Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Sheekh La Dardaarmay Dadka Cimrada Ubaxaya Iyo Qiso Cajiib Ah Oo Uu Uga Waramay
HARGAYSA(W,N)-Sheikh qaashici oo kamid culimada reer Somaliland ayaa dardaaran culus iyo qaabka loo cimraysanayo siiyay dad u anbaba baxaya Sidoo kale sheikh qaashici ayaa ka waramay qiso layaable oo bulshadii ka ilmaysiisay. ...
Monday, March 11, 2024
Madaxwaynaha Jsl Oo Shacbiga Somaliland Ku Hambalyeeyay Curashada Bisha Ramadaan.
Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Shacbiga ku hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan. https://www.youtube.com/watch?v=GhBgM3c0TPE ...
Sunday, March 10, 2024
Dhacdo Yaable; Nin Carab Ah Oo Hargaysa Ku Jiidhay Nin Somali Ah Iyo Qaabkii Looga Furdaamiyay Xabsi Uu Mutaystay!
HARGAYSA(W,N)-Nin ajaanib ah ayaa dhawaan magaalada hargaysa ku jidhay muwaadin reer Somaliland kaasi oo ugeeriyooday shilkii gaadhiga jiidhay Hadaba ninkan ajaanib ah oo aan Somaliland ku lahayn ehel islamaraana xabsiga loo ta...
Sunday, March 10, 2024
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay Curashada Bisha Ramadaan
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland iyo gudida la socodka curashada bisha ramadaan ayaa si rasmi ah caawa ushaaciyay in bisha ramadaan islamarkaana maalinta bari ah la soomi doono. HALKAN KA DAAWO MU...
Sunday, March 10, 2024
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Lagu Dalbanayo Aqoonsiga jsl
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Lagu Dalbanayo Aqoonsiga jsl Kaasi oo ay ka hor dhigeen xafiiska raysalwasaaraha ingiriiska hortiisa. https://www.youtube.com/watch?v=VzpVEC3ustY...
Sunday, March 10, 2024
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Xadhiga ka Jaray Wado Casriya Oo Laga Hirgaliyay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.
WAJAALE(W,N)-Masuuliyiin xukuumada katirsan maamulka gobolka gabiley iyo degmada wajaale ayaa maanta xadhiga ka jaray wadada halbowlaha magaalada wajaale oo dhismaheegu dhamaaday. https://www.youtube.com/watch?v=KgQ7OkpT2n0...
Sunday, March 10, 2024
Madaxwaynaha jsl Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis ku Sameeyay Qaarkamid ah Golihiisa Wasiirada!
Wareegtooyin Madaxweyne. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 10/03/2024 uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ku sameeyey qaar ka...
Sunday, March 10, 2024
Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Reer Gabiley Oo Markale Ka Hadlay Cadaalad Daro Lagula Kacay Qoys Agoon Ah Iyo Fariinta Ay Udireen Gudoomiyaha Maxkamada Sare.
GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah waxgaradka iyo dhalinyarada magaalada gabiley ayaa markale si adag uga hadlay qoys agoon ah oo garsoorka somaliland cadaalad daro iyo awood sheegayo ku hayaan, iyo sidii ay wax ugu dhaceen + cida haysata ...
Saturday, March 9, 2024
Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Caalamiga ah Ee Haweenka Adduunka.
Hargeysa-(W,N)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo maalinta caalamiga ah ee Haweenka Adduunka oo dunida oo dhan laga xuso 8-da Bishan March, maanta...
Saturday, March 9, 2024
Komishanka Doorashooynka Jsl Oo War Cusub kasoo Saaray Qabsoomida Doorashada Iyo Dhaqangalka Xeerkii Ay Mudada Sugayeen.
HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa soo dhaweeyay dhaqangalinta xeerka isasaarka doorashooyinka oo uu maanta sexeexay madaxwaynaha Somaliland kaasi oo ay sheegeen in uu muhiim u yahay qabsoomida doorash...
Saturday, March 9, 2024
Madaxwaynaha Jsl Oo Qalinka Ku Duugay Dhaqangalka Xeerka Isa saarka Doorashooyinka Somaliland!
Wareegtooyin Madaxweyne. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 09/03/2024 uu soo saaray wareegtooyin Madaxweyne oo uu ku dhaqan-gelinaayo laba xeer oo kala ah:- Dh...
Saturday, March 9, 2024
Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Qaatay Bulshada Degmada Allaybaday!
ALLAYBADAY(W,N)-Madaxdhaqameedka, Waxgaradka iyo Maamulka degmada Allaybaday ayaa Maanta Hadhimo sharafeed Soo dhawayn Iyo Is xogwaraysi ah La Qaatay Gudoomiyaha 1aad ee Xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Maxamed Samaale. Gudoomi...
Friday, March 8, 2024
Ergeyga Uqaabilsan Midowga Yurub Qaddiyadda Somaliland Oo kulan Layeeshay Xildhibanada Talyaaniga!
ROMA(W,,N)-Ergayga Uqaabilsan midowga yurub qadiyada aqoonsi raadinta Jamhuuriyada Somaliland oo safar ku jooga dalka dalka talyaaniga ayaa kulamo la qaatay xildhibaano katirsan baarlamaanka dalkaasi kuwaasi oo uu kala hadlay qadi...
Friday, March 8, 2024
Maamulka Somaliya Oo Ku Fashilantay Inay Hawada Ka Celiso Diyaarado Somaliland U Socday
HARGAYSA(W,N)-Maamulka somaliya ayaa maanta ku guuldaraystay in ay hawada Somaliland ka celiyaan diyaarado usocday Somaliland kuwaasi oo maamulka hawada Somaliland kaga adkaaday in ay diyaaradahan ku hagaan si bad qabta in ay ufad...
Friday, March 8, 2024
Hadhimo Sharafeed Degmada Arabsiyo Loogu Sameeyay Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Samaale.
ARABSIYO(W,N)-Madaxdhaqameedka, Dhalinyarada Iyo Haldoorka degmo Dalxiiseedka Arabsiyo ayaa Munaasibad Hadhimo sharafeeda Ku maamuusay Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Abdicasiis Maxamed Samaale Oo Ay weheliyaan agaa...
Thursday, March 7, 2024
Munaasibad Casho Sharaf Ah Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marwada Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Huda Barkhad.
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad casho sharaf ah ayaa habeenkii xalay lagu maamuusay marwada madaxwayinihii hore ee Somaliland daahir riyaale Marwo Huda Barkhad Aadan taasi oo lagu qabtay magaalada hargaysa. Munaasibadan lagu maamuusay...
Thursday, March 7, 2024
Maxkamada Dastuuriga ah Ee Jsl Oo Qaraar Kasoo Saartay Xeerkii Doorashooyinka Iyo Nuxurka Qodobada Ay Laashay!
Maxkamadda Sare ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta go’aan ka soo saartay Dacwad Dastuuri ah oo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku usoo gudbiyey isaga oo tixraacaya qoraalka Maxweynaha, Dacwadaasi oo nuxurkeedu ku saa...
Thursday, March 7, 2024
Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun ku Riday 4nin Oo Ajaanib Ah Iyo Danbiyada lagu Helay!
HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ayaa saaka xukun ku riday 4 -nin oo dhawaan Ciidamada Booliska JSL garahaan Saldhiga Dhexe gacanta kusoo dhigeen , raggan oo ku eedaysanaa inay Khamri ku sameeyaan Magaalada Hargaysa g...
Thursday, March 7, 2024
Munaasibad lagu Taageerayo Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah siyaasiyiinta ,aqoonyahan reer Somaliland ayaa maanta magaalada hargaysa ku qabtay munaasibad lagu taageerayo heshiiska somaliland iyo itoobiya dhawaan wada gaadheen iyo muhiimada uu uleeyahay Somaliland...
Wednesday, March 6, 2024
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Gudidii Beesha Bariga Burco Ee Xalisay Khilaafkii Doorashooyinka Somaliland
BEBERA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa shahaado sharaf ku maamuusay gudidii beesha bariga burco ee xalisay khilaafkii doorashooyinka Somaliland ee mudada dalka ka taagnaa https://www.youtube.com/watch...
Wednesday, March 6, 2024
Suldaan Cabdiraxmaan Dhawal Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Suldaan Cabdiraxmaan Dhawal oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland islamarkaana mudo safar caafimaad ugu maqnaa Dalka Hindiya ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee caasimada hargaysa ...
Wednesday, March 6, 2024
Shirkadda Meta Oo Sheegtay Inay Xalisay Cilad Maalintii Shalay Ku Timid Facebook Iyo Instagramka!
HARGAYSA(W,N)-Shirkadda Meta ayaa sheegtay in ay xalisay cillad farsamo oo soo waajahday Facebook, Messenger iyo Instagram ay shaqeyn waayaan muddo laba saacadood ah. [caption id="attachment_156977" align="aligncenter" width="5...
Wednesday, March 6, 2024
Caaqil Cumar Cismaan Oo Ka Hadlay Caleemo saarka Suldaan Beeshiisu ku Kala Qaybsantay Iyo Baaqa Uu Udiray Bulshada Reer Awdal.
BOORAMA(W,N)-Caaqil Cumar Cismaa Aw muxumed oo kamid ah madhaqameedka gobolka awdal aya wax laga xukuumado ku tilmaamay suldaan maalintii shalay lagu caleemo saaray boorama kaasi oo ay ku kala qaybsantay beesha reer nuur, maadama ...
Tuesday, March 5, 2024
Madaxwaynaha Jsl Oo Sheegay In Ay Dhamaadeen Xeerarkii Doorashooyinku Sanadka Loo Diyaargoroobayo Doorasho.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi ayaa sheegay in ay soo dhamaadeen xeerarkii lagu galayay doorashooyinka dalka islamarkaana sanad loo diyaargaroobaya in dalka ay dhacaan doorashooyin nabad ah oo cidii ku guulaysatadna la...
Tuesday, March 5, 2024
Dhalinyaro U Dhashay Somaliland Oo Muddo 17 Maalmood Ku Xidhan Magaalada Muqdisho!
MUQDISHO(W,N)-Waxa muddo 17 maalmood magaalada Muqdisho ku xidhan dhallinyaro ka soo jeedda Somaliland kuwaas oo xabsiga loo taxaabay ka dib dilkii loo geystay Allah haw naxariistee Marxuum Cabdinasiir Muuse Dahable kaas oo lagu d...
Tuesday, March 5, 2024
Kooxda Dawlada Hoose Ee Burco Oo Ku Guulaysatay Koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland
BERBERA(W,N)-Kooxda ku ciyaaraysay magaca dawlada hoose ee burco ayaa galabta ku guulaystay koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland oo ciyaarta kama danbaysata ah ay iskugu soo hadheen kooxda ciidanka asluubta hargaysa. Ciy...
Tuesday, March 5, 2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Shirweynaha 11-aad Ee Dhaqaalaha Islaamiga ah Ee Afrika.
Hargeysa-05-03-2024-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweynaha 11-aad ee Hab-xisaabeedka Islaamiga ah ee Afrika (African Islamic Finance Summit) oo sannadkan 2024-ka ay marti...
Tuesday, March 5, 2024
“Heshiiskaa Itoobiya Khasaareheega, Ilaahow Naga Du”Ganacsade Cali Cumar Guuleed
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska Mudane Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ayaa Xadhiga Kajarka Guuleed Plaza iyo Guuleed Park Hotel. Mulkiilaha Guuleed Hotels ,Cumar Cali Guuleed ayaa ka waramay Muhiima...
Monday, March 4, 2024
Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Iyo Saraakiil Ciidan Oo Ka Socotay Dalka Itoobiya!
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay u qaabilsanaha arrimaha Ciidamada ee xafiiska Ethiopia ee Hargeysa iyo saraakiil kale oo Ethiopian ah. Somaliland iyo Ethiopia ayaa ka wadahadlay iskaashiga...
Monday, March 4, 2024
Muj Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Baraha Bulshada La Wareejinayay Iyo Jiritaanka In Miisaaniyada Lacag Loogu Daray
HARGAYSA(W,N)-Suxufi/ muj yuusuf cabdi gaboobe ayaa ka hadlay warar ilaa xalay baraha bulshada la wareejinayay oo sheegayay in miisaaniyadii golaha wakiilada ansixiyeen loogu daray la dhan 43000 oo dollar Sidoo kale suxufi yuus...
Monday, March 4, 2024
Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Ceel Biyood Ka Dhagax Dhigay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Ee Berbera!
BERBERA(W,N)-Wasiirka wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera ayaa ceelal biyoodle lagu kordhinayo biyaha berbera ka dhacday duleedka magaalada be...
Monday, March 4, 2024
“Warqada Baraha Bulshada La Wareejinayo Waa Dacaayad Raqiis Ah, Oo Lagu Bartilmaamedsanayo Ragga Iyo Hablaha Difaaca Qarankooda”Agaasime Mustafe Shiine.
Hargeysa(W,N)-Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Mustafe Cabdi Ciise(Shiine), ayaa beeniyay in Yuusuf Cabdi Gaboobe ka tirsan yahay oo uu ka mushahar qaato Wasaaradda Warfaafinta. Agaasimuhu w...
Monday, March 4, 2024
Golaha Wakiillada Oo madaxweyne Biixi Ka Diiday In Xilka Laga Qaado Komishaneer Cabdicasiis Xirsi Oo Ka Tirsan Guddida Doorashooyinka
HARGAYSA(W,N)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Maanta Cod Ku Diiday Dalab uu madaxweyne Biixi, Usoo Gudbiyay kaasi oo ahaa in xilka laga qaado Komishaneer Cabdicasiis Xirsi Warsame, oo ka tirsanaa guddida Doorashooyinka Somalil...
Sunday, March 3, 2024
Wasiirka Warfaafinta Jsl Ee Dhaliilo Culus Ujeediyay Xisbiga Waddani Iyo Sobobta !
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland cali mareexaan ayaa dhaliilo culus ujeediyay xisbiga mucaaridka ee waddani isagoo ku eedeeyay in aanay qadiyada somaliland uga jawaabin maamulka somaliya. https://www.yout...
Sunday, March 3, 2024
Dhacdo Naxdinle; Guri Ku Gubtay Xaafada Cabaase Ee Magaalada Hargaysa Oo Ay Ku Geeriyoodeen Hooyo Iyo Laba Caruur Ah
Alle haw Naxariistee Hooyo iyo laba Caruura ayaa ku dhintay Dab ka kacay Hoygii ay degenaayeen xaafada Cabaaye ee degmada Gacan-libaax, kuwaasii oo ay ka hawl galeen Ciidanka Dab-demiska Somaliland. Ciidanka Booliska degmad...
Sunday, March 3, 2024
Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Odoroska Miisaaniyada 2024!
HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii saaka ku meel mariyay odoraska miisaaniyada qaranka ee 2024 kaasi oo ay ucodeeyeen 41mudane halka ay ka diideen 6mudane. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHS...
Sunday, March 3, 2024
Maamulka Degmada Wajaale Oo Kormeeray Biyo Mareeno Loo Sameeyay Wadada Halbowlaha Ee Magaalada
TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada wajaale oo uu horkacayo gudoomiyaha degmada ayaa maanta kormeer kusoo maray biyo mareeno muhiim ah oo ay usameeyeen wadada halbowlaha ee gudaha magaalada taasi oo ay dhismaheegu gobo gaboobay loon...
Saturday, March 2, 2024
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Golaha Deegaanka Hargaysa Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa saaka shir muhiim ah la qaatay guddida Fulinta ee Golaha Degaanka ee Caasimada Hargeysa iyo guud ahaanba Xildhibaanada Golaha Deegaanka. Kulank...
Saturday, March 2, 2024
Taliska Ciidanka Booliska Ee Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Dil Habeenkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo!
CEERIGAABO(W,N)-Taliska Ciidamada Booliska ee Gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay dil habeenkii xalay ka dhacay magaalada ceerigaabo oo wiil dhalinyaro ahi oo ku dilay Aabihii Sidoo kale ciidamada booliska ayaa sheegay in gacanta...
Saturday, March 2, 2024
Xildhibaan Aamina Cilmi Fariid Oo Iska Casishay Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W.N)-Xildhibaan Aamina Cilmi Fariid ooah gabadha kaliya ee katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa iska casishay gudida arimaha bulshada oo ay kamid ahayd Sidoo kale Xildhibaan Aamin ayaa faah faahin ka bixisay sobob...
Saturday, March 2, 2024
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update