WARAR
-
Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Luuqada Ingiriisiga Oo Uu ka Jeediyay kulankii Uu Magaalada Nayroobi Kula Qaatay Wakiilada Beesha Caalamka!
NARIOBI(W,N)- Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay oo wali ku sugan caasimada dalka Kenya ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay safiirada iyo madaxda haayado caalamiga eek u sugan dalka Kenya
Madaxw...
Saturday, May 31, 2025
-
Maamulka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Maanta ka Dhacday Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Boorama
BOORAMA(W,N)-Maamulka gobolka awdal iyo waxgarad ayaa ka hadlay shaqaaqo saaka ka dhacday xasbiga dhexe ee magaalada boorama taasi oo sobobtay khasaare iskugu jira dhaawac iyo dhimasho.
https://www.youtube.com/watch?v=GsFRBmYae...
Saturday, May 31, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Saaxiibada Somaliland Ee fadhigoodu Yahay Dalka Kenya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) oo ku sugan safarkiisii rasmiga ahaa ee uu ku joogay dalka Kenya ayaa kulan ballaadhan la yeeshay Saaxiibada Somaliland ee fadhigoodu yahay ...
Saturday, May 31, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Ee Dalka Kenya!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kulan muhiim ah la qaatay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Dalka Kenya (Speaker of the National Assembly), Mudane Moses Masika Wetangula.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muda...
Friday, May 30, 2025
-
Maxay Ka Wada Hadleen Madaxwaynayaasha Dalalka Somaliland Iyo Kenya!
NAYROOBI(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Cirro ) oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Mudane Dr. William Ruto, Madaxweynaha Jamhuuriyad...
Friday, May 30, 2025
-
Wasiirka Madaxtooyada Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Shirar Kala Duwan oo Madaxwaynuhu la qaatay madaxda Dalka Kenya Iyo Safiiro
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Khadar Xuseen Cabdi oo ka mid ah weftiga Madaxweynaha Somaliland ku joogo dalka Kenya, ayaa faahfaahin ka bixiyey shirar kala duwan oo ay ku qaateen magaalada Nairobi, waxaannu yidhi;
“Mad...
Thursday, May 29, 2025
-
Madaxweyne Kuxigeenka JSL Oo Xadhiga ka Jarey Ceel Biyood laga Hirgaliyay Deegaanka Daarasalaam
Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta sirasmiya xadhiga uga jarey ceelkii afraad ee loogu talo galey in lagu xoojiyo mashrcuuca biyo balaadhinta caasimada Hargeysa, oo dhammaaday.
Madaxweyne ku x...
Thursday, May 29, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiiska Safaarada Somaliland Ee Dalka Kenya Iyo Khudbadihii laga Jeediyay!
NAYROOBI(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmihii udanbeeyay safar shaqo ku joogay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nayroobi ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska safaarada Somaliland ku leedahay magaalada ...
Thursday, May 29, 2025
-
Shirkka Golaha Wasiirada jsl iyo Arimo Xasaasiya Oo Lagaga Hadlay!
Fadhigii 21-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL ahna ku simaha Madaxweynaha JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Som...
Wednesday, May 28, 2025
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Beeraha Oo Socdaal Ku Tagay Magaalada Berbera Iyo Ujeedada kulan Uu la Qaatay Maareeyaha Dekedaha Jsl.
Berbera (W,N) - Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha Eng. Cabdirisaaq Axmed Gaas iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa Maanta safar shaqo ku tagay Magaalada Berbera.
Agaasimaha guud oo ay weheliyaan Agaasimeyaasha waaxaha qorshaynta...
Wednesday, May 28, 2025
-
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Isku soo baxa Xuska 18may Ku Qabtay Badhamaha Magaalada London
LONDON(W,N)-Kumanaan kamid ah jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalka ingiriiska ayaa isku soo bax balaadhan oo ay ugu dabaaldegayaan maalinta qarrannimada Somaliland ku qabtay badhtamaha magaalada London halkaasi oo ay kalas...
Monday, May 26, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo oo safar shaqo ugu Anbo Baxay Dalka Kenya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Safar Shaqo oo qaadan doona muddo dhawr cisho ah ugu kicitimay magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.
Safarka Madaxweyna...
Monday, May 26, 2025
-
Xildhibaano Mooshin Keenay Fadhigii Saaka Ee golaha Wakiilada jsl iyo Qaabkii sharci Ee loo Laalay!
Golaha Wakiillada Jamhuuriyada Somaliland waxaa Golaha la keenay jawaab Celinta Sharci ee Mooshinadii Golaha la horkeenay taariikhdu markay ahayd 08/05/2025. laba mooshin oo kala ahaa;
Soo jeedinta Mooshinka Mashruuc sharci...
Saturday, May 24, 2025
-
Wasiirka Wasaarada Xannaanada Xoolaha Jsl Oo kormeer Shaqo Ku Tegay Saylada Xoolaha Ee Magaalada Hargeysa.
Hargeysa (W,N) Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cumar Shucayb Maxamed, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay saylada xoolaha ee magaalada Hargeysa.
Wasiirku wax...
Saturday, May 24, 2025
-
Reer Somaliland Oo Bananbax Ballaadhan Kusoo Bandhigay Barxada Caanka ah Ee Trafalgar Square Ee Dalka Ingiriiska
London (W,N) Ururka dhalinyarada reer Somaliland ee “UK Somaliland Alliance” oo ah dhalinyarada qaban qaabiyay qabashada munaasibadaha 18-ka May ee dalka Ingiriiska iyo agaasimka xusaska muhiimka u ah Somaliland ayaa shaaciyay...
Saturday, May 24, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Galabta Dalka Dib Ugu Soo Noqday Iyo Wasiirka Warfaafinta Oo ka Warbixiyay Safarkoogii Dalka Jabuuti
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey oo muddo 3 cisho ah safar shaqo ugu maqnaa Jamhuriyadda Jabuuti, ayaa galabta ku soo guryo-noqday dalka.
...
Friday, May 23, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Habeenkii Xalay kulan la Qaatay Jaaliyada Reer Somaliland Ee ku Dhaqan Jabuuti Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ujeediyay!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa xalay khudbad qiimo badan u jeediyey Jaaliyadda Somaliland ee reer Jabuuti.
Madaxweynuhu waxa u ku dheeraaday xidhiidhka Dhalasho, Dhiig, D...
Friday, May 23, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay Dhigiisa Ismaaciil Cumar Geele.
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa waxa Qasriga Madaxtooyada dalka Djibouti ku qaabilay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cu...
Wednesday, May 21, 2025
-
Xildhibaan Xasan Dhuxul Iyo Nuxurka Khudbad Uu ka Jeediyay Xuska 18may Ee Lagu Qabtay Cariga Maraykanka
MARAYKANKA(W,N)-Xildhibaan/Abwaan xasan laabsaalax oo safar ku jooga dalka maraykanka ayaa jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalkaasi kala qaybgalay 34sano guurada xuska maalinta dib ulasoo noqoshada qarannimada Somaliland
...
Wednesday, May 21, 2025
-
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Sweden Oo Siwayn Ugu Dabaaldegay 34Sano Guurada Jsl Ee Xuska 18May Iyo Nuxurka Dardaarankii Amb Sakariye Xasan Wacays.
SWEDEN(W,N)-Jaaliyada Reer Somaliland ee ku dhaqan Dalka Sweden ayaa siwayn ugu dabaal degay 34sano guurada dib ulasoo noqoshada qarannimada Jamhuuriyada Somaliland ee xuska 18may, taasi oo lagu kala qabtay caasimada dalka Sweden ...
Monday, May 19, 2025
-
Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Oo Kullan Is xog-warreysi ah La Yeeshay Madax dhaqmeedka Iyo Haldoorka Gobolka Awdal.
BOORAMA(W,N)-Madaxweyne Kuxigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo Waftigii u hogaaminayey ee socdaalka shaqo ku joogay xarunta Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama ayaa qaabiley ,isla markaana kullan is xog-warreysi ah la ye...
Monday, May 19, 2025
-
Ajaanibkii Kasoo Qaybgalay Xuska Qarannimada Jsl Ee 18may Oo Fariin Udiray Caalamka
HARGAYSA(W,N)-Xuska 34sano guurada jamhuuriyada somaliland ee 18may oo maalintii shalay lagu qabtay caasimada hargaysa ayaa waxaa kasoo qaybgalay ajaanib tiro badan oo kala socday wadamada duniada kuwaasi oo fariin udiray caalamka...
Monday, May 19, 2025
-
TOOS UDAAWO; QASRIGA MADAXTOOYADA JSL IYO XUSKA 34GUURADA QARANNIMADA SOMALILAND
TOOS UDAAWO; QASRIGA MADAXTOOYADA JSL IYO XUSKA 34GUURADA QARANNIMADA SOMALILAND.
https://www.youtube.com/watch?v=OLAd7yK3HHo...
Sunday, May 18, 2025
-
Madaxwaynaha jsl iyo nuxurka khudbad dhinacyo badan taabanayso oo uu ka jeediyay xuska maalinta qarannimada somaliland
Madaxwaynaha jsl iyo nuxurka khudbad dhinacyo badan taabanayso oo uu ka jeediyay xuska maalinta qarannimada somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=q5l9vS_MkvE...
Sunday, May 18, 2025
-
Shacabka G. Gabiley Iyo xuska Munaasibada Qarannimada 18may Oo Isku soo Bax Balaadhan Ku Dabaaldegay.
Shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley ayaa maanta siwayn iskugu soo baxay xuska sanad guuradii 34sano ee jamhuuriyada Somaliland
Waxaana munaasibadan kala qaybgalay maamulka gobolka ka degmada iyo wasiir...
Sunday, May 18, 2025
-
TOOS UDAAWO; Munaasibada Dabaaldega 34 Guurada Jsl Oo Kulmiyay Badi Madaxda Dalka Iyo Wufuud Caalamiya!
TOOS UDAAWO; Munaasibada Dabaaldega 34 Guurada Jsl Oo Kulmiyay Badi Madaxda Dalka Iyo Wufuud Caalamiya!
https://www.youtube.com/watch?v=MuG_L1UQZaU...
Sunday, May 18, 2025
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Sidiiran Loogu soo Dhaweeyay Magaalada Boorama!
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Sidiiran Loogu soo Dhaweeyay Magaalada Boorama!
https://www.youtube.com/watch?v=109jees146s...
Saturday, May 17, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo ka Hadlay Shaqaaqadii Maalintii Shalay Ka Dhacday Magaalada Burco Iyo Awaamiirta Uu Bixiyay!
Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay mudoharaad maalintii shalay ka dhacday magaalada burco kaasi oo sobobay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac
Sidoo kale mudo haraadkan ayaa lagu xidh x...
Friday, May 16, 2025
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kulan la Qaatay Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Iyo Nuxurka Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
GABILEY(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Maxamed Cali Aw cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada gabiey ayaa habeenkii xalay kulan la qaatay madaxdhaqameedka gobolka gabiley kaasi oo ay goob joog ka ahaayeen maamulka gobolk...
Friday, May 16, 2025
-
Shirkii Golaha Wasiiradda Jsl Ee Galabta Iyo Nuxurka Arimaha lagaga Hadlay!
WAR SAXAAFADEED
Hargeysa, 14.05.2025 Fadhigii 20-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), isla markaa...
Wednesday, May 14, 2025
-
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Kulan La Qaatay Maayarka (Duqa) magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka.
Waxaan (), hoolka shirarka ee magaalada Minneapolis (City Hall), igu qaabilay, Maayarka magaalada Minneapolis, Mudane Jacob Frey.
Kulankaas oo ay igu wehelinayeen xubno ka mid ah jaaliyadda Somaliland ee gobolka. Maayarka ayaa ...
Wednesday, May 14, 2025
-
Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Oo Wax laga Xumaado ku tilmaamay Hadal Dhawaan kasoo Yeedhay Xubno Isla Beesha Ah.
Madaxdhaqameedka beelaha subeer awal oo uu horkacayo suldaanka guud ee beesha ayaa wax laga xumaado iyo fool xumo ku tilmaamay hadal ay dhawaan warbaahinta kazoo daayeen xubno kamid ah madaxdhaqeedka beesha subeer awal kuwaasi oo ...
Wednesday, May 14, 2025
-
Shacabka Magaalada Wajaale Oo Caawa Isugu Soo Baxay Udiyaar Garowga Xuska 18may
Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa caawa iskugu soo baxay udiyaar garowa xuska maalinta qaranka ee somaliland ee 18may taasi oo ay kala soo qaybgaleen maamulka degmada iyo agaasimaha guud ee...
Tuesday, May 13, 2025
-
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Lalayeeshay Waraysi Xasaasiya, Muxuuse ka Yidhi Cabashada Dadka Ay Isku Deegaanka Yihiin
Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamed cabdilaahi Bookh Ayaa Lalayeeshay Waraysi Xasaasiya, Muxuuse ka Yidhi Cabashada Dadka Ay Isku Deegaanka Yihiin.
https://www.youtube.com/watch?v=JEZd1VVoMaw...
Tuesday, May 13, 2025
-
Wasiir kuxigeenka Dawladaha Hoose Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Maayarka Cusub Ee Gabiley Iyo Maayarkii Hore
GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada dawladaha hoose iyo horumarinta magaalooyinka jsl axmed cumar xaaji cabdilaahi xamarje ayaa maanta xilkii kala wareejiyay maayarka cusub ee degmada gabiley cabdirashiid haybe faarax “Daac...
Tuesday, May 13, 2025
-
Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Khadar Madaxtooyada Iyo Ex Wasiir Buunigii Kulmiye!
Wasiirka madaxtooyada somailand khaddar xuseen oo saka madal iskuul ka hadlayay ayaa soo jeediyay in calanka Somaliland ee lagu dabaldegayo in aan lagu qorin tawxiidka madaamada oo meelo aan haboonayn lagu tuurayo taasi oo daba so...
Saturday, May 10, 2025
-
Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo Hambalyeeyay Maayar Cusub Ee Loo Doortay D. Gabiley
GABILEY(W,N)-Madaxdhaqameedka Iyo Cuqaasha gobolka gabiley ayaa hambalyeeyay maayarka cusub ee loo doortay golaha deegaanka gabiley cabdirashiid haybe faarax (Daacad)-
Sidoo kale madaxdhaqameedkan ayaa sabootiyay maayarkii hore...
Saturday, May 10, 2025
-
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉SL O𝐨 Xarunta Agoomaha Ee Hargaysa ka 𝐝𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐲𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Maalinta Qaran ee Iskaalmaysiga Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland oo noqon doonta 10-ka bisha May, taasi oo...
Saturday, May 10, 2025
-
Madaxwaynaha jsl Oo Xadhiga ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Masaajidka 𝐑𝐮𝐬𝐡𝐞𝐞𝐲𝐞
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta xadhiga ka jaray Masjidka weyn ee 𝐍𝐔𝐔𝐑𝐀𝐋 𝐇𝐔𝐃𝐀𝐀 (𝐌𝐚𝐬𝐣𝐢𝐝 𝐑𝐮𝐬𝐡𝐞𝐞...
Friday, May 9, 2025
-
Xildhibaan Cabdirashiid Haybe Faarax Oo Loo Doortay Maayarka Cusub Ee Magaalada Gabiley
GABILEY(W,N)-Fadhi ay maanta iskugu yimaadeen xubno kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley islamarkaana uu gudoominayay badhasaabka gobolka gabiley ayaa waxay maayarka magaalada gabiley udoorteen xildhibaan cabdir...
Thursday, May 8, 2025
Next Page »
|
|