Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Madaxweynaha Somaliland Oo Xisbiga WADDANI ka Guddoomay Xubinta Guddida Doorashooyinka ku Matalaysa!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta oo Salaasa ah, taariikhduna tahay 07/06/2022 uu Xisbiga Waddani ka guddoomay warqad summaddeedu yahay TIX/XIS/WAD/XDH/2885/2022, kuna taariikhaysan 07...
Tuesday, June 7, 2022
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Shaaciyay Wakhtiga Loo Fadhiisanayo Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dalka.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka Daa,uud Axmed faarax ayaa shaaciyay wakhtiga ay ardayda dugsiyada sare ee fasalada afraad iyo kuwo dugsiyada dhexe ee fasalada 8aad ufadhiisanayaan Imtixaanka shahaadiga ah ...
Monday, June 6, 2022
Madaxdhaqameedka Somaliland Oo Shir Uga Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Lagaga Wada Hadlay!
Ujeedada Shirwaynaha Guud Ee Saldanada Somaliland Oo Magaalada Hargaysa Ka Furmay! HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah salaadiyiinta Somaliland oo iskaga kala yimid gobolada dalka ayaa maanta shir uga furmay magaalada hargaysa gaar ahaa...
Monday, June 6, 2022
Fanaanad Khadra Daahir Cige Oo Siyaasiyiinta Mucaaridka Iyo Xukuumada Ugu Baaqday In Ay Arimahooga Wada Hadal Ku Dhamaystaan.
HARGAYSA(W,N)-Fanaanada caanka ee khadra daahir cige ayaa ka hadashay khilaafka udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka iyo hanjabaadaha ay isku dirayaan Sidoo kale fanaanad khadra daahir ayaa muxaafid iyo mucaaridba ugu b...
Monday, June 6, 2022
Xog Culus: Dib u Milicso Wixii Kala Haysan Jiray Madaxda Kulmiye & Madaxweyne Daahir Riyaale!
Hargeysa (W,N)- Wixii kala haysan jiray Madaxda Kulmiye & Madaxweyne Daahir Riyaale, Faah Faahinta Barnaamijkaasi Halkan Hoose ka Daawo. https://youtu.be/89NsA2Wv9AA ...
Monday, June 6, 2022
Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo Dood ka Yeeshay Xeerka Waxbarashada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta kaga dooday xeerka waxbarashada oo golaha horyaala, HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/xBhnVYM89so...
Monday, June 6, 2022
Wasaarada Dastuurka Iyo Xidhiidhka Golayaasha Jsl Oo Tababar Barashada Waddaniyada Ah Ufurtay Dhalinyarada Gobolka Gabiley!
GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada dastuurka iyo xidhiidhka golayaasha qaranka ayaa tababar ku saabsan barashada waddaniyada ufuray dhalinyarada gobolka gabiley kaasi oo ka dhacay maktabada qaranka gabiley waxaana furitaanka baras...
Monday, June 6, 2022
Wasiir kuxigeenkii Wasaarada Armaha Gudaha Jsl Oo Iscasilay Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenkii wasaarada arimaha gudaha cabdinaasir caydiid ayaa iska casilay xilkii wasiirkuxigeenka wasaarada isagoo aan wax faah faahin ah ka bixin iscasilaadiisa. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; ...
Monday, June 6, 2022
DAAWO;-Qaabkii Golaha Wakiilada U Ansixiyeen 3xubnood Oo Gudida Diwaan-galinta Ururada Katirsan Ee Hore Uwaayay Codka Kalsoonida.
HARGAYSA(W,N)-Golaha wakiilada somliland ayaa maanta ansixiyay 3xubnood oo kamid ah gudida diwaan galinra ururada siyaasada oo hore xildhibaanada aanay siinin codka kalsoonida Sedexdan xubnood oo madaxwaynuhu dib ugu soo celiya...
Monday, June 6, 2022
Masjid Jaamaca Magaalada Wajaale Oo Dib Udhis Lagu Samaynayo Iyo Qaarkamid Ah Culimo Awdiinta Somaliland Oo Ka Qaybgalay!
TOG WAJAALE(W,N)-Masjid jaamaca magaalada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa lagu samaynayaan dib udhis iyo baadhin iyadoo loo dhisayo qaab casri ah. Munaasibada lagu shaaciyay dib udhiska masjid jaamaca wajaale oo habeenk...
Sunday, June 5, 2022
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Wado Cusub Ka Hirgalinaysa Xaafada Maxamed Mooge.
HARGAYSA(W,N)-Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa bilowday dhismaha wado casri oo ay ka hirgalinayso xaafada maxamed mooge ee magaalada hargaysa. Waxaana dhismaha wadadani kormeer ku tagay xildhibaan katirsan golaha de...
Sunday, June 5, 2022
Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Sheegay In 13November Wixii Ka Danbeeyay Talada Dalka Uu La Wareegi Doono Gudoomiyaha Golaha Guurtidu!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi jaamac shabeel oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalku galay iyo khilaafka udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee qabsoomida doorashada madaxtooyada S...
Sunday, June 5, 2022
Gudoomiye Kuxigeenka Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Kormeer Ku Tagay Saldhig Xukuumada Ka Hirgalinayso Magaalada Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha kuxigeenka gudida qandaraasyada qaranka oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidanka booliska somaliland ayaa kormeer ku tagay magaalada wajaale kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay usoo indho indhayn l...
Sunday, June 5, 2022
Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Iyo Subeer Awal Oo Markale Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beelaha Subeer awal Iyo Garxajis ayaa markale kulan ku yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo ay kaga wada hadlayeen xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka udhexeeya xukuumada iyo Xisbiyada Mucaarid...
Sunday, June 5, 2022
Laydhka, maciishadda, biyaha iyo caafimaadku oo daruuri u ah nolosha bulshadda reer Somaliland waxa uu sicirkoodu gaadhay meel ay adag tahay..W/Q Musharax Cirro.
Hargeisa(W.N):-W/Q Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Laydhka, maciishadda, biyaha iyo caafimaadku oo daruuri u ah nolosha bulshadda reer Somaliland waxa uu sicirkoodu gaadhay ...
Sunday, June 5, 2022
Waa Sharci Daro Ninka Xalay lagu xidhay Cirro ayaa Meheradaad ka shaaheeyay Xildhibaan Timo-jilic.
Hargeisa(W.N):-Waa Sharci Daro Ninka Xalay lagu xidhay Cirro ayaa Meheradaad ka shaaheeyay Xildhibaan Timo-jilic. https://youtu.be/eO2no5JUwh8...
Sunday, June 5, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Madaxda Machadka BRENTHURST FOUNDATION.
Hargeisa(W.N):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Madaxda Machadka BRENTHURST FOUNDATION. https://youtu.be/0R1ydMmqp0Q...
Sunday, June 5, 2022
Safiirka Somaliland ee UK oo Qaadhaanka Waaheen Dhexgeeyey madal Caalamka laga Daawanayey oo Todoba boqol oo Maalqabeen Joogeen.
Wajaalenews(UK):-Safiirka Somaliland ee Ingiriiska mudane. Cabdi Cabdillaahi Dayax-weerar ayaa sheegay inuu tabarucaadka qaadhaanka Waahen dhexgeeyey madal caalamka oo dhan laga daawanayey oo todoba boqol maalqabeen ka soo qeybg...
Sunday, June 5, 2022
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Badhtamaha Hargaysa Shacabka Kula Caweeyay Iyo Musharax Cirro Oo Markale Ku Celiyay In Ay Samaynayaan Banaan Baxyo.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani, musharaxa madaxwayne ee xisbga oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo xisbiga katirsan ayaa caawa badhtamaha caasimada hargaysa kula caweeyay kumanaan kamid ah taageerayaasha xisbiga isagoo ...
Saturday, June 4, 2022
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Sheegay In Aan Goluhu La Qabin Xildhibaan Shaadh Oo Aflagaadeeyay Qabiilo Iyo Talaabada Laga Qaadayo!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay xildhibaan golaha katirsan o dhawaan aflagaadeeyey qaabilo kamid ah kuwa Somaliland isagoo sheegay in aan goluhu la qabin islamarkaana u ...
Saturday, June 4, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Shir Caalami Ah Oo Lagu Qabtay Caasimadda Hargeysa
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay shir caalami ah oo lagu lafo-gurayo, lagagana doodayo nabadda iyo dawlad-dhiska, kaas oo uu soo qabanqaabiyey machadka weyn e...
Saturday, June 4, 2022
Sedexdii Xubnood Ee Udanbeeyay Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Iscasilay!
HARGAYSA(W,N)-Sedexdii xubnood ee ugu dambeeyay guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Biixi, sida ay ii xaqiijiyeen Illo-xogogaal ah. Xubnahan oo kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Ism...
Saturday, June 4, 2022
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo ka Hadlay Xaalada Sixir Bararka Ee Dalka Iyo Eedaha Raqiiska ah Ee Xukuumadu Ujeediso Cidii Doorashada Kala Hadasha.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee badi uhadla shacabka ayaa ka hadlay kor ukaca qiimaha laydhka, arimaha doorashada iyo eedaha xukuumadu ujeediso marka lagu yidhaa doorashada qabo....
Saturday, June 4, 2022
Masuuliyiinta Katirsan Haayada Qaxoontiga Iyo Baracayaasha Iyo Saraakiil Ka Socda UNHCR Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Masuuliyiin ka socda hay'adda qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka oo ay weheliyaan saraakiil ka socday ciidanka socdaalka iyo hay'adda UNHCR ayaa waxa ay kormeer xaqiiqo raadisa ku tageen dagmado xuduudeedka w...
Friday, June 3, 2022
“Khilaafka Maanta Jiraa Wuxu Ku Kooban Yahay, Mudo Xileedkii Madaxwaynaha Oo Dhamaanaya Iyo Kii Xisbiyada Oo Isna Dhamaanaya“Siyaasiyiinta Ururada Cusub.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah siyaasiyiinta ururada cusub Hogaaminaya ayaa ka hadlay sida ay u arkaa khilaafka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada iyo burburka komishanka doorashooyinka qaranka xili la doonayay dalka in ay doorashooyi...
Friday, June 3, 2022
DAAWO;-Dr Gaboose Oo Dhaliilay Banaan Baxa Ay Wadaan Xisbiyada Mucaaridku Iyo Jawaabtii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl!
HARGAYSA(W,N)-Dr maxamed cabdi gaboose oo kamid ah siyaasiyinta ururada in la furo ololaynaya ismarkaana ku dhawaaqay urur cusub ayaa munaasibad uu ka qaybgalay ka dhaliilay banaan baxyada ay wadaan xisbiyada mucaaridka oo uu shee...
Friday, June 3, 2022
Sh. Barbaraawi Oo Ka Hadlay Dagaal Golaha Ku Dhexmara Xildhibaanada Iyo Sida Ay Bulshada Ugu Micneeyeen
Sheekh barbaraawi ayaa ka hadlay dagaalka gacan ka hadalka ah ee golaha wakiilada ku dhexmara xildhibaanada Sidoo kale sheekh barbaraawi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay inta ay xildhibaanadii is dilaan hadana yidhaahdaan xar...
Friday, June 3, 2022
Siyaasi/Ganacsade Maxamed Bookh Oo Ka Hadlay Ciidamo Baadhitaan Iyo Hadidaad Ku Sameeyay Huteelkiisa Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidiidhka gobolada iyo degmooyinka xisbiga wadani maxamed cabdilaahi ayaa ka hadlay ciidamo xukuumadu kusoo dirtay huteelkiisa ganacsi ee magaalada gabiley kuwaasi oo baadhitaano iyo hadidaad kusameeyay dadk...
Friday, June 3, 2022
Wafti Ka Socda Midowga Yurub Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jsl.
Wafti Ay Hogaaminaysay Safiirka Midowga Yurub oo soo booqday Gudoomiyaha Maxkamada Sare JSL. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Adam Xaaji Cali Axmed, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub Amb Tiina...
Friday, June 3, 2022
Gudoomiyaha Hay’adda Ka Hortaga Aafooyinka Oo Kulan La Qaatay Hayd’addaha Maxaliga Ah Ee ka Hawlgala Dalka!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka qaranka Faysal Cali Sheekh ayaa kulan la qaatay haayadaha maxaliga ah ee ka hawlgala dalka islamarkaana ay wada shaqayntu ka dhaxayso. Gudoomiyaha haayada Aafooyinka ...
Thursday, June 2, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Midowga Yurub.
Hargeysa-(W.N)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Midowga Yurub, Amb. Tiina Intelmann oo ay wehelinayeen Safiirka Sweden Amb. Per Lindgarde iyo Maria Groeneve...
Thursday, June 2, 2022
Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal Oo Mawqif Cad Ka Istaagay Muranka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan Iyo Fariinta Ay Udireen Dhinacyada!
Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal Oo Mawqif Cad Ka Istaagay Muranka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan Iyo Fariinta Ay Udireen Dhinacyada Isku Haya qabsoomida doorashada madaxtooyada iyo furista ururada siyaasada. https://youtu.be/B...
Thursday, June 2, 2022
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Xisbiyada Mucaaridka Ku Eedeeyay In Ay Ka Baqayaan Tartanka Ururada!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed (xinif) ayaa xisbiyada mucaaridka ku eedeeyay in ay ka baqayaan tartanka ururada islamarkaana ay taasi ugu wacan tahay in ay ku dood...
Thursday, June 2, 2022
Fadhigii Golaha Wasiirradda Jsl Oo Diirrada Lagu Saaray Dhibaatada Sicir-Bararka Iyo Qodobbo Kale Oo Muhiim Ah.
Hargeysa-(W,N)-Fadhigii 92aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinayey madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland mudane Cabdirax...
Thursday, June 2, 2022
Komishanka Tamarta Somaliland Oo Joojiyay Qiimo Kordhin Shirkadaha Korontadu Ku Sameeyeen Shacabka.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka tamarta Somaliland axmed faarax cadare ayaa ka hadlay qiimo kordhin ay sameeyeen shirkadaha korontada bixiyaaa kaasi oo ay kor uqaadeen islamarkaana ay 35$ kordhiyeen Sidoo kale gudoomiyaha ...
Thursday, June 2, 2022
Waftigii Ka Socday Xukuumada Somaliland Ee Safarka Ku Tagay Dalalka Scandinavianka Oo Guulo Muhiim Ah Soo Hoyay Iyo Doorkii Safiirka Jsl Ufadhiya Dalka Sweden.
SWEDEN(W,N)-Wafti ka socda xukuumada Somaliland oo Iskugu Jiray wasiiro iyo agaasimayaal ayaa mudooyinkii ugu Danbeeyay safar shaqo ugu maqnaan wadamo katirsan qaarada yurub gaar ahaan dalalka laysku yidhaa scandinavianka Ee Swede...
Wednesday, June 1, 2022
Mujaahid Runta Usheegay Madaxweyne Biixi & Mucaaradka + Taariikho Qarsoon Oo Uu Banaanka keenay!
Hargeysa(W,N)- Mujaahid Siciid-Indhool oo Runta u Sheegay Madaxweyne Biixi & Mucaaradka + Taariikh Qarsoonayd-na Banaanka keenay, Faah Faahinta Barnaamijkaasi oo HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO DHAMAYSTIRAN; https://youtu.be/...
Wednesday, June 1, 2022
Hogaanka Xisbiga Ucid Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan xisbiga, ayaa caawa magaalada Hargaysa kulan kula qaatay saraakiil sare oo ka socday Beesha Caalamka. Waxaana saraakiish...
Wednesday, June 1, 2022
Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Dalka Uyimid Xal Uhelida Khilaafka Siyaasadeed Iyo Nuxurka Kulamo Ay La Qaateen Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socda wadamada Yurub iyo ingiriis ee somalilland ka taageera arimaha doorashooyinka ayaa soo gaadhay caasimada hargaysa kuwaasi oo ujeedada socdaalkoodu ahayd sidii xal loogu heli lahaa khilaafka xukuumada i...
Wednesday, June 1, 2022
Cabdirashiid Riyo Raac Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Uu Iskaga Casilay Komishanka Doorashooyinka Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyihii Hore ee komishanka doorashooyinka cabdirashiid riyo raac ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu iskaga casilay xubinnimadii gudida doorashooyinka Somaliland Sidoo kale cabdirashiid riyo raac ayaa isca...
Wednesday, June 1, 2022
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update