Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo La Kulmay Safiirka Dalka Finland Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan ciro ayaa kulan la qaatay safiirka dalka finland oo socdaal ku jooga somailand kaasi oo ay ka wada hadleen arimaha doorashada madaxtooyada Dhanka kale gudoomiya...
Friday, June 17, 2022
Xeer Ilaalinta Gobolka Gabiley Oo Maxkamada Usoo Gudbisay Xaashida Eedaha Loo Haysto Aare Suleebaan Cawleed Oo Mudo Ku Xidhan Gabiley
GABILEY(W,N)-Xaashida Eeda Aare Suleiman Cawleed oo Mudo 26 Cisho Ah Ku Xidhan Saldhiga Magaalada Gabiley Iyo Qodobada Xeer Ilaalintu Kusoo Eedaysay. Aare Suleebaan ayaa loo haystaa afgalaado madaxwaynaha Dalka Jabuuti Iy...
Thursday, June 16, 2022
Madaxwaynaha DDS Oo Qaabiley Wafti Caalamiya Iyo Ujeedada Socdaalkooda
JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar ayaa magaalada jig jiga ku qaabiley wafti ka socday haayada cuntada aduunka ee wfp oo uu weheliya wasiirka horumarinta dalka sweden. Madaxwayne cagjar i...
Thursday, June 16, 2022
“Al shabaab Marnaba Uma Suurto Gali Karto Inay La Wareegaan Xukunka Soomaaliya” Safiirka Maraykanka.
MUQDISHO-(W,N)-Safiirka dowladda Maraykanka Ufadhiya Soomaaliya, Larry Andre ayaa sheegay in aysan Alshabaab u suurtagali karin inay la wareegaan Soomaaliya, si lamid ah Taliban oo la wareegay Afgaanistan. Danjire Larry And...
Thursday, June 16, 2022
Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Ee Dalka Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Gudoomiye Da,uud Oo Ka Warbixiyay
HARGAYSA(W,N)-Imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare ee somaliland gaar ahaan ardayda fasalada afraad ayaa maanta si rasmi ah loosoo gabo gabeeyay Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka daa,uud axmed faarax oo ka warbixiya...
Thursday, June 16, 2022
Munaasibada Lagu Shaacinayay Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Prof Axmed I. Samater Oo Sharaxay Ujeedooyinka Ururka!
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa lagu shaaciyay urur siyaasadeedka cusub ee hilaac kaasi oo ay uu aas aasay prof axmed ismaaciil samater. Sidoo kale munaasibadan ayaa waxaa hadalo k...
Thursday, June 16, 2022
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo ka Hadlay Warar Sheegaya In Habeenkii Xalay La Weeraray Guriga Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani.
HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa ka hadlay warka sheegaya in habeenkii xalay ciidamo boolis ahi weerareen guriga musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro Sidoo kale ciidanka boliska ayaa...
Thursday, June 16, 2022
Fadhigii Golaha Wasiirada Somalilland Oo Laga Soo Saaray Go,aamo Xasaasiya Iyo Arimaha Ay Khuseeyaan.
Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Oo Lagu Go’aamiyey In La Joojiyo Mashaariicda Horumarineed Ee Ku Jira Odoroska Miisaaniyadda Sannadeedka 2022-ka. War-Saxaafadeed-16-06-2022-()-Fadhigii 93aad ee Golaha Wasiirrada Jam...
Thursday, June 16, 2022
Komishanka Xuquuqal Iisaanka Qaranka Oo Sheegay In Jidh Dil Loo Gaystay Siyaasiyiinyta Mucaaridku Intii Ay Ku Xidhnaayeen Saldhiga Dhexe.
HARGAYSA(W,N)-Komishanka xuquuqal iisaanka qaranka ayaa war bixin kazoo saaray xadhiga ay xukuumadu kula kacday siyaasiyiin katirsan xisbiyada mucaaridka kadib markii ay mucaaridku sameeyeen banana bax salmi ah Sidoo kale warbi...
Thursday, June 16, 2022
Xildhibaan Mustafe Khayreeye Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay In Wasiir Xukuumada Katirsani Uu Aflagaadeeyo Bulshada Gobolka Sanaag.
“Maaha In La Aflagaadeyo Dadka Gobolka Sanaag,Oo la Dhaho Dhuxul Baad Shidaan…”Xildhibaan Mustafe Khayreeye. HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mustafe khayreeye oo kamid ah mudanayaasha laga soo doortay goboka Sool Gaar ahaan cayn...
Wednesday, June 15, 2022
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Xogaha Uu Ka Bixiyay Khilaafka Mucaaridka Iyo Xukuumada!
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi cali xaaji xasan Iyo Xogaha Uu Ka Bixiyay Halka Uu Salka ku hayo Khilaafka Mucaaridka Iyo Xukuumada ee qabsoomida doorashada madaxtooyada, HALKAN KAGA ...
Wednesday, June 15, 2022
Madaxwaynaha Somaliya Oo Magacaabay Raysal-wasaare Cusub!
Madaxwaynaha somaliya xasan sheekh maxamuud ayaa goordhawayd magacaabay raysalwasaaraha cusub ee somaliya oo uu umagacaabay xamse Cabdi bare. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/n9ZZFQvS854 ...
Wednesday, June 15, 2022
Shirkii Beelaha Warsangali Uga Socday Magaalada Ceerigaabo Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
CEERIGAABO(W,N)-Shir maalmihii ugu danbeeyay magaalada ceerigaabo uga socday beelaha warsan gali ayaa lasoo gabo gabeeyay kaasi oo laga soo saaray warmurtiyeed Sidoo kale shirkan ayaa lagu shaaciyay qodobada ay xukuumada somali...
Wednesday, June 15, 2022
Madaxwaynaha DDS Oo Khudbad Ujeediyay Ardayda Jaamacada Camuud Iyo Balan Qaadka Uu Usameeyay!
BOORAMA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka Somalida itoobiya iyo wafti uu hogaaminayo oo safar ku yimid Somaliland agar ahaan gobolada awdal ayaa maanta khudbad ujeediyay ardayda jaamacada camuud Sidoo kale madaxwayne mustafe c...
Wednesday, June 15, 2022
Dab Xoogan Oo Qabsaday Xerada Xoolaha Ee Magaalada Berbera Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
BERBERA(W,N)-Dab xoogan ayaa saaka ka xeryaha xoolaha ee magaalada berbera halkaasi oo ay ku shuf beeleen calafkii xoolaha ee goobahan yaalay. Sidoo ciidamada dab damiska ee magaalada berbera ayaa gurmad ka galay sidii ay ...
Wednesday, June 15, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Reer Ceerigaabo Goob Fagaare ah Kala Hadlay!
Ceerigaabo-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo isaga iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayaa maalmahanba ku sugnaayeen gobolka Sanaag, ayaa maanta fagaaraha weyn ee Beerta Nuura kala hadlay sh...
Wednesday, June 15, 2022
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo War Kasoo Saaray Mudo Haraadkii Xisbiyada Mucaaridka Ee Hargaysa Ka Dhacay, Sheegayna In Aanay Ciidanku Rasaas Nool U Adeegsan.
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Booliska Oo Baadhaya Rasaasta Dhawaacday Barkhad Batuun oo ay Iska Fogeeyeen in Ciidamadu Rasaas Nool u Adeegsadeen Shacabka iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaridka. **Warsaxaafadeed** Taariikhdu markay ahayd...
Tuesday, June 14, 2022
Wasiirka Arrimaha Dibedda Jsl Oo Ka Qayb galay Kulan Lagaga Hadlayay Iskaashiga Ganacsi Ee Somaliland Iyo Finland.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland ayaa ka qaybgalay kulan lagaga hadlayay iskaashiga ganacsi ee Somaliland iyo maalgashadayaasha dalka Finland waxaa halkaasi ugu horay ka hadashay wakiilka Somaliland ufadhida Somali...
Tuesday, June 14, 2022
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwayne Biixi, Kuna Eedeeyay In Uu Dalka Ku Wado Qas.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaa xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal habeenkii xalay kazoo yeedhay madaxwayne biixi oo la xidhiidhay doorashada iyo tartanka ururada oo uu madaxwaynuhu sheegay in ay soo ...
Tuesday, June 14, 2022
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Soo Gabo Gabeeyay Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee Fasalada 8aad.
HARGAYSA(W,N)-Xafiiska imtixaanaadka qaranka jsl ayaa maanta soo gabo gabeeyay imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada dhexe fasalada 8aad oo soo dhamaaday oo ardayda ubilowday sabtidii. Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka ...
Tuesday, June 14, 2022
Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo boqolaal kamid ah taageerayaasha xisbiga ayaa madaarka cigaal ee caasimada hargaysa kusoo dhaweeyay siyaasi rugcadaa cabdiqaadir jirde oo mudo safar ugu...
Tuesday, June 14, 2022
Safiirka Somaliya Ufadhiya Kenya Oo Ka Baxay Shir Madaxwayne Uhuru Kenyata La Lahaa Wakiilada Ku Sugan Dalkiisa Oo Ay Kamid Ahayd Somaliland
NARIOBI(W,N)-Safiirka u fadhiya Soomaaliya Kenya oo lagu magacaabo Mohamed Tarsan ayaa waxa uu ka duday shir uu Madayweynaha Kenya Uhuru Kenyatta isugu yeedhay safiirada caalamka ee ku sugan Nairobi. Madaxweynaha Kenya H.E ...
Tuesday, June 14, 2022
Madaxweyne ku-xigeenka Jsl Oo Degmada Kala-baydh Kusoo Dhaweeyey Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo.
Boorama(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan xubno kamida Golaha Wasiirada, Xildhibaano masuuliyiin kale ayaa maanta dalka kusoo Madaxweynaha D...
Tuesday, June 14, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhig-ka-jaris Iyo Kormeer ku Sameeyey Mashaariic Xukuumaddu Ka Hirgelisay Gudaha Ceerigaabo.
Ceerigaabo-( W N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo maalintii saddaax ku jooga gobolka Sanaag, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal kala duwan oo ay xukuumaddu ka hirgelisay gudaha ...
Tuesday, June 14, 2022
Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Sobobta Ay Xukuumadiisu Ku Diidan Tahay Banaan Baxa Ay Dalbadeen Xisbiyada Mucaaridku Iyo Muranka Ka Taagan Qabsoomida Doorashada!
CEERIGAABO(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland oo ku sugan Magaalada ceerigaabo ayaa caawa kulan la yeeshay madaxdhaqameedka gobolka sanaag ayaa ka hadlay sobobta xukuumadiisu ku diidan tahay mudo haraadka ay dalbadeen xisbiyada mucaar...
Monday, June 13, 2022
“Waxaanu Ku Wargalinaynaa Dhamaan Macaamiisha Sharafta Leh Iyo Dadweynaha In Aysan Rumaysan Dacaayadaha Iyo Been Abuurka”Shirkada Dahabshiil Group
HARGAYSA(W,N)-War-saxaafadeed Kasoo Baxay Shirkada Dahabshiil Group ayaa macaamiisheeda iyo Dadwaynaha lagu wargaliyay in aanay rumaysan dacaado iyo facebookyo been abuur ah oo lagu samaynstay magaca qaybo kamid ah shirkada iyo ...
Monday, June 13, 2022
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Wafti ka Socday dowladda Maraykanka.
MUQDISHO-(W,N)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wafti ay hoggaamineyso ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Xoghayaha Arrimaha Dibedda Dawlada Maraykanka Victoria Nuland oo uu weheliyo Danjiraha Mar...
Monday, June 13, 2022
Madaxweynaha Jsl Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Kulan La Yeeshay Hoggaanka Madax-dhaqameedka Gobolka Sanaag.
Ceerigaabo-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay magaalada Ceerigaabo, ayaa caawa kulamo la qaatay salaadiinta, cuqaasha iyo waxgaradka Gobol...
Monday, June 13, 2022
Xisbiga Waddani Oo Soo Saaray War-saxafadeed Uu Kula Hadlayo Beesha Caalamka Iyo Nuxurka Uu Xanbaarsan Yahay!
HARGAYSA(W,N)-Xisbiga mucaaridka ee waddani ayaa soo saaray war saxaafadeed ku qoran luuqada ingiriisiga ah kaasi oo ay kaga hadlayaa banaan baxii xisbigu ka dhigay caasimada iyo siyaasiyiintii xukuumadu xidh xidhay iyo war ay soo...
Monday, June 13, 2022
Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Xukuumada Ugu Baaqday In Ay Joojiso Xadhiga Suxufiyiinta,Kuwa Xidhana Xoriyadooda Usoo Celiso!
HARGAYSA(W,N)-Warbaahinta madaxa banana ee Somaliland oo maanta shir jaraa,id ku qabatay magaalada hargaysa ayaa ka hadashay xadhiga xukuumadu ku haysto warbaahinta iyo kuwo sida sharcidarada ugu xidhan xabsiyada dalka Sidoo ka...
Monday, June 13, 2022
Fanaanka Da,dayar Ee Farxaan Qaboojiye Oo Kamid Ah Ardayda Ufadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah Oo Ka Waramay Dareenkiisa!
Fanaanka Da,dayar Ee Farxaan Qaboojiye Oo Kamid Ah Ardayda Ufadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee dusgiyada sare kuna gudo jira imtixaankii oo maalintii sedexaad maraya ayaa Ka Waramay Dareenkiisa iyo saamaynta fanku ku leeyah...
Monday, June 13, 2022
Xildhibaano,Dhalinyaro Iyo Haween Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Siyaasiyiinta Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Ay Kamidka Yihiin Siyaasi Cukuse Iyo Xamarje.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid cudhay oo katirsan golaha deegaanka caasimada hargaysa ,dhalinyaro iyo haweenka degmada maxamuud haybe ayaa si adag uga hadlay xadhiga sharci darada ah ee xukuumadu kula kacday siyaasiyiinta xisbiya...
Monday, June 13, 2022
Madaxwaynaha Jsl Oo Ka Hadlay Muhiimada Uu Somaliland Uleeyahay Shirka Beelaha Warsangali Iyo Doorkii Ay Ku Lahaayeen Xornimo Doonkii Jsl Ee 60kii.
CEERIGAABO(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi oo ergeda Beelaha warsangali hadal u jeediyey, ayaa si qoto dheer oo xog-ogaalnimo leh u sharraxay kaalinta ay beesha Warsangeli ku lahayd dhismaha Somali...
Sunday, June 12, 2022
Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Kulan La Qaatay Ergeda Beesha Warsangeli Ee Shirku Uga Socda Ceerigaabo.
Ceerigaabo--(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay gobolka Sanaag, ayaa caawa kulan la qaatay ergeda shirkii beesha WARSANGELI ...
Sunday, June 12, 2022
Ciidanka Nabad Galyada Jsl Oo War Ka Soo Saaray Shilkii Shalay Ka Dhacay Meel U Dhaw Guriga Gudoomiyaha xisbiga Waddani.
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka nabadgalyada wadooyinka Somaliland ayaa war kasoosaaray shil maalintii shalayka dhacay amaba gaadhi uu ku galay dayrka guriga gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan kaasi oo gudoomiyaha xisbiga w...
Sunday, June 12, 2022
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Ay Weheliyaan Maamulka Dawlada Hoose Oo Dugsi Cusub Ka Dhagax Dhigay Deegaanka Cigaal Ee Degmada Allaybaday.
ALLAYBADAY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maamulka degmada gabiley ayaa dugsi cusub ka dhagax dhigay deegaanka cigaal oo katirsan degmada Allaybaday ee Gobolka Gabiley. Waxaana munaasibada dhagax dhiga dugsigan cusub...
Sunday, June 12, 2022
Dahabshiil Bank Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Qaybo Kamid Ah Macaamiisheeda!
HARGAYSA(W,N)-Shirkada dahabshiil group qaybteeda baanka ayaa abaalmarino gudoonsiisay qaarkamid ah macaamiisheeda. Munaasibad balaadhan oo ay qabatay shirkada dahabshiil ayna kazoo qaybgaleen maamulka guud ee shirkada iyo...
Sunday, June 12, 2022
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Kenya Oo Dalbatay In Xilka Laga Qaado Madaxweyne Uhuru Kenyatta
Nairobi(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya Martha Koome ayaa dooneysa in xilka laga qaado madaxweyne Uhuru Kenyatta, sababo la xidhiidha inuu magacaabo 6 ka mid ah 40-ka garsoore ee ay soo gudbiyeen guddiga adeegga garsoor...
Sunday, June 12, 2022
Waxgarad Iyo Odayaasha Beesha Ay Kasoo Jeedo Gabadh Dhawaan Nin Sarkaal Ahi Jidh Dil Ugaystay Oo Sheegay In Aanay Kaga Hadhaynin Falkaasi
Hargaysa(W,N)-Qaarkamid ah waxgaradka iyo dhalinyarada beesha ay kasoo jeedo gabadh mudo haraadkii mucaaridka camaraduhu qabteen sarkaal ciidanka booliska katirsan oo laag ku dhufanaya ayaa sheegay in uu gabadhaa badheedh udilay i...
Sunday, June 12, 2022
Madaxwaynaha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay!
Madaxwaynaha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay! https://youtu.be/LHGkQk6AfF4...
Sunday, June 12, 2022
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update