Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Wiil Lagu Jidh Dilay Mudaharaadkii Mucaaridka Oo Ku Waayay Xiniintiisa,Kana Ka Waramay Sidii Wax Ugu Dhaceen, Cida Dishay Iyo Hadalo Uu Ku Yidhi Taliye Dabagale!
HARGAYSA(W,N)-Wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadkii lagu soo qabqabtay mudo haraadkii mucaaridka islamarkaana ciidanka boolisku jidh dil ugaysteen sobobay in uu ku waayo xiniintiisa hada yaala cisbitaal magaalada hargaysa ku aya...
Thursday, June 23, 2022
Madaxweynaha Jsl Oo Habka Maqalka iyo Muuqaalka ah La Yeeshay Safiiro Iyo Diblumaasiyiin kale
Hargaysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta habka maqalka iyo muuqaalka (Video Conference) la yeeshay koob iyo toban (11) mudane oo isugu jira safiiro iyo diblumaasiyiin ka socda bees...
Thursday, June 23, 2022
Xukuumada Somaliland Oo Soo Saartay Go,aan Ay Ku Xadidayso Qiimaha Korontada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Gudida dhaqaalaha ee golaha wasiirada somaliland oo maalmihii udanbeeyay shirar la lahaa komishanka tamarta somaliland iyo shirkadaha bixiya adeega korontada ayaa soo saaray go,aamo ay ku xadiyadaan qiimaha laydhka k...
Wednesday, June 22, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Faransiiska U Fadhiya Dalka Kiiniya.
Hargeysa(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu galabta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka dawladda Faransiiska u fadhiya dalka Kiiniya, Amb. Aline KUSTER-MENAGER iyo wefti ay hoggaami...
Wednesday, June 22, 2022
Taratanka Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Gobolada Dawlad Deegaanka Itoobiya Oo Laga Daahfuray Magaalada Jig Jiga.
JIG JIGA(W,N)-Tartanka ciyaaraha kubada cagta ee gobolada dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa maanta sirasmi ah ugu bilowday caasimada jig jiga taasi oo ay munaasibada lagu daahfuray ay a qaybgaleen masuuliyiin katirsan dawlad...
Wednesday, June 22, 2022
KA KA OGOW;-Qaabkii Uu Ku Bilowday Kulankii Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Iyo Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa maalintii shalay hortagay gudi hoosaadka dabagalka iyo hantida qaranka ee golaha wakiilada oo hore ugu yeedhay Gudoomiyaha ayaa gudida uga xogwaramay ...
Wednesday, June 22, 2022
Mareykanka Oo Somaliland U Arka Meel ka Samata Bixin Karta Barakicinta Shiinuhu Kaga Samaynayo Geeska Afrka.
Mareykanka Oo Somaliland U Arka Meel ka Samata Bixin Karta Barakicinta Shiinuhu Kaga Samaynayo Geeska Afrka. https://youtu.be/8PBYuyD7wzc...
Wednesday, June 22, 2022
Gudida Dhexdhexaadinta Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumada Oo War Cusub Soo Saaray.
HARGAYSA(W,N)-Gudidii madaxdhaqameedka iyo ganacsatada ahayd ee isku xil qaatay dhex dhexaadinta khilaafka mucaaridka iyo xukuumada Somaliland ayaa war kazoo saaray kulamadii ay la yeesheen madawaynaha Sdoo kale gudidan ayaa ka...
Wednesday, June 22, 2022
Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Jawaabtay Eedo Ay Ujeediyeen Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada waxbarashada somaliland ayaa ka jawaabtay eedo au ujeediyay xildhibaano katirsan golaha wakiilada kana soo jeeda gobolka awdal oo ku eedeeyay in ay si eex ah uqaadatay macalimiin dugsiyada dalka wax ka dhig...
Wednesday, June 22, 2022
Golaha Guurtida Oo Sheegay In Wada hadalada Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ay Ka Wada Shaqayn Doonaan Gudidii Is Xilqaantay.
HARGAYSA(W,N)Xildhibaan/suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxmaan oo ka hadlay dhedhexaadinta ay golaha guurtida ka galayaan khilaaf cakiran ee udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xkuumada madaxwayne biixi oo isku khilaafsan qabsoomid...
Wednesday, June 22, 2022
Guddida Heer Qaran Ee Suuqa Waaheen Oo U Soo Bandhigay Madaxweynaha Jsl Nashqada Cusub Ee Suuqa Waaheen.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta warbiximo ka dhegeystay guddida heer qaran ee suuqa waaheen oo ay wehelinayaan Farsamayaqaanada dhismaha suuqa waaheen iyo shirkada ku guul...
Tuesday, June 21, 2022
DAAWO; Gudida Dabagalka Ee Golaha Wakiilada Iyo Wixii Kala Qabsaday Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha+Jawaabaha Uu Siiyay!
DAAWO; Gudida Dabagalka Ee Golaha Wakiilada Iyo Wixii Kala Qabsaday Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha+Jawaabaha Uu Siiyay! https://youtu.be/qRGA7VlJciI...
Tuesday, June 21, 2022
“Ma Werwerin Tan Iyo Markii Aan Si Joogto Ah Ubooqday Somaliland”Khabiir Michael Rubin.
“Waxyeellooyinka digniinaha safarrada ee balaadhan waxay wax u dhimaysaa amniga gobolka, xidhiidhka Maraynkaa iyo amniga Qaranka ee mustaqbalka.” Warbixin dheer oo lagu daabacay wargayska the national interest uu qorayn...
Tuesday, June 21, 2022
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Ka Waramay Wixii Uu Kala Kulmay Gudida Dabagalka Ee Golaha Wakiilada!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikarim axmed xinif ayaa ka waramay waxyaabo lala yaabo oo kala kulmay gudida dabagalka hanta qaranka ee golaha wakiilada oo uu saaka hortagay Sidoo kal...
Tuesday, June 21, 2022
Madaxweynaha Jsl Oo Maanta Qaabiley Ergo Isku-xil-qaantay Xal-u-helidda Arrimaha Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 21-06-2022 Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergo is-xil-qaantay oo isugu jira Salaadiin, Cuqaal iyo Culimo Awdiin, m...
Tuesday, June 21, 2022
Maxbuus Xabsiga Madheera 16Sano Ugu Xidhan Mag Qiimaheedu Dhan Yahay $2000!
Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga Waddani Maxamed Siqiid Dhame oo booqday jeelka madheera ayaa kula kulmay dhacdo damqasho leh muwaadin udhashaydalka itoobiya oo mudo 16sano ah jeelka madheera ugu xidhan mag qiimaheedu dhan ya...
Monday, June 20, 2022
Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Ee Gobolka Sool Oo Caawa Dablay Hubaysani Ku Dishay Magaalada Laascanood
LAASCANOOD(W,N)-Gudoomiyihii xisbiga Ucid Ee Gobolka Sool Ayaa caawa Dablay Hubaysani ku Dishay Gudaha Magaalada Laascanood Xili uu ku gurigiisa kusii socday. Alle Ha,unaxariistee Marxuum Maxamed Axmed Faarax (Aflahar) Ayaa...
Monday, June 20, 2022
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Magaalo Xuduudeedka Wajaale Ku Qaabiley Wafti Saraakiil Ciidanka Oo Ka Socday Dawlada Itoobiya.
WAJAALE(W,N)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa Magaalo Xuduudeedka Wajaale ku Qaabiley Wafti Uu Hogaaminayo Komishanneerka Ciidanka Booliska Dawlada Fadaraalka Itoobiya oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidamada dawlad...
Monday, June 20, 2022
“Halgankii Dheeraa Ee Loo Soo Maray Dalkan Si Uu Xor Unoqdo, Xaaladaha Maanta Socda Markaad u Eegto, Waxay Udhawdahay In Ay Gacanta Muuse Biixi Ku Dumayso”Siyaasi Abgaal.
BOORAMA(W,N)-Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalku galay iyo khilaafka udhexeeya xukuumada iyo xisbyada mucaaridka Sidoo kale Siyaasi Abgaal ayaa she...
Monday, June 20, 2022
Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Jsl Oo Sheegay In Aanay Golaha Wakiiladu Awood Ulahayn Kala Dirista Komishankooda!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka tamarta Somaliland maxamed faarax cadare ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay go,aan kazoo baxay shir gudoonka golaha wakiilada oo maalintii shalay ahayd sheegay in ay kala direen komishanka tamart...
Monday, June 20, 2022
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Afar Kamid Ah Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Oo Saaka La Horkeenay+3xubnood Ee Waayay Codka Kalsoonida.
HARGAYSA(W,N)-Fadhigii golaha wakiilada Somaliland ee saaka ayaa la horkeenay xubnaha cusub ee komishanka doorashooyinka Somaliland kuwaasi oo goluhu uqaaday codka gacantaaga ah Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa afar kamid ah...
Monday, June 20, 2022
Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Shaaciyay Wakhtiga Ay Bilaabmayso Diwaangalinta Ururada Cusub!
HARGAYSA(W,N)-Gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo kala reebista asxaabta qaranka ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee la bilaabayo diwaangalinta ururada cusub iyo shuruudaha looga baahan yahay isdiwaangalintooda, https:...
Monday, June 20, 2022
Xubnaha Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Oo la Filayo In La Horkeeno Golaha Wakiilada Iyo Tirada La Saadaalinayo In Goluhu Soo Celiyo!
HARGAYSA(W,N)-Fadhiga Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland Ee maalinta bari ah la filayaa in la horkeeno 7xubnood ee komishanka doorashooyinka qaranka ee cusub Kuwaasi oo loo qaadi doono codka kalsoonida ee in xubnaha Komishan...
Sunday, June 19, 2022
Qaramada Midoobay Oo Dalbatay In Laga Hortago Tacadiyada Loo Gaysto Haweenka Ee Ka Dhaca Somaliya.
MUQDISHO(W,N)-Haayada qaramada midoobay gaar ahaan somaliya ayaa ku baaqday in la ilaaliyo haweenka somaliya iyadoo lala dagaalamayo tacadiyada ka dhanka haweenka ee kufsiga iyo ka faa,idaysiga baahiyaha iyo xiliyada colaadaha. ...
Sunday, June 19, 2022
“Hadii Somaliland Gacan Midaysan Ku Wada Qaban Wayno Muuse, Waxaad Ogaataan In Muuse Iyo Kaahin Saacada Ku Celin Doonaan 1994”Gudoomiye Faysal.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay xaalada uu keenay murankii udhexeeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ciidanka uu urursaday musharax cirro iyo sobobta keentay Sidoo kale gudoomiy...
Sunday, June 19, 2022
DAAWO;-Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan/abwaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa lagu soo dhaweeyay caasimada dalka ingiriiska ee london Waxaana xildhibaan halkaasi ku qaabiley jaaliyada reer so...
Sunday, June 19, 2022
Maayarka Caasimada Iyo Siyaasi Warancade Oo Ka Hadlay Dhex Dhexaadin Ay Ka Wadaan Xisbiyada Mucaaridka Iyo Madaxwaynaha.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa iyo siyaasi Cali Maxamed warancade ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka khilaafka udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada Sidoo kale maayarka mooge iyo warancade ayaa shee...
Sunday, June 19, 2022
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kala Diray Komishanka Tamarta Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa kala diray Komishankii Tamarta Somaliland, iyagoo sheegay in magacaabistoodu sharciga khilaafsan tahay. Golaha Wakiillada ayaa madaxweynaha ugu baaqey in uu dib usoo magacaabo xub...
Sunday, June 19, 2022
“Madaxwayne Kalmadii Aad Shalay Tidhi Ee Wixii Aan Diiday, Cid Ku Eegi Maayo. Ka Rumeen, Way Taagan Tahaye Oo Kadaa Ayaan Ku Leenahay”Xoghaye Bookh.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Bookh Iyo Siyaasi Cabdiqani Daahir ayaa ka hadlay xadhiga sharcid darada ah ee xukuumadu kula kacday siyaasiyinta x...
Saturday, June 18, 2022
“Ka Aamuska Saxafiyiinta Iyo Siyaasiyiinta Xidhani, Waxa Uu Ina Gayeysiin Doonaa In Dalku Gaadho, Meel Aan Laga Soo Celin Karin” Mahamed Dhimbiil.
“Madaxwayne Dalka Mustaqbalkiisa Iyo Isku-wadka Dadka Jamhuuriyada Somaliland Utudh, Oo Shuruud La'aan Kusoo Daa Siyaasiyiinta, Saxafiyiinta Iyo Samo-faleyaasha Jeelasha Iyo Saldhigyada Kuugu Jira”Mahamed Dhimbiil. ( Hadi...
Saturday, June 18, 2022
Culimada Ictisaam Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eedo Culus Oo Uu Sh. Barbaraawi Ujeediyay, Sheegayna In Ay Dacwad Ka Gudbiyeen.
HARGAYSA(W,N)-Culimada Awdiinta Somaliland gaar ahaan “Culimada Ictisaam” ayaa jawaab kulul ka bixiyay sheekh Barbaraawi oo ku eedeeyay in ay alshabaab isku mid yihiin Sidoo kale culimada ka hadashay eedaha sheekh barbaraaw...
Saturday, June 18, 2022
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Ku Eedeeyay In Uu Urursaday Dad Shacabka Oo Haysta Hub Sharci Daro Ah
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Sheegay In Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Uu Gurigiisa Ku Urursaday Dad Shacab Ah Oo Haysta Hub Sharci Daro Ah. Warsaxafadeed: Sida ku cad Qodobka 124 Ee dastuurka JSl iyo x...
Saturday, June 18, 2022
Wasiirka Warfaafinta Somlilland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool.
TUKARAQ(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta JSL Saleebaan Yusuf Cali Koore iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa gaadhey deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, Waxaana uu Wasiirku kormeeray dhismaha Saldhiga ...
Saturday, June 18, 2022
“Maxamuud Xaashi Ma Laga Yaabaa In Mar Kale Uu ku Hungoobo Kulmiye, Xili Aanu Xataa Urur Siyaasadeed Furan Karin?Cali Guray.
KULMIYE AYAAN AHAY MUSHARAXNA WAAN AHAY Kulmiye hadii xilka gudoomiyaha Muuse baneeyo waxan qabaa gudoomiyaha cusub ee bedeli doonaa aanu muran ku jirin ee noqon doono Maxamed Kaahin. Meel laga mari karo xaqiiqadan anigu garan ...
Saturday, June 18, 2022
Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Dagaalada Udhexeeya Somalida Iyo Canfarta
JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar ayaa ka hadlay colaada iyo dagalada udhexeeya canfarta iyo somalida oo mudo socday gaar ahaan galbeedka siti Sidoo kale madaxwayne mustafe ayaa sheegay ...
Saturday, June 18, 2022
Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Maroodi Jeex Ee Xisbiga Waddani Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalo Ka Yeedhay Afhayeenka Kulmiye
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex ee xisbiga waddani wali cabdi jaamac ayaa eedo culus ujeediyay afhayeenka xisbiga kulmiye buuni oo warar aan jirin iyo eedo qaawan ujeediyay musharaxa madaxwayne ee xisbiga w...
Saturday, June 18, 2022
Wasiiro Xukuumada Somaliland Katirsan Iyo Maalgashadayaal Udhashay Dalka Sucuudiga Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale Ee Gobolka Gabiley.
TOG WAJAALE(W,N)-Wefti ay hoggaaminayeen Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Mudane Maxamed Xaaji Cismaan iyo Wasiirka Maalgeshiga Somaliland, ayaa waxay Maanta Gobolka Gabiley kormeer ku geeyeen Wefti ballaadhan oo ka soc...
Friday, June 17, 2022
Waraysiga Jendayi Frazer Waxa Uu Markhaati Uyahay In Maraykanku Uu Doonayo In Somaliland Ay Noqoto Wadan Madaxbanaan,
Michelle Gavin oo ka tirsan machadka Golaha Xidhiidhka Dibadda ama ( Council on Foreign Relations) ayaa ka qaaday waraysi aad u dheer Jendayi Frazer, oo ahayd Kalkaaliye u qaabilsan Maraykanka Arimaha Dibadda xukuumadii George Bus...
Friday, June 17, 2022
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Sheegay In Madaxwaynuhu Kursiga Uga Tagayo Sidii Kuwii Ka Horeeyay Uga Tageen,
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Sheegay In Madaxwaynuhu Kursiga Uga Tagayo Sidii Kuwii Ka Horeeyay Uga Tageen, https://youtu.be/Z295vCj0r40...
Friday, June 17, 2022
Dawlada Ingiriiska Oo Hakisay Taageeradii Dhaqaale Ee Ay Siin Jirtay Ciidamada Booliska Somaliland!
Sida ay ku waramayaa Warbaahinta Dalka UK ‘ waxa la hakiyey Taageeraddii dhaqaale ee Ingiridku uu siin jiray Ciidamadda Booliiska ee Somaliland. Waxaana sababta ay Dowladda Ingiriisku u hakisay dhaqaalihii Tooska ahaa ee ay C...
Friday, June 17, 2022
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update