WARAR
-
Mudanayaasha Golaha Wakiilada Ansixiyay Ajandaha 7aad Ee Golaha Iyo Xeerar Xasaasiya Oo Ku Jira.
HARGAYSA(W,N)-Fadhigii golaha wakiilada ee maanta ayaa lagu ansixiyay ajanadaha 7aad ee golaha kaasi oo ay jiraan xeerar xasaasiya oo xildhibaanadu ka doodi doonaan
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Monday, December 18, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilladda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxda Ugu Saraysa Haayada UNDP!
Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilladda JSL mudane Prof. Yaasiin X Maxamuud Xiir ( Faratoon) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa ugu sareeya xafiiska UNDP ee Somaliland iyo Somalia. Kulankan oo ujeedadiisa guud ay daa...
Sunday, December 17, 2023
-
Xoolihii Ugu Tirada Badnaa Oo Ka Dhoofay Dekeda Berbera!
BERBERA(W,N)-Xoolihii ugu tirada badnaa ee somaliland ayaa maanta ka dhoofay dekeda berbera kuwaasi oo usii jeeda dalka boqortooyada sucuudi arabiya
Masuuliyiinta maxjarka wadaniga ee magaalada berbera ayaa ka warbixiyay xoolo ...
Sunday, December 17, 2023
-
“Xukuumada Maanta Waxba Kaga Baydhi Maayo, Halkay Dalka Dhigtay, Nin Rag Ahina Waa Ogyahay, Nacasna Loo Sheegi Maayo” Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.
HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud ee beesha Subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan cabdiraxmaan Ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalku marayo, dagaalka beelaha walaalaha ah ee dib uga soo cusboonaaday deegaanka ceel ...
Sunday, December 17, 2023
-
Afar Qodob Oo Sobobi Kara Dib Udhac Ku Yimaada Doorashooyinka Somaliland Ee lagu Waday In Ay Dalka Ka Dhacaan 2024ka!
HARGAYSA(W,N)-Afar qodob oo sobobi kara in doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada somaliland dib udhacaan markale kuwaasi oo lagu waday in ay qabsoomaan 2024ka
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://www.youtube.co...
Sunday, December 17, 2023
-
Midkamid Ah Biriijyada Isku Xidha Arabsiyo Iyo Gabiley Oo Xadhiga Laga Jaray!
ARABSIYO(W,N)-Midkamid ah biriijyada wadada corridor ee ka socday gobolka gabiley ayaa la dhamaystiray kaasi oo ay maanta xadhiga ka jaray shirkada gacanta ku haysay dhismayaasha sedexda biriij ee arabsiyo ,huluuq iyo agabsaha oo ...
Saturday, December 16, 2023
-
DAAWO;- Aas Qaran Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyay Marxuum Abwaan Hure Wallan wal.
BURCO(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay Magaalada burco Marxuum abwaan cismaan Ibraahim Warsame “hure walan wal” oo kamid ahaa bahda suugaanta somalida
Aaska Marxuum hure wallan wal ayaa waxaa ...
Saturday, December 16, 2023
-
Ciidamada Qaranka Somaliland Oo La Gaadhsiiyay Dharka Dhaxanta Laga Xidho Ah.
HARGAYSA(W,N)-Jaaliyada haweenka somaliland ee ku dhaqan dalka sucuudiga ayaa deeq dharka dhaxanta laga xidho ah soo gaadhsiiyay ciidamada qaranka somaliland ee heeganka ugu jira difaaca dalka, taasi oo maanta lagu wareejiyay tali...
Saturday, December 16, 2023
-
Masuuliyiinta Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Maamulka Cusub Ee Baanka Wajaale Iyo Maamulkii Hore.
TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka baanka dhexe ee somaliland , agaasimaha baanka dhexe oo ay weheliyaan maamulka goboka gabiley iyo degmada wajaale ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay maamulka cusub ee loo magacaabay laanta ba...
Saturday, December 16, 2023
-
Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo Doortay Maayar Iyo Maayarkuxigeen Cusub
BURCO(W,N)-Xildhibaanada golaha deegaanka degmada burco oo yeeshay fadhi aan caadi ahayn oo ay goob joog ka yihin maamulka gobolku ayaa xilkii ka qaaday maayarkii iyo maayar kuxigeenkii,
Sidoo kale mudanayaasha golaha deegaan...
Saturday, December 16, 2023
-
Xldhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Colaada Kasoo Cusboonaatay Ceel Afwayn Iyo Baaqa Uu Udiray Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur yuusuf “guruuje” oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay colaada kasoo cusboonaatay deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo...
Saturday, December 16, 2023
-
Wasiir Kuxigeenka Cusub Ee Wasaarada Maaliyada Jsl Oo Xilkii La Wareegay
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland sacad cali shire ayaa xilkii ukala wareejiyay wasiir kuxigeenka cusub ee wasaarada maaliyada iyo wasiir kuxigeenkii hore ee wasaarada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
h...
Saturday, December 16, 2023
-
Madaarka Caasimada Hargaysa Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caruur Reer Somaliland Ah Oo Tartan Caalamiya Guulo Kasoo Hoyay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland oo y weheliyaan masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan ayaa maanta madaarka casimada hargaysa kusoo dhaweeyay caruur reer Somaliland ah oo tartan caalamiya kaga qay...
Friday, December 15, 2023
-
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Colaad Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Dararwayne Ee Gobolka Sanaag.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan/Sheekh siciid sokeeye oo kamid xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay colaad laba beelood ee kazoo cusboonaatay gobolka sanaag iyo shirkii lagu soo afjaray dirirtii beelaha deegaanka cali...
Friday, December 15, 2023
-
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Iyo Xogo Muhiim Ah Oo Uu Bulshada u Iftiimiyay
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Abwaan xasan saleebaan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada jsl ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhidha xeerkii isasaarka doorashooyinka ee guurtida horyaal...
Friday, December 15, 2023
-
Wefti Uu Hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 2-Aad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Baarlamaanka Wales,
LONDON(W,N)-Wefti uu Hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan la yeeshay Baarlamaanka Wales, waxaana soo agaasimay La-taliye Sare, Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arri...
Thursday, December 14, 2023
-
Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Reer Somaliland Ee Magaalada Bristol Ku Dhawaaqay Isbadal Dalka Lagu Badbaadiyo Dalka Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
BRISTOL(W,N)-Aqoonyahanka iyo haldoorka jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol ee dalka ingiriiska gaar ahaan beesha subeer awal ayaa iskugu yimid shir ay kaga arinsanayaan xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo h...
Thursday, December 14, 2023
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Aan La Iibin Karin Dhulka Xaafada Iidaan Ee Dhawaan La Dajiyay Dad Shacab Ah.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa saaka kormeeray dhulka cusub ee la dajiyay dad laga soo raray magaalada hargaysa ee xaafada iidaan
Sidoo kale maayar mooge ayaa amar ku bixiyay in aanay dhulka dadkan lasiiyay aan ...
Thursday, December 14, 2023
-
Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Lagaga Hadlay Abniga Iyo Ganacsiga +Nuxurka Laba Xeer Oo Lagu Ansixiyay!
WAR-SAXAAFADEED.
Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo lagaga Hadlay Amniga iyo Ganacsiga Laguna Ansixiyey Laba Xeer.
Hargeysa-(W,N)-Fadhigii 121aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-g...
Thursday, December 14, 2023
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Ay Yeelan Doonto Jaamacada New Generation!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay weheliyaan xubno kamid ah golaha wasiirada Somaliland iyo madaxda xisbiyada mucaaridka Somaliland qaarkood ayaa habeenkii xalay xadhiga ka jaray dhisme cusu...
Thursday, December 14, 2023
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo Markii Uhoraysay Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Dalka Turkiga Ku Galay Shil Sobobay Dhimasho!
MUQDISHO(W,N)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in wiilkiisu aanu ka soo cararin dalka Turkiga, kaddib markii shil geystay dhimasho uu ku galay magaalada Istanbul, waxaana uu intaa ku daray in uu wiilkiisa...
Thursday, December 14, 2023
-
“Madaxweyne, Haddii Aad Mus-ciriirta Qaranka ka Moosi weydo, Mishkiladahan Aan Ka Digayo, Waxaad Umuuqan Doontaa, In Aad Muraad Ka Leedahay” Siyaasi Maxamuud Xaashi
Warqad furan oo ku socota Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Mudane Madaxweyne, ma muuqato in aad wareejin doonto, dalkii midaysnaa ee midigta lagaa galiyey, maalintii aad talada dalka haaneeday, ee 13-kii December 2017-kii.
Nasii...
Wednesday, December 13, 2023
-
“Doorashadu Waa Waajibaad, Waajibaadkana Cidna Lama Baryo, Waa qasab In Doorasho la Qabto” Xil. Xasan Laabsaalax
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dalka isagoo sheegay in qabashada doorashadu ay tahay waajib islamarkaana aan cidna laga baryayay qabsoom...
Wednesday, December 13, 2023
-
Khilaafkii Udhexeeyay Maayarka Caasimada Iyo Maayar Kuxigeenkiisa Oo La Soo Afjaray!
HARGAYSA(W,N)-Khilaaf maalmihii udanbeyay udhexeeyay maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge iyo maayar kuxigeenkiisa khaddar kaasi oo ay dibada usoo baxeen qoraal ay iskugu jawaabayeen ayaa galabta lasoo gabo gabeeyay...
Wednesday, December 13, 2023
-
Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ceel Biyood Cusub Ka Dhagax Dhigay Mashruuca Wajaale.
WAJAALE(W,N)-Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale iyo masuuliyiinta wakaalada biyaha ee gobolka gabiley ayaa maanta ceel biyood cusub ka dhaga...
Wednesday, December 13, 2023
-
Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Sexeexday Mashruuca Ka Jawaabida Xaaladaha Deg Deg Ah.
HARGAYSA(W,N)-Dawlada somaliland iyo dhigeeda dalka taiwan ayaa kala sexeexday heshiishka mashruuca ka jawaabida xaaladaha deg deg ah oo ay meelgalinayso dalka tiawan.
Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland oo ka h...
Wednesday, December 13, 2023
-
Masuuliyiinta Waasaarada Waxbashada Jsl Oo Ka Jawaabay Cabashadii Ardayda Araga Naafada Ka Ah!
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay cabasho ka soo yeedhay ardayga Dugsiga araga naafada ka ah ee magaalada hargaysa oo dhawan banana bax ay dhigeen ku sheegay in agaasimaha wa...
Tuesday, December 12, 2023
-
Shirka Nabadaynta Beelihii Dirirtu ku Dhexmartay Deegaanka Cali Shaahid Oo Ka Furmay Magaalada Burco Iyo Waxyaabaha Ay Isku Waydaarsadeen.
BURCO(W,N)-Shirka nabadaynta beelihii dirirtu ku dhexmartay deegaanka cali saahid ee Gobolka Togdheer ayaa maanta ka furmay magaalada burco kaasi oo ay kazoo qaybagaleen madaxdhaqameedka beelihii dirirtu dhexmartay ee Habar yoonis...
Tuesday, December 12, 2023
-
Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya.
GABILEY(W,N)-Siyaasi/Ganacsade Maxamed cabdilaahi Bookh oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ee kazoo jeeda gobolka Gabiley ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha xaalada Siyaasadeed ee dalka,
Sidoo k...
Tuesday, December 12, 2023
-
Suldaan Maxamuud Guuleed Oo Markale Ka Hadlay Go,aamadii Kasoo Baxay Shirkii Beeshiisa Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya!
HARGAYSA(W,N)-Suldaan Maxamuud Guuleed oo kamid ah madhaxqameedka Beesha habar Jeclo ayaa cadeeyay in qodobadii kazoo baxay shirkoodii burco “Talo Wadaag” in aanay ku qaadanin dagaal islamarkaana ay jiraan dad dano siyaasadeed...
Tuesday, December 12, 2023
-
Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay Maayarka Caasimada Iyo Kuxigeenkiisa Iyo Nuxurka Qoraalo Ay Iskugu Jawaabayaan!
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikarim axmed mooge iyo maayar kuxigeenka caasimada khadar ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf culus kaasi oo sobobay in ay iskugu jawaabeen qoraal
Sidoo kale khilaafka maayar mooge iy...
Monday, December 11, 2023
-
Wefti Ka Socda Dawladda Koonfur Afrika Iyo Xisbul-xaakimka ANC Oo Booqasho ku yimid Somaliland!
Hargeysa (W.N)- Masuuliyiinta sarsare ee KULMIYE ayaa soo dhaweeyey wefti ballaandhan oo ka socda dawladda Koonfur Afrika iyo xisbul-xaakimka haya talada waddankaasi ee ANC, ayaa booqasho rasmi ah ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland....
Monday, December 11, 2023
-
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Biyaha Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Maamulka Cusub Ee Wakaalada Biyaha Wajaale Iyo Maamulkii Hore!
WAJAALE(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada harumarinta biyaha Somaliland maxamuud jaamac warfaa oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa magaalada wajaale ee gobolka gabiley oo ay weheliyaan badhasaab kuxigeenka gobolka iyo maamulka degmad...
Monday, December 11, 2023
-
Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Jsl Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista Deg Deg Ah Ee Madaxwayne Biixi Ku Sameeyay Iyo Halka Ay Salka Ku Hayso!
HARGAYSA(W,N)-WASIIRKII HORE EE WASAARADA CIYAARAHA SOMALILAND OO MAALINTII SHALAY MADAXWAYNE BIIXI XILKA QAADAY KAASI OO MUDO KOOBAN AHAA WASIIR AYAA KA HADLAY HALKA AY SALKA KU HAYSO XILKA QAADISTIISU
HALKAN KA DAAWO MUUQAALK...
Monday, December 11, 2023
-
Reer Gabilayoow Dawlada Waxba Kamaynu Cunine, Lafaha Yaan Laynoogu Imanin, Madaxwaynaha Waxaan Leeyahay…”Xil. Cabdi Cali.
GABILEY(W,N)-Xildhibaan cabdi Cali Xirsi oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka degmada gabiley ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu marayo dalku isagoo sheegay in xukuumada madaxwayne biixi ku fashilantay hogaamintii dalka...
Monday, December 11, 2023
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Deegaanka Goroyo Cawl Loogu Sameeyay Marxuum Xasan Halas,
BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliand ayaa ka qaybgalay aas qaran oo deegaanka goroyo caw lee gobolka awdal loogu sameeyay Marxuum Xasan halas oo kamid ahaa odoyaasha gobolka awdal kana mid ahaa golihii deegaanka boorama ee...
Monday, December 11, 2023
-
Reer Boorama Oo Gaadhi Qaaliya Gudoonsiiyay Wasiirkii Xilka Lagaga Qaaday Shacabkayga Ayaan La Dareen Ahay.
BOORAMA(W,N)-Qaarkamid ah aqoonyahanka iyo ganacsatada reer Boorama ayaa gaadhi qaaliya gudoonsiiyay wasiirkii hore ee wasaarada maalgashiga oo xilka madaxwayne biixi kaga qaaday hadal uu ka yidhi madal aroos oo ahaa waxan la dare...
Sunday, December 10, 2023
-
Culimada Gobolka Awdal Oo Bayaan kasoo Saaray Xaalada Kasoo Cusboonaatay Gobolka Salel.
BOORAMA(W,N)-Culimo Awdiinta gobolka awdal ayaa baaq culus kazoo saaray xaaladaha muran ee kazoo cusboonaatay gobolka selel iyagoo baaq uiray beelaha walaalaha ee wada oo maalmihii udanbeeyay warbaahinta isku marinayay hadalo cola...
Sunday, December 10, 2023
-
Xoghayaha Guud Ee Urur Goboleedka Igad Oo Kulan La Qaatay Waftigii Madaxdhaqameedka Beelaha Direed Ee Ku Sugan Dalka Jabuuti.
JABUUTI(W,N)-Xoghayaha guud ee urur goboleedka Igad Ayaa Kulan La Qaatay Waftigii Madaxdhaqameedka Beelaha direed oo safar ku joogay caasimada dalka jabuuti ee jabuuti,
Waftiga madaxda beelaha direed iyo xoghayaha urur gob...
Sunday, December 10, 2023
-
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo ka hadlay Arimaha Kasoo Cusboonaaday Gobolka Selel Iyo Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa markale ka hadlay duulaanka lagu soo qaaday Somaliland iyo qabsoomida doorashooyinka
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay xaaladaha kazoo cusboonaaday go...
Sunday, December 10, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|