“Hooy Ha Ka Dhicin Salaamada Qaar Lagu Sigtaa Jira”Cali Guray
Mulkiilayaasha ururada waxaad moodaa in tartanka ay isu diyaariyeen uu yahay orodka 100ka mitir ah oo lagu kala badiyo ilbidhiqsiyo 8 ilaa 10 ilbidhiqsi (second). In tartanku Marathon 42Km ah yahayba meesha soo may dhigan. Bal had...
Monday, July 11, 2022
Waxka Ogow Goobaha Dalxiiska Loo Tago Ee Degmada Arabsiyo.
ARABSIYO(W,N)-Degmada arabsiyo ee gobolka gabiley ayaa ka mid ah deegaanada dalxiiska ee bulshada wakhtiyada ciidaha dalxiiska utagaan taasi oo leh goobo dhul beereed ah iyo dhul qadiimiya oo leh dhagxaan kala duwan.
Macal...
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Oo Xilkii La Wareegay.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada qorshaynt qaranka dr buuxane ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada cumar waxaana munaasbada ay xilka kula wareegayaan goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaarada ...