobo la xidhiidha nuxurka shirka beesha ciise.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WA...
Monday, November 27, 2023
-
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Markale Shacabka Somaliland Ugu Baaqay In Ay Udiyaar Garoobaan Difaaca Qaranka
BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa markale ka hadlay duulaanka lagu soo qaaday ee laysku soo bahaystay isagoo shacabka Somaliland ugu baaqay in ay udiyaar garoobaan difaaca dalka
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay...
Monday, November 27, 2023
-
Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Baaq Iyo Talooyin Udiray Shirka Beesha Bariga Uga Socda Magaalada Burco!
HARGAYSA(W,N)-Abwaaan yuusuf shaacir oo kamid ah abwaanada Somaliland ayaa baaq iyo talooyin udiray shirka beesha habarjeclo uga socda magaalada burco kuwaasi oo ka shiraya xaalada dagaal ee beesha kaga soo kordhay dhinaca sool.
...
Monday, November 27, 2023
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Somaliland Iyo Mawqifka Xisbigiisa Ee Dagaalada Bariga Jsl.
LONDON(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani ayaa munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ah ay taageerayaasha xisbigu ugu sameeyay magaalada London ee dalka ingiriiska oo uu safar ku jooga iyaga badi hogaank xisbiga waddani
...
Sunday, November 26, 2023
-
Boqor Buurmadow Oo Sheegay In Aanay Wax Doorasho Ahi Ka Qabsoomay Somaliland Iyo Sobobta!
LONDON(W,N)-Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland oo habeenkii xalay magaalada london kaga qaybgalay munaasibad ay taageerayaasha xisbiga waddani ee dalka ingiriisku ku qaabileen wafti uu hoga...
Sunday, November 26, 2023
-
Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Dhul Ku Wareejiyay Gudida Jaamacada Quraanka Al Cirfaan Ee Magaalada Arabsiyo!
GABILEY(W,N)-Dowlada Hoose ee magaalada Gabiley ayaa dhul dhan 1-Baloog ku wareejiyay gudida gacanta ku haysa dhisamaha Jaamacadda Aqoonta Diinta Al Cirfaan ee Magaalada Arabsiyo.
Maayarka magaalada Gabiley oo ay weheliyaan m...
Sunday, November 26, 2023
-
Maxkamadda Ciidamada Somaliland Oo Dil Ku Xukuntay Eedaysanihii Dilay Marxuum Mustafe Ibraahim Abees
HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda Ciidamada ee darajada koowaad ee Somaliland ayaa dil ku xukuntay Cabdiraxmaan Ibrahim Aadan oo dhawaan Hargeysa ku dilay allah haw naxariisto Mustafe Ibrahim Adan Abees.
Maxamed Baashe oo ku eedaysa...
Sunday, November 26, 2023
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Garyaqaan Wali Ismaaciil Ciise.
HARGAYSA(W,N)-Alle Ha,unaxariistee waxaa maanta xabaalaha Baqiic ee magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay Marxuum Garyaqaan Wali Ismaaciil Ciise oo hargaysa ku geeriyooday
Aaska marxuum Wali oo ka bahda qareenada Somalila...
Saturday, November 25, 2023
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo Sheegay In Ay Ku Hawlan Yihiin Sidii Laysku Waydaarsan Lahaa Maxaabiistii lagu kala qabsaday Dagaalkii Laascanood
MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha dawlada somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa markale ka hadlay dagaalka udhexeeyay Somaliland iyo maamulka khaatumo ee gobolka sool isagoo sheegay in ay ku hawlan yihiin sidii laysku waydaarsan lahaa maxa...
Saturday, November 25, 2023
-
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Oo Xilkii La Wareegay
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub eewasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada
Munaasibada xil wareejinta ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiiro xukuumada katirsan ...
Saturday, November 25, 2023
-
Dawlada Somaliland Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Ku Biirista Somaliya Ee Ururka Bariga Africa!
HARGAYSA(W,N)-Somaliland ayaa ka biyo diiday ku biirista Soomaaliya ee ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC).
Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda, ayaa lagu cambaareeyay ku biirista Soomaaliya ee ururka, iyada oo lagu s...
Saturday, November 25, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|