SOMALILAND-nimadu Ma In Naxariista Laga Tagaa ? – W/Q: A.A. Carab
Wax ii geeyay Mooyi, ee waxaan ka war helay uun aniga oo ku dheygagsan oo daawanaya muuqaal Fiidiyow ah. Fiidiyowgan waxa ka dhex hadlaya saddex dumar ah oo dhammaantood sheegaya inay carruur wataan ama la socdaan. Waxa kale oo me...
Khudbaddii Madaxweynuhu Maxay Xambaarsanayd?
Marka doc kasta laga eego khudbaddii madaxweyne Md. Axmed Maxamed Maxamuud jeediyey dabaaldeggii sannad guurada afar iyo labaataaanada ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii qarannimaadii iyo madaxbannaaninidii majar habowda...
Friday, May 22, 2015
Golaha Guurtidu Muxuu Dalka U Qabtaa ?
Golaha Guurtidu hor ta yuu metelaa ?
Ma gole qabaa'ilka ka wakiil ahbaa ?
Mise waa gole shacabku leeyahay oo sharciya ?
Mise waa gole xukuumadda u shaqeeya oo meesha u fadhiya ?
Mise waa gole dhaxal ah oo isagu is-doorta ?
Mi...
Friday, May 22, 2015
Maansadii Baga Baga Alaylehe W/C Abwaan Maxamed Yaasiin Maxamed Ilkacase
maansadan la baxday baga baga alay lehe;waxay jawaab iyo baanis u ahayd maansadaydii hore ee burco
maansadii baga baga alaylehe
maansadan la baxday baga baga alay lehe;waxay jawaab iyo baanis u ahayd maansadaydii
hore ee burc...
Jeelan Waa Calafdoon 24 jir ah oo Waayuhu Dabarayo
Jeelan waa calafdoon 24 jir ah oo waayuhu dabrayo. Mudo haatan laga joogo 24 sano, jeelan waxa guursaday tiraba saddex nin. Waxay ka dhaleen saddex caruur ah. Ragaa Laba way kala tageen, midna way wada joogaan laakiin kolkolbay ...
Wednesday, May 20, 2015
Talo Soo jeedin Arin Ku Saabsan Ictiraafka Somaliland
Anigoo ah Eng Daauud Abiib Ahmed Musharixiinta golaha wakiilada ee gobolka maroodi jeex doorashadan soo socota ,
Waxaan salaam kal iyo lab ah u diriyaaa gudoomiyaha xisbiga UKIP iyo wakiilka Somaliland ee dalka ingiriiska, waxa...
Tuesday, May 19, 2015
Shirkada ASAL PRINTING PRESS Miyaanay Muwadin Ahayn?
Waxaa jira sidaynu wada ognaha shirkado badan oo daabaca xaysisyada iyo boodhadhka oo muwaasiniin ah hada xuskii 18 may waxa si wayn ugu dhaxmuuqday shirkadahaa aan xaga sare ku xusay oo ay hor kacaysay shirkada Sagel Jet qayb way...
Tuesday, May 19, 2015
Gurmad Qaran Bay U Baahan Tahay Saxaafadii Xorta Ahayd Ee Somaliland
Baabiinta Saxaafada Xorta Ee Somaliland Uu Maamulka Siilaanyo Ku Hayo Waxay U Baahan tahay Gurmad Qaran
Saxaafada madaxa banaan ee JSL waxay u baahan tahay Gurmed Debeda iyo Gudahaba ay ka hesho kacaan Beeleedka Axmed Sii...
“Maaxaa Inagu Dhegan” Garyaqaan Maxamed Cabdikariim
Geela mar waxbaa ka maqan marna wixii ka maqnaa ayuu helaa,marna waxbaa ku dhegan,sida taa la mid ah Tariikhda Xorriyadeed ee Somaliland waxaad arkaysaa mar ay wax inaga maqnaayeen iyo mar aynu helnay wixii inaga maqnaa iyo hadda ...
Somaliland Waxa ay Wadamada Africa Dheertahay Guurtida Go,aanka Adag
Guud ahaan il baxnimada wadamada qaarada Africa ayaa soo bilaabmatay sanadihii lixdameeyadii markaasi oo ahayd wakhtigii wadamada qaarada Africa intooda badani ay xornimada ka qaateen gumaystayaashii reer yurub ee haystay Africa...
“Guurtidu Xukuumada Iyo Anigaba Way Noo Wada Kordhisay.”Maxamed Cali
Maxamed Cali Sheekh Cumar oo ah muwaadinkii imika ka hor balan qaaday in aanu timaha xiirin mudada 5 ta sano ah ee uu xilka hayo XUSBIGA KULMIYE ee uu gadh wadeenka ka yahay madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isagoo ...
Monday, May 11, 2015
Somaliland: Cilmi Falagga iyo Ged-gedoonka Raad-raaca Taariikhda Dunida.
Eebaa iska leh xukunka kownkan iyo maamulkiisa, ged-gedoonka dunida wuxuu ku yimaadaa qadarkiisa, duniduna waxay ku joogtaa amarka awooda Alle, cidina lama wadaagto.
Haddana aadamuhu ma daayo waxa ka sheega saadaasha must...