Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Daahfuray Barnaamijka Diwaan Galinta Hantida Maguurtada Ah.
GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa maanta daahfuray barnaamij lagu diwaan galinayo hantida ma guurtada ee magaalada gabiley sida guryaha daaraha iyo dhulka. Wxaana munaasibada daahfurka barnaamijka di...
Wednesday, July 6, 2022
Wasiirka Gaadiidka Dalka Itoobiya Oo Soo Gaadhay Caasimada Somaliland Iyo Ujeedada Safarkeeda!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada smaliland ayaa madaarka cigaal ku qaabiley wafti ay horkacayso wwasiirka gaadiidka ee dawlada fadaraalka itoobiya/ https://youtu.be/464uRi5r9AM...
Wednesday, July 6, 2022
Madaxweynaha Iyo Hoggaanka Axsaabta Mucaaridka Oo Qasriga Madaxtooyada ku Yeeshay Kulankoodii Ugu Horeeyay.
Hargeysa-(W.N)-Waxa maanta qasriga madaxtoooyada Jamhuuriyadda Somaliland ka bilaabmay kulankii koowaad ee wada-hadallada u dhexeeya madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka labada xisbi mucaar...
Wednesday, July 6, 2022
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wasiirada Maaliyada Iyo Tamarta Ee Dalka Itoobbiya.
ADIS ABABA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo macdanta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Cabdi Oo ay weheliyaan La taliyaha Wasiirka Ibraahim Cali yuusuf iyo Gudoomiyaha Komishanka oo safar shaqo ku joogga Magaalada...
Wednesday, July 6, 2022
“Waxa Jeelka La Igu Hayey Anigoo Dhaawaca Ah, Taasi Na Waxay Keentay Inaan Indhaha Beelo…”Xoghaye Galaydh.
HARGAYSA(W,N)-Xoghaye galaydh oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga wadani kuna dhaawacmay mudo haraadkii xisbiga waddani ayaa dhaawac kazoo gaadhay indhaha iyo qaybo kale ay sobobeen in uu ku waayo laxaadkiisi kadib markii la xidhay ...
Wednesday, July 6, 2022
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dabkii Ka Kacay Kaymaha Sanaag Iyo Maamulka Gobolka Oo Gaadhay Goobta!
CEERIGAABO(W,N)-Badhasaabka gobolka sanaag iyo masuuliyiin kale ayaa gaadhay deegaanka hara mooni oo buuralaydiisa ay dab qabsaday kaasi oo 24sacadood ee udanbeeyay gubanaya Sioo kale maamulka gobolka sool ayaa ka warbixiyay ha...
Tuesday, July 5, 2022
Siyaasi Xamarje Oo Ka Dareen Celiyay Soo Dayntooda, Sheegayna In Ay Ka War Sugi Doonaan Halka Ay Saldhigto Dhexdhexaadinta Salaadiyiintu!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga waddani Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi Xamarje oo kamid ahaa masuuliyiinta xisbiyada ee maanta laga soo daayay xabsiga madheera ayaa ka dareen celiyay soo dayntooda isagoo sheegay in dhibti...
Tuesday, July 5, 2022
Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Ka Hadlay Xadhigiisa Iyo Dhacdooyinkii Uu La Kulmay Intii Uu Xidhnaa!
Madheera(W,N)-Siyaasi cabdilaahi cukuse oo kamid ahaa siyaasiyiinta mucaaridka ee u xidhnaa madheera ayaa ka hadlay soo dayntooda dhacdooyinkii la yaabka lahaa ee uu la kulmay intii uu xidhnaa Sidoo kale siyaasi cukuse ayaa uma...
Tuesday, July 5, 2022
Masuuliyiintii Xisbiyada Mucaaridka Ee Ku Xidhaa Jeelka Madheera Oo Goordhawayd Lasii Daayay
MADHEERA(W,N)-Masuuliyiintii xisbiyada mucaaridka eek u xidhnaa jeelka madheera 26cisho ayaa goor dhawayd lasoo daayay kadib markii gudida madaxdhaqameedka iyo waxgaradka ka koobnayd ee isku xil qaantay xalinka khilaafka mucaaridk...
Tuesday, July 5, 2022
Dab Ka Kacay Buuralayda Gobolka Sanaag Oo Wali Gubanaya Iyo Faah Faahinta Kasoo Baxaysa.
CEERIGAABO(W,N)-Dab ka kacay buuralayda gobolka sanaag ayaa wali socda kaasi oo kusii faafaya dhulka kaymaha ah Sidoo kale xukuumada Somaliland iyo ciidamada kala duwan eek u sugan gobolka sanaag ayaa gurmad ugu jira sidii ay...
Tuesday, July 5, 2022
Madaxweynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Ergedii Is Xilqaantay Xalinta Khilaafka Xukuumada Iyo Mucaaridka Iyo Go,aamada Kasoo Baxay!
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay xubnaha ergeda is xilqaantay ee dhexdhexaadinta ee ay hoggaaminayo Gudoomiyaha golaha guurtidu. Kulankan oo ay madaxweynah...
Tuesday, July 5, 2022
Xogo Faah Faahsan: Ciidammada Maraykanka Oo La Wareegay Madaarka Berbera Iyo Shaqaalihii Ka Hawlgalayay Oo La Fasaxay!
Berbera(W,N)- Cutubyo ka tirsan ciidammada millatariga Maraykanka oo ay weheliyaan shaqaale fara badan oo shisheeye ah, ayaa si buuxda ula wareegay gebi ahaanba maamulka iyo gacan-ku-haynta ammaanka Madaarka magaalo-xeebeedda Berb...
Monday, July 4, 2022
Xukuumada Somaliland Oo Cashuur Dhimis USamaysay Cuntooyinka Daruuriga Ah Ee Dalka Soo Galaya!
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada maaliyada somaliland ayaa shaacisay cashuur dhimis ay usamaysay cuntooyinka daruuriga ah ee dalka soo galaya kana soo degaya dekeda berbera kaasi oo ah 10% Sidoo kale wasaarada maaliyada ayaa sheegay in ...
Monday, July 4, 2022
Qodobada Lagu Soo Eedeeyay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka Ee Xidhan Iyo Wakhtiga Loo Mudeeyay Dacwadooda!
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka somalilland ee xukuumadu ku xidh xidhay mudaharaadkii mucaaridka ee ka dhacay magaalada hargaysa islamarkaana jeelka madheera ku xidhan mudo 25cisho ah ayaa xeer ilaalinta Somalilan...
Monday, July 4, 2022
Shirkada Oomaar Oo Magaalada Berbera Ka Dhagax Dhigay Haamo Shidaalka Iyo Saliida Ah Oo Cusub
BERBERA(W,N)-Shirkada oomaar company ayaa magaalada berbera ka dhagax dhigtay haamo shidaal oo cusub kuwaasi oo ay iska kaashanayaan shirkad kale. Munaasibada dhagax dhiga haamaha shidaalka iyo saliida ee oomaar ayaa waxaa...
Monday, July 4, 2022
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Boorama Ka Dhagax Dhigay 55guri Oo Loo Dhisayo Dadka Danyarta Ah!
BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontinga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan haayada ayaa magaalada boorama ka dhagax dhigay 55guri oo loo dhisayo dadka danyarta ah ee deg...
Monday, July 4, 2022
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadlay Macalimiin Saaka Cabasho la Hortagay Wasaarada!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland toorto ayaa ka hadlay macalimiin ka cabanayay lacago aan lasiin oo saaka cabasho la hortagay wasaarada Sidoo kale wasiirka waxbarashada ayaa sheegay in ay xaliyeen cabash...
Monday, July 4, 2022
Madaxweynaha Jsl Oo Hortiisa Lagu Dhaariyey Afar Xubnood Oo Ka Mida Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka Qaranka.
Hargeysa--(W.N)-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Axmed, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey Afartii xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee ay dhawaan golaha wakiil...
Monday, July 4, 2022
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Shirkad Ajaanib Ah Loo Siinayo Dhismaha Suuqa Waaheen?
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa ka warbixiyay shir caalami ah oo uu kaga qaybgalay dalka Poland iyo waxyaabaha uga soo qabsoomay Sidoo kale maayar mooge ayaa wax laga waydiiyay dhismaa s...
Sunday, July 3, 2022
Madaxweynaha Somaliya Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Turkiga!
ANKARA-(W,N)- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey oo soo gaadhay dalka Turkiga waxaana Halkaasi si diirran ugu soo dhaweeyey Wasiirka Waxbarashada dalka Turkiga Mudane...
Sunday, July 3, 2022
Xildhibaan Indho Indho Oo Sheegay In Aanu Diinta Caayin, Balse Wariyaha Hooyadii Uu Caayay!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo katirsan mudanayaasha golaha guurtida islamarkaana maalintii shalay baahiyay isagoo wariye aflagaadaynaya ayaa sheegay In aanu diinta caayin balse wariyaha oo si qasab ah wax uwa...
Sunday, July 3, 2022
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Sheegay In Talaabo Laga Qaadi Doono Cida Uhogaansami Wayda Go,aanka Xukuumada Ee Tagida Xajka
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeedhay wasiir katirsan maamulka somaliya iyo been abuur uu ka sheegay Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka jsl ayaa shaaciyay m...
Sunday, July 3, 2022
fadhigii Golaha Wakiilada Jsl Oo Kooram La,aan Ufurmi Waayay Iyo Shirgudoonka Oo Shaaciyay Xildhibaanadii Maqnaa!
HARGAYSA(W,N)-Fadhigii maanta ee golaha wakiilada ayaa koram la,aan ufurmi waayay kasi oo sobobay fadhi baaqdo Gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada cali xaamud oo fadhiga gudoominayay ayaa shaaciyay magacyada xildhibaanadi maq...
Sunday, July 3, 2022
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuumad Khadra Daahir Iyo Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici iyo wasiiro xukkuumada katirsan ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo xabaalaha halayo loogu sameeyay marxuumad khadra daahir cige oo habeenkii xalay ku geeriyoot...
Sunday, July 3, 2022
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Waabari Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka cusub ee waabari cabdirasaaq ataash iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal ku tagay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madax dhaqameed i...
Sunday, July 3, 2022
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuumad Khadra Daahir Cige Oo Shaaciyay Goorta Iyo Goobta Lagu Aasi Doono!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirada wasaaradaha warfaafinta wabarashada iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada Somaliland ayaa shaaciyay goobta iyo goorta la aasi doono Marxuumad. Fanaanad Khadra daahir Cige oo caawa ku Geeriyootay magaal...
Saturday, July 2, 2022
Madaxweynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Bahda Garsoorka Somaliland Iyo Eheladii Uu Ka Baxay Marxuum Sh Cali Cabdi Guuleed oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
TACSI MADAXWEYNE: 02/07/2022 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa u...
Saturday, July 2, 2022
Gaadhi Xamuul Ah Oo Ku Qalibmay Jidka Buurta Dawga Sheekh Iyo Hakad Uu Galiyay Isku Socodka Gaadiidka!
Sheekh(W,N)-Shil gaadhi oo maanta galinkii danbe ka dhacay dawga sheikh ee isku xidha gobolada saaxil iyo togdheer kadib markii uu gaadhi wayn oo xamuul sidaa ku qalibmay dawga sheikh halow aanu keenin khasaare nafeed ayaa sobobay...
Saturday, July 2, 2022
Fanaanad Khadra Daahir Cige Oo Caawa Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa.
INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN; Alle ha,Unaxariistee waxaa caawa fiidkii magaalada hargaysa Ku Geeriyootay Marxuumad Fanaanad Khadra Daahir Cige oo Maalmihii Udanbeeyay xanuun ujiiftay Cisbitaalka Hargaysa International ...
Saturday, July 2, 2022
Marwo Drs Adna Aadan Oo Ka Hadashay Mawqifka Somaliland Ee Wada Hadalada Koonfurta Somaliya
HARGAYSA(W,N)-Ergaya gaarka ah ee wada hadalada somaliland marwo adna aadan ismaaciil ayaa ka hadashay mawqifka somaliland ee wadahalado dhexmara somaliya Sidoo kale marwo adna aadan ayaa jawaab ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay ...
Saturday, July 2, 2022
Wasiir Kuxigeenka Cusub Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Oo Xilkii La Wareegay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha jsl maxamuud jaamacwarfaa ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiir kuxigeenkii hore ee wasaarada yurub abiib oo iyada loo badalay wasaarada beeraha. HALKAN K DAAWO MUUQ...
Saturday, July 2, 2022
Mashruuc Madaxbanaanida Somaliland Khatar Ku Ah, Xogta Muwaadiniinta Reer Somaliland Laga Ururiyo Waxa Loo Diraa Xamar
Somali Integrated household budget survey (SISEPCP) wuxuu ku hoos jiraa mashruuca weyn ee Somali integrated statistics and economic capacity building project (SISEPCBP) oo ka kooban tayeynta iyo horumarinta haayada staatistikada s...
Saturday, July 2, 2022
Xildhibaano Golaha Wakiilada Horkeenay Mooshin Ka Dhan ah Dadka Madaxwaynuhu Kusoo Celiyo Golaha
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada tiradooduna gaadhay 26mudane ayaa maanta horkeenay mooshin la dhan ah xubnaha ay goluhu gacanta utaageen ee ay diidan in aan madaxwaynuhu dib ugu soo celin karin. https:...
Saturday, July 2, 2022
Saxafi Maxamed Ilig Iyo Cabdijibaar Oo Maanta Uhelay Xoriyadoodii 80Cisho Oo Ay Xidhnaayeen Kadib.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha tvga MMTV Maxamed cabdi sheikh (ilig) iyo wariye cabdi jibaar oo ka hawl gala tvga horn cable ayaa maanta dib uhelay xoriyadoodii 80cisho oo ay xidhanaayeen kadib Labadan suxufi ayaa ka hadlay soo dayn...
Saturday, July 2, 2022
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Sheegay In Qaadku Yahay Shay Xaaraan Ah Iyo Albaabka Laga Galo Fusuqa!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Siciid sokeeye oo katirsan golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dhawaaqa kazoo yeedhaya ganacsatada qaadka oo dhawaan sheegay in ay joojinayaan qaadkii ay ka keeni jireen dalka itoobiya isagoo sheega...
Friday, July 1, 2022
Ganacsade Maxamed Aw Siciid Oo Magaalada Berbera Ka Hirgalinaya Warshad Cusub Oo Soo Saari Doonta Sibidhka Iyo Nuxurka Heshiish Uu La Galay Shirkad Ajaanib Ah.
HARGAYSA(W,N)-Shabakkada ka faalato Arrimaha sibidhka ee Adduunka ee World cement ayaa baahisay warbixin ku saabsan warshad cusub oo sibidhka ah oo uu Berbera ka hirgalinaayo Ganacsade Maxamed Aw Siciid Warbixinta oo aanu soo turj...
Friday, July 1, 2022
Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Burco Iyo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay!
BURCO(W,N)-Shil gaadhi galabta ka dhacay duleedka magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa sobobay dhimashada hal qof iyo dhaawaca shan ruuc oo kale iyadoo dhaawaca shilkan lagu dabiibayo cisbitaalka magaalada burco. ...
Friday, July 1, 2022
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Dekeda Berbera Iyo Isbadalka Ku Yimid Mudadii Ay Gacanta Dp World.
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Dekeda Berbera Iyo Isbadalka Ku Yimid Mudadii Ay Gacanta Dp World. https://youtu.be/ka8x9Qi_6aY...
Friday, July 1, 2022
Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Oo Ka Jawaabay Warbixin Laga Diyaariyay Oo Lagu Eedeeyay Kufsi.
HARGAYSA(W,N)-Mulkiilaha shirkada beeyada ee Asli Maydi ayaa ka jawaabay warbixin caalamiya oo laga diyaariyay taasi oo lagu eedeeyay in uu gabadh lashaqayn jirtay kula kacay ufsi Mulkiilaha asli maydi barkhad ayaa beeniyay eed...
Friday, July 1, 2022
Waraabe 15neef Oo Adhiya Ku Cunay Duleedka Magaalada Gabiley Iyo Qoyska Leh Oo Ka Waramay Dhacdadan!
GABILEY(W,N)-Waraabe ayaa habeenkii xalay adhi badan ku laayay waqooyga magalada gabiley kaasi oo ku weeraray halkii ay degenaayeen Qoyska leh adhiga uu waraabuhu cunay ayaa ka waramay sida ay wax udhaceen iyo adhiga oo ahaa mi...
Friday, July 1, 2022
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update