Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Kenya Oo Dalbatay In Xilka Laga Qaado Madaxweyne Uhuru Kenyatta
Nairobi(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya Martha Koome ayaa dooneysa in xilka laga qaado madaxweyne Uhuru Kenyatta, sababo la xidhiidha inuu magacaabo 6 ka mid ah 40-ka garsoore ee ay soo gudbiyeen guddiga adeegga garsoor...
Sunday, June 12, 2022
Waxgarad Iyo Odayaasha Beesha Ay Kasoo Jeedo Gabadh Dhawaan Nin Sarkaal Ahi Jidh Dil Ugaystay Oo Sheegay In Aanay Kaga Hadhaynin Falkaasi
Hargaysa(W,N)-Qaarkamid ah waxgaradka iyo dhalinyarada beesha ay kasoo jeedo gabadh mudo haraadkii mucaaridka camaraduhu qabteen sarkaal ciidanka booliska katirsan oo laag ku dhufanaya ayaa sheegay in uu gabadhaa badheedh udilay i...
Sunday, June 12, 2022
Madaxwaynaha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay!
Madaxwaynaha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay! https://youtu.be/LHGkQk6AfF4...
Sunday, June 12, 2022
Wax Ka Ogow; 7Xubnood Ee Loo Soo Magacaabay Komishanka Doorashooyinka Jsl Iyo Tirada Xisbiga Kulmiye Katirsan!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliland ayaa maanta golaha wakiilada usoo gudbiyay komishanka cusub ee somaliland kuwaasi oo ay soo kala xuleen golaha guurtida 2xubnood madaxaynaha iyo xisbigiisa 3xubnood laba xubnood oo ay soo xule...
Saturday, June 11, 2022
“Kuwii Digreetooyinkaaga Ku Magacownaa Inaad Dhexdhexaadnimo Meel U Baahan Aad Usoo Gudbisaa, Waxay Muujinaysaa, Inaad Rabto Natiijo Diyaarsan”Xil. Mukhtaar Maydhane.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane oo ka Tirsan golaha wakiilada ayaa Madaxwayne Muuse Biixi u Sharaxay macnaha doorashooyinka iyo muhiimada ay leedahay Hubinta xubnaha loo xulayo guddida doorashooyinka. Sidoo...
Saturday, June 11, 2022
“Waxaanu Leenahay Madaxwaynaha Jsl Masuuliyiinta Aad Madheera Ku Xidh Xidhatay Soodaa, Xaqdaro Ayay Ku Xidhan Yihiine”Siyaasi Axmed like.
“Maanta Somaliland Waxay Maraysaa Meel Aanay Waligeed Gaadhi, Ee Ma Qaaxo Oolajibaa Mise waa Dhaqankii Itoobiya Lagala Yimid”Siyaasi Like HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Xasan Cali (like) Oo katirsan Xisbiga mucaaridka ee wadda...
Saturday, June 11, 2022
“Shalay Dadka Mudo Haraadka Samaynayay Waxba May Shiidaynin, Waxna May Rabshaynin Ee Bilayska Ayaa Weerar Ahaa”Prof Cabdi Cali.
“Qof Siyaasi Ah Oo Masuul ah Layskama Xidhi Karo Ee Waxaa La Xidhayaa, Qofka Tuuga Oo Wax Samaynayay, Waana Sharci Daro Xadhigooduye Aniga Kaalaya Oo Ixidha”Prof cabi cali. HARGAYSA(W,N)-Prof Cabdi Cali Jaamac Oo ah Gudoomi...
Saturday, June 11, 2022
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Kusoo Maray Ardayda Ufadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalada 4aad Iyo 8Aad.
GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley ayaa saaka kormeer kusoo maray dugsiyada ay ka bilowdeen imtixaanka shahaadiga ah ee dalka ee fasalada dugsiyada sare ee fasalada 4aad iyo hoose dhexe ee fasa...
Saturday, June 11, 2022
Maamulka Waxbarashada Iyo Ka Degmada Wajaale Oo Kormeer Kusoo Maray Ardayda Ufadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah.
TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha waxbarashda degmada wajaale oo uu weheliyo gudoomiye kuxigeenka degmada ayaa saaka kormeer kusoo maray dugsiyada uu ka bilowday imtixaanka shahaadiga ee ay ufadhiisteen ardayda dugsiga sare iyo kuwa fa...
Saturday, June 11, 2022
Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Nuxurka Warbixinta Ay Siiyeen!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga iyo taliyaha ciidanka qaranka somaliland ooay weheliyaan masuuliyiin kale oo katirsan laamaha ciidanka ayaa saaka hortagay golaha wakiilada halkaasi oo ay warbixin kusiiyeen xildhibaa...
Saturday, June 11, 2022
Madaxwaynaha Jsl Oo Golaha Wakiilada Ugudbiyay Xubnaha Cusub Ee loo Soo Magacaabay Komishanka Doorashooyinka.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ka duulaya dhaqaajinta iyo hirgelinta arrimaha doorashooyinka Qaranka Somaliland waxa uu maanta Golaha Wakiilada Somaliland u gudbiyey wareegto ...
Saturday, June 11, 2022
Guud Ahaan Somaliland Oo Saaka Si rasmi Ah Looga Fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Dugsiyada Sare Iyo D. Dhexe Ee Fasalka 8aad.
HARGAYSA(W,N)-Guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa saaka waxaa sirasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare fasalada afraad iyo dugsiga dhexe ee fasalka 8aad. Sidoo kale masuuliyiinta xafiisk...
Saturday, June 11, 2022
“Reerna Gaar Uma Leh Kursiga, Dadbaa Laabta Garaaca Oo Leh Waa Markayagii, Ma Dastuurka Ayay Ku Qoran Tahay”Wasiir Albaani.
HARGAYSA(W.N)-Wasiirka diinta iyo Awqafta somaliland oo ka Qaybgalay kulan masuuliyinta xukuumada katirsan ee beesha garxajis kaga hadlayeen nabadgalayada ayaa sheegay in ay kibirsan yihiin bulshada ay isku deegaanka yihiin xisbiy...
Friday, June 10, 2022
Xisbiyada Mucaaridka Oo Shaaciyay In Ay Hakiyeen Mudo haraadkii Ay Maalinta Bari Ah Ugu Talo Galeen Inay Dalka Ka Dhacaan.
HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Wadani Iyo Ucid oo caawa shir jaraaid ku qabtay magaalada hargaysa ayaa shaaciyay in hakiyeen mudo haraadkii ay hore iclaamiyeen in maalinta bari ah dalka ka dhacaan kadib markii ay...
Friday, June 10, 2022
Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Rabshadihii Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Maalintii Shalay!
HARGAYSA(W,N)-Beesha Caalamka ayaa ka hadashay rabshado ka dhashay banaanbixii shalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ee looga horjeeday Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kaasi oo ay ku dhaawacmeen 10 qof oo ku j...
Friday, June 10, 2022
Madaxdhaqameed Dhexdhexaadin ka Galay Khilaafka Mucaaridka Iyo Xukuumada Oo Kulan La Qaatay Mucaaridka+Qodabada Ay Isla Garteen
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed, culimo awdiin iyo ganacsato reer somallad ah ayaa isku xil saaray dhexdhexaadinta xukuumada iyo xisbiada mucraacidka oo meel xasaasiya maraya Sidoo kale madaxdhaqameedkan oo kulan la qaatay hogaank...
Friday, June 10, 2022
“Xisbiyada Mucaaridku May Samayn Wax Rabshado ah, Balse Waxaad Arkaysa Ciidamo Rasaas La Dhacaya Shacabka Iyo Hooyooyin Ay Garaacayaan”Gudoomiye cabdirashiid
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka jiilka cusub ee Curad cabdirashiid xasan mataan ayaa ka hadlay mudo haraadkii maalintii shalay mucaaridku sameeyeen iyo sidii ay ula dhaqmeen ciidamada boolisku oo rasaas nool u adeegsa...
Friday, June 10, 2022
Ardaydii Ugu Tirada Badnayd Oo Sanadka Ufadhiisanaya Imtixaanka Shahaadiga Ee Maalinta Bari Ah Dalka Ka Bilaabmaya Iyo fariinta Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada!
Ardaydii Ugu Tirada Badnayd Oo Sanadka Ufadhiisanaya Imtixaanka Shahaadiga Ee Maalinta Bari Ah Dalka Ka Bilaabmaya Iyo fariinta Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada! https://youtu.be/8Y6pAMVgHYw...
Friday, June 10, 2022
Maamulka Guud Ee Shirkada Dahabshiil Oo Iska Fogeeyay In Ay Wax Lug Ah ku Lahaayeen Banaan Baxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Maamulaha guud ee shirkada dahabshiil cabdirashiid siciid ducaale ayaa iska fogeeyay ka shirkad ahaan in aanay wax lug ah ku lahayn mudo haraadkii maanta ka dhacay magaalada hargaysa Sidoo kale maamulaha shirkada ...
Thursday, June 9, 2022
Xildhibaano Sheegay In Loo Diiday In Ay Booqdaan Waxna Loo Geeyo Masuuliyiintii Xisbiyada Mucaaridka Ee Ku Xidhnaa Saldhiga Dhexe.
“Waxaan Leeyahay Xadhiga Cukuse Iyo Xamarje Xal Maaha, In Ay Kasii Darto Mooyee”Xil Siciid Cudhay. HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano katirsan golayaasha wakiilada iyo deegaanka somaliland ayaa sheegay in masuuliyiintii xisbiyada mu...
Thursday, June 9, 2022
Congresska Maraykanka Oo Ansixiyay Xeerka Iskaashiga Somaliland Iyo Maraykanka!
WASHINGTON(W,N)-Koongress-ka dalka Maraykanku waxa uu maanta ansixiyay Xeerka Iskaashiga Somaliland (Somaliland Partnership Act). Waa talaabo taariikhi ah oo horseedi doonta in Somaliland iyo dalka Maraykan ay iska kaashadda arrim...
Thursday, June 9, 2022
Gabadhii Ay Ciidamada Boolisku Jidh Dil Ugaysteen Oo Ka Hadashay Dhaawacyo Culus Oo Ay Soo Gaadhsiiyeen
HARGAYSA(W,N)-Gabadh kasoo muuqatay markii uu socday mudo haraadkii xisbiyada mucaaridku iyagoo si xun ugaraacayaan ciidanka boolisku islamarkaana mid kamid ah saraakiishii hogaaminasa uu si badheedh ah laag ugu dhufanayo ayaa k...
Thursday, June 9, 2022
Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo ka Hadashay Mudo Haraadkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay banana baxii maanta ka dhacay magaalada hargaysaa kaasi oo ay sameeyeen xisbiyada mucaaridka Somaliland islamarkaana ay ciidamadu masuuliyiin tiro badan xidh xidheen halka qaarka...
Thursday, June 9, 2022
Taliye Dabagale Oo Ciidanka Booliska Ku Bogaadiyay Sidii Ay Uga Hortageen Banaan Bixii, Xili Ay Camaraduhu Qabteen Askari Si Arxandaro Ah Ugaraacaya Gabadh.
Taliye Dabagale Oo Ciidanka Booliska Ku Bogaadiyay Sidii Ay Uga Hortageen Banaan Bixii, Xili Ay Camaraduhu Qabteen Askari Si Arxandaro Ah Ugaraacaya Gabadh. https://youtu.be/7Ej7dA9vhOQ ...
Thursday, June 9, 2022
” Khadar Laangaadhow Boolis-nimada Waxa Kuu Dheer Qabyaalad , Gabadhaas Aad laaga la dhacdayna Waxay La Dhalatay Rag.” Gudoomiye Faysal.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay sidii ciidamada boolisku ula dhaqmeen dadkii banana baxayay iyo masuuliyiintii xisbiyada ee horkacaya Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa si gaara ula h...
Thursday, June 9, 2022
Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Ka Hadlay Mudo haraadkii Saaka Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.
Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Ka Hadlay Mudo Haraadkii Saaka Ka Dhacay Magaalada Hargaysa. https://youtu.be/rXD4YXes96o...
Thursday, June 9, 2022
Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Mudaharaadkii Ay Saaka Sameeyeen Iyo Magacyada Tirada Dadka La Xidhay Iyo Kuwo Lagu Dhaawacay
HARGAYSA(W,N)-Mudo haraad ay hogaaminayaa hogaanka xisbiga wadani ayaa saaka ka dhacay gudaha magaalada hragaysa kaasi oo ay ciidamada boolisku mudo haraadayaasha u adeegsadeen rasaas nool Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa soo ba...
Thursday, June 9, 2022
“Hadii Aad Idinku Uhaysataan In Xukuumada Somaliland Cabudhinaysto Saxaafada, Xukuumaduna Uhaysato Qolo Qaranka Duminaysa Oo Cidkale Ushaqaysa” Wasiirka Maxamed Kaahin.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirada wasaaradaha arimaha gudaha ,warfaainta iyo isgaaadhsiinta oo ka qaybgalay kulan ay la yeesheen warbaahinta madaxa banaan ayaa ay ka jeediyeen hadalo iskugu jira hanjabaad iyo eedo, Wasiir maxamed k...
Wednesday, June 8, 2022
Go’aamada Ka Soo Baxay Xukuumadda Ma Lagu Gaadhi Karaa Xalka Caqabadaha Taagan?
“Markay dani meeday tidhi, maxaan talo meel ka deyey; Markay dani maaha tidhi, weydiiyey, qof meel ka deyey, Markay dani maaha tidhi, ku laabtay halkaan ka deyey; Markay dani maaha tidhi, ka sii deyey meel la deyey! (...
Wednesday, June 8, 2022
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Oo Xilkii ka Qaaday Gudoomiyihii Xisbiga Ee Gobolka Gabiley Kadib Markii Uu ka Horyimid Siyaasada Xisbiga!
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka ee xisbiga Ucid ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii xisbiga ucid ee Gobolka gabiley Iyo Masuulyiintii kale ee Gobolka Kaddib markii Gudoomiyaha xisbiga ee gobolka gabi...
Wednesday, June 8, 2022
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Warbixiyay Kulan Ka Qabsoomay Madaxtooyada Oo Lagaga Hadlay Arimaha Sixir Bararka!
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir-guddoomiyey shir ballaadhan oo ay yeesheen guddida dhaqaalaha ee golaha wasiirrada Somaliland, kaas oo diiradda lagu saaray arrimo k...
Wednesday, June 8, 2022
Siyaasi Axmed Xamarje Oo Ka Hadlay Dhibaatada Madaxwayne Biixi Ugaystay Dadka Ay Isku Deegaanka Yihiin.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga mucaaridka ah ee waddani axmed cumar xaaji cabdilaahi “xamarje” ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo hadimooyinka madaxwayne biixi ugaystay bulshada Somaliland gaar ahaan kuwa ay isku dee...
Wednesday, June 8, 2022
Xildhibaan Guruuje Oo Talooyin Dhaxal gal Ah Ujeediyay Madaxwayne Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliand ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo biyo la,aan ka taagan deegaanadii laga soo doortay Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa ma...
Wednesday, June 8, 2022
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Madaxwaynaha Hortiisa Ku Dhaariyay Xubnihii Ka Dhinnaa Guddida Diiwaangelinta Ururrada Iyo Axsaabta
Hargeysa(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta Madaxweynaha Qaranka hortiisa ku dhaariyey Saddexdii xubnood ee ka hadhsanaa Guddida Diwaangelinta Ururrada iyo ...
Wednesday, June 8, 2022
DAAWO;-Dood Kulul Maxaa Laga Qaban Karaa Kor Ukaca Qiimaha Laydhka Ee Shacabka Lagu Kordhiyay?
HARGAYSA(W,N)Dood kulul oo lagaga hadlayay kor ukaca qiimaha korontada ayaa waxaa kazoo Agaasimay Tvga MMTV Taasi oo ay kazoo qaybgaleen masuuliyiin ku hadlayay afka shirkadaha bixiya adeega korontada ee magaalada hargaysa,aqoon...
Tuesday, June 7, 2022
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Dawlada Ingiriiska Ufadhida Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA9W,N)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay #Lizzie_Walker oo ah madaxa xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa. Kulankan dhex maray Gudd...
Tuesday, June 7, 2022
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ardayda Dugsiyada Dalka Uga Digay In Ay Qayb Ka Noqdaan Banaan Baxyada Xisbiyada Mucaaridku Ku Baaqeen.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa guddoomiyayaasha Waxbarashada ee gobolada dalka ku wargaliyey inay ka reeban tahay ardayda iyo dhammaan bahda Waxbarashada banaan baxyo amniga lagu khalkhal galinayo. Wa...
Tuesday, June 7, 2022
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha jsl Oo Kulan La Yeelatay Masuuliyiin Ka Socday UNHCR.
HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa kulan ku qabatay magaalada hargaysa kaasi oo lagaga hadlayay dadka soogalootiga iyo managalyada doonka Kulanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin ka socday ha...
Tuesday, June 7, 2022
DAAWO;-Dadwayne Ka Cabanaya Kor Ukaca Qiimaha Laydhka Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada Iyo Madaxda Shirkadaha.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadwaynaha ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa iskugu soo baxay banana bax ay kaga cabanayaan qiimaha ay ku kordhiyeen shacabka shirkadaha bixiya adeega korontada kaasi oo aanay bulshada qaadi Karin. Si...
Tuesday, June 7, 2022
Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Oo Sheegay In Heshiish Ay Shirkada Laydhka Ka Wada Gaadheen Qiimo Korodhkii Ay Sameeyeen.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka tamarta maxamed faarax cadare ayaa sheegay kulan ay wada yeesheen masuuliyiinta shirkadaha laydhka bixyay kadib ay heshiish ka gaadheen qiimo korodhkii ay sameeyen kaasi oo uu sheegay in bishan...
Tuesday, June 7, 2022
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update