Suugaanta
-
DAAWO;-Fanaan Cawaale Aadan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa.
“In Mudo Ah Waan Ku Taamayay In Aan Imaado Hargaysa Waana Magaaladaydii,Fanaan Cawaale
“Anigu Nin fanaan ah Ayaan Ahay, Siyaasi Ma Ihi Caasimada Somalilandna Waxay Laf Dhabar Utahay fankayga”Fanaan Cawaale,
HARGAYSA(W,N...
Monday, August 12, 2019
-
DAAWO;-Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Fanaan Nuur Daalacay Iyo Soona Bandhigay Hees Cusub Oo ka Hadlaysa Qadiyada Jsl.
LONDON(W,N) Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay Fanaan Nuur Daalacay kaasi uu kaga Hadley Xaalada Guud Ee Dalka Somaliland Iyo Gardarooyinka Dawlada Somaliya Ku hayso Qadiyada Madax banaanida Somaliland.
...
Thursday, August 8, 2019
-
DAAWO;-fanaan Caanka Ah Gayiga Qoomiyada Oramada Cali Birri Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N) Al Fanaan Cali Biri oo kamid fanaaniinta dalka itoobiya ee kasoo jeeda qoomiyada Oromada ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.
Soo dhawaynta faanaanka ayaa waxaa soo dhaweeyay fanaaniinta reer ...
Tuesday, August 6, 2019
-
DAAWO;-Muuqaalka Kooxda Xidigaha Geeska Oo Hees Ruxday Shucuubta Shacabka DDSI Ka Qaaday Fagaaraha Jig Jiga!
JIG JIGA(W,N)- Qaarkamida faaniinta Xidigaha Geesks oo socdaal ku Tagay Magaalo Madaxda DDSI Ee Jig Jiga Ayaa Uqaaday Hees Ruxday Quluubta Shacabka Magaalada Jig Jiga Taasi Oo Ka hadlaysay Isbadal ka dhacay DDSI Iyo Sida ay ka s...
Wednesday, July 31, 2019
-
Abwaan Weedhsame Oo Shaaciyay In Uu Soo Bandhigi Doono Maansada Cusub Ee “ADDOONKII AB-TIRSIINTA” Iyo Nuxurka Ay Xanbaarsan Tahay!
“ADDOONKII AB-TIRSIINTA” Waa Tix Aan ku Xorayn Doono Inamada Adeeradood U Af-Duuban”Abwaan Weedhsame,
HARGAYSA(W,N) Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame Oo Kamid Abwaanada sida wayn looga yaqaaano gayiga somalida gaar ah...
Monday, July 22, 2019
-
Sidii Ay Ugu Dhalatay Abwaan Saxaradiid Jabiye Heesta Calan-Saarka 1960kii!
Abwaan saxariid jabiye oo kamid ahaa hal abuurada somalida ugu caansan dhawaan ku geeriyooday hargaysa ayaa ka sheekeeyay sSidii Ay Ugu Dhalatay Heesta Calan-Saarka 1960kii!
HALKAN KAGA BOGO QISADA HEESAN OO ABWAANKU KA SHEEK...
Sunday, June 30, 2019
-
Ardayda Saboolka Ah oo Ku Kaliyaystay Iskuulada Hoose Dhexe Ee Dawladda
Hargeysa (WJN) – Warbixin ay dhawaan soo saartay xarunta falanqaynta siyaasadda ee CPA ayaa lagu sheegay in waxbarashadu ganacsi noqotay oo sidaas daraadeedna ay ubad badan waxbarasho la'aan dhigtay.
''Waxan wareysannay 48 qo...
Tuesday, June 18, 2019
-
Maayirka Hargeysa oo Lagu Soo Oogay Dacwad Ugub Ku Ah Somaliland
Hargeysa (WJN) – Nin ka mid ah dadka deggan magaalada Hargeysa oo lagu magacaabo, Cabdi Duco ayaa sheegay in maayarka Hargeysa uu ku soo oogi doono dacwad ugub ku ah Soomaalida.
Cabdi Maxamuud Daahir, oo loo yaqaan Cabdi Duco...
Sunday, June 16, 2019
-
DAAWO;-Showgii Ciida Iyo Fanaaniinta Maxamed Bk & Nadiira Nayruus Ee Heesta “Wali Mid Aan Ku Garab Dhigo”
HARGAYSA(W,N)-Fanaaniinta Maxamed Siciid Bk iyo Nadiira Nayruus Ee showgii ciida oo si wada jir ah usoo wada qaaday heesta cusub ee “wali mid aan ku garab dhigo maan arag” taasi oo ruxday masrixii dabaal dega Ciida.
H...
Thursday, June 6, 2019
-
DAAWO; Ruwaayad Cusub Oo Laga Sameeyay Guuxa Qurbo joogta Laascaanod Iyo Gurmadka Xukuumada!
HARGAYSA(W,N) Qaarkamida fanaaniinta dhalinyarada ah ee reer Somaliland ayaa riwaayad xiiso badan ka sameeyay kala fogaanshaha guuxa qurba joogta laascanood iyo gurmadka xukuumada somaliland
Riwaayadan ayaa ka hadlay arimo bada...
Wednesday, June 5, 2019
-
Akhri; Maansada Isku-tashi & Tacab Oo Uu Tiriyay Saleebaan Cabdi Cali (kalshaale).
Tixdani waxay soo baxday 2/06/2019, waxaanan curiyey 29/05/2019. Waxaanay ka hadlaysaa Sooyaalkii Taariikheed ee ay Somaliland soo martay iyo marxalada ay maanta marayso, iyadoo dhiiri-gelinaysa mashruuca Shaqo-qaran ee ay Xukuuma...
Sunday, June 2, 2019
-
DAAWO;-Riwaayadii Xuska 18may Ee Fanaaniinta Qaranka Iyo Fariinta Ay Xanbaarsan Tahay.
HARGAYSA(W,N) Fanaaniinta wasaarada warfaafinta somaliland ayaa xuskii 28guurada madaxbanaanida somaliland ee 18may soo bandhigay riyaawad cajiib ah taasi oo ay kaga hadlayeen isku duubnimada bulshada.
HALKAN KA DAAWO M...
Wednesday, May 29, 2019
-
DAAWO; Heesaha Dabaal Dega Xuska 28Aad Ee Qarannimada Jsl Iyo fanaan Maxamed Siciid Bk.
HARGAYSA(W,N) Xuska qarannimada jamhuuriyada Somaliland ee 18may ayaa caawa guud ahaan dalka ka bilowday kaasi oo barbaarta ku debaal degayaan jidadka waawayn caasimada taasi oo maalinta bari ah ku beegan
Fanaan maxamed siciid ...
Friday, May 17, 2019
-
Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Maanso Baroor Diiq Ah Ka Tiriyay Geerida Xaaji Cabdi Waraabe.
HARGAYSA(W,N) Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamid hal Abuur dhalinyarada ah reer Somaliland ayaa maanso baroor diiq ah ka tiriyay geerida marxuum Oday Xaaji Cabdi Waraabe oo kamid ahaa Odayaashii aas aasay golaha guurtida Somal...
Sunday, May 12, 2019
-
Halkan ka Akhri; Abwaan Weedhsame Oo Maanso Baroor Diiq Ah Ka Tiriyay Geerida Marxuum Oday Xaaji Cabdi Waraabe,
“Kiiyoo Gabana isagoo gu’ boqol guud ka maray ayni,
Ma gabloolin kama gaagaxayn, gar iyo waanwaane,
Dharaar qudha kamuu gaabsan jirin waano Gedo weyne”WEEDHSAME.
HARGAYSA(W.N)- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsa...
Sunday, May 12, 2019
-
Halkan Akhri; Maanso Baroor Diiq Ah Oo Abwaan Xasan Dhuxul Ka Tiriyay Geerida Xaaji Cabdi Waraabe.
Waa Qayb Ka Mida Maanso Baroor-Diiqa- oo Marxuum-
Xaaji Cabdi Waraabe Geeridiisa aan ka Tiriyay --
Dhanbaalku Xumaa, Dheguhu maqlayaan
Warkiyo dhacdadiyo, Dhiiladu ba'anaa
Dhalaan iska daa, ilmadu ka Dhacdee
Haday d...
Friday, May 10, 2019
-
DAAWO;-Fanaan Maxamed Bk Oo Soo Qaaday Hees Cusub Oo Wadani Ah Ee “GUUL QARAN” Iyo Erayadii Wasiir Yurub Abiib.
HARGAYSA(W,N) Fanaanka caanka ah ee Maxamed Siciid Bk ayaa soo saaray Hees Wadani ah oo qiiro galisay shacabka reer Somaliland taasi oo ka hadlaysa halgankii iyo heerarkii loosoo maray Somaliland.
Heesta wadaniga ee GUUL QA...
Thursday, March 21, 2019
-
Taariikh Faneedka Fanaanada Faadumo Axmed Dhimbiil (1948-2018).
Faadumo Axmed Dhimbiil sannadkii 1948 ayey ku dhalatay xaafadda lixaad ee magaalada Jabuuti , ka dibna iyada oo 19 sanno jir ah oo aanay cidina fanka ku aqoonin ayey tagtay Xamar sannadkii 1967, waxayna la kulantay kooxdii Xabadi ...
Tuesday, March 5, 2019
-
Halkan Ka Akhri; Maansada “Guubaabo” Iyo Abwaan Axmed Cismaan Batuun.
Hargaysa(W,N) Abwaan Axmed Cismaan Batuun oo kamida hal abuurka reer somaliland ayaa tiriyay maansada cusub ee Guubaabo taasi oo uu kula hadlayo bulshada islamarkaana uu ku dhiri galinayo in ay dadaal Muujiyaan.
HALKAN KA MAA...
Saturday, February 2, 2019
-
DAAWO:Al fanaan Axmed Zaki Oo Soo Saaray Heesta Cusub Ee “Nimco” Iyo Erayadii Abwaan Qaamuus.
Hargaysa(W,N) fanaanka axmed zaki ayaa soo saaray hees cusub oo jacayl ka ah ee “nimco” oo uu sameeyay abwaan cabdikarim muxumed xasan (qaamuuska qarniga.
Halkan ka Dhagayso Heesta Nimco Iyo Codkii fanaan Axmed Zaki;
htt...
Thursday, January 24, 2019
-
DAAWO; fanaanka Mahad Galin Hore Oo Heeso Bilaa Music Ka Qaaday Showgii Sanadka Cusub Iyo Qisooyin Xiiso Badan Oo Uu Ka Waramay.
HARGAYSA(W,N) Fanaanka mahad maxamed nuux (galin hore) ayaa wacdaro ka dhigay bandhigii sanadka cusub ee kooxda xidigaha geeska Isagoo madasha ka qaaday heeso macaan oo bilaa music ah
Dhanka kale fanaan galin hore ayaa ka s...
Tuesday, January 8, 2019
-
“Siyaasadu Waa Xidigis, Xiliga Laga Fooliyee, Duqayda Oromada La Xaal, Sidii Badhasaab U xiin”.Abwaan laabsaalax,
HALKAN KA AKHRI; Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Tiriyay Gabay Kooban Oo Uu Kaga Hadlayo Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliland.
HARGAYSA(W,N) Abwaan Xasan dhuxul laabsaalax oo kamida hal abuurka dadka afka somaliga ku hadla kuwa ug...
Sunday, January 6, 2019
-
DAAWO; Fanaanada Yurub Geenyo Oo Soo Saartay Heesta Cusub Ee ”Gole Loo Dhanyahay”
Hargaysa(W,N) fanaanada codka macaan ee Yurub Geenyo ayaa Sanadka cusub ee 2019 daawaha kasoo qaaday heeso kala duwan kuwaasi oo iskugu jiray kuwa jacayl ah iyo kuwa kaleba
Halkan ka Daawo Heesta Cusub Ee Gole loo Dhanyahay Iyo...
Tuesday, January 1, 2019
-
DAAWO; Fanaanada Deeq AFRO Oo Ka Hadashey Hees Ay Dhawaan Soo Saartey Ee Anshaxa Xumeyd Iyo Raali Galin Ay Bixisay.
DAAWO; Fanaanada Deeq AFRO Oo Ka Hadashey Hees Ay Dhawaan Soo Saartey Ee Anshaxa Xumeyd Iyo Raali Galin Ay Bixisay Taasi oo bulshada somalidu siwayn uga cadhoodeen.
HALKAN KA DAAWO MUQAALKA WARAYSIGAN;
https://youtu.be/D...
Thursday, December 27, 2018
-
Protected: Akhriso: Canshuuro Cusub oo Xukuumada Muuse Biixi Dul-dhigtay Warbaahinta Ka hawlgasha Somaliland
Hargeysa (WJN)- Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxa ay canshuuro aad u badan ay dul-dhugtay dhamaan Warbaahinta kala duwan ee ka hawl gasho Somaliland.
Halkan hoose ka akhriso canshuurta la dul-dhigay warbaahinta
...
Sunday, December 23, 2018
-
DAAWO; Heesta Cusub Ee “Xilkas”Codkii Fanaan Khadar Ilkacase Iyo Erayadii C/Fataax Mursal.
HARGAYSA(W,N) Heesta cusub ee “Xilkas” oo ka hadlaysa qiso dhab ah Ereyadeeda waxa leh Cabdifatax Mursal oo Xaaskisa u sameeyay Codkii iyo laxamkii Fanaan Khadar Ilcase.
HALKAN KAGA BOGO HEESTA XILKAS IYO CODKII KHA...
Wednesday, November 28, 2018
-
“Faysal keligii Ha Loo Ogolaado Inuu Ku Xiiqo Wadahadalka Gudhan, Waayo Aad Buu Xiiso Ugu Hayaa Inuu Horfadhiisto Cid kasta Oo Dafirsan Xaqa Shacbiga Somaliland”Cali Guray,
“Faysal Cali Waraabe Horta Shacbiga Somaliland Intuu Isagu Metelaa? Malaha Ma Oga Mise Xisaabtu Way Ka Qaldan Tahay”?Siyaasi Cali Guray.
HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo kamida masuuliyiinta xisbi xaa...
Thursday, November 22, 2018
-
Ciidamo Itoobiyaan Ah oo Wata Gaadiidka Dagaalka oo Gaadhay Deegaanka Dhumay Ee Gobolka Sool
Laascaanood (WJN)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gaadiidka dagaalka ay gaadheen deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Sool.
Ciidamada aya...
Wednesday, November 7, 2018
-
Halkan Akhri; Maansada “Dawladnimo Ma Beenbaa”! Abwaan Sacad Gadhle.
Maansada waxaa curiyay Abwaan Sacad X Maxamuud Gadhle,Maansadan oo magaceedu yahay (Dawladnimo Ma Beenbaa ) Midhaha Maansadani xambaarsan tahay oo duurxull ah waxay tilaamayaan sida Bulshada S/land baahi wayn ugu qabto Madax Run...
Wednesday, October 24, 2018
-
DAAWO; Abwaan Qaamuus Oo Gabay Baroor Diiqa Ka Tiriyey Aaskii Marxuum Maxamed Miyir Oo Ka Baxay Bahda fanaaniinta Somaliland.
Hargaysa(W,N) Abwaan Cabdikariim Muxumed Xasan (Qaamuuska) ayaa gabay Baroor Diiqa Ah ka Tiriyay Aas qaran oo Loo Sameeyay Marxuum Maxamed Miyir Xaaji oo kamida Bahda fanaaniinta Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA GABA...
Monday, October 8, 2018
-
DAAWO; Wacdarihii Showgii Farxiya Fiska Iyo Heesta “Hargaysaa Ciil Ha Mudan”.
DAAWO; Wacdarihii Showgii Farxiya Fiska Iyo Heesta “Hargaysaa Ciil Ha Mudan”. oo ruxday masraxii xalay iyo shacbiga reer hargaysa.
halkan ka daawo muuqaalka heestan;
https://youtu.be/ioLk73icB2w...
Friday, October 5, 2018
-
Suldaan Dhawaan Lagu Caleema Saaray Magaalada Jig Jiga oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa
Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah madax-dhaqameedka gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa ay maanta koonfurta magaalada Hargeysa ay si diiran ugu soo dhaweeyeen Suldaan Rashiid Aw Maxamed Xaaji Jaamac oo dhawaan lagu caleema saaray magaalad...
Wednesday, September 26, 2018
-
DAAWO; Heesta Cusub Ee “Qalbigaad Dagtaybaa Kuu Daacad Noqdee” Iyo fanaaniinta Axmed Caarshe Iyo Barwaaqo Qalanjo.
Hargaysa(W,N) fanaaniinta Axmed Caarshe Iyo Barwaaqo Qalanjo Oo kawada tirsan Kooxda Xidigaha Geeska ayaa soo saaray Hees Talantaaliya ee “Qalbigaad Dagtaybaa Kuu Daacad Noqdee”
HALKAN KA DHAGAYSO HEESTAN CUSUB;
ht...
Tuesday, September 25, 2018
-
DAAWO; Aqoonyahan Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Xaalada ka Taagan Gobolada Bari Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya.
Hargaysa(W,N) Aqoonyahan Cabdiraxmaan Goray Xasan oo ka mida Bulshada ku dhaqan Caasimada hargaysa ayaa dhaliilo isbarkan usoo jeediyay xukuumada madaxwayne muuse biixi oo uu ku eedeeyay in ay ka gaabisay xal u helida tabashada go...
Sunday, September 23, 2018
-
DAAWO; Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Gabiley Oo Deegaanka Idhanka Deerayahanka Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Xarun Waxbarasho.
Gabiley(W,N) Gudoomiyaha Waxbarshada Gobolka Gabiley oo Ay Weheliyaan Boqor Muxumed Geele Seed iyo Aqoonyahana deegaanku ayaa Deegaanka Idhanka Deerayahanka ka dhagax dhigay Dhismaha laba Fasal oo lagu kordhinayo Iskuulka Muj ...
Sunday, September 16, 2018
-
DAAWO; fanaanada farxiya fiska Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa.
Hargaysa(W,N) fanaanada farxiya Axmed Cadaawe farxiya fiska oo kamida fanaaniinta da,dayar ee somalida ayaa markii ugu horaysay timiday dalka somaliland,
Waxaana soo dhawaynta faananada ka hadlay Gudoomiyaha Xidigaha Geeska A...
Monday, September 10, 2018
-
WAR-SAXAAFADEED KASOO BAXAY MADAXTOOYADA JSL.
WAR-SAXAAFADEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu hambalyo u dirayaa Ardayda ka qalin-jebiyey Jaamacadda Burco ee gobolka Togdheer maanta oo ay taariikhdu ahayd 06-09-2018, oo ahayd dufca...
Thursday, September 6, 2018
-
DAAWO; Fanaan Axmed Caarshe Oo Soo Saaray Heesta Cusub Ee “Waxaan Dhawrayaa Jira”
Hargaysa(W,N) fanaanka Codka Tolmoon Axmed Caashe Ayaa Soo Saaray Heesta Cusub Ee “Waxaan Dhawrayaa Jira” Iyo Ereyadii Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HEESTAN;
https://youtu.be/LWF1F8wYV8Y...
Tuesday, August 28, 2018
-
HALKAN KA AKHRI; MAANSADA XAGAL-DAAC: Abwaan/Saxafi Saleebaan Kalshaale.
HALKAN KA AKHRI; MAANSADA XAGAL-DAAC: Abwaan/Saxafi Saleebaan Kalshaale.
“Waa Duni Hoggaankii
Shacbigoo dhan Doorteen
jifadiisa daaqshoo
Deeqaha la keeniyo
Xilka Dawladnimada
Digreetadu Xariiqaba
Daalac ug...
Wednesday, August 15, 2018
-
Abwaan Deeqa Nuux Yoonis Oo Soo Saartay Maanso Cusub. “Yaa Yidhi Si Loo Kala Badsado Qaranka Beeleeya?
“Yaa Beerlaxawsaday Shacbiga Oo Ku Yidhi Baaqa?
Yaa Yidhi Bah Iyo Reer u Shira Oo Isugu Baana?
Wixii lagu Ballamay Yaa Ka Dhigay Sheeko Baraleyda?Abwaanad Deeqa Nuux.
HARGAYSA(W,N) Abwaanad Deeqa Nuux Yoonis oo kamida h...
Friday, July 27, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|