“Waxaanu Ku Baaqaynaa In Doorashada Wakhtigeeda Lagu Qabto”Sonsaf.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha dalada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee Sonsaf ayaa ka hadlay xadhiga sedex suxufi oo mudo 3week ah ku xidhan magaalada hargaysa .Sidoo kale gudoomiye anwar ayaa xukuumada ugu baaqay in ay sux...