Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Madaxwaynaha Jsl Iyo Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo Caawa Kulan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland muuse biixi iyo gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo Ucid musharaxa madaxwayne ee xisbiga Waddani oo ay weheliyaan wasiirka arimaha gudaha diinta iyo awqaafta iyo xu...
Monday, May 16, 2022
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Doorashada Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliya Xasan Sheekh Iyo Fariinta Uu Udiray!
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa hambalyo udiray madaxweynaha cusub ee Somaaliya Xasan Sh. Maxamuud, isla markaana wuxuu ka codsaday in uu fuliyo go'aamadii kasoo baxay wad...
Monday, May 16, 2022
Gudida Qaban Qaabada Xuska 18may Ee Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Udiyaar Garowga Munaasibada Iyo Halka Lagu Qaban Doono!
HARGAYSA(W,N)-Gudida xisbiyada mucaaridku umagacaaban qabashada munaasibada xuska 18may ee qarannimada Somaliland oo ay sheegeen in ay gaar uxusayan ayaa warbaahinta a wadaagay halka ay hawluhu umarayaan iyo meelaha taageerayaas...
Monday, May 16, 2022
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Xildhibaan Golaha Ku Khaldamay Ugu Baaqay In Uu Raalin Galin Bixiyo.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan xirsi oo ktirsan mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka saaxil ayaa doodii fadhiga golaha ee saaka aflagaadeeyay golaha uu ka tirsan yahay Sidoo kale gudoomiye cabdirasaaq khaliif aya...
Monday, May 16, 2022
Xukuumadda Somaliland Oo Mumnuucday Qabashada Munaasibad Kale Oo Xuska 18may Ah, Xili Xisbiyada Mucaaridku Isku Diyaarinayaan
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaaada ariaha gudaha Somaliland ayaa sheegay qoraal uu soo saaray in ay mumnuuc tahay in mucaradku qaban-qaabiyo munaasabaddo loogu debaal-dagayo 18 May. Sidoo kale Xukuumadda ayaa sheegtay in sharciga ...
Monday, May 16, 2022
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Xoghayayaal Iyo Masuuliyiin kale.
Gudoomiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa magacaabay xoghayayaal iyo gudoomiyaha xisbiga ee gobolka maroodi jeex HALKAN KAGA BOGO MAGACAABIS XUBNAHAN CUSUB; ...
Monday, May 16, 2022
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Hambalyo Udiray Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliya Loo Doortay Xasan Sheikh, Ugana Digay In Uu Qaado Dariiqii Farmaajo!
"Madaxweynaha La Doortay, Waxaan Uga Digayaa In Uu Cagta Dhabada Saaro, Dariiqii Uu Ku Dayoobay, Duqii Isaga Talada Dalkiisa uga Horeeyay, (Waa Farmaajo eh). Kaas oo salka ku Hayey Dulmi, dir-sooc, Deris Nacayb, Dad Isku Wad...
Sunday, May 15, 2022
Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ku Guulaystay Doorashada Madaxwanaha Somaliya.
MUQDISHO(W,N)-Xasan sheekh maxamuud ayaa ku guulaystay in loo doorto madaxwaynaha cusub ee somaliya kadib markii uu wareegii sedexaad ee doorashada kaga adkaaday madaxwaynihii hore ee somaliya farmaajo oo uu kaga badiyay codad bad...
Sunday, May 15, 2022
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Digniin Udiray Xisbiyada Mucaaridka, Sheegayna In Aan La Ogolayn Cid Xuska Gaar Ah Qabsata.
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland oo ay weheliyaan taliye kuxigeenka ciidanka booliska iyo saraakiil kale oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aan cidna laga ogolaanayn waxka hor imanaya iyo khal khal g...
Sunday, May 15, 2022
Wasaarada Gaadiidka Iyo Maamulka Degmada Wajaale Oo Kulan La Qaatay Iskaashatooyinka Basaska Ka Shaqeeya Magaalada Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
TOG WAJAALE(W,N)-Agaasimaha waaxda gaadiid ee wasaarada gaadiidka iyo jadada Somaliland iyo maamulka degmada tog wajaale ayaa kulan la qaatay iskaashatooyinka basaska ee ka dhex shaqeeya magaalada wajaale kaasi oo lagaga wada hadl...
Sunday, May 15, 2022
Toos Udaawo Codaynta Doorashada Madaxwaynaha Somaliya.
MUQDISHO(W,N)-Doorashada madaxwaynaha koonfurta somaliya ayaa hada ka socota magaalada muqdisho gaar haan taandhada afisooni ee ay ilaaliyaan ciidamada amisom. TOOS UDAAWO https://youtu.be/Yj8eb8QN2wo...
Sunday, May 15, 2022
Xisbiyada Mucaaridka Oo Magacaabay Gudida Qaban Qaabada Xuska 18may.
HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada mucaaridka somaliland ee ucid iyo waddani ayaa magacaabay gudida qaban qaabada 18may oo ay sheegeen in ay gaar uxusayaan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; ...
Sunday, May 15, 2022
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Dhaariyay Xildhibaan Cusub Oo Ka mid Noqday Golaha Guurtida
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Aadam X. Cali Axmed, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15/05/2022, dhaariyay Ibraahim Muxumed Aw-Axmed X. Aadam, oo laga bilaabo maanta ka mid noqonaya mudan...
Sunday, May 15, 2022
“Buuqa Laga Abuuray Ardaaga Bangiyadu, Ma Keeni Kartaa Khatar Amni Oo Lacagta Iyo Suuqaba Khatar Galin Karta?Xildhibaan Maxamed Abiib.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland Ayaa Ka Digay Khatar Amni Oo Ka Dhalan Karta Fagaaraha Diyaarada Hargeysa oo dhalinyaro badan kusoo xoontay halkaasi oo ay ku hareerasyan ...
Saturday, May 14, 2022
Agaasimaha Madaxtooyada Jsl Oo Taageeray In Xisbiyada Mucaaridku Gaar Kooda Uqabsadaan Xuska 18May.
“Way Fiican Tahay Mar Haday Gaar kooda Udabaal Degayaan Xisbiyadu” Agaasimada Madaxtooyada Jsl. HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha madaxtooyada somaliland oo ka hadlay dhawaaqa kasoo yeedhay xisbiyada mucaaridka ah ee ay ku sheegeen ...
Saturday, May 14, 2022
“Kulmiye Oo Uf Wada Yidhina Xuska 18ka May Anigu Waan Usoo Taagnaa”Siyaasi Cali Guray.
Siyaasi Cali Guray oo ka waramay dhacdo uu goob joog u ahaa oo xisbiga kulmiye xiligii uu mucaaridka ahaa ku diiday casuumada xuska 18may oo madaxwayne daahir riyaale u keenay Isagoo arimahaasi ka hadlaya wuxu yidhi; “Kkkk...
Saturday, May 14, 2022
Madaxwayne Biixi Oo Caawa Booqday Badhtamaha Suuqa Ee Barxada Taalada Diyaarada Hargaysa .
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi oo ay weheliyaan xubno katirsan xukuumadiisa ayaa booqasho kadis ah ku tagay badhtamaha suuqa hargaysa iyo barxada taalada diyaarada oo ay ku cawaynayeen boqolaal dhalinyaro ah oo udiyaar...
Saturday, May 14, 2022
Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Warfaafinta Oo Ka Jawaabay Hadalkii Musharax Cirro.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirada warfaafinta iyo arimaha gudaha Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadal habeenkii xalay kazoo yeedhay musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro oo isagu dhaliinyarada xisbiga ku wargaliyay in...
Saturday, May 14, 2022
Reer Gabiley Oo Meel Adag Ka Istaagay Cunsuriyad lagula Kacay Gudoomiyaha Cusub Ee Komishanka Marwo Kaltuun Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi
GABILEY(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta warbaahinta la hadlay ayaa si adag uga hadlay cunsuriyad gobolka gabiley ahaan oo lagula kacay gudoomiyaha cusub ee komishanka doorashooyinka Somalilan...
Saturday, May 14, 2022
Xisbiyada Mucaaridka Oo Luuqadii Ugu Adkayd Kula Hadlay Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Ucid iyo waddani oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa luuqadii ugu adkayd kula hadlay xukuumada madaxwayne biixi iyo wasiiro maanta iyaguna warbaahinta ka hadlay isagoo sheegay in a...
Saturday, May 14, 2022
Xubin kamid Ahayd Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Xilkii Iska Casilay!
HARGAYSA(W,N)-Xubin kamid ah gudida doorashooyinka Somaliland ayaa goor dhawayd shaaciyay in uu iska casilay xubinnimada komishanka doorashooyinka xil khilaaf ka dhextaagan yahay xubnaha komishanka HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FA...
Saturday, May 14, 2022
Midkamid Ah Xildhibaanadii Ugu Dada Waynaa Golaha Guurtida Oo Iscasilay Iyo Gudoomiye Saleeban Oo Sheegay In Uu Dhawaan Xilka Iskaga Tagayo.
HARGAYSA(W,NN)-Xildhibaan muxumed axmed oo kamid ah xildhibaanada ugu dada wayn golaha guurtida kana mid ah dhowrka xildhibaan ee ka nool mudanayaashii lagu bilaabay golaha guurtida Somaliland ayaa iska casilay xilkii xildhibaanni...
Saturday, May 14, 2022
Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Africa (AFRICOM) Oo War Cusub Kasoo Saaray Kulammadii Ay La Yeesheen Madaxwaynaha Somaliland Iyo Socdaalkoodii Berbera!
Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Africa (AFRICOM) Oo War Cusub Kasoo Saaray Kulammadii Ay La Yeesheen Madaxwaynaha Somaliland Iyo Socdaalkoodii Berbera! "Kulammadii 12-ka May aannu ku yeelanay Hargeysa iyo Berbera waxa aannu dii...
Friday, May 13, 2022
“Mala Odhan Karaa Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi, Wuxuu Raacay Siyaasadii Arimaha Dibada Madaxwayne Riyaale?Mahamed Dhimbiil.
"Xiliyo Isku soo eeg Iyo Xidhiidho Isku Mid ah Oo Ku Beegmay Labadaasi Xili Madaxwayne" Afar iyo toban sanadood ka hor ayaa waxa is xigay safarada dawlada maraykanku ku timid Somaliland iyo safar uu madaxweynaha Somaliland Daa...
Friday, May 13, 2022
Somaliland Presidency Awarded No-Bid Contract with Inflated Cost to Redesign and Rebuilt War Memorial.
Somaliland Government spent $222,153 US Dollars on the redesign and the construction of the new war memorial in the center of Hargeisa. The new design, built by Zak Construction, consists of a stepped platform, five concrete pilla...
Friday, May 13, 2022
Shacabka Reer Gabiley Oo Ka Dareen Celiyay Hadalkii Komishaneer Kaltuun Sh. Xasan, Kuna Baaqay In Farogalinta Laga Daayo Komishanka Qaranka!
GABILEY(W,N):-Qaar Kamida Bulshada Gobolka gabiley oo maanta aragti ka bixiyey dhawaaqii shalay kasoo yeedhay gudoomiyaha cusub ee dhawaan loo doortay Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jsl Marwo Komishineer Kaltuun Sh Xassan madar...
Friday, May 13, 2022
“Dalka Inaad Udhimataan Sow Diyaar Uma Tihidin,Waa Inoo Maalinta Aan Siidhiga Idiin Afuufo..” Musharrax Cirro.
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” oo galabta kulan la yeeshay dhalinyarada taageerta xisbiga wadani ayaa ku wargaliyay in ay diyaar unoqdaan in ay badbaadiyaan dastuu...
Friday, May 13, 2022
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan oo maanta geeriyooday!
TACSI MADAXWEYNE: 13/05/2022 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu...
Friday, May 13, 2022
Komishineer Kaltuun Sh, Xasan Oo Sheegtay In Lagu Cusuriyadeeyay Gobolka Gabiley Ee Ay Kasoo Jeedo Iyo Falalka Ay Lagula Kacay.
HARGAYSA(W.N):-Komishineer Kaltuun Sheekh Xassan oo maanta shir jaraaid ay ku qabatay magaalada hargeisa kagaga warantay arrimo badan sidoo kalena kusoo bandhigtay arrimihii keentay in iyada xubnaha gudida komishanka doorashooyink...
Friday, May 13, 2022
Sheekh Barbaraawi Oo Ka Hadlay Cimriga Qiimihiisa Iyo Koobnaanta!
Sheekh Barbaraawi Oo Ka Hadlay Cimriga Qiimihiisa Iyo Koobnaanta! https://youtu.be/TTWkGKe9wIk...
Friday, May 13, 2022
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Niman Ajaanib ah Oo Dhoofinayay Harimacad
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ayaa gacanka kusoo dhigay niman ajaanib ah oo sifo sharcid daro ku dhoofinayay harimacad. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/bR5B1AQTrTk...
Friday, May 13, 2022
Gudida Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Munaasibad Sabootin Ah Uqabtay Arday Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya.
HARGAYSA(W,N)-Gudida tacliinta sare ee jamhuuriyada somaliland ayaa habeenkii xalay magaalada hargaysa munaasibad sabootin ah ugu qabtay 185arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka aynu jaarka nahay ee itoobiya. Masuuliyii...
Thursday, May 12, 2022
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Iyo Culimada Aw diin Xadhiga Ka Jaray Masaajid Cusub Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Hargaysa,
HARGAYSA(W,N)-Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland,culimo awdiin, xildhibaano iyo xubno kale ayaa caawa ka qaybgalay munaasibad xadhiga lagaga jaray masaajid cusub oo laga hirgaliyay magaalada hargaysa gaar ahaan agagaarka huteel...
Thursday, May 12, 2022
120 Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya Oo Lagu Sii Sabootiyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-120 oo reer Somaliland ah islamarkaana deeq waxbarasho ka helay dalka itoobiya ayaa lagu sii sabootiyay magaalo xuduudeedka wajaale ee gobolka gabiley. Waxanaa dhalinyarada waxbarshada ka helay dalka aynu j...
Thursday, May 12, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Wefti Ka Socda Dalka Senegal.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wefti ka socda xafiiska madaxweynaha dalka Senegal ee Galbeedka qaaradda Afrika, Mudane Macky Sall oo ah guddoomiyaha midowga Afr...
Thursday, May 12, 2022
Wasiiro Xukuumada Katirsan Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Degmada Agabar Oo Roob ka Da,ay Ay Ku Dhinteen Xoolo Tiro Badan.
AGABAR(W,N)-Wasiirka wasarada isgaadhsiinta,wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha ,badhasaabka gobolka gabiley, maayarka magaalada gabiley ayaa kormeer ku tagay degmada agabar ee gobolka gabiley oo roobab dabayla wata oo k...
Thursday, May 12, 2022
Komishaneer Kaltuun Sh, Cabdi Xasan Oo Ku Gacan Saydhay Gudi Baadhiseed Madaxwayne Biixi Usoo Magacaabay Komishanka Doorashooyinka,Kana Digtay In La Burburiyo Tacabka Somaliland!
“Waxaan Ku Talinaynaa In Aan La Burburin Tacabkii Sommaliland Soo Dhisaysay Mudada 20Sano Ah, Iyo Samcada Ay Ka Dhaxashay Doorashooyinka”Marwo Kaltuun Sheikh Xasan. HARGAYSA(W,N)-Komishaneer kaltuun sheikh xasan cabdi madar...
Thursday, May 12, 2022
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo U Xamaan Urursanaya Shir Ay Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye Kaga Arrinsadaan!
HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee UCID iyo WADDANI ayaa isu diyaarinaya kulamo hoose oo adag, kuwaasi oo ay kaga arrinsanayaan xaaladda siyaasadeed ee soo wajahday Somaliland kadib khilaafka la sheegay in uu ka dhex...
Thursday, May 12, 2022
Ururka DDI Oo Gaadhi Ambulance Ku Wareejiyay Cisbitaalka Deegaanka Caada Ee Gobolka Gabiley.
CAADA(W,N)-Wasiiro maamulka gobolka gabiley ka degmada, xildhibaano katirsan golaha wakiilada iyo ka degmada waxgaradka iyo xubno kale ayaa deegaanka caada ee gobolka gabiley kaga qaybgalay munaasibad cisbitaalka caada loogu waree...
Thursday, May 12, 2022
Xisbiga Waddani Oo Jawaab Kulul Siiyay Afhayeen Buuni Sheegay Sobobta Uu Kulmiye Ugu Biiray.
Xisbiga Waddani Oo Jawaab Kulul Siiyay Afhayeen xisbi Xaakimka kulmiye cabdinaasir Buuni Sheegayna Sobobta Uu Kulmiye Ugu Biiray iyo arimaha uu ka cabsanayo. https://youtu.be/aIpAR2nyWdM...
Thursday, May 12, 2022
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update