Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Dawladda Mareykanka Oo Shirkadaha Google Iyo Apple Ku Amartay Inay Hawada Ka Saaraan Tik-tokga!
Washington(W,N)-Guddomiyaha guddiga Isgaadhsiinta ee dalka Mareykanka ayaa ku amray shirkadaha Google iyo Apple inay aalada TikTok hawadooda ka saaraan sababo la xidhiidha amniga awgeed. [caption id="attachment_144303" align="a...
Thursday, June 30, 2022
Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Lagaga Dooday Xeerar Iyo Siyaasado Horumarka Bulshada Muhiim U Ah.
Hargeysa-(W,N)-Fadhigii 94-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shirguddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga dooday arrimo kala duwan oo ku wajahan xaaladda dal...
Thursday, June 30, 2022
Kaaliyihii Hore Ee Arrimaha Dibedda Maraykanka Oo Sheegtay In Jabuuti Ay Kamid Tahay Dalalka Aan Doonayn Aqoonsiga Somaliland.
Jendayi Frazer, ayaa sharraxaad ka bixisay mowqifka uu Mareykanku ka qabay goonni-isu-taagga Somaliland, xilligii ay shaqeyneysay. Wareysi ay Frazer siisay hay’adda madaxa bannaan ee xidhiidhka Arrimaha Dibadda ee fadhige...
Thursday, June 30, 2022
Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Baarlamaanka Ingiriiska U Sharraxay Qadiyadda Somaliland.
LONDON(W,N)-Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo safar ku jooga dalka ingiriiska ayaa kulan uu la qaatay xildhibaanka udooda qadiyada Somaliland ee baarlamaanka Uk wuxuu sharaxaad...
Thursday, June 30, 2022
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Qalin-jebinta Ardayda Dugsiga Sare ee Abaarso.
Hargeysa(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qeyb-galay Xaflada qalin-jabinta dufcadii 10aad ee ka baxda Dugsiga sare ee Abaarso School, waxaana munaasib...
Thursday, June 30, 2022
Xildhibaan Cabdikariim Oo Ka Hadlay Xeerka Midaynta Cashuuraha Ee Golaha La Horkeenay, Sheegayna In Kooxi Waxba Yeeli Karin Xuquuqda Gabiley.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdikariim maxamed axmed oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada lagana soo doortay gobolka gabiley ayaa ka hadlay xeerka midaynta cashuuraha oo golaha la horkeenay iyo xildhibaano si gaar ah taargad ug...
Thursday, June 30, 2022
“Waxyaabo Badan Ayaa Keena Colaadaha Oo Ay Dumarku Kamid Yihiin”Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo ka hadlay munaasibad komishanka xuquuqal iisaanka qaranku soo agaasimeen ayaa sheegay In saxaafada dalku baahiyaan odoyaal usha lulaya kuna baaqaya dagaal iyadoo aanay dhib ka jir...
Wednesday, June 29, 2022
Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta Jsl Oo Caadeystay Lunsiga Dhaqaale Kooban oo Ay Madaxtooyada Jsl Usoo Mariso Xusaska Maalmaha Qaran Warbaahinta Madaxa Banaan,+Shaqsiyaad Uu Adeegsaday.
HARGAYSA(W,N ):-Labadii sanno ee ugu danbeeyey oo uu Agaasime guud ka ahaa wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta jsl maxamed yuusuf cabdi ayaa waxaa isa soo taraya falalka musuqmaasuq ee uu kula kacayo warbaahinta madax ...
Wednesday, June 29, 2022
Gudoomiyaha Komishanka Xuquuqal Iinsaanka Qaranka Oo Ka Hadlay Sida Ay Ganacsatadu Ugu Tacadiyaan Shaqaalaha Ushaqeeya!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka xuquuqal iisaanka Qaranka somaliland ayaa ka hadlay tacadiyadii ka dalka ka dhacay Sidoo kale gudoomiyaha komishanka xuquuqal iisaanka qaranka maxamed baaruud ayaa sheegay in ganacsatadu ay ...
Wednesday, June 29, 2022
Dawlada Taiwan Oo Somaliland ku Wareejisay Laba Ambulance Oo La siin Doono Cisbitaalada Gabiley Iyo Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Safiirka dalka Taiwan ufadhiya Somaliland ayaa wasaarada caafimaadka smaliland ku wareejiyay laba gaadhi oo an Ambulance ay ugu deeqday Somaliland. Sidoo kale laba gaadhi ee Ambulance ah ayaa la siindoonaa cis...
Wednesday, June 29, 2022
Madaxwaynaha Jsl Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Taliyayaasha Ciidamada Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl somaliland ayaa xilka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay qaarkamid ah taliyayaasha ciidamada bada, sirdoonka iyo laanta socdaalka. Inkasta oo aan la shaacin wareegtada uu madaxwayne biixi xilal...
Wednesday, June 29, 2022
Ma La Odhan Karaa Fursad Muhiim U Ahayd Proff Samater Ayuu Ka Lumiyey Madaxweyne Biixi, Cashar Noocee Ah Ayuuse Ka Baran Karaa Fashilkii Hiil Qaran?
Axmed Ismaaciil Samater oo ah Aqoonyahan si weyn loogu Ixtiraamo dhinaca aqoonta, ayaa soo galay siyaasadda Soomaalida horaantii 2010-kii, markaa oo uu aad u danaynayey inuu qayb ka noqdo Siyaasaddii Somalia iyo arrimihii doorasho...
Wednesday, June 29, 2022
Maamulka Soomaaliya Oo Ka Jawaabtay Somaliland Oo Ku Eedaysay In Ay Musuq Maasuqday Arimihii Xajka!
MUQDISHO(W,N)-Dowladda federalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedayn uga timid Somliland, taas Oo ku saabsan sida loo qeybsaday xujeyda sannadkan. Wasiirka diinta iyo awqaafta dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cali Roob...
Wednesday, June 29, 2022
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Jsl Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada qorshaynta qaranka uu Madaxwayne biixi umagacaabay laba cisho Dr Buuxane ayaa ka dareen celiyay sida uu u arko xilka loo magacabaay iyo dareenkii kaga soo noqday shacabka somalland Sido...
Wednesday, June 29, 2022
Madaxwayne Biixi Oo Magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Jsl.
WAREEGTO MADAXWEYNE: 29 /06/2022. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-892/062022 ku magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,...
Wednesday, June 29, 2022
Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo ku Baaqday In La Sii Daayo Saxafiyiinta Iyo Siyaasiyiinta Xisbiyada Mucaaridka Ee Xidhan.
Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland Ka Hadashay xadhiga siyaasiyiinta xisbiyada mucaaridka iyo suxufiyinta xidhan kuna Baaqday In La Sii Daayo Saxafiyiinta Iyo Siyaasiyiinta Xisbiyada Mucaaridka Ee Xidhan. ...
Tuesday, June 28, 2022
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Suuq Cusub Oo loo Dhisay Kaamka Qalax Ee magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka JSL ayaa maanta xadhiga kajaray Suuq Cusub oo loodhisay kaamka Qalax ee magaalada Hargeysa oo ah kaam ay kunoolyihiin dad Barakacayaal ahi. Xafladd...
Tuesday, June 28, 2022
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Sanadkan Dadka Reer Somaliland Aanay Tagaynin Gudasha Xajka Iyo Sobobta!
“ Sanadkan shacabka Somaliland way ka baaqdeen gudashada Xajka, kadib Markii dowladda Somalia musuqday saamigii Somaliland.”Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta jsl. HARGAYSA(W,N)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh cabd...
Tuesday, June 28, 2022
Dowladda Itoobiya Oo Magacawday Guddi Wadahadal Lagali Doona TPLF!
Addis Ababa(W,N)-Dowlada Itoobiya ayaa guddi u magacawday wadahadal lagali doona Jabhadda TPLF, guddigaas oo ka kooban 7 xubnood, ayaa waxaa hoggaaminaya raysal wasaare ku xigeenka Itoobiya Damake Mekonin. Guddigan ayaa wax...
Tuesday, June 28, 2022
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Xuska Sanad Guurada 62aad Ee Maalintii Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Boqortooyada Ingiriiska Ee 26june 1960!
“Dad-weynaha Midbaan Leeyahay, Waxaa Sawaxan Idaacadaha ka Baxayaa Colaad Ha moodina, Car-cartanka iyo Siyaasadu Yaanay Idin Coleysiin, Xirsi Shalay Isku xisbiga Kulmiye Ayaanu ahayn, Cirrona Waxaanu soo wada ahayn Mucaarad, Ber...
Saturday, June 25, 2022
“Waxaan Runtii In Badan Saluugaa Qiimaha Iyo Mustawaha Aynu Udhigno Maalinta 26JUNE”Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland cabdirasaq khaliif axmed oo caawa ka hadlay munaasibad lagu xusayay sanad guurada 62aad ee kazoo wareegtay maalintii somailand xornimada ka qaadatay boqortooyada ingiriiska ee ...
Saturday, June 25, 2022
DAAWO;-Boqolaal Dhalinyaro Ah Oo Caawa Iskugu Soo Baxay Xuska 62Guurada Xuska Maalintii Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Dawlada Ingiriiska 26june 1960
Boqolaal Dhalinyaro Ah Oo Caawa Iskugu Soo Baxay Xuska 62Guurada Xuska Maalintii Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Dawlada Ingiriiska 26june 1960 Ee Barxada Khayriyada Ee Badhtamaha Magaalada Hargaysa! HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA ...
Saturday, June 25, 2022
Shir Somaliland Iyo Itoobiya Kaga Arinsanayeen Ganacsiga Sharci Darada Ah Ee Duur Joogta Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Magaalada Jig Jiga.
JIG JIGA(W,N)-Shir lagaga hadlayay xakamaynta duurjoogtada sida shari darada uga gudubta xuduudaha ayaa lagu soo gabo gabeeyay caasimada ismaamulka somalida ee jig jiga. Shirkan oo udhexeeyay somaliland iyo dds ayaa kana qa...
Saturday, June 25, 2022
TOOS UDAAWO;-Munaasibada Xuska 62 Guurada Maalintii Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Boqortooyada Ingiriiska Ee 26June.
HARGAYSA(W,N)-Munaasibada xuska 62 sano guurada kasoo wareegtay maalintii somaliland xornimadeeda ka qaatay boqortooyada ingiriiska ee 26june 1960 caawa ka socota qasriga madaxtooyada somaliland HALKAN TOOS UGA DAAWO MUNAASIBAD...
Saturday, June 25, 2022
Wasiirka Ciyaaraha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Garoomo Tiro Badan Oo Dawlada Hoose Ee Gabiley Ka Hirgalisay Arabsiyo Iyo Gabiley.
GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka gabiley ,iyo maayara magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa xadhiga ka jaray garoonka kubada cagta oo...
Saturday, June 25, 2022
Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan Xog-waran Ah La Yeeshay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland.
HARGAYSA(W,N)Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan Xog-waran La Yeeshay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Mudane Axmed Toorno. Sidoo kale kulan ayaa warbixin uu wasiirku xildhibaanada kasiiyay xaalada waxbarasho e...
Saturday, June 25, 2022
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Gudi Golaha Katirsan Oo Ku Hawlan Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay halka ay marayso dhexdhexaadinta khilaafka xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ayaa golaha gu wargaliyay in sedex cisho ay fasax ahaan doonaan taasi ...
Saturday, June 25, 2022
Maareeyaha Kaydka Haamaha Shidaalka Oo Ka Hadlay Xaalada Shidaal Ee Dalka Iyo Inta Uu Ku Filan Yahay Dalka!
BERBERA(W,N)-Maareeyaha haamaha kaydhka shidaalka ee berbera ayaa ka hadlay xaalada shidaal yaraan ee ka taagan dalka iyo inta uu leeg yahay shidaalka hada ku jira haamaha somaliland iyo mudada la isticmaali karo. https://youtu...
Saturday, June 25, 2022
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Booqday Wiil Dhaawac Ay Ciidamadu Ugaysteen Darteen Ku Waayay Xiniinyihiisa!
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani, gudoomiyaha xisbiga wadani iyo masuuliyiin kale ayaa maanta cisbitaalka ku booqday wiil dhalinyaro ah oo mudoharaadkii xisbiyada mucaaridka kaasi oo laga saaray xiniin yaha kad...
Saturday, June 25, 2022
Gudida Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Halka Wax Umarayaan, Beeniyayna Warar Laga Faafiyay!
HARGAYSA(W,N)-Gudida dhex dhexaadinta khilaafka xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee ka kooban golaha guurtida iyo madaxdhaqameedka ayaa ka hadlay halka wax umarayaan hawlihii ay ku dhex dhexaadinayeen Sidoo kale gudida dhexdh...
Saturday, June 25, 2022
Qaar Kamida Culimada Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaadeed Ee Dalka Ka Jira Iyo Arimo Kale Oo Xaasaasi Ah.
Hargeysa(W,N)- Qaar kamida culimada waa-weyn ee dalka, Iimaam-yada Masaajida iyo Maqaamyada, ayaa kulan balaadhan oo Alle Barri ah oo ay iskugu yimimaadeen magaalada Hargeysa, ayaa waxa ay bulshada reer Somaliland Ilaahay uga bary...
Friday, June 24, 2022
Muj Juuqda Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Sheegay In Madaxwayne Biixi Dayacay ay Halgamayaashii SNM Ay Udhaami Doonaan Siyaasiyiinta Finland Ka Yimid.
GABILEY(W,N)-Mujaahid Maxamuud Cabdi Cabdilaahi (Juuqda) Oo kamid ahaa halgamayaashii snm ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo sida halgankii dalkan lagu xoreeyay loogu dheel dheelayo iyo kuwa uhaysta in loo halgamay in dal ...
Friday, June 24, 2022
Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadlay Tirada Dugsiyada Dawlada Ee Dad Shacab Ahi Dhex Degan Yihiin Iyo Talaabada Ay ka Qaadayaan.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasarada waxbarashada Somaliland ayaa shaaciyay tirade dugsiyada dawlada ee dad shacab ahi ay dhex degan yihiin kuwaasi oo caqabad ku hawlaha waxbarasho ee ka socda Sidoo kale wasiir toorna ayaa sheegay i...
Friday, June 24, 2022
Dufcadii 13-aad Oo Ka Qalin Jabisay Cisbitaalka SAHAN Ee Daryeelka Dadka Dhimirka Ka Xanuunsanaya Iyo Xirfadaha La Baray!
Hargeysa (W,N)- Cusbitaalka SAHAN oo lagu dabiibo, laguna daryeelo Dadka qaba Xanuunnada dhimirka oo ku yaalla Magaalada Hargeysa, waxa Salaasadii shalay lagu qabtay Munaasibad ballaadhan oo loo sameeyay Dad ka qalin-jebiyey Xirfa...
Friday, June 24, 2022
Madaxtooyada Somaliya Oo Shaacisay In Madaxwane Xasan Sheekh Laga Helay Covid19,
Madaxtooyada Somaliya Oo Shaacisay In Madaxwane Xasan Sheekh Laga Helay Covid19, Isagoo safar shaqo oo uu ugu maqnaa dalka dibadiisa. kdib markii uu soo laabtay laga helay Caabuqa CORONAVIRUS. https://youtu.be/_wg23h-8Knw...
Friday, June 24, 2022
Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Jsl Oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin In Shirkadaha Laydhku Uheshiyaan Shacabka Iyo Arinta Ay Ku Dhawaaqeen.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka tamarta somailand maxamed faarax cadare ayaa si adag uga horyimid ga,aan ay habeenkii xalay shaaciyeen kaasi oo ay ku sheegeen in dhawaan habeenkii ay laydhka bahtiin doonaan Isagoo sheegay i...
Friday, June 24, 2022
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo War Kasoo Saaray Wiil Ku Dhaawacmay Mudaharaadkii Xisbiyada Mucaaridka Oo Sheegay Jidh Dil Ay Ugaysteen Ciidanku Darteed In Uu Ku Waayay Xiniintiisii!
“Warka Maxamed Cali Maxamed Ku Baahiyay Baraha Bulshada, Waa Mid Been Abuur Ah “Masabid”Taliska Ciidanka Booliska Jsl. WAR SAXAAFADEED; Taliska Ciidanka Boolisku Somaliland isaga oo ka jawaabaya warkii uu media-ha gali...
Thursday, June 23, 2022
“Waxaanu Marwalba Kasoo Horjeednaa Waxkasta Oo Mudo Kordhin Ah, Dalka Waxaa Daashay 30Sano Wax Layidhaa Korodhsi”Prof Cabdisalaan Yaasiin.
HARGAYSA(W,N)-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ah Siyaasiyiinta somaliland ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed Ee Udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo salka ku Haya qabsoomida doorashada madaxtooyada iyo wakhtiga la f...
Thursday, June 23, 2022
Shirkadaha Bixiya Adeega Korontada Jsl Oo Shaaciyey In Laga Bilaabo 1 August Ay Bakhtiin Doonaan Laydhka 11Habeenimo Ilaa 4ta Subaxnimo.
HARGAYSA(W,N)-War saxafadeed kazoo baxay Ururka Ay ku Bahoobeen shirkadaha korontada Somaliland ayaa lagu shaaciyay in ay waxka badalayaan saacadihii laydhka ay shidi jireen iyagoo sheegay in aga bilaabo 1da bisha 8aad ee sanadkan...
Thursday, June 23, 2022
Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley Iyo Khasaaraha Uu Gaystay.
GABILEY(W,N)-Roob dabaylo wata oo maalintii shalay ka da,ay deegaanka katirsan gobolka gabiley gaar ahaan allay baday iyo meelo kale ayaa sobobay khasaare iskugu jira dhismayaal dugsi oo uu jiiadaha ka qaaday ,guryo shacab oo uu d...
Thursday, June 23, 2022
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update