Chelsea oo durbaba tabtay goolhaye Thibaut Courtois
Goolhayaha kooxda Chelsea Thibaut Courtois, oo lala xidhiidhinayay in uu ku biiro naadiga Real Madrid ayaana maanta soo xaadirin tababarka.
Kooxda Blues ayaana ogayn xilliga 26 sano jirkan uu garooka ku soo laaban doono.
Cou...
Muxuu Ozil Iskaga Casilay Xulka Qaranka Jarmalka?
Mesut Ozil oo ah laacib khadka dhexe uga Ciyaara kooxda Arsenal ayaa sheegay in uu go'aansaday in aanu mardambe u ciyaarin xulka qaranka ee dalka Jarmalka.
War qoraal ah oo uu soo saaray ciyaartoygan 29 jirka ah ayuu ku sheegay...
Monday, July 23, 2018
Xulalka Eritrea iyo Itoobiya oo ay dhexmari doonto Ciyaar Saaxibtinimo
Xidhiidhada kubadda cagta ee Itoobiya iyo Eritrea ayaa ku heshiiyay inay qaban doonaan caayaar taarikhii ah oo saaxibtinimo oo dhex mari doonto xulalka labada dal.
Xulalka kubadda cagta ee Itoobiya iyo Eritrea ayaa bisha nagu s...
Monday, July 23, 2018
Xulka Faransiiska oo La Gudoonsiinayo Abaal Marintii ugu Saraysay
Xulka Faransiiska oo ku guulaystay Koobka Adduunka ayaa la guddoonsinaya abaal marintii ugu sarraysay, sida uu shaaca ka qaaday madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron.
Xulka Faransiiska ayaa salaan sharaf ka qaadan doona ciid...
Monday, July 16, 2018
Xulka qarankan Belgium oo 2-0 Kaga bediyay England
Xulka qaranka Belgium ayaa waxaa uu guul mihiima ka gaadhay Xulka qaranka England, kadib markii Laba gool oo ay labada qeybood ee ciyaarta ay kala dhaliyeen Eden Hazard iyo Thomas Meunier ayaa ka dhigay natiijada kulanka iney xulk...
C.Ronaldo oo Si Rasmi ah ugu biiraya Juventus
Weerar-yahankii naadiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa waxa uu si rasmi ah ugu biirey naadiga Juventus.
Waxa la rumeysan yahay in dhinacyadu ay isku raacen heshiiskii kama dambeysta ahaa, oo weeraryahankaasi uga soo kaxeyna...
Tuesday, July 10, 2018
Falanqayn Ciyaarta Faransiiska iyo Belgium
Faransiiska iyo Belgium ayaa caawa wada Ciyaaraya cayaarta nus dhammaadka ee Koobka Adduunka.
Waxayna cayaarta dhacaysaa sacaadda Afrikada bari marka ay tahay 9:00pm fidnimo, Kooxda badisa waxay u gudbi doontaa cayaarta kama da...
Tuesday, July 10, 2018
Croatia oo Semifinal u Soo gudubtay
Xulka dalka Croatia ayaa u soo gudbay Semifinalaha koobka kubadda cagta adduunka ee Ruushka ka socda, kadib markii ay ka adkaadeen waddankii marti galinayay tartankan.
Ciyaarta ayaa daqiiqadihii loogu tala galay ay ku dhammaata...
Saturday, July 7, 2018
Xulka Ingiriiska oo ka badiyay Sweden
Xulka England ayaa marki ugu horreeysay tan iyo sannadkii 1990-kii gaadhay semi-finalka Koobka Aduunka kadib marki ay galabta 2-0 uga badiyeen Sweden.
Labada gool waxaa Ingiriiska madaxa ugu dhaliyay ciyaartooyda kala ah Harry ...
Falanqayn: Faransiiska iyo Uruguay midkee badin doona?
Xulalka Faransiiska iyo Uruguay ayaa maanta wada cayaaraya saacadda Afrikada bari marka ay tahay 5:00pm galabnimo Kulanka ugu horreeya ee rubuc dhammaadka koobka aduunka.
Uruguay oo aan guuldarro kala kulmin 7dii kulan ee ugu...
Friday, July 6, 2018
Russia oo reebtay Spain una gudbay Wareega Siddeeda ee Koobka Adduunka
Xulka martigelinaya Koobka Adduunka ee sanadkan 2018-ka ee Russia ayaa u gudbay wareega sideeda ee tartanka, kadib marki ay maanta rikoodhayaal 4-3 ah kaga badiyeen xulka Spain.
Goolhayaha Russia Igor Akinfeev ayaa noqday geesigi...
Sunday, July 1, 2018
Faransiiska oo Koobka Adduunka Ka Reebay Argentina
Xulka France ayaa noqday xulki ugu horreeyay ee gaadha wareega siddeeda kooxood ee Koobka Aduunka ee sannadkaan 2018-ka, kadib marki ay maanta 4-3 ku garaaceen Argentina.
Ciyaartii maanta oo ka dhacday garoonka Kazan Arena ee m...
Saturday, June 30, 2018
Senegal oo ka hadhay Koobka Adduunka
Xulka kubadda cagta Senegal ayaa ka hadhay koobka adduunka, kadib markii Colombia 1-0 kaga badisay.
Senegal ayaa waxa ay noqtay Xulkii ugu dambeeyey ee Afrikan ah oo ka hadha koobka adduunka, mana jiro dal qaaradda Africa matal...
Ac Milan oo Laba Sano Laga Ganaaxay Tartanada Yurub
Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee loo soo gaabiyo UEFA ayaa muddo laba sano ah ka ganaaxay kooxda caanka ah ee AC Milan dhamaan tartannada Yurub, kadib marki lagu eedeeyay in ay jebisay Nidaamka Isku-dheelitirka Dhaqaalaha ee loo ...
Wednesday, June 27, 2018
Jarmalka oo laga reebay koobka adduunka
Xulka kubadda cagta Jarmalka ayaa markii ugu horeysay taariikhda tan iyo sanaddii 1938-kii lagu reebay wareegga koowaad ee koobka adduunka.
Jarmalka oo caawa la ciyaaray dalka Korea-da Koonfureed ayaa waxaa looga adkaaday 2-0, ...
Wednesday, June 27, 2018
Taageere Isdilay ka Dib Ciyaartii Messi Lagaga Badiyey 3:0 Koobka Aduunka!
Taageere taageersanaa wadanka Argentine iyo laacibka Messi ayaa ka xanaaqay ciyaartii 3 iyo Ebarka looga badiyey ciyaartaas oo ahayd ciyaartii dhex martay Argentine iyo Croatia ee koobka aduunka ee sanadka 2018.
Dinu Alex oo ah...
Sunday, June 24, 2018
Mucjisooyinka Uu Leeyahay Sanadkan Koobka Aduunka Ee 2018!!
Waxaa imika la galay ciyaartii labaad ee is araga koowaad ee guruubyada oo imika ku dhaw dhamaan iyadoo la gali doono ciyaartii saddexaad ee ugu danbaysay is araga lugta koowaad ama guruubka.
Mucjisoonka sanadkan wuu leeyahay a...
Sunday, June 24, 2018
Brazil oo Guul Mihiim ah Ka gaadhay Costa Rica
Laba gool oo ay kala dhaliyeen Philippe Coutinho & Neymar Junior ayaa soo nooleeyay rajada ay Brazil ka leeyahiin iney usoo baxaan wareega 16-aad ee koobka Adduunka.
Brazil hadda waxey ka horreeyaan Serbia oo 3-dhibcood k...
Friday, June 22, 2018
Faransiiska oo u gudbay wareega 16-ka Koobka Aduunka
Xulka kubadda cagta Faransiiska ayaa u gudbay wareega 16-ka ee Koobka Aduunka, kadib marki ay maanta 1-0 kaga badiyeen kooxda qaranka ee Peru.
Ciyaartan oo ka tirsaneyd Group-ka C isla markaana ka dhacday garoonka Ekaterinburg ...
Thursday, June 21, 2018
Senegal iyo Japan oo guul gaadhay
Xulka kubadda cagta Japan ayaa guul ku billowday cayaaraha koobka adduunka ayaga oo 2-1 kaga adkaaday dalka Columbia.
Cayaartan oo ahayd tii koowaad ee maanta dhacday ayaa waxaa Columbia calaamadda casaanka ah laga siiyey Carlo...
Serbia oo guul Muhiim ah Ka gaadhay Costa Rica
Xulka kubada cagta ee Seribia ayaa maanta guul mihiima ka gaadhay xulka Costa Rica arkii layskugu soo laabtay qeybtii nasashada, waxa ay u muuqatay in labada tababare ay soo canaanteen ciyaaryahanadooda maadma is bedel ku dhacay q...
Sunday, June 17, 2018
Uruguay oo guul mihiima Ka gaadhay Masar
Xulka dalka Uruguay ayaa guul muhiim ah ka gaadhey ciyaartii kowaad ee ay la ciyaaraan xulka dalka Masar, kulan ka tirsanaa koobka adduunka.
Ciyaaryahan Jose Gimenez ayaa daqiiqaddii 88-aad gool madax ah daba mariyay gool wadah...
Friday, June 15, 2018
Russia oo 5-0 kaga adkaaday Sucuudiga
Koobka kubadda cagta adduunka ayaa maanta si rasmi ah uga furmay dalka Ruushka, ayada oo dalka marti-gelinaya ee Russia uu guul ku billowday tartanka.
Russia ayaa 5-0 waxay kaga adkaadeen dalka Sacuudiga, oo cayaar aad u xun so...
Thursday, June 14, 2018
Magacyada cayaartoyda ka qayb galaysa koobka adduunka
Halkan ka daalaco qarammada ka qayb galaya koobka kubadda cagta adduunka ee ka dhacaya Ruushka. Waxaad sidoo kale daalacan kartaa magacyada tababareyaasha iyo cayaartoyda xul kasta uga qayb galaya tartanka.
Ruushka
Tababare:...
Wednesday, June 13, 2018
Tababarahii xulka Spain oo la eryey
Xidhiidhka kubadda cagta Spain, ayaa maanta shaqada ka ceydhiyey macallinka xulka qaranka dalkaas Julen Lopetegui, maalin ka hor billowga koobka adduunka.
Julen Lopetegui, oo shalay loo magacaabay tababaraha Real Madrid, ayaa l...
Wednesday, June 13, 2018
Mohamed Salah iyo Xulkiisa Masar oo Gaadhay Russia
Mohamed Salah ayaa shalay kasoo dhex muuqday tababarki ugu danbeeyay ee ay xulka Masar ku qaateen magaalada Qahira, ka hor inta aysan isla shalayba u duulin magaalada Grozny ee Russia oo xarun u noqon doonto xulka Faraacinada inta...
Monday, June 11, 2018
Golden State Warriors oo Qarka u Saaran Hanashada Koobka NBA-da Mareykanka
Naadiga kubadda koleyga ee Golden State Warriors ayaa qarka u saaran inay hanato koobka NBA-da Mareykanka mar kale, kadib markii guusheedii 3-aad ee is xiga ay ka gaadhtay ciyaaraha finalaha koobkan kooxda Cleveland Cavaliers.
...
Friday, June 8, 2018
Nabil Fekir oo Ku Biiraya Liverpool
Kooxda Liverpool ayaa qarka u saaran in ay lasoo wareegto weeraryahanka kooxda Lyon ee dalka Faransiiska Nabil Fekir.
Wadaxaajood lagu dhameynayo heshiiska laacibkan ayaa u socda kooxaha Liverpool iyo Lyon, waxaana wararku shee...