Sports
-
Daawo CiyaarihiCaawa Iyo Koobkii Aduunka Spain Oo 5-Goal Lagu Muquuniyay Iyo Mexico Oo 1-Goal Kula Kuftay Cameroon
Hargeysa(Wajaalenews)Netherland Ayaa caawa 5-goal Ugu awood sheegatay Xulka Spain oo isagu keensaday 1 Goal Oo keliyada Sidaasina Lagaga Gulaystay.
Halka Ka Daawo Sida Goolashu Udhasheen
Ciyaarta
Spain -1 VS Netherlands -5
h...
Friday, June 13, 2014
-
Kulanka Caawa ee dhexmari doona Holland Vs Horyaalka adduunka Spain dareenada kala duwan ee Ku Xeeran
CIYAARO(Wajaalenews)Xulalka labada qaran ee Holland iyo Spain oo caawa wada yeelan doona kulankoodii u horreeyey ee ciyaaraha tartanka kama dambaysta koobka adduunka ee sannadka 2014 ay martigelisay dalka Brazil, taasoo ay ku wada...
Friday, June 13, 2014
-
Koobka Adduunka Oo Maanta Ka Furmaya Brazil iyo Amniga Oo La adkeeyay.
Hargeysa(Wajaalenews):-Koobka adduunka oo ay si live ah u daawaan doonaan dad lagu qiyaasay malaayiin ruux ayaa maanta se uga furmi doonaa Brazil oo marti ay u noqon doonaan 32-xul oo adduunka ka tirsan si ay koobka uga qayb-galaa...
Thursday, June 12, 2014
-
WAXKABARO TAARIIKHDA GOOLHAYE XAMSE JIRDEH
Hargeisa(Wajaalenews) ; Kubada soomalida ayaa ah mid aan wax macno ah ugu fadhiyin dhalin yarada Somaliland hada waxanu wax yar ka sheekaynaynaa taariikhdii mid ka mid ah dhalin yarada Somaliland sidoo kalena had iyo jeer waxaynu ...
Friday, June 6, 2014
-
Orodyahanka Reer Jabuuti Ayaanle Saleebaan Oo Kaalinta Ka Labaad Galey Orodka 1500Mt ee Lagu Qabtey Dalka Talyaaniga.
Roma(Wajaale News)-Orodyahanka caanka ah ee u dhashey dalka Ayaanle Saleebaan ayaa, kaalinta labaad ku guuleystey orodka IAAF Diamond Leauge Rome ee 2014ka orodkan oo lagu qabtey Magaalada Rom ee Xarunta dalka Talyaaniga, waxa uu ...
Friday, June 6, 2014
-
Neymar Oo La Sheegay Inuu Khibrad Iyo Xirfad Dheeraad Ah Ka Soo Faa’iideeyay Kooxda Barcelona.
Hargeysa (Wajaale News):- Tababaraha dhinaca Caafimaadka ee Xulka Brazil Paulo Paixao, ayaa tilmaamay inay kalsooni dheeraad ah ku qabaan Ciyaaryahanka Neymar, waxaanu sheegay in Laacibkani faa’iido badan uu ka soo helay kooxda ...
Friday, May 30, 2014
-
Real Madrid oo Markii 10 aad Ku Guulaysatay Horyaalka Yurub ‘Champions League’
HARGEISA(Wajaalenews);Kooxda Real Madrid ayaa hanatay horyaalka qaarada Yurub ee Champions Laegue kadib markii ay ku durdurisay kooxda ay isku magaalada Yihiin ee Atletico Madrid oo ay kaga adkaatay 4-1 ciyaartii adkayd ee caawa ...
Saturday, May 24, 2014
-
War Deg Deg Ah: Manchester City Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Premier League Iyo Reds Oo Niyadjabtay Inkastoo Ay Badiyeen.
Hargaysa(Wajaale News):-Kooxda Manchester City ayaa ku guuleysatay koobkeedii labaad ee Premier League muddo seddex sanno gudaheed ka dib markii ay 2-0 ugu awood sheegteen kooxda West Ham United oo kulankii ugu danbeysay ee xilli ...
Sunday, May 11, 2014
-
Muxuu Ka Yiri Ancelotti Guushii Ay Xalay Ka Gadheen Bayern Munich?
Sports(WJN)Tababaraha Kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti Ayaa Ka Hadlay Guushii Ay Xalay Ka Gaareen Kooxda Bayern Munich Oo Marti U Ahayd Wuxuuna Sheegay Inuu Aad Ugu Faraxsan Yahay Qaab Ciyaareed Ka Laacibiintiisa.
Ancelotti O...
Thursday, April 24, 2014
-
TOBABARE DAVID MOYES OO MUDO HALSANO AH KU BURBURIYEY RAJADII MUDADA 18 SANADOOD AHAYD EE UU SOO DHISAYEY TOBABARE SIR ALEX FERGUSON
Hargeisa (WAJAALENEWS SPORT) Mudo sanad ka hor markii ay kooxda Man. United ku soo gaba gabaysay guulo hor leh taas oo ay ku sagootidayna macalinkeedi Sir Alex Ferguson, waxa shaqada macalinimo la wareegay tobabare David Moyes oo ...
Monday, April 21, 2014
-
Real Madrid Oo Ka Walwalsan Dhaawaca Gareth Bale Iyagoo Aan Ogeyn Mudada Uu Maqnaanayo.
Real Madrid Oo Ka Walwalsan Dhaawaca Gareth Bale Iyagoo Aan Ogeyn Mudada Uu Maqnaanayo.
Real Madrid CF v Getafe CF - La Liga Gareth Bale ayaa laga helay dhaawac ka soo gaaray muruqiisa bowdada, waxaana ay Real Madrid qirata...
Wednesday, October 2, 2013
-
Ryan Giggs Oo Haddii Uu Safto Kulanka Caawa Dhigi Doona Rikoor Cusub Oo Champions League Ah.
Ryan Giggs Oo Haddii Uu Safto Kulanka Caawa Dhigi Doona Rikoor Cusub Oo Champions League Ah.
Ryan Giggs ayaa caawa hadii uu safto kulanka ay kooxdiisa ka hortageyso Shakhtar Donetski waxa uu jabi doonaa rikoorkii ...
Wednesday, October 2, 2013
-
Sir Alex Ferguson oo daaha ka qaaday inuu iska diiday shaqada tababarenimo ee kooxda Chelsea
Tababarihii hore ee Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa daaha ka qaaday inuu mar iska diiday fursad uu ku noqon lahaa tababaraha kooxda Chelsea.
Ninka u dhashay Scotland, oo shaqada tababarenimo ka fariistay dhamaadkii xilli...
Wednesday, October 2, 2013
-
Arsene Wenger oo cadeeyey sida uu CR7 ugu dhowaaday inuu ka mid noqdo ciyaartoyda Arsenal
Tababare Arsene Wenger ayaa daaha ka qaaday inay Arsenal ku dhoweyd saxiixa Cristiano Ronaldo ka hor inta uusan ku biirin kooxda Manchester United.
Red Devils ayaa dhameystirtay saxiixa weeraryahanka haatan u ciyaara Real Madrid ...
Wednesday, October 2, 2013
-
Shirkada Shidaal Baadhista Genel Energy oo Qalabkii,Agabkii iyo xamaantoodiina maanta ka rartay Burco+halkay u daabuleen oo la aadeen
Shirkada Shidaal Baadhista Genel Energy oo Qalabkii.Agabkii iyo xamaantoodiina maanta ka rartay Burco+halkay u daabuleen oo la aadeen!
Burco-(Wajaale-news)-Shaqaalihii shirkada shidaal baadhista ee Genel Energy ayaa mar kal...
Friday, September 6, 2013
-
Brazil oo 10 xul ee ugu sareysa FIFA ka mid noqotay
LAUSANNE, Switzerland(Wajaale News) -Brazil oo 5 koob oo adduun heysata ayaa Confederations Cup ay qaaday wuxuu u sahlay in ay ka mid noqoto 10ka xul ee ugu sareeyay FIFA. Brazil ka hore intii aysan ku guuleysan koobkaan waxey ku ...
Sunday, July 7, 2013
-
Abaalmarinta ciyaartoyda 28 sano jirka ka weyn
Ciyaaro (Wajaale News)-Iker Casillas, Andres Iniesta iyo Cristiano Ronaldo ayaa lagu daray liiska ciyaartoyda u sharaxan abaalmarinta sanadka 2013 ee Golden Foot Awards. Aabaalmarintaan waxaaa loogu talagalay ciyaartoyda ay da’d...
Sunday, July 7, 2013
-
GOBOLKA MARODIJEEX OO KU GUULAYSTAY KOOBKII GOBOLADDA SOMALILAND IYO GOBOLKA HAWD OO GALAY KAALINTA LABAAD
HARGEISA (wajaalenews) Ciyaartii u danbaysay ee Finalka Ciyaaraha Goboladda oo ku dhamaatay Gool ku laad (Penalty), gobolka Maroodi-jeex ku qaaday Rigoore.
Ciyaarta Finalka waxa siaga hor yimi labada Gobol ee maroodijeex iyo ha...
Friday, June 21, 2013
« Previous Page
|
|