Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Safiirka Somaliland Oo Warqad Aqoonsiga Ugudbiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya.
ADIS ABABA(W,N)-Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya, Adam Geedi Qayaad, ayaa si rasmi ah warqad aqoonsi ah ugu gudbiyay Melaku Bedada Senbeta, Agaasimaha Guud ee Hab-maamuuska Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ito...
Wednesday, July 24, 2024
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Usameeyay Siyaasi Xasan Macalin Oo Xisbiga Kusoo Biiray
Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Xaaji Cali Xasan iyo Masuuliyiin kamid ah Xisbiga,ayaa habeenkii xalay ahaa ka qayb-galay xaflad ballaadhan ...
Wednesday, July 24, 2024
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Markale Eedo Ujeediyay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland ahna gudomiyaha xisbi xaakimka kulmiye ayaa sidii caadada u ahayd markale eedo culus ujeediyay xisbiga waddani isagoo sheegay in ay wadamada aqoonsiga somaliland diidan ...
Wednesday, July 24, 2024
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka S.P.P Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Xisbiyada Iyo Ururada La Qaateen Komishanka Doorashooyinka
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka EE S.P.P Garyaqaan Maxamed Maxamuud xaashi “Timo” ayaa ka warbixiyay kulan ay maanta ururada iyo xisbiyada qaranku la qaateen komishanka doorashooyinka Somaliland Gudoom...
Wednesday, July 24, 2024
Musharaxa Madaxwaynaha Iyo Madaxwayne Kuxigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyay Madaxdhaqameed Iyo Siyaasiyiin Reer Awdal Ah
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro Oo ay wehelinayaa musharax madaxwayne Xigeenka iyo Afhayeenka xisbiga Waddani Waxay Maanta kulan Dheer La Yeesheen Waxgarad Iyo Siyaasiyi...
Tuesday, July 23, 2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Xaaji Cabdi Aw Cadde)
Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo maanta xabaalaha Naasahablood ee duleedka Koonfur-bari ee caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Xaaji Cabdi Aw Maxa...
Tuesday, July 23, 2024
Somaliland Oo Markale ka Hadashay Mawqifkeega Fulinta Heshiiskii Isfaham Ee Itoobiya Wada Galeen!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay inay ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii isfaham ee dhex maray Itoobiya, waxana ay jawaab ka bixisay haddallo ka soo yeedhay Maamulka Soomaaliya. Sidaasna ...
Tuesday, July 23, 2024
Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiilada Jsl Oo Sheegay in Ay Laalayaan Dacwada Laga Soo Gudbiyay Xildhibaan Maxamed Abiib!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland cali xaamud jibriil ayaa sheegay in uu baaqday fadhigii aan caadiga ahayn ee golaha wakiilada layskugu yeedhay maalinta khamiista Sidoo kale gudomiye cali...
Tuesday, July 23, 2024
Hogaanka Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Kulan Yeeshay Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen.
Madaxda xisbiyada Qaranka KULMIYE iyo UCID, ayaa maanta yeeshay kulan qado ah oo ka qabsoomay Hotel Baraar ee Magalada Hargeysa. Kulankan waxay masuuliyiinta labada Xisbi kaga wada hadleen sidii looga wada shaqayn lahaa arrimah...
Monday, July 22, 2024
Xukuumada jsl Oo shaacisay In Sharciga la Horkeenayo Ninka Caadaystay Cayda Dumarka Ee Saalax
Wasiirka wasaarada dinta iyo awqaafta Somaliland ayaa sheegay in sharciga la horkeeni doono nin la baxay daaci saalax oo mudooyinkii udanbeeyay caadaystay cayda dumarka. https://www.youtube.com/watch?v=W51FJ5RQ2JE...
Monday, July 22, 2024
Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jsl Oo Layskugu Yeedhay Fadhi Deg Deg Ah Iyo Eedihii Xil, Abiib Oo Lagaga Hadlayo!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Yaasiin Xiir Faratoon ayaa fadhi aan caadi ahayn iskugu yeedhay xildhibaanada golaha wakiilada kaasi oo loo cayimay in uu qabsoomo maalinta khamiista Sidoo kale Gudoomiyaha ...
Monday, July 22, 2024
Shirkadda Ethiopian Airline Oo War ka Soo Saartay Muuqaal Laga Faafiyay Gabadh Somaliyada Oo Xoog Lagaga Dajinayo Diyaarada
ADIS(W,N)-Shirkadda Ethiopian Airline oo war ka soo saartay muuqaal baraha bulshada ku faafay saacadihii u dambeeyey ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay in xogaha sheegaya in gabadh Soomaaliyeed laga dejiyey kursi diyaaradeed...
Sunday, July 21, 2024
Haweenka Caasimada Hargaysa Oo xukuumada ka dalbaday in ay Deg Deg Usoo Xidho Nin Caadaystay Cayda Dumarka
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah haweenka reer Somaliland gaar ahaan caasimada hargaysa oo maanta isku soo baxay ayaa xukuumada ka dalbaday in deg deg loosoo xidho nin lagu magavaabo daaci saalax oo caadaystay ceebaynta dumarka iyo cayd...
Sunday, July 21, 2024
Qaarkamid Ah Haldoorka, Dhalinyarada Iyo Haweenka Beesha Cabdale Sacad Oo Biiray Xisbiga Waddani IyO Soo Dhawayntii Hogaanka Xisbiga!
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro Iyo Murashaxa madaxweyne Ku Xigeenka maxamed Cali Aw Cabdi Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Xaji Cali Xasan Waxay Si Heersare U Qaabileen Aqoonyah...
Sunday, July 21, 2024
Golaha Wakiilada Jsl Oo War Kasoo Saaray Dacwadii Xeer Ilaalintu Usoo Gudbisay Ee Xildhibaan Maxamed Abiib.
HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland ayaa war kazoo saaray dacwadii xeer ilaalintu usoo gudbisay ee xildhibaan maxamed abiib taasi oo ay golaha kaga dalbatay in ay xasaanada ka qaadaan iyagoo danbiyo kus...
Saturday, July 20, 2024
“Inanka Faqiirka Ahna Waa La Guursanayaa, Ka Wax Haystana Waa La Guursanayaa” Nasiiba Sheekh Adan Siiro
Nasiiba Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud ayaa ka hadashay hadal habeenkii xalay ah madal ay maxaarido ka jeedinaysay ka tidhi ninkale kaasi oo siyaabo kala duwan looga falceliyay https://www.youtube.com/watch?v=4lrhWWckUwk...
Saturday, July 20, 2024
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ujeediyay Shacabka!
BOORAMA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada boorama halkaasi oo kumanaan shacab ahi ay kusoo dhaweeyay Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa khudbad qiiro leh ujeediyay...
Saturday, July 20, 2024
Maxkamadda Adduunka Oo Go’aan Kasoo Saartay Dhul-boobka Ay Israa’iil Ka Wado Falastiin!
Maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda ayaa Jimcihii xukuntay in joogitaanka Israa’iil ee dhulka la haysto ee Falastiin uu yahay sharci-darro, waxayna ugu baaqday inay joojiso deegaamaynta ay ka dhisayso Daanta Galbeed iyo Barig...
Saturday, July 20, 2024
Madaxda Deeganada Soomalida Iyo Canfarta Oo Heshiis Nabadeed Wada Gaadhay!
JIGJIGA(W,N)-Madaxda Maamulada Canfarta iyo Soomaalida Ee itoobiya ayaa ku dhawaaqay heshiis cusub oo lagu xallinayo colaadaha ka taagan deegaannada muhiimka ah ee xuduudka, iyadoo loo marayo wada-hadal nabadeed, sida lagu sheegay...
Friday, July 19, 2024
Dawlada Somaliland Oo Go,aankii Qaramada Midoobay Cunaqabatayda hubka Somaliya Kaga Qaaday Ku Tilmaantay Mid Lagu Deg Degay!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku tilmaantay go'aan lagu degdegay tallaabadii Golaha ammaanka ee Qarammada midoobay ay cuna-qabatayntii hubka kaga qaadeen Soomaaliya. Sidaasna waxa lagu sheegay war-s...
Friday, July 19, 2024
Ehelada Taliyihii Lagu Diley Degmada Xariirad Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada.
GABILEY(W,N)-Ehelada Waxgaradka taliyihii ciidanka ilaalada xeebaha ee degmada xariirad ee dhawaan halkaasi lagu diley Marxuum Siciid Xasan xaaji ibraahim ayaa xukuumada ugu baaqay in deg deg ukeento gacan ku dhiig lihii mudo 24...
Friday, July 19, 2024
Muj Ibraahim Dhagawayne Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Haldoorka Beeshiisa Ee Isbadal Doonka Ah.
HARGAYSA(W,N)-Mujaahid Ibraahim Xuseen dhagawayne ayaa madal ay iskugu yimaadeen haldoorka beesha ciise ee isbadal doonka ujeediyay dardaaran culus oo la xidhiidha isku duubnaanta iyo ilaalinta mawqifka ay ku wada socdaan isagoo s...
Friday, July 19, 2024
Toos Udaawo; Xaflada Xuska 64 guurada Kasoo Wareegtay Xornimada Somaliand Oo Caawa Ka Socota Qasriga Madaxtooyada Jsl.
Toos Udaawo; Xaflada Xuska 64 guurada Kasoo Wareegtay Xornimada Somaliand Ee 26june 1960 Oo Caawa Ka Socota Qasriga Madaxtooyada Jsl. https://www.youtube.com/watch?v=yeXwWcbaHaM...
Tuesday, June 25, 2024
Xuutiyiinta Yemen Oo Weeraro Ku Qaaday Laba Markab Oo Marayay Badda Cas Iyo Badweynta Hindiya!
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay in ciidamadooda ay weerareen laba markab oo marayay badda cas iyo badweynta Hindiya. Markabkii ugu horeeyay oo lagu magacaabo Transworld Navigator, ayaa lagu bartilmaameedsaday Badda C...
Tuesday, June 25, 2024
“Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya Wuxuu Wax ka Beddeli Doonaa, Jawiga Juquraafi iyo Siyaasadeed Ee Geeska Afrika”Khabiir Hamidi Jama.
Warbixin ay qortay warbaahinta Addisstandard ee laga leeyahay dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in heshiiska ay wada gaadheen dawladaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Itoobiya uu wax weyn ka bedeli doono jawiga juquraafiyadeed iyo ka...
Tuesday, June 25, 2024
Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Ingiriiska
LONDON(W,N)-Wafti ka kooban golayaasha deegaanka somaliland qaarkood iyo maamulka degmada wajaale ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada london ee dalka ingiriiska https://www.youtube.com/watch?v=k19Nzs_cKug...
Tuesday, June 25, 2024
Siyaasi Xuseen Dayr Oo ka hadlay Midowgii Somaliland & Somaliya Iyo Khiyaamo Ay Somaliya Ku Kacday!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka heshiiska Somaliland iyo Itoobiya. Sidoo kale eng xuseen dayr ayaa jawaab ka bixiyay hadalk...
Tuesday, June 25, 2024
Masuuliyiinta Wasaarad Waxbarasha Jsl Oo Soo Xidhay Imtixaankii Shahaadiga Ah Ee Fasalada 8Aad.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL oo uu weheliyo guddoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka ayaa si rasmiya u soo xidhay imtixaanka fasalada 8-aad, iyaga oo sheegay inuu ku soo gebo-geboobay si nabad...
Tuesday, June 25, 2024
Weftigii ka Socday xisbiga KULMIYE Iyo Xukuumadda Oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Sallaxley
Sallaxley:24/06/2024(W,N)-Weftigii ka socday xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda ee uu hoggaaminayey guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna wasiirka arrimaha gudaha, Mudane Maxamed Kaahin Axmed, oo uu ku weheliyay gudoomiye kuxigeenka koow...
Monday, June 24, 2024
Madaxwaynaha Jsl Oo Wareegto kusoo Saaray Waxka-qabashada Faldambiyeedka Kufsiga!
Wareegto Madaxweyne-24-06-2024. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ka soo saaray Wax-ka-qabashada Fal-dambiyeedka Kufsiga oo ay Golaha wasiirradu fadhigii 129aad, ee qabs...
Monday, June 24, 2024
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Kormeeray Dugsiyada Magaalada Gabiley Ee Uu ka Socdo Imtixaanka Shahaadiga Ahi!
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka daa,uud axmed faarax ayaa gaadhay magaalada gabiley isagoo kormeer ku tagay goobaha uu ka socday imtixaanka shahaadiga ee falasada 8aad iyo afraad ee dugsiyada sare Sidoo ...
Monday, June 24, 2024
“Waxaanu Leenahay Madaxwayne Wasiirkii Eedaynta Cirro, Waanu Kaa Haynaaye, Wasiirkii Daakhiligu Mee?’ Xildhibaan Guruuje.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka arimaha doorashooyinka , xaalada laascanood iyo arimo kale oo muhiim ah. HALKAN KA DAAWO MUUQ...
Monday, June 24, 2024
Xisbullah Oo Mar Kale Weerar Culus La Beegsatay Goobo Kamid Ah Fadhiisimada Ciidamada Israa’iil
LUBNAAN(W,N)-Ururka Xizbullah ee fadhigiisu yahay Dalka Lubnaan ayaa sheegtay Axaddii shalay ahayd in diyaarad hubaysan oo aan duuliye la socon ay ku beegsatay goob ciidan oo ku taal waqooyiga Israa’iil, taasi oo jawaab u ahay...
Monday, June 24, 2024
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Shir lagaga Hadlayay Aaga Tamarta, Macdanta Iyo Shidaalka Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne-ku-xigeenka JSL ayaa ka qayb galay kulanka 8aad ee aagga tamarta, macdanta iyo shidaalka kaasi oo ay soo diyaarisay wasaaradda tamarta iyo macdanta somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=QKmsZz6m6h...
Sunday, June 23, 2024
Siyaasadu Waa Midaynta Dadka Iyo Ka Shaqaynta Danta Guud, Iyada Oo Ay Jirto Mabaadii Lagu Midaysanyahay, Himilo La Hiigsanayo Iyo Qorshayn lagu Gaadhi Karo!
Siyaasadu Waa Midaynta Dadka Iyo Ka Shaqaynta Danta Guud, Iyada Oo Ay Jirto Mabaadii Lagu Midaysanyahay, Himilo La Hiigsanayo Iyo Qorshayn lagu Gaadhi Karo! Raysal wasaarihii Dalka Malasia Mahathir muhammed 1981 Marki...
Sunday, June 23, 2024
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Ka Hadlay Habsami Usocodka Imtixaanka Shahaadiga Ah.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka qaranka Daa,uud Axmed Faarax ayaa ka hadlay habsami usocodka Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8aad iyo dugsiyada sare oo maalintii labaad si caadiya uga socda guud ahaan dalka j...
Sunday, June 23, 2024
Maamulka Cisbitaalka Sheikh Oo Ka Hadlay Shil Gaadhi Laba Qof Ku Geeriyoodeen Oo Ka Dhacay Wadada Sheikh.
SHEEKH(W,N)-Maamulka Cisbitaalka Degmada sheikh ee gobolka saaxil ayaa faah faahin ka bixiyay shil gaadhi maanta ka dhacay wadada dawga sheikh oo ay ku geeriyoodeen laba qof. https://www.youtube.com/watch?v=cO-T8gNm9Zk...
Sunday, June 23, 2024
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Shaybaadhka Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera Oo Ay Sheegeen In Lagu Wareejinayay Shirkad Ajaanib Ah.
HARGAYSA(W,N)-Xogyahaya Arimaha Bulshada ee xisbiga waddani Maxamed Sidiiq Dhame ayaa ka hadlay shirkad ajaanib ah oo uu sheegay in xukuumadu ku wareejinayso gacan ku haynta shaybaadhka kaydka shidaalka ee berbera Sidoo kale Xo...
Sunday, June 23, 2024
Gabiley; Arday Maxaabiis Ah Oo Ufadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Ee Somaliland Iyo Qaabka Loo Ilaalinayo!
GABILEY(W,N)-Laba arday oo ku xidhan jeelka magaalada gabiley ayaa saaka ufadhiistay Imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland kuwaasi oo si caadiya looga qaaday imtixaanaadka Taliyaha jeelka Gabiley Gaashaanle Dhexe Khaalid Sheek...
Saturday, June 22, 2024
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Markii Uhoraysay Ka Hadlay Xadhiga Cismaan Cumar Dool Iyo Eedaha Loo Haysto!
HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa marki ugu horaysay faah faahin ka bixiyay xadhiga cismaan cumar dool oo laba cisho ka hor ciidanku kazoo xidheen madaarka caasimada hargaysa. Sidoo kale Taliska ciidanka b...
Saturday, June 22, 2024
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update